Sxp carab ugafi mayo oo nabigena scw baba ka dhashtay blse carabta sanadkan jogta gaalka ka naxris badan kana fiican يا كل العرب، ما سبب أننا لا نعيش بسلام؟ لماذا لم نستطع أن نحيا في سلام؟ ولماذا لا تساعدون أهل قَصّة وفلسطين؟
odagaan ma ogo miyaa in dad badan oo sunni ah inuu laayey inow sabraa u roon waxaan u fahmeynay aniga iyo dad badan in uu u hiilinayo reer gaza ee dano shiicuu waday
Allaahu akbar alloow gaalada dulee islaanka guudka mari amiin
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul iyo gobonimo reer qasa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب العالمين 🤲
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
M.a XM guul waarta ayan urajeynaaya ❤❤❤
Asc Somaliyey Dalkena O Nabada insha Allah ❤
Qadat iyo turkii wa labo wadan oo muslimka dhexdosa sharaf kule allow cadewga kabadbadi🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉
Wcs ilaahey rergaza muqaawamo iyo shacabba allaha guuleeyo una gargasro rersuuriyasharta gaalada maleegeyso allaha ka badbaadiyo aamiin
Qofkii u horeeyay ee like saaray inaan ahay mala iga dareemaa
Bahda Maracadde waad mahadsantihiin guuleeysta caafimaad wanaagsan
Mahdiga ma ilawde wallal qoralka wuu ku jiree ❤
Allah haku xfidiyo Mohamed caafimaat, cimri dheer iyo cawaado suuban Illahey hakusiiyo ❤🤲🥺
Waan ku salaamey zhb maracade waxaan kaa codsan laheyn inaad wararka arimaha soomaliya noogu soodartid hadey macquultahay👋
Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
Allahakbar guul hamaas iyo xutiyiinta free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka
❤❤❤
May Allah give you a good health and all of us
Wakusalaamey sxb mcn maxamed ciise❤❤
First comment 😂😂😂
Let me be the first one kkkk
Masha allah maxamed ciise
اللهم عز الإسلام والمسلمين
Maracaade hujambo🎉❤
Marcade zxp keniya war keda nagda 😢😮
Maracadaw.ma.duriya.miyaa.jiraa
Bismilah fallastinta geeska afrika allow naga bada baad wadadu u ee kaa wadadii fallastiin allow qabiilka diin noogu badal, xumaan kufssn beenale diinta ka hormariya waxkale aakharo iyo aduun meel kumalaha
insha allaah iiran wey burbureysaa sharta madow
Maracadow sxp miyaad xanuun santay ?😢
Guul iran
Maahir all asad buurtuu galay waxana uudagaal lagalidoona erdogan iyo joolani guul Maahir all asad hadhoco joolani
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
🎉🎉🎉
asc wlll
Allah jabiyo israil
Waanku faraxsanahah inaan weli kula socdo adigoo haysto 160k subs ilaa maanta i.a waxaan rajeenaya intaan iyo ka badan waan kula socon doona
Xuuti io xamaas ha guleystaan🎉yuhuuda io xulufadoda hajabaan
Masha..allah
Magaca hawlgalka lagu magac darey ayab cabsi ah e ugaadhsigi maska allahu akbar
Adeer kiniya idhehdeeda naga daaya idinkana ma laydin ibsaday?
Suriyahanooto sxb
Sxp carab ugafi mayo oo nabigena scw baba ka dhashtay blse carabta sanadkan jogta gaalka ka naxris badan kana fiican
يا كل العرب، ما سبب أننا لا نعيش بسلام؟ لماذا لم نستطع أن نحيا في سلام؟ ولماذا لا تساعدون أهل قَصّة وفلسطين؟
Iran oo danbiyadii ka dhacay suuriya masuul ka aheyd ayaa iswaaleeysa
😂 first
Free Free Free all Muslims countries
Falasiin Allah daayosxb
Wxn la yaaba kuwa aaminsan qaramada midoobe
odagaan ma ogo miyaa in dad badan oo sunni ah inuu laayey inow sabraa u roon waxaan u fahmeynay aniga iyo dad badan in uu u hiilinayo reer gaza ee dano shiicuu waday
❤
Falastiin dhibaatada alaha ka dul qaado yahuuda dhulka alaha la gooyo
Masaliinyinta.qabsaday.suuriya.Yaanla.idiin.Adeegsan.iiraan.waqtigaan.waxaa.dhacaysa.fursad.kufaartu.kahesho.isku.dhaciin.mArkansas.laheshiiya.iIran.iNatalie.Awoodiinu.adkaanayso.waxaa.idin.dukhaynaya.waa.Yuhuudii.iyo.maraykanka.
Oo soowtii la lahaay Maahir mosco ayuu xabsi guri ku yahay ma been baa
Russia awey
Kuwa qabsaday suriya ma fikiriyaan iraan yeyna la dagalin cadawgodu wa israiil iyo mareykan
Meshan walaisku danaysanayaaa
سيهزم الجمع ويولون الدبر
Yunis 197
Xukumada natanyahu marnaba marabto inayqaza wadahadal dhaba iyo xabadjojin kagasho rumayso waxan wamawelin aykusabayan cadadisyada gudahoda iyo kuwadibada waxayraban qaza inayqatan dadkoda kudegameyan dadkaqazana kadhigan waxaydilan wax aqbala inaylanoladan iyo waxay masafuriyan iyado gumaystuhu markan uhelay melu uraro wixikasohorjeda kunadegameyo wana syriya oo mamulkeda cusub kuqasabka ogolanshaha danaha israil Elaguqasbayo ugumuhiimsantahay qaadashada dadkaqaza masar horayudiiday midna rumayso degamada burtashikha israil qabsatay dadkidegenana kararayso waxalowada rerqaza
May Allah give you a good health and all of us