Weligey ma arag askeri raamo le weligey ma arag askeri qabiil ku abtirsanayo.somali meeshey ka kici ladahay oo aay kajabtey waa xoogii dalka oo qabiil noqday
Waryaa doqneey xisho ama cabso xawàdle was wilasheen dumaro waxay ka dhinteen xooga dalka xooga dalka kuligiis was isku qabiil ee edab eyeshadow abgaal iyo xaawdle was will iyo abtigiis qore kurneel kurubsade
Dowlada dhan baa idiin kacee is dajiya oo joojiya buun yeerinta colaad wiilbaa ku dhintee wiil kuma dhasho suga waxa dowlada ka qabato marka joojiya hanjabaada iyo caga juglaynta waayo waxaa gaas ku shubaysaan dhibaatada dhacday arrintaan waa mid maxkamadeed ee maaha mid qabyaaladeed joojiya xawaadloiw fudeedka raga dhintay allaha u naxariisto cida dishay dowlada u daaya maxkamadeyntooda iyo soo qabashadooda waa inaad ku samirtaan qadarta raga aad islaysaan waa idiin deris waana walaalihiin marka haday ceeboibeen idinkana haka daba ceeboibinee ka roonada ileen qalad qalad laguma saxo deris ayaa tihiin waana ahaaneysaan weligiin dagaslja qabyasladu waa waxa soomasli neeshaas dhigay ee doqomada abaabuleen qwaa in dowlada dabkaan damiyaan oo aysan kagacma lasban dadka hurunaya labada dhinac laso tasgaa maxkamad. Kana basraa salja dagaaljaa labada beelood ee dabka isugu dhiibaysa. 6:19
Weligey ma arag askeri raamo le weligey ma arag askeri qabiil ku abtirsanayo.somali meeshey ka kici ladahay oo aay kajabtey waa xoogii dalka oo qabiil noqday
Uf ciidanka qabil ah Ciidanka qaran Ayaan u bahanahay
Waryaa doqneey xisho ama cabso xawàdle was wilasheen dumaro waxay ka dhinteen xooga dalka xooga dalka kuligiis was isku qabiil ee edab eyeshadow abgaal iyo xaawdle was will iyo abtigiis qore kurneel kurubsade
Xawaadle madilin ee alshabaab ayaan dilnay abgaal ayaa saasqaba weyna baarayaane halasugo
Waa dhalinyaro mid 35 gaaray waa ku yar yahay caaruurtaan dadkii dhalay bay dhibaysaa geeeridooda
Wiilashaan yaryar oo xasan sheikh dabka kushubaa kuwiisane jaamacado ayee dhameeyeen uu kufanaa caruurtaan ishooda wee kaa soo baxee
Odawaa markii cidankii raskanbooni kenya isku dhiiben hadii u is casili wayay sharaftiisii way dhamatay
😂
ciidanku markuu gadoodo xeradiisa ayuu Ku dhex gadoodaa ee kuwaani was qabiil waana fakad baxsad waaye ninkii fasax la, aan baxa
sanbaloolshe ayaad idiinkugu sareeya waana ninka ay Ku weyn tahay qabiilnimado