WAREYSI HOOYO LAGU HOR DHIBAATEYNAAYO CARUURTEEDA…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 2 ปีที่แล้ว

    Illah ha idin saqiro dhamaantin abaayadan yurub adiga faduma iyo xabsa iyo dhamaan intan aanan aqoon o caruurtoda ka maqan allow ku so celi gacantiina aamiin ya rabi

  • @maryan3892
    @maryan3892 2 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin waan aqaan codkaan Allaha u Soo fududeeyo Allaha u Soo celiyo ciyaalka

  • @omermhd985
    @omermhd985 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah illah wuxuu kuu qorey ayaad ku samirteen waxaa tihiin Hooyoyin sharaf badan iyo samir badan dulqaadkiin ayad ku guuleysandoontaan inshaa allah🤲🏼🤲🏼👍🏻👍🏻

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 2 ปีที่แล้ว

    Allow inii soo celi dhamantod hoyoyinka somaliyeed ee caruurtoda laga haysto yaarabi

  • @umumaxamadamiin7106
    @umumaxamadamiin7106 2 ปีที่แล้ว

    Alah kuso celiyo adiga&wall waliba o Muslim ah 😥🤲

  • @amranmohamud1866
    @amranmohamud1866 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah May Allah make it easy for oss ameen

  • @fardowsaibrahim2922
    @fardowsaibrahim2922 2 ปีที่แล้ว

    Okay uhhhh c

  • @ziradmanshaallahmahamedali6987
    @ziradmanshaallahmahamedali6987 2 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲😭😭

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah ilahay ha idin gargaaro.

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 ปีที่แล้ว

    BARASHADA CASHARO CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI...

  • @faadumohassan8003
    @faadumohassan8003 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alllaha abayo laha kuu soo sahlo caruur taada abayo

  • @naimaomar7865
    @naimaomar7865 2 ปีที่แล้ว

    horta meesha le nosheeg dadkaba qari balse wadnka nosheegade sn ugafool jignaano yailā qaba allhna naga bdbdsho inti laga hestanh allhugaso qado

  • @saliimashaadiiofficial8356
    @saliimashaadiiofficial8356 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅

  • @marianali6233
    @marianali6233 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo allha kuugargaaro insh allah

  • @maandeeqcumargaruun3319
    @maandeeqcumargaruun3319 2 ปีที่แล้ว

    saxiih

  • @zazafreefire6727
    @zazafreefire6727 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @deqomohamudisaq7691
    @deqomohamudisaq7691 2 ปีที่แล้ว

    Asc fadumo qurxey ❤️❤️❤️❤️❤️