NAFSADAYDA AYAAN HELIS U GILIN DOONAA HADII AAN WEEYO AYADA…..!!!😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • IN AAD IGU SOO BIIRTO WAXAY II TAHAY DHIIRO GELIN
    HAKA ILAABIN SHARE LIKE COMMENT ,SUBSCRIBE
    INST-IMAAN_AMIIN1
    SNP-imaan_amiin1
    FB-iman amin
    Tktok-imaanamiin11
    THANK YOU FOR 325,058k
    I CAN'T WAIT TO HIT 400K

ความคิดเห็น • 278

  • @Iamhibo
    @Iamhibo ปีที่แล้ว +28

    Musasal mcn weeyi
    Ku sali nabi maxamed
    Salalaahu calayhim wa salam 🥰
    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @salmanalka6173
    @salmanalka6173 ปีที่แล้ว +27

    Walhy musasal mcn noo bilowdeen ee hore u socda team enjoy😅♥️

  • @hannacabdiramancali9986
    @hannacabdiramancali9986 ปีที่แล้ว +3

    Enjoa sabarka badi bro waxwalpo wey hagagayan I.a wll waxyar is adkee sida uu qalbigaga jecel yhy wad heleysaa I.a wll

  • @halimaabdullahi9651
    @halimaabdullahi9651 ปีที่แล้ว +21

    Atoraha wa Salman )Atarishada Wa Amina ) Ladirka wa Imaan Amin ) Waxan sognabo wa Ladiradah)✅

  • @zafabintudaahir1023
    @zafabintudaahir1023 ปีที่แล้ว +11

    Ay prankiga xalqadi 3aad inta la socotay☝🤸‍♀️😅😅😅😅 marba Chanel naloo galinoyaa kabax😅😅😅

    • @maymuunmaxamuud7045
      @maymuunmaxamuud7045 ปีที่แล้ว

      😂🤣🤣🤣🤣🤣Ala adi gaa caadi matihid waad iga qoslisay walaahi 😆😆🤣🤣🤣🤣

  • @hanisiyad1873
    @hanisiyad1873 ปีที่แล้ว +9

    iman wllo wn ku gu bar taganahay inad is ku soh celiso sidey is ku fahmilahayen familka ilahayow qer ka dhig ya rabi

    • @habibaabdl2139
      @habibaabdl2139 ปีที่แล้ว

      Plz amin do all means and possible way bring back this Amina and enjoy together plz

  • @hafsamohd4594
    @hafsamohd4594 ปีที่แล้ว +13

    Aar anigaa musalsalka waanka soodaahay caawa 🤩noowada ilaa ramadanka waankahelnee🤣✌️

  • @queenamriita5627
    @queenamriita5627 ปีที่แล้ว +4

    Wlh qofaan jeclahay family even waan uga go aa

  • @cashayuusuf-hs3rc
    @cashayuusuf-hs3rc ปีที่แล้ว +1

    Part3

  • @kingmomalik2042
    @kingmomalik2042 ปีที่แล้ว +11

    Somali madax adaygan ku nacay please love ha i saarin iska bax 😂😂😅

  • @Magis321
    @Magis321 ปีที่แล้ว +4

    Waxan u maleynayaa iney dhab idiin qabsato iska jira fadlan ❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +14

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::

  • @nasrajaamac3224
    @nasrajaamac3224 ปีที่แล้ว +2

    Prt 3 wad laso dhakhsaten Tnkz👌🤣🤣🤣

  • @fathiabachir7625
    @fathiabachir7625 ปีที่แล้ว +3

    Oui bonjour 👋 monsieur iman from Djibouti continue

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah horey usocda

  • @aminafarah5576
    @aminafarah5576 ปีที่แล้ว +2

    Asc iimaan
    Dhamee arinta, waqtigan cidi uskuma qadabto dad aan isgaraneyn.
    Dhamee gurkorna ilaahay ha ku fudeediyo

  • @zamzamahmed-po7mh
    @zamzamahmed-po7mh ปีที่แล้ว +1

    Illhay Qalbiga Haku Qabojiyo wllo salman illhay yadna ha isku barakeyo wllo💔🥺😭🙏🤦‍♀️🤴

  • @marwohirse9205
    @marwohirse9205 ปีที่แล้ว +2

    Amiin wall wax kulyaxy hooyo iyo abey ana lahadlya pales fadlan enjoy SaaS ha ku samiyn wayo jicilka waa xanon 💔🙏

  • @hindahassan8331
    @hindahassan8331 ปีที่แล้ว +13

    Taxane aan caadi ahayn weeye pranks wuu dhaafay keep going team enjoy 💞💞

  • @iqramoh3819
    @iqramoh3819 ปีที่แล้ว +1

    Ilig dheer foolxun ha umurugoon kuuma qalantee

  • @hamdiabdi5990
    @hamdiabdi5990 ปีที่แล้ว +6

    Iman wllkey tan musalsal way dhafti e nagadhafa ciyarta 😄😄😄😄

  • @fatimabishar2460
    @fatimabishar2460 ปีที่แล้ว

    Run ahantii amina wilka ayshagasa ayatha jacal wayo manta waqtigi wxlaiskuqabi jira lamajoga

  • @farahmohamoud6417
    @farahmohamoud6417 ปีที่แล้ว +20

    aaana wajigeega marka ka arkayO lama moodo prank wllhi 😢❤

  • @deganjaamac2072
    @deganjaamac2072 ปีที่แล้ว +3

    Iman wllo iskuday inaad inanta family geeda lagu adkeeyo inuu wiil udhimanayaa jiro la aanteedna nolanayn inader lagudaro oo aanay xidhiidh wadaag ahayn waxba umasoosidee iyaduna hakutidhaahdo family geda waan isdili ama is gubi hadii wiilkaanrabo laydiido waalidkuma jecla inuu ilmihiisu nolosha isku Casilee siyaabo badan oo ayna enjoy kuwaayin wayjiraan
    Waa dad aan Isla jeclahay enjoy waa wiil boqortooyo ah CIDisagookle ah dunida waykuyartahay run ahaantii
    From borama somaliland

    • @mohamedabdiabdillahi9684
      @mohamedabdiabdillahi9684 ปีที่แล้ว

      Qisada iyo qisadaydu wa isku mid xaqiiiq
      Marmarbn is idhaa qisadan Ada laga sameyey

  • @cabdifataxcabdullahi1635
    @cabdifataxcabdullahi1635 ปีที่แล้ว +2

    Musalsalkii haboon musalsalkaan ayaa ka ficna wllhi😭😭😭😭🥰🥰

    • @xamdacali8788
      @xamdacali8788 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @cabdifataxcabdullahi1635
      @cabdifataxcabdullahi1635 ปีที่แล้ว

      Beentaa miaa hee waad ujeeda adigaba🤣

  • @EducationHub-l1g
    @EducationHub-l1g ปีที่แล้ว +4

    Team enjoy oogu imaaw prank sidii musalsal kii usoconaayo😃😃💯

  • @umalprincess
    @umalprincess ปีที่แล้ว

    Waa musalsal dhab ah oo somali badan ku dhacday xidhiidh xaran ah weeyan waxuu sbbaya in uu qofku niyad jabo lkn hduuu halal yahay illahay ayaa isku soo dhawaynaya

  • @kinsi.b4460
    @kinsi.b4460 ปีที่แล้ว +2

    Assalamualakum habo how are you? I'm worried for you and Salman where did you go? Hopefully things turned out better. 👍😭😭😭😭😭✍️✍️🙏🇸🇴🇬🇧💯

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 ปีที่แล้ว +3

    Imaan amiiin adna dhankaga Makaso birtay musasalka yah 🤣🤣👌👌

  • @munadeheeye5751
    @munadeheeye5751 ปีที่แล้ว

    Wxan sugnaaba part 4 lkin chenelkee lasoo galin doonaa

  • @roodoabdi7517
    @roodoabdi7517 ปีที่แล้ว

    Waw talan ti fican bad lati made madeen masha Allah brought keep going

  • @dawsaabdihakim3992
    @dawsaabdihakim3992 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa Allh keep go

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 ปีที่แล้ว +1

    Aboowe biliis waxyaabahan walhi qiiro yay igu dileene miyaad naga daysaan waxan ahay quf farxadiina jecel

  • @xamdimaxamed-hd5xy
    @xamdimaxamed-hd5xy ปีที่แล้ว

    Soorrye walkaye sanman 😭😭😭

  • @wardomohamed3103
    @wardomohamed3103 ปีที่แล้ว +1

    Is true

  • @cffghfgg
    @cffghfgg ปีที่แล้ว +2

    Musalsalka caadi maha 😍

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 ปีที่แล้ว

    Jaceel xaasid må waayo wuu ogyaheye Ninka soo dooneye Aamino in ey is jecelyihiin Riyel injo waa xaasid Ninkaas

  • @faraxiyoabshir894
    @faraxiyoabshir894 ปีที่แล้ว

    Walhy wana kanaxay wiilakana dhibaka haysatah

  • @shuuriye6371
    @shuuriye6371 ปีที่แล้ว

    Jiliin

  • @Hani_MAX
    @Hani_MAX ปีที่แล้ว

    Qiso dhab ah waaye .film gaan

  • @yasminarab9297
    @yasminarab9297 ปีที่แล้ว +2

    Wu pranki dhaafey filim lee mooraya part 4 i am waiting ✌

  • @hodaabdi5496
    @hodaabdi5496 ปีที่แล้ว

    Walahi waa layab jilinkinu hadal makarayo kusocda

  • @cabdiraxim1593
    @cabdiraxim1593 ปีที่แล้ว +1

    Soori wall ino parnk

  • @ruweydaabdulaziiz-dt4sg
    @ruweydaabdulaziiz-dt4sg ปีที่แล้ว +2

    jeclka wax ka xanuun badan wan wayeey waa suun macan runtii wllhi aniga aya daremi karo wllkey salman please please 🙏🙏😭iiman wan ku bariyaya cawi wllkena salman inkasto arintuu hadey walid thy ay adagtahy
    ani ahan wllhi hadan qisadeyda an ogan lahayd wllkey waxa dhihi lahay jecelka waa waxa aduunka ugu xuun please please wllkey iiman arintan isku day inaa wax ka qabato😭😭😭🙏

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 ปีที่แล้ว

    Aaamino injo ha Kaga tagin waa Nin Aad i s barateen NiN Aadan Aqoon meel ku geeynmaayo walaah injo wuu ku jecelyahey

  • @cashacali517
    @cashacali517 ปีที่แล้ว +1

    Waan kahelay musasalka inaba cadi ma aha oo badiy

  • @Khadiijaabdio143oficial
    @Khadiijaabdio143oficial ปีที่แล้ว

    Walal mcn waxani marunbaa Murugan daremaya

  • @suhaybjibriil-ny2uq
    @suhaybjibriil-ny2uq ปีที่แล้ว

    Enjoy إن الله مع الصابرين
    Iska sabir pro 😰😰

  • @salahade114
    @salahade114 ปีที่แล้ว

    Keep going my pro

  • @RahmoJelle
    @RahmoJelle ปีที่แล้ว

    Alla kuwaan intee geeynaa anaga waa yaabe maxaa saan noogu fhibeysii

  • @tallmanhassan6083
    @tallmanhassan6083 ปีที่แล้ว +1

    Aktarka filinkaan waa enjoy , atariishada aamina , laadarka filinka waa waaridka, waxaana qaybka ah iimaan iyo dadkale oo dib uga soobiiri doona🤣🤣

  • @zeinabmohamedzeinabmohamed6804
    @zeinabmohamedzeinabmohamed6804 ปีที่แล้ว

    Musasalka inta lasocta ila xalada 4 Ano og Inu prnkyah hdana wan laoyaa mnaogi sppta💂

  • @safiyomoha
    @safiyomoha ปีที่แล้ว

    Imaan wxan ma runba mise wa filin wlhi
    Qeybti 1 aad iyo 2 aad wan lailmeyay wlhi
    Waa amini laahay wll runahantii mid ani igu dhcdo wey iga xanuun badn tahy 🥲🥲🥲

  • @sahroobsiye-5806
    @sahroobsiye-5806 ปีที่แล้ว +2

    Ana iyo injoy wad isku qurxoontihiin wll wiilka qalbiga hakajabinin haday kaa runtahay lahadalsii walidka xaqiiqadana nososheg

  • @israsalebanaburaz2988
    @israsalebanaburaz2988 ปีที่แล้ว

    Musalsalkan naga soo afjara ama caadi ucadeya oo xalqadda usaneya waaba uu shidan yahy

  • @faadumomataan5104
    @faadumomataan5104 ปีที่แล้ว

    short flim oo x wax dhaca ka hadlaya

  • @ayaanfaysalxasan8957
    @ayaanfaysalxasan8957 ปีที่แล้ว

    💔😭💔 qof markii aad jecelaato hadan aadan awoodin waa dhibato😭💔💔💔💔

  • @salmasalma-hx3tm
    @salmasalma-hx3tm ปีที่แล้ว

    Amina benta naga dhaaf ana hada xafadini ka imi waa filim ad no bilowden huno dhamadka egayna

  • @shaamcade2883
    @shaamcade2883 ปีที่แล้ว

    Real enjoy try ur bst

  • @xaliimoyuusuf9720
    @xaliimoyuusuf9720 ปีที่แล้ว

    Walalayalow calosha hana hurina

  • @fatimabishar2460
    @fatimabishar2460 ปีที่แล้ว

    All hasahla halada wyhuntay

  • @anisoabdiqani5728
    @anisoabdiqani5728 ปีที่แล้ว

    Waw musasal nobilawaday imaan

  • @nimconadarbeauty
    @nimconadarbeauty ปีที่แล้ว +2

    Walalo ilaheey dartiis igu so boqo plz🙏

  • @mangacal2076
    @mangacal2076 ปีที่แล้ว

    Filim Inu yahay inta og like sar

  • @cabdifataxcalikarigeyshan7638
    @cabdifataxcalikarigeyshan7638 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @hanisiyad1873
    @hanisiyad1873 ปีที่แล้ว

    Ana abyo injoy ayya is ku quurxantahy balis is ku dadaa inad familka waxa kaadhadhacisa

  • @suhaybjibriil-ny2uq
    @suhaybjibriil-ny2uq ปีที่แล้ว +1

    Aamina enjoy haka tagin ka fikir jacaylka uu kuuqabo nafsadiisa ayaa helis ku jirta 😰😰

  • @arwoosheikh9828
    @arwoosheikh9828 ปีที่แล้ว +1

    filmkn magac ubixiya

  • @samsamcabdi-um7pt
    @samsamcabdi-um7pt ปีที่แล้ว

    salmaan wlhy calooshu ihuriye😢😢😢

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 ปีที่แล้ว

    Mare stores intii aragte ha iso raacto😃iman gadashisa fiiri👀

  • @cabdisamadbashiir7186
    @cabdisamadbashiir7186 ปีที่แล้ว

    Wx wliba waa lisla bartay runtii 😁 anagoo you tube laheyn ayaa sameyno 😉

  • @nimcocumar6520
    @nimcocumar6520 ปีที่แล้ว

    Ax ax waan Ka xumhy lkin waa brgi wxsi

  • @hiboismacil0504
    @hiboismacil0504 ปีที่แล้ว +2

    ALa SomalidEenu MxaY wx WaLBa Aaaminan Ana Wx ArkEe😂❤

  • @nadianalka7525
    @nadianalka7525 ปีที่แล้ว +1

    Prank gii part 3 muu sii socdaaa🤣🤣🤣🤣

  • @ayaanmaxamuud5480
    @ayaanmaxamuud5480 ปีที่แล้ว +2

    Asxaapey waxni waa pranki waxa kuu cadeyneyso imaam amiin wuu qoslaaya

  • @Fahad-fz3bm
    @Fahad-fz3bm ปีที่แล้ว

    Labadan Qof Waa isku macaan isku noqdeen Maad isku dartaan Naftii ilaahay baa wada haysee

  • @milgoyassir180
    @milgoyassir180 ปีที่แล้ว

    Musaslka aamina iyo salmaan

  • @aishabestarwa
    @aishabestarwa ปีที่แล้ว

    Imanow baryahan waxan fahmi lahay bananka aad wax ku duubtan idin ma fahmin lkn dadka is 💍 ha isku waran inshallah

  • @salmosalmo8163
    @salmosalmo8163 ปีที่แล้ว +2

    Si kasta oo aad ujilaysan mar haduu prank yahay soooy sooy 😅😅😅😅hadba chanel baa soo gelinysan taasaa idin feshilysa 😅😅😅

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh reer malesiya gacanaa nii taagnay musalsalkan naga soo dhameeya qof noloshiisa dhabta ah you tube keenaayo majiro waa laga yaabaa inuu ka sheekeeyo lkn xld markaas taagan oo camera ladaba wado majirto.

  • @sahrocadeey1970
    @sahrocadeey1970 ปีที่แล้ว +1

    Waxan run miya mise prank waayo aniga yaabaye anaa saan mxay ka wadaa qof saan ku jcel ma helyside

  • @thesfamilygirlsmohamed7655
    @thesfamilygirlsmohamed7655 ปีที่แล้ว

    It’s look like it

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 ปีที่แล้ว +1

    Musalsalka qeebta xigta sugeynaa😂😂😂😭😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +2

    BISINKA NAFSADAADA HAWAZ TEELEEN WIIL DHALINYARO TAHEY HORE USICO WAA HEKEESAA CALAFKAADA❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 ปีที่แล้ว

    Team enjoy ayantan wa laidin wayey bal sonoqday oo noshida youtube ka

  • @faizaqawdhan6021
    @faizaqawdhan6021 ปีที่แล้ว

    Hady rutahy maxaa kamrda lskaga duubyaa

  • @niihaamohamettniihaamohamett
    @niihaamohamettniihaamohamett ปีที่แล้ว

    Ani waxan wa nace wllhi run run moodayaa iska daaya yeysan run noqona plz Team enjoy

  • @cabdifataxcalikarigeyshan7638
    @cabdifataxcalikarigeyshan7638 ปีที่แล้ว

    team enjoa

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว

    Qof weyn i nin lagu diraayo maxaa waaye waxas waa laga tagay nika adigaa tabee naga dhaaf sis aad baan kuu jec lahay lakin wilkan adigaa rabi never wa adan jec leyn ha gursan wadnaha aya raac

  • @maidacabdi1342
    @maidacabdi1342 ปีที่แล้ว +1

    The best prank team injoa

  • @ayushaapdikadir2692
    @ayushaapdikadir2692 ปีที่แล้ว

    War caruurtu daraamaday badsadeen

  • @maxamedqays8099
    @maxamedqays8099 ปีที่แล้ว

    Jacelka dan calaf ban unacay

  • @shukriyahussein5137
    @shukriyahussein5137 ปีที่แล้ว +2

    Prank aad u mcn😄😄😄😄

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 ปีที่แล้ว

    Please prank naga daaya

  • @yurubyuusuf749
    @yurubyuusuf749 ปีที่แล้ว +42

    This is prank but sooy sooy🤣🤣🤣🤣😅

  • @qamarahmed2075
    @qamarahmed2075 ปีที่แล้ว

    Musalsalka 2 ee adunka

  • @sacdiyomaxamed1121
    @sacdiyomaxamed1121 ปีที่แล้ว

    Walahi jiliinkan waa iga gadan yahay kkk views kii ayaa ysraaday filimkaan ayaa noosoo dhajiseen kk

  • @luulmaxamed6285
    @luulmaxamed6285 ปีที่แล้ว +1

    Waxa ma filaana miyse waa dhaba abyo hadee tahye dhaba talana kusiiya jecela waxa kuuma tarayo jecelka walitaka ayaa ka xaqabadana aniga ii jeedo alxm jecelkeyega ayaan katanasuleye waxa qateye talada familakeyega alxm wan guurasadeye familka xajiga ee ii kenee alxm axlm wan ku faraxasna haye wan ilabeye jeclekiiga horee hada waxa jecelahye xajiga carateeda abbohoda wata ilabesa hadii aat jecelka walitaka aat qiimeso nolsha dhabata ah neh wata galeesa ee wilshana warakooda iska dhafa ee walitaka docododa ha kuu dhalato alxm aniga weye ii dhalateye walitaka ducododa alxm gabara ayan alle iga siiye hadana waxa ahye qof xamila ah allha ii fudoyo adiga neh abyo talada walitaka horamariya ee ina jooya naka ma wanayo ee walltimada ku kalataga by

  • @farxiyoabdikarin1048
    @farxiyoabdikarin1048 ปีที่แล้ว

    Prnk qebtiisa labad waaye sifiican ulasocda

  • @fahmaabdinasir6723
    @fahmaabdinasir6723 ปีที่แล้ว

    Musalsalka waa inagu socdaa nooqada