"Somaliland hadanay Wax ka qaban Cudurka ka Socda Sool iyo Sanaag wuu dilayaa" Guuleed Dafac
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com
Maansha Allaah ❤ Alle cilmiga caqliga hakuu❤ barakeeyo garyaqaan talo ayaankuu soo jeedinayaa waaa muhiim in aad iskuul iyo jaaamacado aad wax kadhigtaa dadkasgana horumarisaa waayo way yar yihiin dadka sidaadan oo kali ihi fadlan in aan kula kulmo ayaan jeclay si aan fikir kayga kuugusoo gudbiyo in sha allaah
Mr Guleid wa mid ka mida aqoonyahanka da'da yar ee an nidaamka qabyaalada & siyaasadaha ku milmin. Wax kasta oo uu sheegaya wa wodada horumarka & dowlad wanaaga loo Maro.
nlll😂❤😊😊😊hadalkiisa
Anigu rayi ahaan waxn qabaa in wax laga badalo Golaha Guurtida oo wax alaala waxay taran lama arag lacag un bay gurtaan
Guuleed dafac iyo Abwaan weedhsame waxaan rajaynayaa inay Doorashada baarlamaanka ee Somaliland 2026 la dooran doono, sababtoo ah waa niman maskaxda ka xor ah oo aan tuug iyo qabyaaladaystayaal ahayn
Aqoonyahan Guled Dafac
Wa in xil laguu dhiibaa
ninkan hadalkiisa waandhagaystaa aad iyo aadbuu. macquul uyahay intaa uuyidhi waxaanku darayaa ilaa iyo diinteena macaan kudhaqano heshiinmayno sobobtoo ah cadaab rabaaniya Ayaan kujirnaa waxkadhexeeyaa majiro soomaali hadana way iswada wayday
GARYAQAANKA MOBILE KIISA HA BAADHAAN CIIDANKA NABAD SUGIDU WAXA JIRA DAD BADAN OO JOOGA SOMALILAND GUDEHEEDA OO DAD WANAAGSAN LOO YAQAAN LKN KU XIDHAN XAMAR OO LAGA SHIDAALIYO SHAQADOODA HA QABSADAAN OO SU,AALO HA WAYDIIYAAN ISAGA IYO GOOSHA ISAAQA GABADHA LA YIDHAA
Isla weyne doraweyne
Guuleedow hadal wax mataree hanyeeloo is sharax ilaa kursiga ugu sareeysa dalka aanu ku eegno isbadalka sameysee.
Askariga milatryga ah ee amarka lasiiyay haduusan diidi karin loona qabsan karin wuxuu sameeyay diyaarada hargeysa idiin dejiya khalad ayay usaaran tahaye