Garaadlay.flv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @UniqueeB
    @UniqueeB 13 ปีที่แล้ว +4

    heestaan waaa hees idhax kashay wali ma argin hees saan aan u dhageesto kacalgaa daldaroosada guubaab iyo midna hees laku magaaro yaasalaam inaba caadi ma ahan walaahi yarda sanadka nolow cadawgaa hajabo waxaana kaarabaa in aad u jawaabto ikraan waaa gabar wanaagsan laakiin docka yeeerda u jawaab shukri sindiko

  • @jooncuuke
    @jooncuuke 13 ปีที่แล้ว +1

    maa sha alaah waxaas aa kaa hees kaa ah waa ka baxsatay wlh waxaad tahay Marwo Dhiigleh Oo xilaheeda Difaacan Karta Meeshaaan oo Kalana sedexeeye Loogama Baahna EE GABADHA Kalaaay Gabdhaha Ragooda Udaaa

  • @adamj2524
    @adamj2524 13 ปีที่แล้ว +1

    cadeey masha alaah, qoftaan ikraan adigaay rabaa in kugu soo banaan baxdo . you look good mashalaa . lakiin waloqaraab kiilay calaacal keedii , we all love you somali in america,,,,,,,,,,, love layla /

  • @adamj2524
    @adamj2524 13 ปีที่แล้ว +1

    I love your song you are the besat fanada of dhliyada somali,,, love layla////

  • @buraowe999
    @buraowe999 13 ปีที่แล้ว

    Waan ku raacsanahay faalis jawaabtan kulu ee ay ugu jawaabayso ikraaaan eesh calaa foorjo

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ 2 ปีที่แล้ว

    1:47 Midnight Songs 😥5 😢 July 😢 2022

  • @SuperHONEY2003
    @SuperHONEY2003 13 ปีที่แล้ว +1

    wowowo beat up ikraan caraalle she nothing u know but falis u are the best lady ever

  • @amalabshirabshir682
    @amalabshirabshir682 ปีที่แล้ว

    My favorite song

  • @UniqueeB
    @UniqueeB 13 ปีที่แล้ว +1

    heestaan waaa hees idhax kashay wali ma argin hees saan aan u dhageesto kacalgaa daldaroosada guubaab iyo midna hees laku magaaro yaasalaam inaba caadi ma ahan walaahi yarda sanadka nolow cadawgaa hajabo waxaana kaarabaa in aad u jawaabto ikraan waaa gabar wanaagsan laakiin docka yeeerda u jawaab

  • @abdishakurahmed5891
    @abdishakurahmed5891 2 ปีที่แล้ว

    Walee waa xasuus gaar ah iyo waqti lasoo maray

  • @DeeqoCabdulahi-c9m
    @DeeqoCabdulahi-c9m 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉❤❤

  • @faisal18ha
    @faisal18ha 13 ปีที่แล้ว +1

    @Raadraacafanka thanks sxb markan arkay lyricska ayayba heesta macaatay walahi

  • @SuperHONEY2003
    @SuperHONEY2003 13 ปีที่แล้ว +1

    wwowowowowowo that was good answer sister good job!

  • @somrazy3
    @somrazy3 13 ปีที่แล้ว +1

    Falis caadi ma ahan, waa ka baxssatay. xD

  • @abdirahman34
    @abdirahman34 13 ปีที่แล้ว +1

    i really like this song

    • @adeeraynab5411
      @adeeraynab5411 2 ปีที่แล้ว

      11 year Ago bro are U still Alive 🥺🖐

  • @FAKAT30
    @FAKAT30 13 ปีที่แล้ว

    graadlay ...........mar hadaadan gareen aaa walle waa yaavb Abwaanada ayaaba kasiidar oo wada G

  • @abdirahman34
    @abdirahman34 13 ปีที่แล้ว +1

    nice songs sis fails

  • @maryanakuchkuch6943
    @maryanakuchkuch6943 9 ปีที่แล้ว

    Falis magac kamaskiin maaha

  • @Somtales
    @Somtales 13 ปีที่แล้ว +2

    guushiyo ayaankuba
    galad eebe weeyee
    hadaan guulle kuu qorin
    si xun laguma goobee
    inta laba gayaanoo
    guri yeeshay oo ladey
    kala gooy isleedahay
    guuleysan meysidee
    guryo noqoshadoodiyo
    gacan dhaafta reeraha
    godob yaaney kugu noqon
    gacal kaa daldoorsadey
    goobaabo iyo hees
    midna laguma gaaree
    hooyyy!! intey goori goori tahay
    day dayo gayaankaa

  • @shukriyalatife698
    @shukriyalatife698 6 ปีที่แล้ว

    I love her

  • @kudaare
    @kudaare 13 ปีที่แล้ว +1

    @casri11 hadii aad doonayso heesta shukri qaaday waxaad qorta jaar iyo juuni wey kuu soo baxaysaaye

  • @Kamaal48
    @Kamaal48 13 ปีที่แล้ว

    Ma ogtahay Garaaadlaay aa omg waba caay ween ikraan jawab ka sugna lol

  • @shukriali6715
    @shukriali6715 12 ปีที่แล้ว +1

    sax falis abaayo ninkaga ilaasho dhilloyinka qamrada ka dhargay ha u bixin adaa kuleh 100%

  • @Altomoda
    @Altomoda 13 ปีที่แล้ว

    Garadlaay miyaa tiri falisey maad kadayso

  • @UniqueeB
    @UniqueeB 13 ปีที่แล้ว +1

    hodan

  • @abdiweliyasin8892
    @abdiweliyasin8892 4 ปีที่แล้ว +1

    Mar hadaadan gaarayn
    Geeraar raqiisiyo
    Gucla orodka raacda
    Waxba kuuma goysee
    🤔

  • @ahmedsujuu2010
    @ahmedsujuu2010 13 ปีที่แล้ว

    Fanan somali iyo mid fanka ku soo gashey in ayka haysto wadamo iskumid manoqoon karaan

  • @abdifarah1021
    @abdifarah1021 10 ปีที่แล้ว

    Taan cidlakama qaateen foshaxun miyay gadhikaray ikraan hush waa iska reer .....

  • @TheMuuuusa
    @TheMuuuusa 13 ปีที่แล้ว +1

    afsomaligu koonfur buu ku dhashay dhalinyaranimadiisuna waxay ahayd bariga (wayeelnimadiisuna waa waqoooyig halkasay sugaan iyo fananinba ka dhalatay somaligun wa kooda) jabuutina wuu ku dhintay kkkkkkkkkkkkk hees inan lagu caayo waligay ma maqal tan ka hor

  • @Shaafiable
    @Shaafiable 13 ปีที่แล้ว +1

    waa...hees..lagufarayareestay ...oo..ah..jawaab..bixin....balse waa..cadi...ayada..inee...u...jawaab..bixiso. Lakiin..waxaan...ka..halin...yarka..tusaalaha..loogu..soo..qaatay..video..ga..waayo..qof..aa...asxaab...aheedeyn...oo..wali..ba....xariir..idin..dhex..maray....tusaalo...
    faan...in..la..gugu..soo....qaato..ma..fiicney....waa......laciifnimo...laba...hablood...
    dhexdooda...in..aad....ka..muuqatid... but..l..like..da..song..it's..hit

  • @jooncuuke
    @jooncuuke 13 ปีที่แล้ว

    maa sha alaah waxaas aa kaa hees kaa ah waa ka baxsatay wlh waxaad tahay Marwo Dhiigleh Oo xilaheeda Difaacan Karta Meeshaaan oo Kalana sedexeeye Loogama Baahna EE GABADHA Kalaaay Gabdhaha Ragooda UdaaaaaV

  • @jooncuuke
    @jooncuuke 13 ปีที่แล้ว

    maa sha alaah waxaas aa kaa hees kaa ah waa ka baxsatay wlh waxaad tahay Marwo Dhiigleh Oo xilaheeda Difaacan Karta Meeshaaan oo Kalana sedexeeye Loogama Baahna EE GABADHA Kalaaay Gabdhaha Ragooda Udaaaaa