Sheeko Taabaneeso Runta Somalida eey Ku dhaqanto Daawasho Wacan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Omar krrish short films

ความคิดเห็น • 78

  • @dhagawayneofficial2275
    @dhagawayneofficial2275 7 ปีที่แล้ว +11

    Cumaro walahi adiga iyo Asxabtada waxaad qabateen hool aad u wanaagsan oo ay awoow yadeen qaban waayeen
    saxiib yaal waxan idin oranayaa halkaa ka sii wada howsha
    " qiil maleh qabyaalad
    qalinbaan u qaatoo
    qisadeyda hoosdhigey
    qabyaaladu waa qurun aan laqaadanoo
    qolo qolo inoo diley"
    #VIVA_LAABTA_GROUP

  • @fuadhassan3038
    @fuadhassan3038 7 ปีที่แล้ว +6

    cumar iyo asxabtisa waan idiin duceyaa haben iyo malin ilahay hanoo badiyo idinka oo kale aamin yarabi

  • @duceysaneabdullahiidriis8875
    @duceysaneabdullahiidriis8875 6 ปีที่แล้ว

    waaaaw ck iyo asxaaptiisa waa idin salaamey

  • @QABYAALADDIIDTV
    @QABYAALADDIIDTV 7 ปีที่แล้ว +10

    Maasha ALLAAH waad ka baxsateen guulaysta

  • @nafinahmed4661
    @nafinahmed4661 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaaaah wlhi wa runtaaaa waalawada siman yahay i love u gabooye😍😍😍😍😍😍😍

  • @queenaisha9366
    @queenaisha9366 6 ปีที่แล้ว

    Nice wlhi allaha idin xafido dhamaantiin masha allh

  • @legendmah8205
    @legendmah8205 7 ปีที่แล้ว +30

    gulaysta guys👏

    • @zaqafie
      @zaqafie 6 ปีที่แล้ว

      Axmed rasta full respect wlhi👌👌
      qolamaa tahay horta a rastow
      codkgan kyabey mcnkisa
      majerten bad tahy ban umalyn

  • @mohamedmukhtaar10mukhtaar90
    @mohamedmukhtaar10mukhtaar90 7 ปีที่แล้ว +1

    cumar kirish iyo sxbadii rag culis si wanagsanbatahay uhadasheen

  • @abuukarhasanjimaale4809
    @abuukarhasanjimaale4809 7 ปีที่แล้ว

    Cumar iyo asxaabta kale wlhi runtaa taabateen waana wax aan arkay anoo goob joog ehna dhacay oo aan leygaga sheekeyneyn walal sidaan usii wada wacyagalinta guuleysta walalayaal

  • @fardowsomaxamad2439
    @fardowsomaxamad2439 6 ปีที่แล้ว +1

    anig cumar mel u Ku jirin ma rabi

  • @aarkayousef8898
    @aarkayousef8898 7 ปีที่แล้ว +7

    waxa ahay qofka ugu horeyo

  • @ikranmiliano6394
    @ikranmiliano6394 6 ปีที่แล้ว

    krrish waka helay wlh

  • @faadiyacumar5718
    @faadiyacumar5718 7 ปีที่แล้ว +2

    waaaaw wad ka baxsaten runta aa ka hadasheen noolada in badan

  • @hananabdullahi234
    @hananabdullahi234 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wallaltiz dagero buxo

  • @nuurgadhle4093
    @nuurgadhle4093 6 ปีที่แล้ว

    Laaaan dhere iyo laan gaaab ma jiiro waa igaaa qadaanthy ☝️☝️☝️

  • @warsangeele2731
    @warsangeele2731 7 ปีที่แล้ว

    Somali waaa mid
    Qabyalad haaa Guubato. InshAllah

  • @qofnahaqursan2827
    @qofnahaqursan2827 7 ปีที่แล้ว +5

    masha allah wax fican ayad qabaten mashina kasi wada wadan waxa xoreya dhalintisa adikana guulesta idin lenahay qabyaladu waa cudur dawadedana adinka wada taqwada iyo midnimo walalayaal✊

  • @ikraamabdiasis995
    @ikraamabdiasis995 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaw wa kabaxsan teen

  • @osmaandahir7519
    @osmaandahir7519 7 ปีที่แล้ว +5

    Laabta Group viva

  • @luuljama8114
    @luuljama8114 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah guys

  • @zuuzuuahmed6156
    @zuuzuuahmed6156 4 ปีที่แล้ว

    Daadir sheikh hda ku arkaaa ileeen mar horaa caan ahyd

  • @haniabdullahi407
    @haniabdullahi407 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaaw masha Allah

  • @nimcosayid8233
    @nimcosayid8233 7 ปีที่แล้ว +1

    Guuleysta hunayal we are all laabta group

  • @umaraaden3782
    @umaraaden3782 6 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @hafsomahomed1439
    @hafsomahomed1439 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa sax qabiil.ma ficano.wlhi 😠😠💖💖

  • @zainabahmed8051
    @zainabahmed8051 6 ปีที่แล้ว

    Keep going brother,s

  • @fali2695
    @fali2695 7 ปีที่แล้ว +1

    waawwawwww masha allah

  • @ayaancabdulahimahamed9440
    @ayaancabdulahimahamed9440 6 ปีที่แล้ว

    Idinma waayo guys ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmed_sahal9164
    @ahmed_sahal9164 7 ปีที่แล้ว +2

    next ayaan ahay hee😂😂😂😂😂222

  • @3Dshorts691
    @3Dshorts691 6 ปีที่แล้ว

    Group kiina ma aqaan lkn film fiican waayee shaqa wanaagsan asxaabta

  • @socodwanaag534
    @socodwanaag534 7 ปีที่แล้ว +2

    waa fikir fican tlhi

  • @fali2695
    @fali2695 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah thank

  • @sayidmaxamedtabaarak3896
    @sayidmaxamedtabaarak3896 7 ปีที่แล้ว +1

    sxbayal.haka daalina waxaan wada nahay walaalo hal laan wada ah makala noqon karno laan dheere iyo laan gaabane ama waxaan noqoneyna laan dheerayal is jecel dalkoodana hormarsaday ama laan gaab wada qaxootinimo sharciyo dadkale ku qaatay waxaan wada nahay qabyaalad diid

  • @mowliidyare8602
    @mowliidyare8602 7 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allh

  • @hudayfeahmed4255
    @hudayfeahmed4255 6 ปีที่แล้ว

    i fucking respect mate
    horay usocda asxaabta shaqo adag baad qabanaysaan

  • @engabdirahmaanahmed7695
    @engabdirahmaanahmed7695 7 ปีที่แล้ว +3

    this video aad ayaa uga baxsateen

  • @fatoumaayan5008
    @fatoumaayan5008 5 ปีที่แล้ว

    gulaysa hambalyo

  • @xubi4k23
    @xubi4k23 6 ปีที่แล้ว

    Ileen waa waxa la dabar goa nay qabyalada qabiil do nimayno qaran dhisan rabnaa qaab wacan soomalai

  • @ayaansaid5197
    @ayaansaid5197 7 ปีที่แล้ว +4

    wlhy waan oyay fariido waakuwan walee ilahay hanookindaayo laabta group

  • @sayidmaxamedtabaarak3896
    @sayidmaxamedtabaarak3896 7 ปีที่แล้ว +3

    odayaasha keenay qabyaalada ee qabyaalada goo goysay dhalinyarada ku akhrinaaya waxaan hala galo laabta group halaga hadlo see dadka qabyaalada uugu kala beeran iyo eexdooda aad 2017 iyo qabyaalad waa jaahilnimo

  • @noname1507
    @noname1507 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @nimconafta5942
    @nimconafta5942 6 ปีที่แล้ว

    Wilka shidan wnkahelay runtii

  • @walaaleynte8332
    @walaaleynte8332 7 ปีที่แล้ว +1

    woow guulaysta sxbyaal👍👍👍

  • @sukeenahappyyusuuf7607
    @sukeenahappyyusuuf7607 6 ปีที่แล้ว

    Warye cumar Österreich maa halmar show o qolos no qabadid dee wll gar ahan wien bitte🙇‍♀️

  • @dreamgirl-wl3pg
    @dreamgirl-wl3pg 7 ปีที่แล้ว +2

    guleysta

  • @farxaanmaxamed5330
    @farxaanmaxamed5330 6 ปีที่แล้ว

    gob aa tihiin wlhi nolada asxabey

  • @captainminneapolis9943
    @captainminneapolis9943 7 ปีที่แล้ว +2

    waad diyaarsan tihiin daadax
    why group aan maqlo groupkaan ayaa ugu shidan
    we are labta group

    • @KingCkFilmsVlogs
      @KingCkFilmsVlogs  7 ปีที่แล้ว +2

      Captain Minneapolis 🙏🏽

    • @abdinajiibabdiqadir333
      @abdinajiibabdiqadir333 7 ปีที่แล้ว +3

      Omar Mohamed Mohamud / Omar krrish waxaan daahir mayoonees weydhibee

  • @mouhtadomar7522
    @mouhtadomar7522 5 ปีที่แล้ว

    Muxtaad kuu ahay muu dhahay mase waa dhagaheyga😳😳😳
    OMG that's my f*cking name😱

  • @luuljama8114
    @luuljama8114 6 ปีที่แล้ว

    Ilove you guys

  • @fartunaden7653
    @fartunaden7653 7 ปีที่แล้ว

    Masah allah

  • @leyloabdinuur6160
    @leyloabdinuur6160 7 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @najmamurjan6555
    @najmamurjan6555 7 ปีที่แล้ว

    Daadir daadir I LOVE YOU daadir I LOVE YOU daadir I LOVE YOU daadir I LOVE YOU daadir I LOVE YOU daadir I LOVE YOU daadir I LOVE YOU daadir I LOVE YOU daadir I LOVE YOU daadir I LOVE YOU daadir I LOVE YOU

  • @kaptanyaska7894
    @kaptanyaska7894 7 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwwwwww mashaa allah

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 7 ปีที่แล้ว

    Guleysta gys insha Allah

  • @zaqafie
    @zaqafie 6 ปีที่แล้ว

    gortad qabilina wax kawaydan bad tirahdn
    ilaahow qabyalda naga qbo
    markd rerkina waxd karbty
    heshana
    ilaahow qabyalda nooda
    war soomli qabyld daynmyso
    dhuuxy kga jirta
    ilaahow qabyalda nooda

  • @aimermohamedmahdi2020
    @aimermohamedmahdi2020 6 ปีที่แล้ว

    Qabyaldu wa shay xun

  • @yaasamaxamed7333
    @yaasamaxamed7333 4 ปีที่แล้ว

    Ck ilove you

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 6 ปีที่แล้ว

    Guleysta gys 😍😍

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 6 ปีที่แล้ว

    Halla laapta group

  • @ashahaji4318
    @ashahaji4318 5 ปีที่แล้ว

    Wilka kofiyada jcelhy

  • @luuljama8114
    @luuljama8114 6 ปีที่แล้ว

    Runtaa kugu jeclhy noolaw Ck

  • @yaasmiincabdulahi5157
    @yaasmiincabdulahi5157 7 ปีที่แล้ว

    Waruntaa maa jiirto gabyaalaad

  • @faizanboy7959
    @faizanboy7959 7 ปีที่แล้ว +1

    laapta group taagero.com aan u ahy Dhalanyaro rer magaal iga dheh

  • @maryamamursal6792
    @maryamamursal6792 6 ปีที่แล้ว

    Kan koofida leh maahaane midka kale guled simba soo uma eko

  • @fardowsomaxamad2439
    @fardowsomaxamad2439 6 ปีที่แล้ว

    ww

  • @fardowsomaxamad2439
    @fardowsomaxamad2439 6 ปีที่แล้ว +1

    anig

  • @abuukarhasanjimaale4809
    @abuukarhasanjimaale4809 7 ปีที่แล้ว

    Mida kale la dagaalanka qabiilka iyo isla weynaanta soo gaarsiiya yurubtaan kale yurubtaan kale ayay saaid ugu badan tahay wlhi

  • @ismahandabkaqaroofowdabka5819
    @ismahandabkaqaroofowdabka5819 7 ปีที่แล้ว +1

    laan dheere ninkeeda ku dhib qabo

  • @aliabdirizakvevo
    @aliabdirizakvevo 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkk

  • @aarkayousef8898
    @aarkayousef8898 7 ปีที่แล้ว +1

    1

  • @queensalmolove8902
    @queensalmolove8902 5 ปีที่แล้ว

    M,a

  • @abshirobashir6613
    @abshirobashir6613 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkk

  • @saimanyareinamohamed1484
    @saimanyareinamohamed1484 7 ปีที่แล้ว

    zxpyl horta wx hagagsn ka hdla bilaa cml is urursaday aydvtihiine is hsbeeya

  • @amiirkaamiirada1362
    @amiirkaamiirada1362 7 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkk nacalaa magafihii aad ka socarartat kulahaa