Mareexaanow Xasan Sheekh ayaa isku kiin dilaayo Gedo waa lagu dhamaan" Wasiir Maxamed..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha Allah Tabaarakallah Ninkan sifiican buu uhadlay waa runtii wuxuu sheegay Xasan Sheikh dhinac Allah hanoo dhaafiyo insha Allah

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadal qiimabadan oo muhiim ❤❤❤.

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪🫶🫶🥰🥰🥰👑👑👑🦁🦁♥️♥️♥️

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mareexaan Waa Curadka Daarood waa Dad isku duuban . Mareexaan waa Geesiyaal aan ka gaban runta waa geesiyaalka Somaliya. Guul guul Sedo Daarood.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guuuuuuuuuul jubaland inshaallaah

  • @AaaJjj-h9e
    @AaaJjj-h9e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tolkay mareexaanow yaan dab lagu gurin wiilashiina oo xasan fitno idiin hurin walaalayalow daarood in la,isku diro oo aan noqono xoolo xasan adeegsanayo waa inagu ceeb waa kaa dhimay oo kugu dhimay isla dhinta tolkiin laakiin yaan la,isku kiin dirin reerkasta caruurtiisa haqabsado meesha dawladi majirto waa qabiil waxa meesha marayaa ee dawlada lagu sheegayo .isku duubnaada daaroodow❤❤❤❤❤

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Eedii somali ka gashay 21 sano oo misana tiri jabhada ayaan ka mid noqonayaan ee aan waxba lagaa weydiin oo misna fursad dheeraad ah oo kale somali ku siisay 2017 -2021. ee aad ugu abaal guday weerar dadkii magalada Mudisho iyo xoog ayaan mudada ku kororsanayaadinka iyo Zakarie doqon oo anigaa isu saxiixay ee aan waxba laga weydiin waa gartaa in aad sidaa u hadasho..iyo garasho doqoneed.
    Dhulna Garbaharey oo abaar eh yaad ku leedahay garashana waad ka aradan tahay..
    Waayo rag kaa tun weyn ayaan oran waan kororsanay, adigu maxaan garasho nimo xuma ahayn ee ku keentay.
    Waxaad mudan tahay waa la garanayaa waana ku yaaliin ee farta aad garaneyso qor... Abaal laawe dhaqan diqomeed Le.

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Run baad ka hadashay waziir

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALLAHYACIZZAK XAQ BAAD KA HADASHAY XASAN IYO KUWA FEEF LEEF KA KU QABA SOMALI ALLAHA KA QABTO

  • @Salamin77
    @Salamin77 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadowga kowaad dhammaan beesha Daarood waa xasan Sheekh.

  • @khalifyussuf114
    @khalifyussuf114 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Very good and it is true what you say GOD bless you thank

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallaahi waa Ayaandaro in laysu Adeegsado mareexaan iyo Ogaadeen oo loo Adeegsado siyaasiyiinta u dhalatay goboladaa! Oo uu u dirayo cawaanada cawaankooda xasan dhiiqo oo gamcaha kadhunkanaya Ray salwasaraha Ethiobiya, si uu ula burburiyo dalkiisa!subxaanallaah

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Saas weye xassan guryo aan guban ayaan gubayaa wey allaha naga qabto kuwa gobolka looso adegsanayo

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah runta ayaad u shegtay Xasan Xabaalo qote

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan waxuu ku burburiyey Burashkii najasada ahaa.
    Mabda'laawe waa Xasan.

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAREEXAN HASKAQABTO HORGALADA DADKA QARXIYA EE SARAKISHI LAYEY

  • @MahadmaxamedCadhays-v1d
    @MahadmaxamedCadhays-v1d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood layskuma diri karo wax kastana iyagaa kahoreeya gedo waxaan kadhigaynaa Dowlad gobbled anagoo jubalan ah gedo weerari mayno waadhulkanagii iyo dadkangii

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan iyo Xamze ha isku kiin diraan habaar ma dhaafo.

  • @IbrahimMuhumed-l1n
    @IbrahimMuhumed-l1n 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gobanimo .badbadiye .qaran

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa digniine hala qaato

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan shiiq daarood kalama jecla mariixaan ayakaa leysku adeegsaa ogaadeen ayakaa leysku adeegsaa kabacdina qaxooti inaad uwada carartaan kabacdina kuwa ushaqeynaa xasan shiiq waa uu badalaa ileyn dantiu kalahaa waa gaaryee

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad iyo aad waxgarad xasan shiikh mareexanaw yuu isku kiin diriin dadka mareexaan buu uneceb yahay waa ogtihiin

  • @adanbare-f3q
    @adanbare-f3q 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Daarood hadagala Maya maya madoneyna Xassan iyo xamsa wacadaw Daarood ❤❤❤guul guul

  • @FartunK
    @FartunK 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    hadaan reer Sade nahay waa in aan xabsi dhignaa farting ugu horeeyo iyo shinbir iyo kuwa dhuxuleyste taageersan banaanka waa inaan arintaan ka istaagnaa dhulkeenana Lagu dagalamin

  • @FartunK
    @FartunK 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    fartaag waa ninka inoogu doqon San hadaan beelaha Sade nahay iyo horjoogayaal kale cabaas iyo shinbir ka mid yahay

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War heedhahaya. Ma Xasan kaligiis baa soomaaliya awood ku leh Yaa badan MALAAYIIN DAD AH IYO MADAXWEYNE MOORYAAN AH IYO KOOXDIIS YAR?????!!!!
    Waxaa iska cad in waxaan soomaali ay noqdeen QOOM DULLOOBEY oo shaydaan u shaqeeya

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    maareexan santaga daya. 1969 lama joogo tasna ina siyaad bare wax idinku maqaban waryada dadkina iyo deegandina wax uqabta

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mareexaanow idinka wax qabsan meesan wax leedin maqaban karo iska jooga cargaduudkina bal hadad macdan kasoo saran kartan

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxad tihin goobolada ugu dansan soomaaliya intas waxad kusogarten garaad xumidina warhooy maslaxdina garta ee qebtad kulaheden kuwa idin ku matalo fadaralka hadad axmaad waxidin qaban maad lshaqestan fedeeralka wale wad ila aqli xuntihin

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mareexaanow yaan laydin isticmaalin daarood ayaad tihiin hanoqonnina xamsokale