VLOG| MAALINTA UGU HOREESI TILALKA BABY ASIM 😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 965

  • @wardaismail6518
    @wardaismail6518 4 ปีที่แล้ว +660

    Ilhow waxaan kabaryey guur xalal iyo awlad baari ah aniga iyo inti gabar bilis ah yarabi amiin ta i raceya

  • @fartunhappy2110
    @fartunhappy2110 4 ปีที่แล้ว +118

    Amiin yarbi 🤲

  • @arliininacabdi6643
    @arliininacabdi6643 3 ปีที่แล้ว +191

    Inta qoralki amiira zhegaysay so dontey farta tag anigU waaye iso sheega markad heshan😂😂😂

    • @udgoon4842
      @udgoon4842 3 ปีที่แล้ว +4

      Waa waayay🤣🤣🤣

    • @hodanabbas8304
      @hodanabbas8304 3 ปีที่แล้ว +1

      Astaqfurullah 😳😂🙈

    • @cudoncaday9040
      @cudoncaday9040 3 ปีที่แล้ว +2

      In aan arko usobaxy wana la ahy

    • @kaltunbotan6662
      @kaltunbotan6662 3 ปีที่แล้ว +1

      Anigaba waan waayay 🤣😂😂

    • @Deeka013
      @Deeka013 3 ปีที่แล้ว +1

      Filsan xaaji ka raadiya hhhhh ani waan helye😂

  • @najipapdi9840
    @najipapdi9840 3 ปีที่แล้ว +103

    Inta comentiyada ay amiro sheegty soraadisay 😅😂

    • @qisoyin_cajib7482
      @qisoyin_cajib7482 3 ปีที่แล้ว +1

      Me wlhi 😂😂😂😂

    • @asmaabdulaahi9990
      @asmaabdulaahi9990 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh war soo doontay

    • @umusuhayb9378
      @umusuhayb9378 3 ปีที่แล้ว

      Nin iga dar baad tahay wlhi 😄😄😄

    • @king...3695
      @king...3695 3 ปีที่แล้ว

      @@umusuhayb9378 wllhy waan baadhayaa maad hesheen

    • @umusuhayb9378
      @umusuhayb9378 3 ปีที่แล้ว

      @@king...3695 may wlhi ma hilin walal

  • @fathiluzadiamond8564
    @fathiluzadiamond8564 4 ปีที่แล้ว +119

    Amiiro hoyo nimo waa deeq uu illaah bixo illh hanoo dayo caruurtena aamin abyo hore usoco

  • @fartunhappy2110
    @fartunhappy2110 4 ปีที่แล้ว +96

    😂😂😂ar amira kkkkkkk

    • @gopasancadeeyq4252
      @gopasancadeeyq4252 4 ปีที่แล้ว

      Cdii mey udhshsy mise qaliin

    • @aminasalah3971
      @aminasalah3971 4 ปีที่แล้ว

      @@gopasancadeeyq4252 cadi

    • @gopasancadeeyq4252
      @gopasancadeeyq4252 4 ปีที่แล้ว

      @@aminasalah3971 qof laqalay cml mexey ugu socotaa marka 😂

    • @umuakramumuakram6110
      @umuakramumuakram6110 4 ปีที่แล้ว

      Hada cadi ku dhashay xata so laguma jar.jarayo ina bogsato wa waqti alow amuraha sahal

    • @qamarluula9284
      @qamarluula9284 4 ปีที่แล้ว

      Waxaa sugno waa fartuun happy baby nabad ku kalla imow

  • @shushucaday7179
    @shushucaday7179 4 ปีที่แล้ว +34

    Iso duceya waxa ahay aroos cusub allah nagu irsaqo owlad salixa in alleh nasiyo aniga iyo inta hesan🤲

    • @queen-tj5yt
      @queen-tj5yt 4 ปีที่แล้ว +1

      allaha kugu arsaaqo awlaad baariyah xbbti kula mid ahay insha allh wax qeyr qaba😍

    • @shushucaday7179
      @shushucaday7179 4 ปีที่แล้ว +1

      @@queen-tj5yt amiiin mcn bdan😍

    • @hayttindho8808
      @hayttindho8808 4 ปีที่แล้ว +1

      Apaaayo insha allah awlaaad badan♥️♥️♥️

    • @daahirodeeqa3708
      @daahirodeeqa3708 4 ปีที่แล้ว +2

      Illhow kusii si niyadaa kugu so duceyay abyo ana uur 3 bila leyahay iso duceya mataano qeyr qabo inuu illahay isiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @shushucaday7179
      @shushucaday7179 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hayttindho8808 i.a mcnto😍

  • @jannogasho4844
    @jannogasho4844 4 ปีที่แล้ว +235

    Like dhac hadi carur jeceshay💖💋

    • @Ahlam-rw4hh
      @Ahlam-rw4hh 4 ปีที่แล้ว +2

      Saaid walahi bilahi

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 ปีที่แล้ว

      @@Ahlam-rw4hh walal Subscribe isaar

    • @sucdisiman4294
      @sucdisiman4294 4 ปีที่แล้ว +4

      Wllhi zaaid ayan ujeclahay Illahay ha i siiyo aniga iyo intaan heysan Aamiin Ya Rabbi

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Ahlam-rw4hh Walaal ilaahy waalidkaa dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna waxaa aad ku hamiyaysid haa ku siiyo hadii aad subscribed ii saartid ina soo booqatid

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sucdisiman4294 Walaal ilaahy waalidkaa dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna waxaa aad ku hamiyaysid haa ku siiyo hadii aad subscribed ii saartid ina soo booqatid

  • @safaabdiaziz5599
    @safaabdiaziz5599 4 ปีที่แล้ว +24

    Hada waaba sameyseena mar kale ha unoqonina
    Ilmaha miisaankooda dadka hala wadaagina
    🙏🙏🙏

  • @Siham5473
    @Siham5473 4 ปีที่แล้ว +66

    Asim and nahida hbo waynada masha allah please say masha allah u dhaha

  • @maniinaali7987
    @maniinaali7987 11 หลายเดือนก่อน +9

    Inta 3 year ago raadinaysa communitygii xumaaa😢😢😂

    • @najmocali6389
      @najmocali6389 11 หลายเดือนก่อน

      Ani xata walhi wana waye😢😂

    • @UmuAscad
      @UmuAscad 6 หลายเดือนก่อน

      ANI HADAA RADINOYAAA😂

    • @Bayula-uj7ur
      @Bayula-uj7ur 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@UmuAscadcomments gee?

  • @Sagalsiman-t3x
    @Sagalsiman-t3x 8 หลายเดือนก่อน +9

    Inta dawatay 2024/April/11❤

  • @nasrinabdi8143
    @nasrinabdi8143 4 ปีที่แล้ว +26

    masha allh xbbti ilmha qari ha soo dhigin meesha aleh ha ku daayee beby asiim

  • @famoctober4027
    @famoctober4027 4 ปีที่แล้ว +34

    My dear talan kusinaya carurta marka LA talaalo xanun io qandho bay dareman sacado kadib so liin dhanan qebta barafka ugali marka ay baraf noqoto mesha bararan io dhibicda irbada ay kamuqato kasar he Will be better i.n .A.all.h

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister 4 ปีที่แล้ว +8

    Caruurtu waa hadiyada kaliyee Allaah bixiyo ilhoow Kuwo khyr qaba Noogu Deeq🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @mdahir8436
      @mdahir8436 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahey haku ubad saalexi ah

  • @shukricawalecawale4771
    @shukricawalecawale4771 4 ปีที่แล้ว +26

    Masha allah abaayo amiira / hooyo wanaagsan ayaa tahay qaali 😘❤❤

  • @qaalicilmi7171
    @qaalicilmi7171 4 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah adaan u jeclaa inuu ubad alle kusiiyo mar uuun Alx alle ayaa mahadleh Asiim kuugu deeqay Habo mcn weynaw oo wanagsa naaw habo

  • @shamisshafici0fficial839
    @shamisshafici0fficial839 4 ปีที่แล้ว +59

    Intaa ilargty amiraa iny cayishy mshaaalh alha ishaa ha kaa qato abyo

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 ปีที่แล้ว

      Fadumo walal Subscribe isaar

    • @qureysh6434
      @qureysh6434 4 ปีที่แล้ว

      H

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว +1

      @@qureysh6434 Walaal ilaahy waalidkaa dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna waxaa aad ku hamiyaysid haa ku siiyo hadii aad subscribed ii saartid ina soo booqatid

    • @safiyochannelsafiyochannel798
      @safiyochannelsafiyochannel798 4 ปีที่แล้ว

      @@qureysh6434 QQ44wr44wsqqaq1qaqdrrdww1qAGR4D4TER4 e wa a4rggqr4fdza1fVarfgrQawdqg4errdrrdWqw3";,@ -··°°{°{

  • @nancyrayaanofficial5937
    @nancyrayaanofficial5937 4 ปีที่แล้ว +6

    Amiira xabbti wiilkaga wajigisa nama tusayso miya adno ma qariso caruurteda adi maxd noga qarisay Ilahy haku daysto nunaha xbbti 👸🥰❤💯🙏

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 4 ปีที่แล้ว +9

    Hoyo wa daren goni ah😭🤲O Naxariis ah 🤩😍🤲

  • @zeinabaliomar3964
    @zeinabaliomar3964 4 ปีที่แล้ว +3

    Amira cunuga mesha sawirada geey sawiro xasuus u reeb illahay hakuu xafido

  • @FaadumoXasan-fk9ko
    @FaadumoXasan-fk9ko 6 หลายเดือนก่อน +1

    Naak adag lajimat ilaaheey hakuuxafidowiilkaada❤❤❤😂😂😂

  • @sahranurwarsam6701
    @sahranurwarsam6701 4 ปีที่แล้ว +21

    Masha Allah welcome to the world 🌎

  • @Kadusha28
    @Kadusha28 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah qaali andthethecomethecome😅😮😢I😂❤❤❤

  • @munoabukar8773
    @munoabukar8773 4 ปีที่แล้ว +20

    Amiira msha allh isoo duceya anina ilaahay in uu ikala keeno

  • @Yasmin-eu3pq
    @Yasmin-eu3pq 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiira see cml Hee gaarigaan in baabur la saaro malogu talagalin bee save ma ahan kan gaariga loogu talagalay so qaado Insha allah markale ee ad so baxeeyso bananka allaha ni barakeeyo adiga iyo nuunaha yar iyo waliba family adne iyo saxaaf ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 4 ปีที่แล้ว +7

    Aniira markey hoooyo noqotay Farxadaa kazoo hartay maanshllah❣️💕😘 ilahayow inta an guursan guur xalal iyo awlaad hasiiyo🙏

  • @sabiriiniise3960
    @sabiriiniise3960 4 ปีที่แล้ว +15

    Www msha allah ilaah ha kuu barekeyo baari alaalh kaga dhigo 🌻❤️🌻

  • @ramloruunofficial686
    @ramloruunofficial686 4 ปีที่แล้ว +6

    Aaamira qurux walashY mcn waan ku jeclahay abyo mcn ilhY dartiis nuunahaga laha kuu daysto abyo mcn🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @musbaaxmusbaax3464
    @musbaaxmusbaax3464 4 ปีที่แล้ว +2

    Adunyo waa tana shalay naga madhasho kuceynesay matana ilaheyba awlad ku arzaqay alxmulilah intii aan hesan allah hasiyo

  • @ruksana578
    @ruksana578 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashaalah hbo sobarbr asim illahow intan haysan owlaad qeyr qabta o baariyaal sii inta heysatana allahaa uxifdiya salan sre abyo amira 🙏🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @rayaandhaladofficial8745
    @rayaandhaladofficial8745 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta Aragtay Amiira in gaariga ka weyna yahay Ay qaadi kareen like dhac igu siiya Baby Asim Allaha ku Caafiya habo Mcn🙏🙏🥰🥰🤱

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 3 ปีที่แล้ว +5

    Yaa helay comments amira sheegtay 😄😄

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa waye sacada radaye 😂😂ku dale wa iska daye

    • @Ururka_yufo
      @Ururka_yufo 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @drszamlaa9777
      @drszamlaa9777 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mimi-ahmed55 ani hdi lee soo dooni waa na hely gabadh soo qorty wxa ugu qoran filsan xaaji 🙏my team xan jeecel😂

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 2 ปีที่แล้ว

      @@drszamlaa9777 metion so dheh aa ku dhihi rabee inta mestion malaho ciil

    • @drszamlaa9777
      @drszamlaa9777 2 ปีที่แล้ว

      @@mimi-ahmed55 kow lee ka bilaaw ilaa dhamaadka fiiri lee gabdh filsan xaji ugu qoran 🙏😂my team xan jecel😂😂

  • @sumayalove634
    @sumayalove634 4 ปีที่แล้ว +3

    Xanuun waye wlhi talaalka wiilkeyga 2malin ka hor ayaa so talaalay qandho iyo ooyin ayuu ka bixi waaye alaha no dhaafo caruurta aamiin

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 4 ปีที่แล้ว +5

    200k coming soon for amiira😎😊😇😇🤔🤔🤔😍🤩😊👍👍👍👍🤲😃😃😁😀

  • @hibocadey9555
    @hibocadey9555 4 ปีที่แล้ว +19

    Ilahoow waxaan kaa baryaha oowlad saalix ah yaa rabi igu deeeq asxaabeey iiwaran soo duceeya 3sano ayaa laiqaba walina oowlaad alle ima siin

    • @qosolwanag558
      @qosolwanag558 4 ปีที่แล้ว

      Allha ku siiyo kuguna deeqo kuwa ku faraxdo oo bariyal i.a

    • @aishaahmedamiin3702
      @aishaahmedamiin3702 4 ปีที่แล้ว

      Allah ha ku siiyo

    • @naimakhalif9683
      @naimakhalif9683 4 ปีที่แล้ว

      Ale hakusiyo mcnto biidnilah

    • @hibocadey9555
      @hibocadey9555 4 ปีที่แล้ว

      @@qosolwanag558 aamiin yarabi jzakalah xbbtii

    • @hibocadey9555
      @hibocadey9555 4 ปีที่แล้ว

      Amiin yarabi jzakalah xbbtii qaali

  • @ummmubarek6754
    @ummmubarek6754 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allh ilaahy haku barakeeyo Babygaan Edada u ah asim cade❤ insha llh dhawaan ana hooyo noqon doono ilma Cafimaad qaba insha llh oo baari ah intaaan haysana allah ha siiyo qaar khyr qaba❣3 bilood ahy waan sugi kari laa ahy intaan arkaayo Babygayga insha llh isago cafimad qaba iyo ano cafimad qaba❤❤❤

  • @haboonahmed2277
    @haboonahmed2277 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin isaaqa oo laandheeraa ma gayo baabuurta yaryar ee caruurta hawiyaha lagu dhex muquujiyo😁😁😁😁

    • @qaaliquman8525
      @qaaliquman8525 4 ปีที่แล้ว +1

      Naa hawiye afka kala bax bastard yahay.

    • @haboonahmed2277
      @haboonahmed2277 4 ปีที่แล้ว

      @@qaaliquman8525 ok😘😘😘😘🙏

  • @mariamamohammed723
    @mariamamohammed723 4 ปีที่แล้ว +17

    Habo asiim so dhawoow habo qaali.❣
    Amiira baraawe naku keen asiim.😂😂

  • @hidaayatifow7847
    @hidaayatifow7847 4 ปีที่แล้ว +3

    Sidad ugu farxde dhlashadisa ale hakaga dhigo mid kaga farxiya☺😔😘

  • @caliaxmad1093
    @caliaxmad1093 4 ปีที่แล้ว +9

    Asc amira ilmahaka TH-cam ha kenin wa codsi

  • @smartgirl9285
    @smartgirl9285 4 ปีที่แล้ว +1

    😂masha allah amiiraay fuusto so noqoty😂ina habar thy walagaa darema ilahey haku dhowro canugaga io dhaman inta muslim eh insha allah🤲

    • @ayanabdi2352
      @ayanabdi2352 4 ปีที่แล้ว

      Hal da hadi ladhalo mala habroba🙄😳

    • @smartgirl9285
      @smartgirl9285 3 ปีที่แล้ว

      @@ayanabdi2352 matasa caden kaaga baahan

  • @sadraabdinor8021
    @sadraabdinor8021 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah alla haidin barakeyo abyo isoo ducey 9 ayan kujuraa wilkaga magacisa ayan jcladay magac kalana isoo sheeg qaliyy thnkz❤️

    • @HamdisharifCadow
      @HamdisharifCadow 4 ปีที่แล้ว +3

      illaahay haku fududeyo wlashay isku bilo ayaan nahay illahay hano fududeyo

    • @hamdidiamond8543
      @hamdidiamond8543 4 ปีที่แล้ว +4

      Allaha idin fududeeyo abaayoyaal adigoo caafimaad qabo & nuunayaasha oo caafimaad qabo Insha allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @inantayurubjecel4772
      @inantayurubjecel4772 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilhy hakuu fududeyo

    • @maryamnasir537
      @maryamnasir537 4 ปีที่แล้ว +2

      Ilahey haku fududeyo isku bil anahay iyo dhaman hooyoyinka

    • @hamdimohamuud9720
      @hamdimohamuud9720 4 ปีที่แล้ว +1

      Ilaah hakuu fuddeeyo

  • @nafisocabdi8110
    @nafisocabdi8110 4 ปีที่แล้ว +1

    Amiira aniga. Cml babyg hada alxmdullilaah 4 manths weeye malinkii lagudayay waaa ooyay waa lay amusin waayay wadnaha i xanuunay iyo malintii talalkisa kan uhoreya labadasba waa ooyay 🥰😍hooyonimo waa gift from allah ilahay inta ilmo haysan awlad baari ah sii amiin

  • @saladnuur1314
    @saladnuur1314 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah aloow kuu daa wiilkada amiira cunuga markuu ooyay inad ooydo wax yar ayaa kaaga dhiman walahi aloow waalidkeen cafi waliba hooyo mcn

  • @umunahida5926
    @umunahida5926 4 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo wa naxariis goni ah wlhi aniga oo dhalin ayan darema naxaristisa Allah ku dhafo wllshey mcn inanka haboyarta unahay anakana noso ducey alle ino ino fududeyo aniga iyo inta ila midka ah oo xamilada ah Allah ku barakeyo familkaga quruxda bdn

    • @munoabukar8773
      @munoabukar8773 4 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin abaayo ilaahay hanoo fududeeyo aamiin

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 4 ปีที่แล้ว +19

    Masha allah Ilaahow hayga xarimin anigana inaan hooyo noqodo😪 lkn hada ogow single baan ahaye😂

    • @queen-nb6uq
      @queen-nb6uq 4 ปีที่แล้ว +2

      Ameen apyo inshAllah dhamanteynbo say ManshAllah intake heysata

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaal ilaahy waalidkaa dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna waxaa aad ku hamiyaysid haa ku siiyo hadii aad subscribed ii saartid ina soo booqatid

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว

      @@queen-nb6uq Walaal ilaahy waalidkaa dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna waxaa aad ku hamiyaysid haa ku siiyo hadii aad subscribed ii saartid ina soo booqatid

    • @dheemanibrahim6677
      @dheemanibrahim6677 4 ปีที่แล้ว

      @@Somalihappyfamily hye ducadaa allah ha no aqbalo

    • @azmutaabdalle9830
      @azmutaabdalle9830 4 ปีที่แล้ว

      aamiin ya allah

  • @IbrahimAhmed-pp7jn
    @IbrahimAhmed-pp7jn 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ala amira hoyo jirta waaye ❤❤❤

  • @saciidomaxamed4
    @saciidomaxamed4 4 ปีที่แล้ว +5

    inta hooyo yar ah liek 😍😍😍

  • @hanancabdulahi7519
    @hanancabdulahi7519 4 ปีที่แล้ว

    Haa abyo talaalku waa deffence ama difaac allh unbaa wax difaace
    Talalka qandhada qayb kamid ah baa leh qaybna malahan
    Exmple BCG at birth and opv midna laha qandho lkn talaalka penta ama DPT layiraahdo ee bowadda ilmaha laga siiyo baa qandhada leh waa 3jeer oo bilbil udhaxayso
    Than 9months mrkuu gaaro waxa laguusiinaya measles ama jadeco malaha wax qandho ah
    Allha kubarakeeyo adiga iyo familygaagaba huuno🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @caliaxmad1093
    @caliaxmad1093 4 ปีที่แล้ว +16

    Asc wll waxa ka codsana in kaso hadasho faduma baranburtoy ilmaheda xoog loka hesta ka so hadal soomaalia dhiig isku yala 😭😭😭

  • @MustaqiimAhmed-q7k
    @MustaqiimAhmed-q7k หลายเดือนก่อน

    M.ashaa alaah❤❤❤❤

  • @haboonmowliid7169
    @haboonmowliid7169 4 ปีที่แล้ว +14

    Maaaaaaasha Allah nunayasha Allah idin xafiido aamiin yarabi 🥰🥰♥️♥️♥️♥️👌👌👌💐🤲🙏🧨🌹🌹🌹🤲🤲🤲🤲

  • @suhuur1911
    @suhuur1911 4 ปีที่แล้ว

    Amiira kaa saxsan adna🤔markii loo fiiriyo cunuga amnigiisa ma dhacaayo sifud😍😍😍 adna see waaye adi ilmaha ilaa sanad iyo bar ilaa iyo sadex sano loogu talagalay kaas🥺😅❣️

  • @fariihaadam7875
    @fariihaadam7875 3 ปีที่แล้ว +7

    Videogan waxa daawaday kadib warka dhahay amira ex husband dayuska madax wayn

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo naaska u badi waa xanuun baabiye caafimad alaha ugu daro ani nuunaheyga waa 9bil midki jadeecada oo qaatay alxamdulilah ilaahow cudur iyo dhib nooga haay awlaada intaa awlaad heesana kuwa baariya alaha siiyo 🤲🤲😘💯💗🙏

  • @asiyadahir4703
    @asiyadahir4703 4 ปีที่แล้ว +10

    yees anaa uhoreyo manta from Bosaaso😍😍🤩🥰

  • @saynabkulmiye8031
    @saynabkulmiye8031 6 หลายเดือนก่อน

    Haaa and the original resolution was a yatahay cassava and the original resolution WRESTLERS who sacdiyo she said ayan ku sugayay adiga neh wan soo and 💑❤❤

  • @hibocali568
    @hibocali568 4 ปีที่แล้ว +2

    Amiray wiilka yar no ilali ee habar yanis eedo so kar oo so barbar insha allh 😘

  • @balhisabashir1427
    @balhisabashir1427 4 ปีที่แล้ว +1

    Gaal cadaan cml aa u ekaatatay aa..😂😂😂😂😂 walee tanaaaaaaaaa
    #AmiraQurux 💋
    #Adna 🥀🥀🥀

  • @inahooyoqaali4119
    @inahooyoqaali4119 4 ปีที่แล้ว +4

    Amiira alle hakuu xafido wiilkaaga
    Talalku waa difaac xppti ku dadaal
    Dhib banana maleh xumada uun kajabi wuu iska ladnaanayaaye
    Waxan ka codsanayaa wllo
    Ilmahaaga plz social media ha iska keenin

  • @AbshiraIbrahim-g6u
    @AbshiraIbrahim-g6u 20 วันที่ผ่านมา

    3 years kadib manta dawathe 😂❤

  • @sahraabdi7715
    @sahraabdi7715 4 ปีที่แล้ว +6

    Anaaa ugu horeyo wwwww sar here😂

  • @aliizahusein1583
    @aliizahusein1583 3 ปีที่แล้ว +1

    Amira wajigeda dhinac mo u qolacanyahy macnaha hal daan maa dusan mise ana umaleeyo oo Makeup la,aanta aa yeleso

  • @qaalidumar1779
    @qaalidumar1779 4 ปีที่แล้ว +4

    Amira in ay hooyado qiima leedahay hada ma ogaatay hooyo waa naxaris miiran ilahow hooyinkeen xafid

  • @xubilifestyle6729
    @xubilifestyle6729 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashey amiiro qurux hooyo ayanote ilxun kumrakto dhamantina sobarbaar habo mcn ♥️♥️♥️🌹😘😘😘

  • @maryanabdisalan1274
    @maryanabdisalan1274 4 ปีที่แล้ว +3

    Yariskq asima maso guday hee mise wali wilasha intay yaryihin ayan wngsn in lagudo

  • @hibasacid1558
    @hibasacid1558 4 ปีที่แล้ว +2

    Mazhallah wiilka eedo u ahay Allaha dhowro xbbty ♥️♥️🥰

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 4 ปีที่แล้ว +7

    Maskiinka baby first he's voice when are you going to show us ????

    • @Ahlam-rw4hh
      @Ahlam-rw4hh 4 ปีที่แล้ว +1

      What do you mean voice he's a baby 🍼 what voice xppti

    • @nafisocabdi8110
      @nafisocabdi8110 4 ปีที่แล้ว

      She means baby codkiisa 😜🤣

  • @fatimamohamed7562
    @fatimamohamed7562 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah amiir oo hooyo noqotay wllhi hooyo nimada wax dheldhel mahan 👨‍👩‍👧‍👧👨‍👩‍👧‍👧👨‍👩‍👧‍👧 allow hooyo noo daa

  • @ifraahmusefamily9508
    @ifraahmusefamily9508 4 ปีที่แล้ว +6

    masha allah ilahey hano bara keyo

  • @saabiriin342
    @saabiriin342 ปีที่แล้ว +1

    Amiira xasuus m.sh Asiim makuu Yara hada tusi❤

  • @lihaancadey1030
    @lihaancadey1030 4 ปีที่แล้ว +6

    m.a adno iyo amiiro salama walal yaal waan idiin jeclahay 💕💕💕

  • @fatumaxaaji7068
    @fatumaxaaji7068 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi xanuuna waaye aniga gabdheeyda marki aan soo tilaalaaye 😢 sorry maamo

  • @nimooeli7408
    @nimooeli7408 4 ปีที่แล้ว +6

    Dumashiyo wiilka kamarada hanaga keenin waa codsi

  • @Yourfavouritechef37
    @Yourfavouritechef37 4 ปีที่แล้ว +1

    Cismaan caato wuu cayilay masha allaaha♥️♥️♥️🥰🥰❤️alaha kudhowro dear adi iyo asim♥️🥰

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 4 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah walalahey an jeclahay horey usocda 💖💖

  • @foosfiyorochannel3574
    @foosfiyorochannel3574 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allh abayo alle cfmd taam ah ha ku siiyo dhib mlh talaalka waa la qabsana insha allh

  • @saamodagan6793
    @saamodagan6793 4 ปีที่แล้ว +4

    Alle dartis igu ducey Alle ino owlaad baari isiyo walal

    • @rodoabdullahihussein2902
      @rodoabdullahihussein2902 4 ปีที่แล้ว

      Rabi hakugu deeqo awlaad bariya oliixdoda laxad qaba wll saamo Dagan🙏🙏

  • @najmodeirie1673
    @najmodeirie1673 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna Naga dhaaf foorjada yaaqaay cunugii ugu horeeyay waayay yaah

  • @km92269
    @km92269 4 ปีที่แล้ว +13

    4:40-4:50 xan fresh adna iyo amiira🤣🤣🤣

  • @nasriinbbequuen8610
    @nasriinbbequuen8610 4 ปีที่แล้ว +2

    Wwwww m a my queen Amira quruxleey hooyo ku fcntahay abayo wan ku xisey wlhi 💋💋❤️❤️🥰

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 ปีที่แล้ว +3

    Amiira iyo inanka aan adeerka u ahayba waan salamaya Adeer asiim soo barbaar noqo kii Diintiisa Dalkiisa iyo dalkiisaba anfaca

  • @rayaanahmed3505
    @rayaanahmed3505 3 ปีที่แล้ว

    Inata amirah oo kasartay qoralkii yimid like isaar

  • @fadumahassan8213
    @fadumahassan8213 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Masha Allah Tabarak Allah❤❤

  • @safiasheikh597
    @safiasheikh597 4 ปีที่แล้ว

    Rabbiyow guur khyreysan caruur mintaano ah baari yaal ah nagu arzaaaq ani io qof walbo muslim ah inta heysatana u barakey

  • @ilhaamqalif5007
    @ilhaamqalif5007 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Baby Azim Habo And Edo so bar bar kor o kalin gal Amira qurux miss you Huuno qaali 🥰🥰😊🌺🍂🍃

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh3😂😂😂😂😂😂😂baby Asim mashallah 😢😢

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 4 ปีที่แล้ว +6

    Asxaabey isoo Duceeya in Allah nabad igu kala Keeno please isoo Duceeya rabi iiiyasiro 🙏

  • @hodonhassan7575
    @hodonhassan7575 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxaaf safe maaha sidaad gaadhiga u wado, ilmaa dhabta saaree gacana gaadhigaad ku wadaa waxaas waa qayru masuul nimo.

  • @hayaaadali8477
    @hayaaadali8477 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah alle hako daayo walal walal anan ilahay hana siiyo sawj xalal iyo awlaad baariya

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaal ilaahy waalidkaa dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna waxaa aad ku hamiyaysid haa ku siiyo hadii aad subscribed ii saartid ina soo booqatid

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭 aniga ba naxay wlhi baby mxee saas ugu galen 😭😭😭😭habo mcn sorry waa kula xanuusady wlhi hooyo mcn wy naxariis badan tahy wlhi Amiira waxaa tahy hooyo naxariis badan alle ha ku daayo wiilkga waa jeceshahy ❤ curudkaga madkii ku anfaco alle ha kaga dhigo mcnto

  • @slayg2954
    @slayg2954 4 ปีที่แล้ว +3

    Please put mask on that little girl too

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah hoyo calool jilcanaa allow inoo dhaaf hoyoyinkeena wlh ani kuwaan dhala iska dhaafe kuwa deriska xitaa wanka damqadaa wlh ❤️❤️

  • @asma-k3d1p
    @asma-k3d1p 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashalh ❤

  • @ubaxosman1898
    @ubaxosman1898 4 ปีที่แล้ว

    M. A abayo wiil baari ah D. D. D anfaco oo kuu bar baaro Allaha kaga dhigo 5 bariyaa ka horeyay ugubna wan ahay cunugi wu iga saqiiray isoo duceye ana wax nool illahey inoo Isiiyo

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep going sister amiira qurux 😍😍

  • @hafsakhalif5629
    @hafsakhalif5629 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah allaha xiftiyo nuunayaasha amiira iyo adna
    Baby Asim waxay iskuma macyihiin cunugayga o nin wayn ah عاصم carabi ahaan Eng Assem /Asim

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤️❤️💖💖💖
    Sorry hooyo macaan 💖💖 😰😰😰
    In shaa Allah Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲

  • @bishaaroaxmed6110
    @bishaaroaxmed6110 4 ปีที่แล้ว +2

    Yahuuy inta aad xarakooneeyso cuniga rid hello dumashi hanad asiiymkaada 🤣🤣 keep GOING sodhaww habo aduunka dhibka badan dhankeeda qyr allaah haku sooxijiyo🤲🤲