Adiga af Somali Maa soo qortid, soo Somali matihid? Amuuraha Allaha sahlo, wax badan baa Naga wada qaldan. Boolasha na dabacsan Allah noo dhuujiyo. Somali towfiiqda Allaha waafajiyo aamiin
مسلمين لكن غير مطمئنين اين يجتمعون مجتمع عدد هذا ومن يكون مسؤل عن أمنهم وهم يأكلون بعضهم البعض بلا سبب اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض 🤲🤲🤲
Wadaadii darood hal kelmad lagama hayo berigii las canood waa kuwii isku soo habar wacday laakiinse maalinta sacabka isaaq amba hawiye laa xasuuqiyo way kaa aamuusan
Jazakallaahu kharan shiikh😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Aaaaaamiiiiiin yaarabi allow soomaali dhiiga qulqulaya ka jooji
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
جزاك الله خيرا
Rabi hana islaaxiyo wadnkana nabad haynoga dhigo😢🤲🏻
Jazakalaa khayr
Kolay dadkaan meelbaa Loo wataaye
Jazakallaahu khayr
Mashaallah.jazakala qeira
somali isku dhamataye alle xaqa ha fahansiyo culimadana baqa nabada alle haka abalmariyo🤲
Allahuma amiin
Jasaa Ka laah shiiq qeer Allaha ku siiyo hal baaq ayaan u dirayaa culumada soomaaliyed in la Aado meesha ay dirirta Ka socoto
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Amiin yaa rabi ducadisa si dagdag uga aqbaal 😢🤲🏻
Illahayow dhulka nabadgelyo nooga dhig peace and peace
Dadkani sheekhaw waa dad yaable oon ilaahay ka baqayn oo iscunaya
Allow kala celi kuwaas
Ilaahow kala jooji
لماذا لاتعقد هذه المؤتمرات في الصومال ...
أليس الصومال بلد مسلم؟
Adiga af Somali Maa soo qortid, soo Somali matihid?
Amuuraha Allaha sahlo, wax badan baa Naga wada qaldan. Boolasha na dabacsan Allah noo dhuujiyo.
Somali towfiiqda Allaha waafajiyo aamiin
مسلمين لكن غير مطمئنين اين يجتمعون مجتمع عدد هذا ومن يكون مسؤل عن أمنهم وهم يأكلون بعضهم البعض بلا سبب
اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض 🤲🤲🤲
من العجب أن تعقد هذه المؤتمرات في بلد غير مسلم ....
ولايمكن عقده في بلد يدعي أهله أنهم مسلمون مائة في المائة.!!!
فاعتبرو ياؤلي الأبصار.!!!
@xaajia2219
Somalia dollar aya laga isticmaala..
taas kahadal marka hore..
maxay dollar u isticmaalayaan so somali ma aha?
@@abdifatahmuhyadin-tk8ok
Haye weli sheeko baraleeda Maa wadaa. Somalia ineey 100% Muslim tahay sheegideeda inta iska dhaafto. Bal Marka hore adiga af Somali nagula hahadal, Dadka Nairobi kheyr ku qabsaday inta iska dhaafto. Somaliya culumo iyo dad muslimiin ah Kuma Yara Alxamdulillah
Asc😊
Ilaahoow nagaqabo kuwa waxqixinaayo
Maxaan samaynaa ? Bal haddii -
1991 -2024hadda Qabyaalad cad
laysku laynayo Bari - Galbeed oo -
Cid kala celinaysa’Aysan jirin !!!?
Yaabnay oo daalnay!! Dhul Cidla-
Ah ! Oo Saxara Ah oo Cidna -
Daganayn!! Laysku dilayo!!!!!!!?
القاتل والمقتول في النآر-
الصومالين! أين تذهبون!!؟
Dowlada hadi eey kucodsato inaa imaneysid dalka gudihisana aad farintada kagudbin kartid adunka najecel dalkenana kujirin qof sojedo malatoosiya kakac hurdada maladhahaa neyrobi hada dhaw malagudagalamin cidi idoneyso dalkeygana hailadoonto qofki istaga kaga tago kufarisan adna kiisa aad ka adeegeysid xaq kubuxinoosaa
Kuma dhaco inuu magacaabo meesha iyo cidda uu ka hadlayo
Meel uusan dagaal ka socon soomaali ma lahan yuu magac aaba
@@saynabibrahim4703 Qabiilkiisa (Daarood) ayaa Jubbaland, Somaliland iyo deegaanka Soomaalida ee Itoobiya dagaal ka wada oo Soomaali la dagaalamaya. Inuu qabiilkiisa runta u sheego .... kuma dhaco
Wadaadii darood hal kelmad lagama hayo berigii las canood waa kuwii isku soo habar wacday laakiinse maalinta sacabka isaaq amba hawiye laa xasuuqiyo way kaa aamuusan
Culimadu kaalintoodii Lama hayo runtaa wnaaagsan maalinkasta fariin baan commentiga ugu qoraa culumooy dadkii dhamaa ilahay dadka iga baqa
Hadana cidi ilaa hada socotaa ma jirto