“Qofka aad la haasaaweyso waa inaad kula hadashaa hadal raxmad leh”. Abwaan Sharlaawe.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • “Qofka aad la haasaaweyso waa inaad kula hadashaa hadal raxmad leh”. Abwaan Sharlaawe.

ความคิดเห็น • 31

  • @saniisweety
    @saniisweety ปีที่แล้ว +10

    Mnsh Allah wiil ku maskax badanaa nin wx badan nolosha ka og 😢❤❤qiimaha jaceyl waa intaas uun from Hargeisa 🎉

  • @salaxcalimaxamad8190
    @salaxcalimaxamad8190 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaha wll qaali qisoyinkaga waba kahelay ee oo soo badi

  • @bintuomar3114
    @bintuomar3114 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله تبارك الله

  • @saynab7503
    @saynab7503 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waxa tahay fariid rabi haku Daayo hana kuu bara keeyo familkaaga

  • @Hamda6
    @Hamda6 ปีที่แล้ว

    Mashalah ale haku barakeeyo abwaan runti wax aad umihimaad kahadashay

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤️ abwaane ajar allaha ka siiyo❤️

  • @munacjibaar9214
    @munacjibaar9214 ปีที่แล้ว +2

    Dareen hooyo damqasho walaal iyo demo aabe❤

  • @zamzammaxamed3032
    @zamzammaxamed3032 ปีที่แล้ว +1

    Maaaaasha allah

  • @inawadaad7000
    @inawadaad7000 ปีที่แล้ว +3

    Dareen hooyo
    Damqasho walaal
    Diidma yaraan
    Daymo aabbe

  • @xaliimomaxamad
    @xaliimomaxamad ปีที่แล้ว +1

    Mashah

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh ปีที่แล้ว

    Abwaan sharlawe ❤❤

  • @raxmoshiikh3250
    @raxmoshiikh3250 ปีที่แล้ว

    M.a walaal alaha ku dhawro

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @abdilatifsaadomar9588
    @abdilatifsaadomar9588 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wabariahmed2661
    @wabariahmed2661 ปีที่แล้ว

    Hasawe suban
    Aman xadeysan
    Agjog kuban
    Socud xelesan
    Adima laban
    Aqon dursan
    Waalatashi

    • @wabariahmed2661
      @wabariahmed2661 ปีที่แล้ว

      Kood jacay
      Kaftan walal
      Kadaaweyen

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 7 หลายเดือนก่อน

      Soomaaliga si fiican u baro wixi macnihi baad ka qaadee. Shaqal gaabka iyo shaqal dheerka macno wayn ayuu qoraalka Soomaaliga ugu jiraa. Inshaa'Allaah naxwaha qoraalka ilaali. Sidaan u qor
      Haasaawe
      Amaan xadaysan
      Ag joog kooban
      Socod xilaysan
      Adimo laaban
      Aqoon durugsan
      Wada tashi
      Mahadsanid.

  • @dahabocadan4114
    @dahabocadan4114 ปีที่แล้ว

    🥰🥰

  • @liibaanasad-pd5he
    @liibaanasad-pd5he ปีที่แล้ว

    Hooyadeeda haday kacabsanayso❤

  • @user-bt8fq3cf8h
    @user-bt8fq3cf8h ปีที่แล้ว

    Hadaan kaa yeeelo abwaan aaa naag sikasto kudeenaayo dhagool aaan ahay sxb suuuqa xanaga xayirin ok abwaan wixii qalad ah cafwan 😂

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 2 ปีที่แล้ว +3

    Oomaanta nimankii ma haasaawaa la baraa daroogadii ayaa maanta ka xaday miyaa caruurta meelkasta ku shaleemo ayaa dhiban ee nimanka yaan gabdhaha loo loogin daroogaa maan tirtaye keenya iyo itoobiyeey u xirxiran yihiin aqliguuduna ma xakameeyo 32 oo colaad ah iyo daroogadii oo dadka ka baxday shaqala aan baahsan. OO wadankooda oo barwaaqo ha ka baahan

  • @shacbi5324
    @shacbi5324 11 หลายเดือนก่อน

    Like sharlaawe ayaa iskaleh iyo commentska

  • @AxmedIbrahim-rt3gn
    @AxmedIbrahim-rt3gn ปีที่แล้ว +1

    Mah

    • @user-oi6kd9mq8l
      @user-oi6kd9mq8l ปีที่แล้ว

      ❤❤😂😂😢😢😅😊😢

  • @Cabdulaahi-oh3km
    @Cabdulaahi-oh3km 2 หลายเดือนก่อน

    Axmed showqi asaga si wax loo shukansado mayiqaan miya waka soo galey dadka wax loo shegayee😂😂😂😂😂

  • @hayaat2928
    @hayaat2928 ปีที่แล้ว +3

    1 diinta inuu leeyahay Dareen hooyo damasho wllo iyo dabeecad wanaagsan

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 ปีที่แล้ว

    abwaanka fariinteydan iga gaarsiiya gabadh baa u shukaasi tagey waa' markana hoyadeed ayaa garoob ahyd saa waxay igu tiri nin so aabahey oo kale lee maahan mxaa markan dhahyna waxay igu tiri nin hadduu fiican yhy hoyadeey garoob may noqoteeen

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 7 หลายเดือนก่อน

      Waa la programiyay hooyadeed ayaa ciilkii ay qabtay ku shubtay anigu talo ahaan gabar aabeheed u cuqdadaysan qof kulama taliyeen inuu wax ku dar sado sabab too ah gabar aabeheed u ceeb qarin wayday inay adiga kuu ceebqariso waa wax aan dhacayn.
      Guurka macaan kiisuna waa isu ceeb qarin ??