DEG DEG Odayaasha DDS O Si Rasmi Ugudhawaaqay inay Kabexeen Shirkii Masiirka itoobiya kdb markii Axm

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 41

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 หลายเดือนก่อน +12

    Odayaasha guul iyo gobonimo , guul xornimo xalaal ah guul,❤🎉❤.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 หลายเดือนก่อน +6

    Axmaarada ka saara meesha, waan diidney , gumeysi dambe diidney xornimo ayaa xalaal ah xaaraan tuurney,❤,

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 2 หลายเดือนก่อน +5

    Well Done Odayayaasha DDS, Aaya ka tashigana iyaga ayey ka go'daa qarnigii 21 aad was lagu jiraa oo la isma gaadi karo Ethiopiyey. CONFEDRATION baanu dooneynaa. Axmaarada iyo Oromada degan Jigjiga ha aadaan qowmiyadahooda meeshan Somali baa leh.

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia weyn Guull gul inshallah itoopiya 5 Gobale Ayeey Naga heestaane Is Xoreeyeye itoopiya waa Buburtaye Allaha Tala Saarta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nimcoabshir-l2h
    @Nimcoabshir-l2h 19 วันที่ผ่านมา

    Guuuuul insha alh ❤❤

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ethiopia way burburtay way kalatagtay o dayaashu aadbay umahadsanyiin go aanka ay qaateen maanta

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e 2 หลายเดือนก่อน

    Ukaadi deegaanka soomalida muslimiin soomaaliyeed yaaikale
    Shisheeyuhu hanadaayo

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Hambalyo qaelaysatada shilimaadka xeerinaya Diida

  • @MuhsinOmar-ir1zw
    @MuhsinOmar-ir1zw 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah guul soomaaliyey

  • @EkramKassim-b6j
    @EkramKassim-b6j 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in la raacaa go.Aanka Odayaasha yaan la raacin Caado qaate

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sidaa ku admaysta somaliyey

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u 2 หลายเดือนก่อน

    Guul Guul Insha'ALlah

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 2 หลายเดือนก่อน +1

    War iska ilaliya Ethiopianka iyo jajusenta somalida ah

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc 😎💯💯💯🌎 somali galbeed allaah ha u sahlo hadayna iska qaban oromo iyo axmaaro dalka in lagala wareego yaay khatar uyihiin😎🌎 waa degaanka keliya itoopiya eey kutaameyso runtii war cadowga iska celiya oo iska qabta hoow 😎💯💯💯

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia must accept they are Ethiopians and refuse cheap propaganda from somalia ❤ you from Kenya 🎉

    • @ameenhoussaine2695
      @ameenhoussaine2695 2 หลายเดือนก่อน

      you born free but you choose to be occupied what a brainwash, If you are not contibuting stop the spreading ruthless words

  • @HindaMaxamed-y3e
    @HindaMaxamed-y3e 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh guul❤❤❤❤❤

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 หลายเดือนก่อน

    Qaranimo aan laguu ogaleen inaad madaxweyno noqoto, ama prime minister ama foreign minister ama defense minister, even general of army, what good is that qaranimo

  • @fethiaMohamed
    @fethiaMohamed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kamaxoroobi kartaan xaqiiqda iyo doonista ikhtiyaarka dadka masiixiyinta oo sidiina oo kale muwaadiniin ah
    Maaha kuwa kiristaan ka ineysan kililka soomalida xuquuqkulahayn oo wadankooda aykaqaxaan marwalba sababtuna waa ineywaalidiin iyo cidkastaba kahoryimaadaan masiixiyinta wadanka udhalatay😢 saasdarted ajnabigu anagey nagasocdaan oo fikirkhaldan adaakeenay iyo xoriyadburburin adna markaaga kaxaaxaabi markaaga wataasaa kuheysatee😅
    Sharka kaxorooba iyo nolosha gudcurkaa oo midnimo kiristaan iyo muslimba wadankiina ulahaada ayadoo ixtiraamka diimuhujiro
    Inaad ifahantay baan filayaa siwanaagsan akhriste.

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 หลายเดือนก่อน +1

    Deegan xusuusnaada Ethiopia ayaa iska leh

  • @AhmednurMaxamed
    @AhmednurMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @kawsarmacalin2066
    @kawsarmacalin2066 2 หลายเดือนก่อน

    waa ku mahadsan tin xogta aadnasii say

  • @AbshirAhmed-w2f
    @AbshirAhmed-w2f 2 หลายเดือนก่อน

    ma awoodaa dds odayaasha 5 iibsi iyo shaqo siin

  • @fethiaMohamed
    @fethiaMohamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Arimaha siyaasada kililka waxaa sisaxa xuquuqda kamaqan udoodikara oo kaliya soonacilinkara waa dadka xuquuqdooda loodiidanyahay ee Christian ka ah hadey orthodoxy yihiin iyo hadey Catholic yihiin iyo hadii ay protestant yihiin oo isku ah Christian Somali muwaadiniin
    Inaaderkey qaaliya masuul sare dhamaantiin Rabigu haydin barakeeyo idinka oo muslima lakin meeshu ama dalku waa inagadhexeeyaa ee cunaqabateynta dadka Christian kusaaraan kililka soomalida waa inaad nagaqaadaan
    Waayo sidaad dalka ujeceshihiin ayaanu ujecelnahay hadaanu masiixiyiinta kililka udhalatay nahay
    Qeysasku waa soomali adookalaa oo afka Amxaarada kuhadla iyo wiilashayada iyo oo protestant ah ee midnimo muwaadinimo kudheehantahay waa inaad xagjirnimoda islaamka katanaasushaan!!

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 2 หลายเดือนก่อน +1

      Islaamku wax xagjir ah maleh sharkina ilaahay ayaanu idinka magangalnay

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 2 หลายเดือนก่อน

    Oromadu 2018 dalka markay qabsatay waxay dajiyeen qorshe ay ugu gogol-xaaraan si tallada dalku gacantooda uga bixin wakhti-dheer. Talaboyinkas ooy fuliyeen qaarkood waxa kamida:
    1) AWOOD-DHEXE: In awooda kubaahsan 9kii xisbi qoomi ee TPLF dalka ugu talin jirtay, llagu ururiyo hal xisbi siyaasadeed, meeshana laga saaro awooda kubaahsan xisbiyada qowmiga ah ee 9ka deegaan (4ta EPRDF iyo 5tii bah wadaagta lahaa). Talaabadan oo waa lafuliyey
    2) In lawiiqo awooda dhaqaale ee TPLF, Amxaaro iyo tigreega lakala dhax dhigo colaad aysan waligood kamidoobin kari siyaasad ahaan.
    3) In lawiiqo awooda dhaqaale iyo shacab ee xabashida kuleedahay caasimada Addis-ababa.
    4) Si loo yareeyo saamaynta siyaasadeed ee qoomiyadaha dalku kuleeyihiin dawlada dhexe, loona yareeyo muranka xuduudaha ee kililada, in dalka loo qaybiyo 18 maamul deegaan, dib-uhabayna lagu sameeyo 9ka maamul deegameed..
    5) In lamideeyo Ilaha dhaqaale iyo horumar ee 12-ka caasimad magaalo ee dalka ugu waawayn.
    Qorshahan maxa fuley, maxan fulin laguna guda jiraa fulinteeda?. Ayadoon waxba laga badalin dastuur iyo nidaam fadaraal aya hal-hal loola wareegay awoodii maamul deegaanka. .

  • @MahadMohamed-j3n
    @MahadMohamed-j3n 2 หลายเดือนก่อน

    Itobiyan banahay iyo calacl misqanto

  • @AbshirAhmed-w2f
    @AbshirAhmed-w2f 2 หลายเดือนก่อน

    1 waxaa ka ah kororka amxaarada odayaash dds abiye dhul kamakiray shaqana masiin waxaan kufilan 5 cisho oo aan wax bana laga iibsan shaqana loodirin iyada oon lala dagaalamin

  • @HalimoDaqane
    @HalimoDaqane 2 หลายเดือนก่อน

    Hi

  • @MaxamedKhaliif-u6l
    @MaxamedKhaliif-u6l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wariska.dhiciya.gaalo.madawga
    Warkujana.taga.xaaraanta

  • @NastehoBadri
    @NastehoBadri 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliye fadhiga ka kaca wayo gumaysigu hadba her ayu ino wajahay kasara deganka qashinka sobux dhafiyay dhamantod katarrxila

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 2 หลายเดือนก่อน

    Abiyi OPDO ayaa ka xun sida ii muqata Xabashida ee yaan la tagin shirkaas waa khayaamo

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e 2 หลายเดือนก่อน

    Geesinimo soomaali yaaloo
    Ogaacabsidaiskadaaya

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 หลายเดือนก่อน

    Ala gurigaa ba onlf dulisanaa waxay ku guldaraysteen in ay shacabka mideyaan inta magaca ogaden kudhagan yihiin uf

  • @NuroWehliye
    @NuroWehliye 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 2 หลายเดือนก่อน

    ninkii walalki kataga nin walalki wata ayaa adigana kugumeyn naaya ee tiro iyo dhiri labada baloma xirna tigre kucibri qado ugaaden xagee buu umada uwada

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 2 หลายเดือนก่อน

    abey.iyo.malazenawi.wadaniyada.iyo.siyasada.abasiniya.waykasimanyiyiin.abeylabaqodob.buu.kahortagaya..somalisheegata..degaanka.iyo.islaam.argàgaxiso.kuhooß.dhumanayso.sida.içtsaam.oo.jigjiga.kasoomuuqatay.lalbadaa.ayuu.baabinaya

  • @AhmedabdiAbdiahmed
    @AhmedabdiAbdiahmed 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤