Lama hilmaami Karo halyeygii weynaa ee sadam Xusein halyegii ugu dabeeyey ee carbeed ee bariga dhexe ilaa iyo hadana lama hayo mid ka mid ah carab ka soo baxa iyo islamka🎉🎉🎉❤❤❤❤
Lpx wa keliga anagu cushetic ba nahy somali ba ka sii nahay ilhy nagu beray geska africa carabna meel is kama so galo diinta uun na walalaysa cida Afghanistan ka ah wa ku keligaa😅
19 century waqtigii gumystaha reer yrup galiya wxa la qeybiyay 2 dal yacni sixun aya loo qeybiyay dalalkasna waa Gurdistan iyo somalia Dal ma nqn karan gurdida waxa lagu gala daray turky syria ciraaq
Lama hilmaami Karo halyeygii weynaa ee sadam Xusein halyegii ugu dabeeyey ee carbeed ee bariga dhexe ilaa iyo hadana lama hayo mid ka mid ah carab ka soo baxa iyo islamka🎉🎉🎉❤❤❤❤
Ciraaq waa dal cajiiba runtii
Si qurux bdn ayaad u sharaxdey ustaad jazaakalah.
Next
Afghanistan 🇦🇫
Aadbad u mahadsan tahay Ustad Maxamed runtii wadan aan aad u jecelahay ayad manta ka so hadashay👏👏
Father of the geography
Mr Tanaad
Next taariikhda umawayiinta ☝️🙏
Tanaad.
10/10.
Wa Muqalki ugu Dheera aan TANAAD ka dawaday 12:22 tas waxey ku tusineysa Dalka Ciraaq ino yahay Dal Faac weyn 🇮🇶
Thanks sebo
Ciraaq waa dalka ugu badan ee lagu soonaalaan jiray adduunka
Thanks for your information and lesson about geography .
Zaxib waa see hee waan kusugeynaa wali❤❤❤❤❤
Next Suuriya Ustaad
Muuqaalkan muuqaalka kuxigay ayuu suuriya kaga hadley ustaadkuye soo daawo.
Thanks alot professor
Tanaad thanks zxp, barnaamijkii 3 magaalo inoo soo diyaari taliye, adigoo booqanaya 3 magaalo oo dhaca beriga dhexe sharaf iyo karaamo😊❤
Ustaad mahadsanid ❤
Teacher Thanks 🙏
Incredible voice
Father of geography gulleyso wllkay❤
Mahadsanid
Next
Estonia🇪🇪🇪🇪🇪🇪
Waxaan ka faaiiday wax badan ustaad mahadsanid muuqaaladaada ma dhaafo
Guleyso ustaad
Axsan muuqaal. 🔥💯
Thank you Tanaad Chanel
Next dalka yaman 🇾🇪
Dalka ciraaq waa dalka aan asal ahaan ka soo jeedno hadaanahay somalia 🇸🇴
Carab baad adoomo isga dhigtan😂adilee ka soo jeedo aad
Lpx wa keliga anagu cushetic ba nahy somali ba ka sii nahay ilhy nagu beray geska africa carabna meel is kama so galo diinta uun na walalaysa cida Afghanistan ka ah wa ku keligaa😅
@@Nihaalmohamet DADKAAN CARAB JECLAA SOMALIDAAN WAABA FUUNY CADIYA CARBTUNA WAYBA NAYASTAA😂😂😂
Wan sugaya malinta Adisababa keep going bro
Afghanistan 🇦🇫 next
😢 maanta waa malin taariq ah lkn kuma waantowno hadaa somali nahay waxaà nala fican kaliya waxa aan jirin .
Tanaad keep going
Tnks ustaad❤
Form 2 taarikh 😮
Sax waan dhiganay wllhy😅
Saadaam xuseen
Tanaad i like your videos.
King of geography🎉
Alle iyadana haka xoreeyo shiicada ku habstay
Zxb wn ku tageraa noo badi ❤❤
Next afganostan ustad
Next masar🇪🇬
Next falasdhiin plz 🇵🇸
Next afghanistan🇦🇫
Muqalada so badi
Right Now Am In UmuL-Quraa Hotel ,
Ciraaq wa wadan tarikh leh lkn dagaalo haraysteen
Tanaad šoo badi barnaamij
Comin Soon 300k
❤Ustad Tanad🙏
pls saudi arabia kasoo hadal wll 😢
Tanaad❤
Waa ladhacsanahay habka soo gudbintaada tan iyo 2020 waan kugu xirnaa lkn hal mid Ayaan kugula talin lahaa ummada Soomaaliyeed eray bixino cilmiyeed ayey leedahay afkeenuna waxaa ku Milan afka carabiga Asasaniyad fahmi maynee dowladii Faarisiyiinta dheh .
Maalin dhawayd muuqaalkii Suuriyaa waxaad nagu lahayd Magaalada Xalab (Aleepo) manaqaan Magaalo ladhaho Alepo
Father of geography tanaand 🎉
The Union of Soviet Socialist Republics (USSR) was a transcontinental country that existed from 1922 to 1991:
Qof aan anigana ka daalayn inaan cilmi ka korarsado aadna u xiiseeyo muuqaladiisa❤⊥∀N∀∀ᗭ🤴🏼
Muquusto waaxan ahay aniga iyo adiga ❤
Wcs
Ciraaq Dal Tarikh Fac weyn leh
Cajiib
M.a guleyso sxp
Asc apowe Tanaad please background kii hore ayaan uu xisnaY please diib inaaGu soo ceeli adiGo raali ah 😢❤❤❤please 🙏
Zhp next khalid binu waliid ma kaso hadasho
Mahadsanid walaale
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤
Wcs
Somaliland ❤ next bro
Next
Somaliland
Please
Nin weynaa tahaye is ceebso
Soomaliya teeriikhdeeda miyaa lagu. Barayaa😮
somaliland ma dal u taqan wa state ee hdaa tarikhdeda rabtidna somalia ayey ka tirsnthye ogansho chanel ka dawo🙏
Iraq iyo suriya waa qadiimi wax yabo bdn soo mareen dhulka shaaam
Ciraq waa dalka aan asal ahaan ka soojeedo
Sidee😂
Ma
🇧🇩 Sxb kuxiji❤
Asc mahad sanid macalin horey mahadaanid tanad midia nabad galyo
❤😅😊
Kasoo hadal sacuudiga wll please
19 century waqtigii gumystaha reer yrup galiya wxa la qeybiyay 2 dal yacni sixun aya loo qeybiyay dalalkasna waa
Gurdistan iyo somalia
Dal ma nqn karan gurdida waxa lagu gala daray turky syria ciraaq
Next somaliland
Hada bagdaad dad miaa dagan😅
Brnmjo mcquula m.a
Kurtida ayaga suni miyaa mise shiico
Waa suniyin lakin Carbta iraq shicada waxay katahay 100/55 halka carabao suniyinta ah yihin 100/35 marka iraq waxa lokalabaxa kurdi iyo carab😂
Nio Tanaadoow Maalin Kasta Videp Noosoo Geli amaba Isbuucii ba Hal Mar amaba TH-cam kaba Iska daa Waaxay Sidan aad samaynayso Waanku Taageernaa Ee Adiguna Videoyo Quruxbadan Inoo Samee thanks ❤
Beggers must not be the choosers😅
Kulaha waxay aminsan yihin inuu Hal ilaah jiro oo esel ma laba ilaah baa jirtay dhamadka muqalka 12:10 iska sax camu
ilahu kaynu aminsanhy mahan dabcan
Kurdiyiintu ba sow sunniyiin maaha horta
Haa
Isku jir waye
Horta ciraq hadda dawlad male miya
way ledahy shiico heysto
@@AliHusseinMohamed-ig3qr sax walaal mahadsanid
Next Afghanistan 🇦🇫
Next afghanistan 🇦🇫