Gudoomiye Yabooh "Madaxweyne Xasan Sheekh isagoo loo duceynayo ayuu Dalka ka tagayaa,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Gudoomiye Yabooh "Madaxweyne Xasan Sheekh isagoo loo duceynayo ayuu Dalka ka tagayaa,
    Khawaariijta Dekada Muqdisho iyo goobaha Ganacsi ayey si toos ah ugu qaadan jireen lacagaha Baada ah,maanta waad aragtaa waa laga xanibay Amnigana waa la sugay"

ความคิดเห็น • 46

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 22 วันที่ผ่านมา +4

    Shiirkole baneeya canshuur hanoo danbayse

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 22 วันที่ผ่านมา +1

    Dalxaraashe guul arkimaayo aduun iyoaakhirana hoogbaa udanbeeya
    Umada iyo dalkaba allaha kaqabto tuugaas

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 22 วันที่ผ่านมา +2

    Qof walba oo xoolaha masaakiinta xada maxay biijo u gashaa

    • @NASTEXAAXMADCALI
      @NASTEXAAXMADCALI 22 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂xafadodo waye shirkole

  • @MohamedYusufNoor
    @MohamedYusufNoor 22 วันที่ผ่านมา

    Marka hooray dowladu wa inay lacag soo saarta marka hoory. Wadaan aan lacag laheen siidee cashuur u qadaysa.

  • @user-wp7rg6jm3j
    @user-wp7rg6jm3j 22 วันที่ผ่านมา +1

    Kani af Somalia 🇸🇴 ba ku adag adon iy aqira ma oga waxan ba madax lagu leyahay umada so hor fadisanayo dawada nimada kuwana ku xaray

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 22 วันที่ผ่านมา

    Qofkaan Soobilka ah xitaa Afsoomaaliga ku adag

  • @kamaalkiimo3675
    @kamaalkiimo3675 22 วันที่ผ่านมา

    Talo mahaayo wey ka muqata waxbarasho cafimaad bilaasha laga mahaayo jidadki burbur

  • @sallabdull3048
    @sallabdull3048 22 วันที่ผ่านมา

    NIN KUSOO KORAY GURI XAARAN AH OO XOOG LAGU HAYSTAY..AA NA HORFADHOSINAYSIN

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 22 วันที่ผ่านมา

    Ninkii ganacsade ah oo ay khawarij ta inta sowacan sidaas kusiiyo baad isaga oo kumaran marsonayo nafteyda ayaan uga baqey waxaan sojedinaya dowlad da iney kajoojiso inuu badeco keno ma ganacsiba oo kaqado lesinka waliba ay ganaax ugu darto haa wayo wa khaain uga faiideysanayo dadka durufta

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 22 วันที่ผ่านมา

    Bismillaahi Raxmaani (RAXIIN). Kan waa Ruweybidadii uu rasuulkeeni salalahu caleehi wasalam sheegay waaye. Markii rasulka salalahu caleehi wasalam la weydiyey Ruweybidada yaa waaye la yiri, wuxuu ku jawaabay: waa kuwa taafiha oo duflaalayaal markay talada umada qabtaan. Waa mooryaan Moryaan dhalay!! Canshuur sideedaba waa xaaraam, islamka ma qabo in canshuur la qaado. Munaafiqiin waaye kuwan oo gaalada ka xun!?

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc 22 วันที่ผ่านมา

    Gudomiye yabooh dabeecada kuyaar ee iska jiir yusan horay kuso galiine 😅😅

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 22 วันที่ผ่านมา

    Balfiiriya foolxumadiisa nindameer kusoo koray siyaasad maxaa keenay unukaaleh waqtigii waasoo dhawaaday ilaaheey qabyadiina madhameestiro

  • @AbdikarimAbdi-
    @AbdikarimAbdi- 22 วันที่ผ่านมา

    kuwan somali alaha ka qabto

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI 22 วันที่ผ่านมา

    XAFADIISA HORTEEDEY TAALAA SHIIRKOLE KUWAJOOGA MAXEY HAYAAN WAJI QEYR MALIHIDE ILAHEY KABAQ

  • @abdullahiomar4313
    @abdullahiomar4313 22 วันที่ผ่านมา

    Wariye kan in wax lahandado maahane wax kale mayaqaan

  • @inafarooleak3691
    @inafarooleak3691 22 วันที่ผ่านมา

    Foolxumadii oo qof ah

  • @AbdiqadarOsman
    @AbdiqadarOsman 22 วันที่ผ่านมา

    War habaraney oo dhan waa sidaan habargidir wa xaran qudato

  • @abdullahiomar4313
    @abdullahiomar4313 22 วันที่ผ่านมา

    Dialog wasaqda taal kaqaad

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 22 วันที่ผ่านมา

    Wlhi moryan aya xilalka wada hayo damu jadiid wa horor allh naga qabto waa tuugo

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi 22 วันที่ผ่านมา

    Walee in an looducaynay maxaa yeelay hassan waxa uu kaqaylisiinayo waa beesha hawiye oo kali ah marka duco qofkee kas bada? Waa qofkii an dadka dhibin dadkiisana kacesha dhibaatada dadka illahy alxaqiqa

  • @kamaalkiimo3675
    @kamaalkiimo3675 22 วันที่ผ่านมา

    Moryaan maxa ka file keen beesada bas

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 22 วันที่ผ่านมา

    Sxb ad iyo ad ayadoon.abni jirin oo.qaraxyo dhacayaan iyo.mishinmo oo dawladu wado.oo.kulaban AS ta oo la ogyahay ayaa.labixinaayay.ayadoo.badan oo.faah.faahin wadan casab ah.socotay

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 22 วันที่ผ่านมา

    0:48 bisinka halaga saxo axadkaan😢

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 22 วันที่ผ่านมา

    Amar jante iyo efisi balaas maxay kukala duwanyihin ilah isho fede ishoo xire

  • @ArrtanHass
    @ArrtanHass 22 วันที่ผ่านมา

    War ninkan ma aoo jeeda mise would hurda?? Magalada soo dhinac kama dagana walahi hadal xita mavyaqaano, mida kale dad yar you kueeyahay ,wariyaha xita ku xanaqay kama just ayo

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 22 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk
    Waaba Nin Afka la haaraya,ma waraabe taag baa Kan.
    Ma waxaad aheyd kii Ku dhashay isbitaalka Digfeer ?

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 22 วันที่ผ่านมา

    Yabooh waa caado qaate xasan sheikh oo u kireysanyahay odaygna tuuga maxuu qabankar kuwii dab damiska laga barakacshey ayuu waxa u qaban waayey war baxa

  • @AHMEDMOHAMED-vd3tz
    @AHMEDMOHAMED-vd3tz 22 วันที่ผ่านมา

    Canshuuni waa xaaraan

  • @user-ql6mi3jk2x
    @user-ql6mi3jk2x 22 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkk

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 22 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂VILA FAMILY CALI GAAF VILA ALSHABAB QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO QARAX ALSHABAB ROBOW ALI DHEERE KARATAY XASUUQ HAWIYE IYO XAMAR GUMAD UJOOG HAWIYE TUUUGO UJOOG HAWIYE 😂😂😂😂

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 22 วันที่ผ่านมา

      Habar qaraarsan yaanlagaa dareemin neceebka doqonyahay mataga badan

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 22 วันที่ผ่านมา

    Midkaan wariyahaa waxaad moodaa inuu fadhikudirir joogo war madaxda kaxishoo jaahilyahow

  • @abdullahiomar4313
    @abdullahiomar4313 22 วันที่ผ่านมา

    Wadada baar ubax dhiiqada kaqaad tjugo isu tagtay ayaad tihiin

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 22 วันที่ผ่านมา

    Goormaan gaarnay inaan caafimaad iyo waxbrasho weydiino dawlada? Nabadii oo lala daalaa dhacaayo maba ujeedaan. War canshuurta aan dhiibno waa danteenee.

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 22 วันที่ผ่านมา

      Wxaa layaab ah , dowlad mushaarkeeda ama miisaaniyadeeda caalamka kaba marna qadar Mar turkey Mar imaaraad dowlad qaaraan kunool ah , dadkii ey mataleysayna weydiinayaan isbitaalo caafimaad , jidad , isguulo waxbarasho free ah hadana aan Rabin in ey canshuur bixiyaal , dal waliba aduunka kajiraa dadkiisa wixii uu kaqaadey buu kusharfanyhy , waxaaba kasii daran arintaa aduun dadkiisa wixii uu kasoo qaadey adigu quudo in aad dawladaada ama dalkaaga canshuur siisaana iskadiid waxaase waa jaahilnimo meeshii ugu hooseysey

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 22 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂XAMAR HAWIYE WAA LOO SOO SHAQA TAGAY QARAX BIREYN DIL SHIRQOL ALSHABAB ROBOW TIKTOK WAJIIS ALI DHERE KARATAY QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN IMARAD XALUFIN HAWIYE XAMAR HOOG IYO HALAAG QARAX QABRI BOOB

  • @MohamedAbdullahi-ke6un
    @MohamedAbdullahi-ke6un 22 วันที่ผ่านมา

    War wuxuu been badnaa

  • @abdikafaradan9761
    @abdikafaradan9761 22 วันที่ผ่านมา

    War ninku been badanaa

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 22 วันที่ผ่านมา

    Guul Dowladeena danqaran ❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 22 วันที่ผ่านมา

    Dalxoreeye guuleyso 10sano oo soosocota nootali

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 22 วันที่ผ่านมา

    Foolxumo
    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 22 วันที่ผ่านมา

    yabooh been ku naaaax

  • @abdullahiomar4313
    @abdullahiomar4313 22 วันที่ผ่านมา

    Mooryaan waligiis waa mooryaan

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 22 วันที่ผ่านมา

    gudomiye yabooh guuulwade2 jibaaran kkkkkk