Khadra Daahir Cige iyo Axmed Cali Cigaal - Shafka Kaalay igu Qabo (Kaban Duet Hees Cajiib)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 18 วันที่ผ่านมา

    Yaasalaam fan waa Kii hore cigaal iyo khadro daahir

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 8 หลายเดือนก่อน +4

    Shilba wuxuu kadhacayaa
    Shabed quruxsan iyo wiil
    Sheeda iska deeqoo
    Sheekaysta maalme
    Shib adoo aan iga odhan
    Shock’baa ihaystee
    Intaan sharadu igadhicin
    Ishifayso adiguna
    Shilba wuxuu kadhacayaa
    Shabed aanad aragoo
    Idinkoon shuruud dhigan
    Sheeda kaa jeclaatee
    Shoow sharacaliyo maya
    Kuma shaafiyaysee
    Shaan shaan hakula tago

  • @1972543
    @1972543 ปีที่แล้ว +2

    One of my best favorite songs ..Khadra Dahir..May Allah grant you Rahma and jannat

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 หลายเดือนก่อน

    Mirihii m.s.kaneeco laxankii a.c.cigaal codka khadra daahir cige iyo a.c.cigaal

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled ปีที่แล้ว +1

    Rabbi ha u naxariisto
    Khadra Dahir igeh

  • @zakizaki6981
    @zakizaki6981 4 ปีที่แล้ว +5

    inbadan mahadsanid
    sxb
    waayo wacan
    inasooxasuusisay

    • @colemanbryce9809
      @colemanbryce9809 3 ปีที่แล้ว

      you all probably dont care but does anybody know a method to get back into an Instagram account??
      I was dumb lost the password. I appreciate any tips you can offer me.

  • @AhmedHassan-jg5hp
    @AhmedHassan-jg5hp 3 ปีที่แล้ว +2

    Kabanka Axmed Cali cigaal waa caan cidna lagacan mahaa

  • @alifarah4857
    @alifarah4857 25 วันที่ผ่านมา

    Gacanta & laxanka Cigaal

  • @najiibomarjama261
    @najiibomarjama261 3 ปีที่แล้ว +4

    Aar heestan maxaa searching gareyay helay lakin cawo 10/2/2021

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed isagaa tumay heestan. Laxankana saaray. Ereyadii xasan Ganeey iyo codkii khadra daahir. Riwaayaddii dab jaceyl kari waa.

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 หลายเดือนก่อน

      Adeer heestan ay wada qaadayaan Axmed Cali Cigaal iyo Khadra Daahir Cige waxay ka mid aheyd riwaayaddii uu lahaa abwaan Xasan ee la oran jiray "Dab Jaceyl Kari Waa" ee ma aheyn "Jin iyo iyo Jaceyl"

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 หลายเดือนก่อน

      @@rashidhassan572 sax

  • @cabdirisaaqmaxamuud5808
    @cabdirisaaqmaxamuud5808 ปีที่แล้ว +1

    heestaan waxn raadinayay mudo fog nasiib wng cawa ayaa nasiib u yeeshay inaan si dagan u dhagaysto inta ila dhagaysanayso cawaa o taarikhda tahy 12-4-2012 fanaada khadra daahir si gaara ayà u taageraa

    • @ikhajji
      @ikhajji  ปีที่แล้ว

      Dageysi Wanagsan

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir ปีที่แล้ว +1

    Waxan Xasuustaa Waayo iyo Wakhtigii Wacnaa
    Wadanka Somalia Waxa Taladiisii Qabsaday Dad Aan Hore utalinjirin
    Markaa Waxa kaDhacay Dalka DhaQan
    Rogan ilayn Dowlad Daacadi kamayjirin
    30 Sano Ee udanbeeyeye

  • @mohamedarabibrahim9509
    @mohamedarabibrahim9509 4 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo
    Nice song 🎸🎻👌

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว

    Wow Allaha siiyo caafimaad iyo cibaado suuban Aamiin

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 ปีที่แล้ว +1

    MAMA KHADRA DAHIR ALLW KU NAXRIIS🤲🏽

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 7 หลายเดือนก่อน

    WAXAN XASUUSTAY HABEEN ANIGO JOOGA JIGJIGA XABAD ANSHEKAYSAN JIRNAY IGU TIDH SHAFKA KALAY IGU QABO

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 11 หลายเดือนก่อน

    Best Lacan ➕️ music 🎶,

  • @nalkakadiye7800
    @nalkakadiye7800 ปีที่แล้ว

    The best song

  • @xamdifaarax4631
    @xamdifaarax4631 ปีที่แล้ว +1

    16/1/2023 abaaro 1:23 daqiiqo magaalada garawe

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto

  • @uulali1142
    @uulali1142 4 ปีที่แล้ว

    Waa khadro daahir ee saxa sxbayaal idinkoo mahadsan

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Heesihii waaya waayo

  • @wardahussein7105
    @wardahussein7105 2 ปีที่แล้ว

    Shiiilka ka dhaaaccc wadaanhaa 😢😢😢😭😭😭🥵

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 ปีที่แล้ว

    Riwaayadaa yaa kabanayste ka ahaa

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 9 หลายเดือนก่อน

    Caawan Anna helay 25th November 2023

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 ปีที่แล้ว

    Waaw waaw waaw waaw waaw

  • @maxamedfarax9734
    @maxamedfarax9734 ปีที่แล้ว

    Ish cala

  • @maxamedfarax9734
    @maxamedfarax9734 ปีที่แล้ว

    Song

  • @ahmedabdi8486
    @ahmedabdi8486 2 ปีที่แล้ว +1

    Sida uu ufarsameyay halkaa uu ilaaway ee uu sadexda jeer ku celiyay waxaasa fanaana

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 3 ปีที่แล้ว

    Keeee adag taaamiliyiinta iyo hindiga cas. Taaamilka dee waa taamil tigers. Kee qurux badan allla waxa ka dhashay himmo malino iyo sahra deef naxaa isku keenay lamaanayaashoidii jeena attriishadihii aan ku arkay madraas dhulka balaciisana tusssaa taamip nado karna taaka south india with sri kaanka way usleegyihiin madawga hindiga iyo casaankoidu yaaa aduunku yaqaaaaan. Kaalaya hadaba dhaqankii afkii fartii asalja ahaa. Haday iiiraan iyo yaman noqon waayaan kuwan wax ismooday taaaj kaxal taajaj laysa saarsaarataa banka jeena taamil aan aqaaanow.

    • @craxmaanmuuse510
      @craxmaanmuuse510 3 ปีที่แล้ว

      Kuwa south amerika yidhaa mastaafur baanu ku gaynay halkaa ee innna unitedka kula hadhay. Berrri aaaan dhawan baanu maraakiib kaga guranay afrika that time maraakiibiba may jirin atleeeeast miyey doonyo yidhaahdaan. Hadsyse south anerika ku saydhayn kuwii aanay rabin maxay u tarmi waayeen kuwa waxaa inoo sheegayaa qaaradii dhamayd waa madawe miyaad rumaysan tihiin baasifigaanu ka gudbinay dad thaaaaaat time oi dariiqii jaluunkee automatica waaar taaaaha yaraysta martina ahaada gonnnnna waannnna there iyo gottta ayaanu qoraal iyo no man no ham no dhaji no dhaji dhdhdhdha yaaa leh acccccentkaa ilama isla wayn hadaan intan idiin imaaddo irbadad sidataan mid ka dheer idinku muddi waayo. Saaaaxiiib miyaad baqateen waanniska hadlayaa.

    • @craxmaanmuuse510
      @craxmaanmuuse510 3 ปีที่แล้ว

      Dhaqan iyo ciyaar dhaqmeedka anerikana eeega. Waa taaaaayadiii yurub ha boodaane. Mardambe adoo amerika ah ku dheh yaanan maqlin anagoi qaaradda anerica ah car la walaal noqo at leeeeast afrikaanu habra wadaag nahay hanugu ceebayn qaarad magac leh baanu nahaye wissssskaaa lana yidhaaaaaaa oo yurubean basnu mataano nahay. Haka maqlina car mardambe reer yurub sheego u mustaafuriya haday jecel yihiin cadaanka midabkaa sitttta.

    • @craxmaanmuuse510
      @craxmaanmuuse510 3 ปีที่แล้ว

      Maaaaaanta abti miyaan idinku xayraaamay. Haaaaaaa mardambe idinku xayrami maayee aaamusa hayadhaha hayyyyye besdeee. Aaamusa.

    • @aq_ahmed
      @aq_ahmed 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb maxaa ka hadleysaa waaba ku wareeray qoraalkaaga. Farta Somaliga marka hore si fiican ubaro

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว

      @@aq_ahmed 😅😅🤣😅

  • @mohamedarabibrahim9509
    @mohamedarabibrahim9509 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan filayaa waa riwaayadii dab jacayl kari waa

    • @ikhajji
      @ikhajji  4 ปีที่แล้ว +1

      Nacam. Brother.

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว

      Yes Indeed 👍

    • @jamamohamud3438
      @jamamohamud3438 2 ปีที่แล้ว

      Sxb waa saxantahay marki hore waxaa laqaaday sahra axmed markaan danbe ayay khadra laqaaday