QOSOL IYO QARAXO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @Hamida-29
    @Hamida-29 6 หลายเดือนก่อน +2

    Intee ka soo arurisay waxan wan fure😂😂 wilkan xamxam leh asaga waa ika sidaan qosol miran, ma na aqaan meel uu leyahay oo laga so qaato anaa toos u aadi lahaa meeshiisee xataa magacisa yaa igu dhama

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 6 หลายเดือนก่อน +3

    Muxuu la xam xam leeyahay ninkaas wajiga bedeshay😂

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jooji kaamarada adeeku ku dhalay wase 😂😂😂

  • @amaalsaeed2776
    @amaalsaeed2776 6 หลายเดือนก่อน +2

    Qoosolka aduunka mehan yaaaaalo waa kusalaamey wawalkay

  • @fariihafaraxsan9944
    @fariihafaraxsan9944 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc khaalid lagu waaye maxa kugu dhacay inta jer an meshada so boqday xisaab malahan
    Waxan rajenaya ina caafimaad ku maqan tahay umurahana alle hagu saqiro wllo❤️🙏

    • @khaalidhashi6021
      @khaalidhashi6021  5 หลายเดือนก่อน

      Wa ficanahay alxm mahadsanid wll wa so wada xoga mashaquley❤🙏

    • @fariihafaraxsan9944
      @fariihafaraxsan9944 5 หลายเดือนก่อน

      Alhamdullillah hadadba nabad qabto wllo mel kale o laga xiririyo ma.aqan sida darted ayan halkan kaala soo hadlay insha.allah ado caafimaad qabo come back ❤​@@khaalidhashi6021

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤😂😂😂😂

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sharmaahmed4460
    @sharmaahmed4460 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 หลายเดือนก่อน +1

    so funny kk 😂😂😂

  • @whocareiamaloneinlife3577
    @whocareiamaloneinlife3577 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qosol ma igu hadhin😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 6 หลายเดือนก่อน +2

    Soonka miyaad rabtaa inaad iga jibiso wlhi su.aalo dhaqan xumo ah iyo TH-cam maxaa kala haaysta kkkkkkkkk

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂