GABADHAAN MAXEY KU SAMEYSAY NINKII JECLAA?*JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB*:::Dr Ahmed Al-Yamaani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Please: Subscribe, Like, comment and Share
    / @ahmedalyamaani
    follow us on
    / ahmedalyamaani
    / yamani1979
    / ahmed_alyamaani

ความคิดเห็น • 300

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 4 ปีที่แล้ว +1

    Faiidada waxakamid Ah in laiskunaqdo baaariyaal inaan iskadeeyno anaaniyanimada, in aaan iswanaajino o aan isu ahaano Halnaf camal ❤️❤️❤️

  • @aminaxamdi7880
    @aminaxamdi7880 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a Dr ahmed jazaakallaah💞Dr ii soducy🤲

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว

      Amina Xamdi
      Allah Ku Xifdiyo

    • @aminaxamdi7880
      @aminaxamdi7880 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAlYamaani Amen🤲

    • @aminaxamdi7880
      @aminaxamdi7880 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAlYamaani salaada markaan xirto maskaxda way iska mashquulee markaan sooceliyo hadane sidii cml u mashquulee Dr😓

  • @cabdiqaadiryuusuf4448
    @cabdiqaadiryuusuf4448 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wlhi aad yad u mhd sn thy sheekh alle haku barakeeyo

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheikh Dr xafidahullah xafidahullah

  • @queenmarium4642
    @queenmarium4642 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah culimada Allah hanoo barakeeyo guryahana Allah hanoo barakeeyo

  • @axlaambintuidiris4461
    @axlaambintuidiris4461 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alh shukran ustaad qiso ku aad uwnaksn💜💫

  • @yasmiindhowrsan
    @yasmiindhowrsan 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah waxbadan kafaiiday aniga qisadaan,1 self awareness,evaluating your everyday,every moment situation so that you can reflect on your life and make corrections whenever necessary, Time management is very necessary and important factor in our lives ,having time table or daily schedule on how to go about your day to day activities, 3 it is very important to respect,appreciate,value ,prioritize your spouse and make your own time to talk about issues concerning your family life,4 The most important thing is being optimistic,positive,always believing in there’s a light at the end of every tunnel,Going back to ILAAHI and doing istikhfar is so important ,lastly but not the least the end of this romantic story was amazing successful,and encouraging,May Allah bless you sheikh abundantly in each and every way you will be pleased with.

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +2

      Yasmiin Dhowrsan
      MashaAllah
      May Allah bless you and protect you

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan 4 ปีที่แล้ว +2

      Dr. Ahmed Al Yamaani amiin yaa rabal calamiin,wish you the same sheikh

  • @alidein18
    @alidein18 4 ปีที่แล้ว +11

    Shukran sheikh but please this place Is very noisy kindly next time please choose a quiet environment.

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +4

      Ali Edin Mohamed
      Ok Insha’Allah
      May Allah bless you

  • @hodhanabdi3117
    @hodhanabdi3117 3 ปีที่แล้ว +8

    May Allah grant you janaah walahy u motivate us women and give us tips on being better wives to our husbands

    • @leonardoahmir8045
      @leonardoahmir8045 3 ปีที่แล้ว

      Sorry to be so offtopic but does someone know a trick to get back into an instagram account..?
      I stupidly forgot my password. I would appreciate any assistance you can offer me.

  • @najaaxcabdoo1838
    @najaaxcabdoo1838 4 ปีที่แล้ว +31

    ماشاء الله جزاك الله خيرا شيخ احمد الله يحفظك ويبارك فيك.
    والله قصة اكتير واكتير رائعة عنجد .
    Faa iidada aan ka fahmay qisadan hadaan isku dayo Bismillah .
    6: Labada Qof ee Is Qaba Ilaahay waxa uu Dhexdooda Dhigay Jaceyl Iyo Naxariis
    في قوله تعالىا ( وجعل بينكم مودة ورحمة ) .
    Markaa ka Faa idaysta Intaad nooshihiin Jaceylka Iyo Naxariista Inshallah .
    7: Hadiyadii Labada Qof Ay Isku Hadiyadayn jireen Ayaa Meeshii Ka Baxday Special Raga Somaliyeed
    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
    (تهادو تحابوا ) .
    Isku Hadiyadeeya Waad Is Jeclaanaysiin So Waxa Loo Baahan Yahy in Laysku Hadiyadeeyo Xataa Xabad Ubax Ah Allah Ha ka Dhigee.
    8: Dhoola Cadeynta Waa Shay Muhiim Ah Oo Loo Baahan Yahy Sida uu inoo Sheegay Xabiibkeena Muxamed صلى الله عليه وسلم
    ( تبسمك على وجه اخيك صدقة )
    Dhoola Cadeynta aad Wlkaa udhoola Cadeynaysid Sadaqad Waaye Ma ahan in marka Aad Farax San Tahy Aad Qososhid Ama Aad Dhoola Cadeysid Waa in Aad Mar walba iska Dhoola Cadeysid Waayo Waa Aad ku Qurux Badn Tahy .
    9: الصبر والحكمة
    Waa Labada Shay Ee Uu Gurigu Ku Dhisan Yahy Waa inaad Usamirtaa Aad u Dulqaadataa Hadii Is Qabataan Xaaskaaga Ama Sawjkaaga .
    Xikmaduna Waa Lagama Maarmaan Inaad Noqota Qof Xikmad Badn Inagu Hadii Aan Haween Nahy Waa in aan ku dayaanaa Hooyadeen Caaisha .
    10: الكلمة الطيبة
    Hadalka Wngsan Waa Dhaqan Aad U Fcn Inaad Ku Dhaqanto Inaad Ku Hadasho Hadal Wngsn Aad kula Hadashid Xaaskaaga Sawjkaaga Ubadkaaga Iyo Dhamaan Umada Oo Dhan .
    سبحان ربك رب العزة عما يصفون وسلام على المرسلين والحمدلله رب العالمين.

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +4

      Najaax Cabdoo
      Allah Ku Xifdiyo

    • @fiicaneefaceedkaroon3629
      @fiicaneefaceedkaroon3629 4 ปีที่แล้ว +1

      Mnsha Allh Wlshy waa Arin fcn Alh ku barakeeyo

    • @najaaxcabdoo1838
      @najaaxcabdoo1838 4 ปีที่แล้ว +1

      @@fiicaneefaceedkaroon3629 امين حبيبتي

    • @fatumamohamed4687
      @fatumamohamed4687 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAlYamaani Asc sheikh ilaahey haku xafido aduun iyo aakhiro lks inan kulaso xiriiro rabaa sideen kulaso xiriira isoo jwb kheyr Allah kusiiye

    • @fardowsamahamed4186
      @fardowsamahamed4186 4 ปีที่แล้ว

      Mllpmmlplmplmplmlpplpmmmpllmlllmmmplpplpll

  • @IstaahilMaxamuudAli
    @IstaahilMaxamuudAli 21 วันที่ผ่านมา

    Masha allha

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah kheyran

  • @hibomahamed973
    @hibomahamed973 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaay isla meraysteen. Yadna may darensanayn

  • @mulkiraaliyo8350
    @mulkiraaliyo8350 4 ปีที่แล้ว +8

    Arinkan waa mid nugu badan hadii qofku ka sii jeesto wlh waxaa jira qof aan soo laaban.Taas anaa isku arkay go aan hada gaaro lagama yaabo inaa sidi ku noqdo marka dumar iyo ragba waxaa kula talimayaa ineesan Zoojkooda ama zoowjadooda eeysan ka mashquulin 😰

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +2

      Mulki Raaliyo
      Waa Sax MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

  • @saynabibrahim4703
    @saynabibrahim4703 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Allah ha ku xafido sheikh Ahmed wa qiso qaymo badan
    Aniga gabdho badan oo sidaas aaminsan ayan arkay
    Waxa jirtay gabadh aan markasta ku waanin jiray ninkada hadalkiisa maqal asaga oo aan ku fasixin guriga ha ka bixin way qadan jirtay masha Allah
    Aniga jamacad ayan aadi jiray
    gabadho ayaa u imaaday waxay ku dhahen ninka miyaa adoon u tahay anaguba waxas ma sameyna gabadhiihii hadalkoda ayey qadatay
    Wax xun ayey aaminsanyihiin

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +4

      Saynab Ibrahim
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

  • @umumaahir710
    @umumaahir710 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh intee lagaala soo xiriiri karaa?

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 4 ปีที่แล้ว +8

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha Allah waarun jasakallaalahu qeer sheeq in lisqadariyo Iyo in Lesku sabro

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +1

      Jija Haji
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

    • @jijahaji4640
      @jijahaji4640 4 ปีที่แล้ว +1

      @@AhmedAlYamaani amiin amiin yarabi dhamaantabo

    • @anfacaragsan9504
      @anfacaragsan9504 3 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAlYamaani m.a shiiq Allah haku xafdiyo

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 ปีที่แล้ว +4

    Waalaal is xiisabi intaa laaku xiisaabin aduunkan wa malmo gaban

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว

      I Need Allah in my life
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 4 ปีที่แล้ว

    Alla sheikh wadadan anaa ku socday wlhi hurdadaa iga kicisay

  • @umusalmacraxman3693
    @umusalmacraxman3693 4 ปีที่แล้ว +4

    labada qof ee lamanaha waxa fiican iney muhiimad isa siiyan qofba qofka kale guriga hadii lawada jogo iyo banankaba hadii lagu kala maqan yahay

  • @rahmaugaasali5295
    @rahmaugaasali5295 4 ปีที่แล้ว +7

    koley xaqiiqda waxay tahay qof ad adag jacayl uhaysid marka hala isu dhimriyo

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว

      Rahmaugaas Ali
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

  • @aminohasan686
    @aminohasan686 4 ปีที่แล้ว

    Mash allh wllhi waa qiso ca jib ah 🥱🥱🥱🥱

  • @maryancali7540
    @maryancali7540 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah sheikh axmad jazaka allah waa qiso aad u qiimo badan runtii waxaan alle ha baryaa inow xaqa na waafajiyo kuwii ragooda fahma una naxariisto alle ha naga dhigo aamiin yaarabi 🤲🤲

    • @faizoibrahim6145
      @faizoibrahim6145 4 ปีที่แล้ว

      haaa wlhi sheikh axmed jcyl la'aantiisa waxba kalama socdaaan waaa farxad jcylka korintiisa ilaaahy haina waafujiyo dr axmed adigane ilaahy kheir hakaaa siiyo gabdhaheenane masuuliyadas ilaaahy hainoo fududeeyo

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +2

      Maryan Cali
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

    • @Asiili.Omr1
      @Asiili.Omr1 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAlYamaani sheikh wanku rabay halkee kala xiriiraa

  • @amiiraxasan8077
    @amiiraxasan8077 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllahi nin wangsan baa ku dhacey shikh gabadhas nin dulqaad badan oo nadiida ka dilin ani maalin kasto niida leegadila mar kaan is dagaalno ninkeyga adana wan is ka sabraa waxaan jooga qurbaha wadanka saaikeni isoo jwb

  • @yamoothman6908
    @yamoothman6908 4 ปีที่แล้ว +4

    m.allah jecliyaa qisooyinka noocan oo kle noo soo badi shiekh 👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasrabadal472
    @nasrabadal472 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu qayr sheikh

  • @sabrinali8341
    @sabrinali8341 3 ปีที่แล้ว

    Dadka dislike sheekh video giiis dhahayo idin majecli ogaadaa

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 4 ปีที่แล้ว +2

    codkaaga waxaa qariyy. biyaha ee

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 4 หลายเดือนก่อน

    أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @fardowsadaagan9404
    @fardowsadaagan9404 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah allah hakudhowro sheikh jazakhallaha kheir

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว

      Fardowsa daagan
      Allah Ku Xifdiyo

  • @amransuper431
    @amransuper431 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxa jecel lagu wayey xuman lagumo helo. Khaladadka hawenka subiyan weye.

  • @yaasmiinmawliid3955
    @yaasmiinmawliid3955 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc sh alaah hakubarameeyo ما شاء الله waxaad noosoo galishay qiso cibraqaadasho mudan Wlhi alaah abaalkaaga hakaaga dhigo janatul fardiwsal aclaa (Aamiin Yaarabi)
    1. Waxaan kafaaiidaystay ina uu isagu dadaalbadan sameeyay lkn iyadu garanwayday nimcaday ku jirto
    2. Waxaan kaloo kafahmay maahmaadan insikhaldan loo turjbay aanu aamino xaqa inagasaaran ninmankeena iyo guryaheena
    3. Waxaan kaloo kudarsanlahaa fikrad ahaantayda inan kaaagu kaaga qiimo badan yahy ubadkaaga waayo ubadkaad jeceshahay yaakuladhaly mise isaga laantii mahelilahyd ubad inalaah umahadnaqno ayaa nasaaran madaaba alaah inagu arsaaqay ubad kaugu qaalusana ah haduu xaajigaaguna ku jecelyahy waa inaad ilaalshataa siduu kuuxanaanaynaayo ixtiraamaayo
    4. Tankalee kudari lahaa ayaa ah inaan walalahyga gabdhaha kubaraarujiyo in ninkaaga lugahiisu kujirtaa janadaadu ee sii xaqiisa marhaduu adigana xaqaaga kusiinaayo
    Wabilaahi tawfiiq
    جزاك الله خيرا جزا شيخ احمد يحفظك الله

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +1

      Yaasmiin Mawliid
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

    • @riyaanmohamed7790
      @riyaanmohamed7790 2 ปีที่แล้ว

      ilma hooyo iyo aabo si siman ayaa laga abuuray siiba hooyo macan hoyo waa war shad

  • @sameraidriz9884
    @sameraidriz9884 4 ปีที่แล้ว +5

    Jumco wanagsan wan ku salamey wali tansalan ogu qimaha badan AsC wr Wb

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +1

      Samera Idriz
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

  • @gjfhhs4916
    @gjfhhs4916 4 ปีที่แล้ว +3

    سلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيفك يا شيخ احمد ماشاء الله تبارك الله

  • @hafsaahmed-m1f
    @hafsaahmed-m1f 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله
    الحب نعمه من الله فلا تضايعه

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว +4

    Wcs sheeq jimco mubarak Masha Allah tabarikllha sheeq waa sax waa qiso qiimo bada waye lagu camar qato jizakakala qeey ilahey haku xafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว

      Farido Xaji
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

    • @faridaxaji6821
      @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAlYamaani Aamiin Aamiin Yaa rabi dhammantebo

  • @nasrohaji9677
    @nasrohaji9677 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a.sheeq.axmed.allah.ku.barakeyo.wllhi.waa.qiso.cajiib.ah

  • @cabdilahiali117
    @cabdilahiali117 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh manta waad balarisay

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

    Sheikh ii Soo duucey illahay in uu isiiyo guur khayr qaba

  • @EkramOmer-i6t
    @EkramOmer-i6t ปีที่แล้ว

    Masha alllh qofna adadag kuma jelanYo

  • @moreandmore6098
    @moreandmore6098 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a sheikh runti wa qiso faido badan qalbigey tabatay Allab kuxafido

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 ปีที่แล้ว

    Raga qaar sida Soomalideena u badan yihiin, Dumarkooda ma qiimeeyaan oo qaar baaba aaminsaneyn iney tu saaan jajabsanaan...

  • @abzuzamaki3573
    @abzuzamaki3573 2 ปีที่แล้ว

    Shukran sheikh

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshaa ALLAH Alle ha inoo ilaliyo culimada Somalia

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah jisa kalah qayr

  • @hassanbuho
    @hassanbuho 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khair

  • @abyanfarah8959
    @abyanfarah8959 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc wr wb Sheikh Axmed khair badan Allah ku siiyo laakin nimanka runta u sheeg gabdhaha yeey ku cayaarrn mahdsnid

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +2

      Abyan Farah
      Insha’Allah Waa Laga Soo hadl Doona

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 4 ปีที่แล้ว +1

    Allh Yaxfaduka Daaiman, Ustaad Ahmed,
    6:Naxariis inaa siiso Qof kaaga, wayo Naxariista Dadka waxay ka dhigta wax weyn runti aadan maleysan karin,Dulka Dushiisa is kugu Naxariista sidu Allh sc Samada idinkaga Naxariisto, (ارحمو من في الأرض يرحمكم من في السماء)
    7:Dulqaad inaa u yeelataa Qof kaaga side Noloshiina kusii jirto, Hadii Dulqaad jirin Nolosha way Adkaane sida lagu sii joogo.
    8:Ixtiraam Sida Adiga u jclaan lahed in Lagu ixtiraamo u ixtiraam Qof kaaga,
    Nolosha markay ixtiraam leedahy waa Nolol Nimceysan.
    9:kalsooni ku kalsoonaw Qof kaaga Marnaba ha dayicin, Wayo Adunka Wax ka fcn maleh In Aad isku kalsoonatan, isna Xaq dhoor tan.
    10:Garasho wayo Markaa thy Qof Garasho leh wax maku dheyleysid waqti kastana waa ogthy waxa Soo Siyaado waqti Gooda ayaa u beeqamine ma ahn inaa Noloshaada Fiicned dhan aa Dayacdo, Ii Isgaro Wll Ama Rag Ama Dumar mid un Aya thy, pls Yeelo Garasho wayo Qofkn Aad Nolosha wadaagtan Waxaa wada gashen (Balan) waana tan la rabbo in laga dhabeeyo, Waa Laazim inaa Waqti Siiso Qof kaaga 24 hrs Dadka Caalamka dhan way ka Wada siman yhn Cid kastana Teeda la weyn ma Ahee cid hool yari hyso Ayaba jirin waa Hadii Xaas la tahay, so Dad Ayaa jiro Shaqo banan iyo Wax barasho usii dheer Hadana Gurogooda Iyo Baahida jirta U dhabar Dhigta pls, Nolosha waa ay wajiyo bdn thy mana la is dhiibo ee waa loo Sabra laguna dhabar Adeega wax walbo soo baxa isku day inaa Adiga xalisato ha sugin Seygaaga Ama Xaaskaga wayo waa Qof kula mid Isku day inaa waajib kaaga iyo in kabdn inaa kaso baxo.
    Gabagabadii Wxn rjynaa ina Wax bdn isku day aan sameeye nawada Anfici doona insha allh.
    Markastana Alh sc talo saaro (war Dadeedna dhag loma dhigo) waa iga waano

  • @dahaboahmad659
    @dahaboahmad659 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allh shekh waa qiso faaido leh ilaahey haku barakeyo

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว

      Dahabo Ahmad
      Allah Ku Xifdiyo

    • @dahaboahmad659
      @dahaboahmad659 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAlYamaani aamiin aamiin yarab dhamantenba

  • @asmaabdi2173
    @asmaabdi2173 4 ปีที่แล้ว +2

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخ قصة مفيدة جدا

  • @ayaanosman5224
    @ayaanosman5224 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allhe Allhe khayir iyo xasanaad hagu siiyo sheekh talo wangsan wayee wlhi Allhe hagu xifdiyo sheekh

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 4 ปีที่แล้ว +1

    ManshAllAAh tabakarAllAh WA had aniga runti ad isameyey markan dhagaystay walhi Intan dhagaysanayey Wan murogoday hadana Wan farxay lkn waxan aminsanay waxksta WA qadar lkn Alhmdullah AlhmdulillAh AlhmdulillAh AlhmdulillAh AlhmdulillAh AlhmdulillAh AlhmdulillAh AlhmdulillAh AlhmdulillAh AlhmdulillAh AlhmdulillAh AlhmdulillAh suaalban haysta shekh halkana inan ka shego MA ahodi Karo please xagen ka hela labarkaga qiso cajiba Yan haysta shekh jasakallahu khair

  • @nimcof9313
    @nimcof9313 3 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @Guhad725
    @Guhad725 4 ปีที่แล้ว +7

    Dumarka Somaliyeed waxay ula dhaqmaan ragga sidee Askari Dhibow kasoo baxay.
    Iyaga dhanba Digdoonow ayey kujiraan sidii iyagoo furin dagaal ujihaysan!
    Sheikhaw raggii caqabbado ayaa ka haysaa dhanka Hablaha Somaliyeed, ee waa ay qarsanayaa.
    Inkastoo gabdho wacan ay jiraan, lknse 90% waa askartaas Dhibow ga kasobaxday!
    Alle nolosha hafahamsiiyo.

  • @maryamaabdullahi5201
    @maryamaabdullahi5201 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku barakeeyo sheekh axmed
    Runtii fikrada ay aaminsaneed kaligeed maaha hooyooyinka iyo gabdhaha soomaalida badi waan aaminsanahay fikradaas iyo fikrado badan oo aan iska dhaadhicinay inaka.
    Waxaan is leeyahay khilaafaad badan oo ka dbex jira reeraha waxaa xal u ah in hab fikirka qaldan wax laga badalo maxaa yeelay fikiradaas qaldan ayaa gabdhaha iyo wiilasha aan weli guursan lagula talin kadibna bur bur baa laga sii dhaxli

  • @amranali6867
    @amranali6867 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a sheikh ilhy haku xafido qisoyinkga aad baan u jeclhy.💞

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +1

      Amran Ali isack
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

  • @yasminsadaqh8134
    @yasminsadaqh8134 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh see camal shiikh ilmaha ninka

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh5396 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh

  • @nuramohamed392
    @nuramohamed392 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah Tabarakallaah 🤲😊

  • @deeqaali787
    @deeqaali787 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah Sheekh Jazakallaahu khayr waa qiso aad u wanaagsan
    Dumarku iyagaa ragoida horumar u horseedi kara iyagaana la hari kara idanka alle marka dumarka wanaagsan waa tan xaajiga ka fekerta mar kasta

  • @jamiilaahmedmahmed8065
    @jamiilaahmedmahmed8065 4 ปีที่แล้ว +2

    Hyh walhi máash lahaa adoon hka ka joog

  • @saidweli5829
    @saidweli5829 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh allah ku barakeeyo

  • @jawahirabdi9063
    @jawahirabdi9063 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshaa allaah shiikh khayr alle haku siiyo amiin

  • @roodaaadan7441
    @roodaaadan7441 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa qiso waxku qaadasho leh laakiin way isla dhigeen

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +3

      Rooda Aadan
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

  • @sabaahmohamed8126
    @sabaahmohamed8126 4 ปีที่แล้ว +2

    mansha allaah sheekh

  • @xaawoluul574
    @xaawoluul574 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc shekh axmad wllhi waa sax arintaas allaah hakaa ajarsiiyo

  • @awoqali4151
    @awoqali4151 4 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh biyaha aad agtagantey ayaba waxba laga maqleyn

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +3

      Awo Mohamed
      Markalo Lama Ak Istaagayo Insha’Allah

    • @awoqali4151
      @awoqali4151 4 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAlYamaani thnks sheekh illahey kheyr badan iyo cafimad dherer haku siiyo insha allah

  • @nasteexoyuusuf7235
    @nasteexoyuusuf7235 4 ปีที่แล้ว +3

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedkadra6190
    @ahmedkadra6190 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alla❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯😭😭😭😭😭😍😍😘😘

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shiikh Allah hakuxiftiyo

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว

      Mukhtar mohamed Ali
      Allah Ku Xifdiyo

  • @jamiilaahmedmahmed8065
    @jamiilaahmedmahmed8065 4 ปีที่แล้ว +2

    Hyh

  • @munaaxmed1590
    @munaaxmed1590 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ilaahay haku barakeeyo 😍❤❤

  • @umusalmacraxman3693
    @umusalmacraxman3693 4 ปีที่แล้ว +1

    jacaylkuna waa run wuu baaba aa wuuna koraa waxaa koriya hadalka wanagsan ,inuu qofkadu wakhti ku siiyo haduu guriga kula joogo iyo haduu ka maqan yahay ba wakhti kula qaato si aad farxad uhesho .

  • @sabaahmohamed8126
    @sabaahmohamed8126 4 ปีที่แล้ว +2

    mansha allaah sheekh

  • @haajaramohammed7368
    @haajaramohammed7368 4 ปีที่แล้ว +2

    Axsan Qisa masha allah
    Jazakallah sheikh
    Alle hana fahansiiyo xaqa zawjka ani hadaa hal fa iido kudarsado Rasuulka wuxu dhahay scw Xaqa uu kuleeyahy sawjka sawjadiisa Hadii ay ahaatay sowjka boog oo ay gabadha ka leefto boogta ama nabarkas maysan gudin xaqiisa
    Ninka xaqaas iyo qiimaha saas uweyn alle siiyay ixtiraam iyo qadarin ayuu naga mudan yahay jazakllh

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว

      Haajara Mohammed
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

  • @nuurmaxamed6589
    @nuurmaxamed6589 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa la ogaysiinayaa bulshowey ta jecel waxbarashada in madarasada nuurul islaam
    Laga bilaabi doono :-
    • Barashada quraanka kariimka ah
    • Tajwiiydka
    • Higaada
    Iyadoo lagu baran doono qaab online
    Waxaad kala soo xidhiidhaa 0619125192

  • @abyanfarah8959
    @abyanfarah8959 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Najax Allah haku xifdiyo waxfiican baad soo dhiigtay galleyso amiin yaa Rabbi amiin

  • @dahaboibrahim8280
    @dahaboibrahim8280 3 ปีที่แล้ว

    Masha alllaaah sheikh

  • @xaawaali3755
    @xaawaali3755 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @engaziizdalmar1401
    @engaziizdalmar1401 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sh alle cimriga haku barakeyo iyo garadka masha alleh wlhiy waxa wenbanka Faiday qisadan alle haku sharfo sh

  • @quenfaraxsan6306
    @quenfaraxsan6306 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh shiiq jazakalaahu qeyr wlh wax badan ayaan kaa faa iday alle qeyr aandha maan hakusiiyo

  • @حليمةمحمود-ث3ن
    @حليمةمحمود-ث3ن 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah s scwscw scw scwscw scw scwscw scw

  • @nashnashomar8652
    @nashnashomar8652 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah may Almighty Allah Protect u and us direct straight path

  • @queenmarium4642
    @queenmarium4642 4 ปีที่แล้ว +1

    faidada 6: in ay inantu ahato ninkeda codsiyadisa mid yeesha lo la fadhiisata

  • @anabmohammed445
    @anabmohammed445 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah qiso faaido badan ku cibro qadasho fcn

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว +1

      Anab Mohammed
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

  • @umucayuuni1459
    @umucayuuni1459 6 หลายเดือนก่อน

    Masha alllaah ❤❤❤❤

  • @queenema1706
    @queenema1706 4 ปีที่แล้ว +3

    maasha allaah shugran sheeq axmad alyamaani allaha kuxifdiyo aaasmiin

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 ปีที่แล้ว

      Queen Ema
      MashaAllah
      Allah Ku Xifdiyo

  • @sumayaqurux8096
    @sumayaqurux8096 4 ปีที่แล้ว +1

    Allhu akbar😭❤❤❤❤❤

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 4 ปีที่แล้ว +1

    Wnki duceeyay allah janadiiisa hakuga cazuuumo allow iga aqbal

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha.Allah Alle Ajar haka siiyo qiso yinka wanagsan Alle haku dhowro Dr Axmed Al yamani

  • @umusalmacraxman3693
    @umusalmacraxman3693 4 ปีที่แล้ว +1

    allahu akbar aduunyadu waa imtixan rag iyo dumar wey isku dhib qabane illahay xaqa hana garan siiyo

  • @hodonismacil3582
    @hodonismacil3582 3 ปีที่แล้ว

    Subxana. llh

  • @cayushcali3648
    @cayushcali3648 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh axmed yamani jimco mubaarig ilaahay sheekh hakuxafido amiin

  • @ifraaxgarane8143
    @ifraaxgarane8143 4 ปีที่แล้ว +2

    Kher Allah hakusiyo

  • @fadumaaxmad3075
    @fadumaaxmad3075 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ektapatel3023
    @ektapatel3023 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا بارك الله فيك

  • @nastehanuune2318
    @nastehanuune2318 4 ปีที่แล้ว +2

    Maxey kusamesay sheikh adi ayaa kawar sugayaa💖

    • @hassanmuse2612
      @hassanmuse2612 4 ปีที่แล้ว

      Wuu inoo soo wadaa wll ee sug

  • @lailaomer4066
    @lailaomer4066 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazakala kheyr sheekh Ahmed wax badan ayaad u faaiidaysa dadka

  • @kafeeyahoussin5789
    @kafeeyahoussin5789 3 ปีที่แล้ว

    masha alha