Oo ma ibaan lawayaalka ayad ka tirsan tahay wadigan af labadi yedhay mise isku faqash ayad ahaydayn maxamad duli ayan u naqaana waa xisbiga wadani duliyoo miidhan iyo faqash aya iskugu tagtay dhawaan jihaad aya lagu qaadi doona cadowga gudaha snm two is back too distroy
Cabdiraxmaan Ciro waa in uuna waxba ka waydiin Arimo dibadeed wakhtigii Adeerkay Siilaanyo ninkaasi waa ninkii Arimaha Dibada fadhiidka ka dhigay why Wasiirka Arimaha Dibada ayuu ahaa nimankaas xilalka hore soo qabtay ee aan Sumcada lahayn iska Ilaali yaanay Dawlada kaa Xumayn waa iga talo
Kan Mohamed Omer waa basaas Somalia u shaqeeya dhawaan ayuu Xamar ka yimi oo wuxuu ka sugayey in shaqo uu ka helo, waa mujrimkii Somalia ka saaray kumeel gaadhka shirkii London waxa ay kwada shaqeeyey Hersi Xaraami, Ciro kan haduu wasiir khaaraji ka dhigo Kacdoon ayaa lagu samayn ninkani waa Faqash number 1, shaaraca ayaa lagu garaaci hadii jago loo magacaabo.
Walaalo anigu wan ka soo hot jeeday dawladii muuse anigoo ku abtirsada Kulmiye oo anagu xisbi ahaan lahayn hadana ninkaa xiiran waa ninkii markii Adeerkay Siilaanyo haystay wadanka la degay ee Boorsawayne loo bixiyey ee Qarashka uun soo Dalici jiray ninkaas u malaynmaayo inuu faaiidooyin inoo leeyahay
Dhibaatada isfahamka siyaasiyiinta iyoaqoonyahada ee luqadaha ajnabiga dhex galinaya qudbaha miyaayna ogeyn dadka ay la hadlayaan ummada afsooliga oo kilaya taqaan mise waxay nabaraayan inay luqada kale yaqaanan wa layaabe!!!!
Su'aasha ay Innantu weydiisey Meeqaam wanaagsan Ee ahayd War maanta waxaad ku hadlaysaan hadalo wacan Oo lexejeclo ka muuqato markaad difaaca dalka iyo laascaanood ka hadlaysaan laakiin maxaad markii Aad mucaarad ahaydeen uga hadli weydeen Ilayn way duubanyihiin wixii Aad ku hadli jirteen Eed ku mucaaradi jirteen Xukumaddii Madii Madaxweyne Muuse biixi e Maxaa maanta keenay in Aad difaaca laascaanood ka hadashaan Ood markaad mucaaradka ahaydeen uga hadli weydeen ma maantaad mawaadiniin noqoteen Oo awal maydaan ahayn waa su'aalaha loo baahan yahay in Siyaadiyiinta xun xun Een Dal ka iyo Dad u daacada ahayn la weydiiyo Wallahi Su'aal loo baahnaa ayey weydiisey sharaf ayey naga mudan tahay innantaa wadaniyadda wanaag san leh Ee maxaddeeda la saluugsan yahay su'aasha muhiimka ah weydiisey 🙏👍✅💚🤍♥️
8 goor ba la wada hadlay wax midho dhal ahna lagama keenin , marka waxa loo siiwada saw waali maaha, iayguna had iyo jeer waxay ka hadlayan in wada hadaladii la sii wado waayo iyaga ka faaiday oo ka baxay dawlad ku meel gaadh ah hawadina inaga dhaxaysana ay kula wareegen , aniga rayigayga waxan odhan laha totali ha joojiyo wada hadalka
Maamulka Somaliland ma doonayn in xal laga gaadho e lacagta hoos ahaan noo siiya dadkana yaan loo sheegin ayay waysiisan jireen Somaliya. Waaa laga yeelay ooo lacagtaasi ayaa hoos ahaan loo qaadan jiray.Shacabka wax kale ayaaa loo sheegijiray Somaliyana waa la caayijiray.
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967716722163. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 20 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 60 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇................🎉🎉😢😢😢😢😢😢🎉😢😢🎉😢🎉😢😢😢😢😢🎉😢😢🎉🎉😢🎉😢😢
They keep repeating 64% mandates,but they down playing the turn out was less then 50% registered voters.the question remains why less than 50% unless they answer that they don’t have credible mandate.
Dad in la kala boxo garanaaya Oo ay wadamada midow ga ahaa kala baxaan garanaaya ama Aaminsan ayaa lala hadlaaye Maxamed Cabdillahi Cumar row waad dhamaysay hadal ka e ha ku noqonin Soomalia wadahadal lala galo Oo Natiijo ku Salaysan Guul aynu ka Gaadhno Qadiyadeena iyo Madax banaanideena ma jirtee yaanaan isku hawlin Wadahadal Dambe Oo madhalays ah Oo aynu la galo Soomalia hadaynu Somaliland nahay waayo laba iyo toban sanadood ayeynu wadahadal la wadney Soomalia Oo Maxamed Cabdillahi Cumar ahaa Mas'uulkii ugu sareeyey Ee wufuuda wadahadalada inagu metili jirtey Uu isagu hogaaminayey maantana in aynu natiijo la'aan iyo qasaare ka joogno isagaaba qiray markaa maxaynu uga baahanahay hadaynaan dee waaleyn wadahadal dambe Oo aynu Soomalia la galo hadaynu Somaliland nahay ? Jawaabtu waa wax ba ugama baahnin wadahadal dambe Oo aynu Soomalia la galo Oo Masiirkeena Mugdi iyo Mad madaw geliya sidii hore u dhacday ba No More Negotiatios dame Aynu Italy Soomalia la galaayi waayo Niman yaqaana Diplomacy yada iyo sida wadamadu u kala baxaan maaha waxay yaqaanaan Reer Muqdisho waa Four Point five Qabiil Qudhun iyo Qashaabiir Aynu iska ilowno Danaheena ka raacano waqti dambena yeynaan iskaga luminin Nimankaa Aduunku u ilaaliyo Amaan kooda iyo Dawlad nimadooda Ee Protection ka ku jira
Qoute " islaanta miyiga joogtaa biyo ayey u baahan tahay caafmaad ayey u baahan tahay kursi uma baahna" haddabe dadka kuraasta u baahan iyo dadka u baahan biyaha, caafmaadka iyo in ay nolol helaan keebaa badan? Keebaa in la tixgeliyo mudan doonistiisa?
Kii s/land bohosha wasakhda ah ku riday ayaad dadka soo hor fadhiisisay oo mudan in fagaaraha khayriyada dhagax lagu dilo ama lagu gubo.tani ayaan daranaa !!!!!!
Iibkii hore eed suuqa dhigtay dalkan ayaad hada kol hadaad fursad labaad u eshay ayaad sii xoojin doontaa uun,kan nacaska ah ee tusaalaha u soo qaadanaya ingiriiska iyo sangabuur miyaa umadan wax u qaban kara buuuuuus reer wadani
MOU is dead and it is a lougable joke of the century but we are open for business and we are willing to help Ethopia it's economy to flourish and the region in large but Ethopia must be peaceful and loyal customer
The main issue is how somaliland recognised? Somaliland needs recognition since 34 years ur discussing is valuable less we somaliland people need recognition first issue 😂😅😮😢
This gentlemens so called intelligent people u have to discuss about the recognition of somaliland main issue to discuss about it is shame to discuss about useless issues of future up coming from Ero government? The main issue of somaliland is recognition if the new president his road map to continue the process of somaliland previously political road map which somaliland people road mapping following the 34 years ago looking for recognition of somaliland????
Daalin laaluush qaate ah bargii hore waad naga hoosdustey laakiin maanta ilaahay ayaa naga kaa qaban anaguna waan iska kaa qaban
Oo ma ibaan lawayaalka ayad ka tirsan tahay wadigan af labadi yedhay mise isku faqash ayad ahaydayn maxamad duli ayan u naqaana waa xisbiga wadani duliyoo miidhan iyo faqash aya iskugu tagtay dhawaan jihaad aya lagu qaadi doona cadowga gudaha snm two is back too distroy
Faqash kkkkkkkk
Waa duligi bila dhiiga ahaa ey maxamad cumar cabdilaahi
Maxaad ninka ku haysataa?!😂😂😂😂
Cabdiraxmaan Ciro waa in uuna waxba ka waydiin Arimo dibadeed wakhtigii Adeerkay Siilaanyo ninkaasi waa ninkii Arimaha Dibada fadhiidka ka dhigay why Wasiirka Arimaha Dibada ayuu ahaa nimankaas xilalka hore soo qabtay ee aan Sumcada lahayn iska Ilaali yaanay Dawlada kaa Xumayn waa iga talo
Wadahadalka soomaaliya dib ha loo dhigo Ayaan lagu degdegin.wayo hadaf ka Ay aamin San yihiin Ayaa Ah midnomo😢😢😢
Ma umada ayad gaajo ku leyn mashaariic badan ayay heyso dowlada Somali dunida u dhiibtay hadanan lala hadlin lagama helayo
Kan Mohamed Omer waa basaas Somalia u shaqeeya dhawaan ayuu Xamar ka yimi oo wuxuu ka sugayey in shaqo uu ka helo, waa mujrimkii Somalia ka saaray kumeel gaadhka shirkii London waxa ay kwada shaqeeyey Hersi Xaraami, Ciro kan haduu wasiir khaaraji ka dhigo Kacdoon ayaa lagu samayn ninkani waa Faqash number 1, shaaraca ayaa lagu garaaci hadii jago loo magacaabo.
GEESIYO GEESI DHALAY GUULAYSTA OO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM
Kas. Caano galeen. Caqli ma galo. ❤gabadha dooda ku jirtaa. Waa. Mucaaradkii. Eebe waayo waxa ay. Garab marsantahay xuquuqdii. Ilaahay. Siiyey😊
Jibouti oo ah cadowgeena ugu weyn ee doonaya in uu xidho dekeda Berbera waxba kamay weydiin, Jibouti waxay Itoobiya ka heshaa ilaa 4 billion dollars, halka ay doonayso in Somaliland aanay hal dollar ka helin markaa waa arkayseen wixii shirkii kudaafada ahaa ee Ooyaaye iyo Ooyaaye kale oo Xamar ka yimi oo lahaa Wadani ayaan waxay ku hadlayeen, Wadani kamay jawaabin Hamablyooyinka Somalia ee laoogu hambalyeyey Maamul goboleed xataa Jibouti gobolada waqooyi ayey ugu hambalyeysay, Ciro khataro cusub ayaa ku soo socda hadii uu ka jawaabi waayana KACDOON SHACBI AYAA DHICI INSHALLAH.
Somalia in lala hadlo kumaanu codeyn hala joojiya
waxaan aad ugu ugu farax sanahay in inanta su, aasha quruxda badan way diisay
Maxamed Cabdillaahi Cumar waa wiil yar oo biibiile ah waa ninkii Siilaanyo jarka ka ridey Cirro waxaan kula talinayaa in uu ninkaa iska fogeeyo
Been iyo huuhaa qabyaalad iyo nacayb ayaa isukiin keenay ilaahay dalka iyo dadka haydinka badbaadiyo
Somaliland waa la aqoonsanaya insha allah ❤❤❤❤❤❤
Sawkii Xasan sheekh inoo sheegay in wax kasta oon kala gois ahayn waan ogolahay,gormaad wax fahmi doontaan, halkuu muuse maray mara , oo caalamka inoo baahan la gorgortama oo dib haw noqonina somaliland iyadaa loobahanyahaye wax fahma
Comentiga dadkii dalka laga badbaadiyay oo caytamaya ayaa waxkuqoraya laakiin doodadani waa mid cilmikudhisan aadna uxiisobadan
Walaalo anigu wan ka soo hot jeeday dawladii muuse anigoo ku abtirsada Kulmiye oo anagu xisbi ahaan lahayn hadana ninkaa xiiran waa ninkii markii Adeerkay Siilaanyo haystay wadanka la degay ee Boorsawayne loo bixiyey ee Qarashka uun soo Dalici jiray ninkaas u malaynmaayo inuu faaiidooyin inoo leeyahay
Been maad sheegin qoladii heego ayaa afxumadoodi sidii u wada
Somaliya so dirsatsy tuuug waaaa kooooxdiiii dalka iiibisay😊
Wlahay midkaliya oo attractive debate leh oo hadalkiisu ku cajabiyay kuma jiro
SHACABKA idinkaa Kala qaybiyay
❤❤❤❤❤❤
Sxb.dadka meesha fadhiye waa rag wax ay dhuftaan doonaya qurba joog ha aaminina
Kuwani iyo waryayaashii lashaqeynayeen mamaanta ayey laander noqdeyn
Dhibaatada isfahamka siyaasiyiinta iyoaqoonyahada ee luqadaha ajnabiga dhex galinaya qudbaha miyaayna ogeyn dadka ay la hadlayaan ummada afsooliga oo kilaya taqaan mise waxay nabaraayan inay luqada kale yaqaanan wa layaabe!!!!
Su'aasha ay Innantu weydiisey Meeqaam wanaagsan Ee ahayd War maanta waxaad ku hadlaysaan hadalo wacan Oo lexejeclo ka muuqato markaad difaaca dalka iyo laascaanood ka hadlaysaan laakiin maxaad markii Aad mucaarad ahaydeen uga hadli weydeen Ilayn way duubanyihiin wixii Aad ku hadli jirteen Eed ku mucaaradi jirteen Xukumaddii Madii Madaxweyne Muuse biixi e Maxaa maanta keenay in Aad difaaca laascaanood ka hadashaan Ood markaad mucaaradka ahaydeen uga hadli weydeen ma maantaad mawaadiniin noqoteen Oo awal maydaan ahayn waa su'aalaha loo baahan yahay in Siyaadiyiinta xun xun Een Dal ka iyo Dad u daacada ahayn la weydiiyo Wallahi Su'aal loo baahnaa ayey weydiisey sharaf ayey naga mudan tahay innantaa wadaniyadda wanaag san leh Ee maxaddeeda la saluugsan yahay su'aasha muhiimka ah weydiisey 🙏👍✅💚🤍♥️
Nijaaskan Mohamed Omer Kumeel gaadhkii uu ka saaray Somalia ayey inagu garaaceen Ictiraaf may heleen oo waynu sinaan lahayn isagaa lacag ka qaatay, ta kale MOUga hadii saxeexi weydaan guriga ayaanu Ciro ugu geli oonu aakhiro u diri Aygana waa lagu dari.
Waa isku hal reer 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waan fahamay maxamed ducaale qorshahisa waa 91 lama jooga
Diridhaba maanta Soomaali ma leh saw maha remember 1964
Wariye su aal muhiim ah Ayaad waydiisay Galaal 😂😂
Wasiirka gudaha ka maaliyada reer Borama ayaa leh hu ha 🛑
8 goor ba la wada hadlay wax midho dhal ahna lagama keenin , marka waxa loo siiwada saw waali maaha, iayguna had iyo jeer waxay ka hadlayan in wada hadaladii la sii wado waayo iyaga ka faaiday oo ka baxay dawlad ku meel gaadh ah hawadina inaga dhaxaysana ay kula wareegen , aniga rayigayga waxan odhan laha totali ha joojiyo wada hadalka
Lacagta badan oo hurumarin ah ayay dowlada Somali haysaa hadanan lala hadlin lama helayo dhalinyarada shaqa abuur ayay u bahan yihin
Maamulka Somaliland ma doonayn in xal laga gaadho e lacagta hoos ahaan noo siiya dadkana yaan loo sheegin ayay waysiisan jireen Somaliya.
Waaa laga yeelay ooo lacagtaasi ayaa hoos ahaan loo qaadan jiray.Shacabka wax kale ayaaa loo sheegijiray Somaliyana waa la caayijiray.
Dadku xor u ma aha codkooda kooxo danaystayaal ah oo Saladin iyo siyaasiyiin khaayimiin ah iyo awooodo shisheeye ayaa afduubay
Madax wayne muuse kumaan joogo wariye baratakoolka ha ilaaliyaan nimanku😂
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967716722163. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 20 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 60 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][;&&&//&..,~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•••••~•(・|.}]◤)~♡~♡~;l.i.i.i¡¡.i.i.l.|-.»◇◇................🎉🎉😢😢😢😢😢😢🎉😢😢🎉😢🎉😢😢😢😢😢🎉😢😢🎉🎉😢🎉😢😢
They keep repeating 64% mandates,but they down playing the turn out was less then 50% registered voters.the question remains why less than 50% unless they answer that they don’t have credible mandate.
Maqaam hose iyad geysaa qarankan. , adigu ma aaminsanid SL BENAALEH9😂😂
Wada hadlka dawlada cusub haka baxado gabi ahaanba sidasa dalkeena jamuriyDa somaliland Republic u fican
Maxamad Cumar iyo grubkas lasocda waa wada faqgash
Dadka qurbajoogta ahi faaiido badan umakeenayaan Somaliland ee iska hubsada plz
You can't love your country when you have a win
Ksn tuuug ugu wayn somslind ku darsya somaliya ilhay inagums so celiyo
Kulmiye cousb kulmiye hore
Dad in la kala boxo garanaaya Oo ay wadamada midow ga ahaa kala baxaan garanaaya ama Aaminsan ayaa lala hadlaaye Maxamed Cabdillahi Cumar row waad dhamaysay hadal ka e ha ku noqonin Soomalia wadahadal lala galo Oo Natiijo ku Salaysan Guul aynu ka Gaadhno Qadiyadeena iyo Madax banaanideena ma jirtee yaanaan isku hawlin Wadahadal Dambe Oo madhalays ah Oo aynu la galo Soomalia hadaynu Somaliland nahay waayo laba iyo toban sanadood ayeynu wadahadal la wadney Soomalia Oo Maxamed Cabdillahi Cumar ahaa Mas'uulkii ugu sareeyey Ee wufuuda wadahadalada inagu metili jirtey Uu isagu hogaaminayey maantana in aynu natiijo la'aan iyo qasaare ka joogno isagaaba qiray markaa maxaynu uga baahanahay hadaynaan dee waaleyn wadahadal dambe Oo aynu Soomalia la galo hadaynu Somaliland nahay ?
Jawaabtu waa wax ba ugama baahnin wadahadal dambe Oo aynu Soomalia la galo Oo Masiirkeena Mugdi iyo Mad madaw geliya sidii hore u dhacday ba No More Negotiatios dame Aynu Italy Soomalia la galaayi waayo Niman yaqaana Diplomacy yada iyo sida wadamadu u kala baxaan maaha waxay yaqaanaan Reer Muqdisho waa Four Point five Qabiil Qudhun iyo Qashaabiir Aynu iska ilowno Danaheena ka raacano waqti dambena yeynaan iskaga luminin Nimankaa Aduunku u ilaaliyo Amaan kooda iyo Dawlad nimadooda Ee Protection ka ku jira
Islaxisaabtan iyo musuqa oo ladabarjaro
Madaxwayanaha ladortee xukumada. Wasirada miyeyna barlamaanku anxinayne marka lama dorane cadalad ayaa looga. Bahan yahay mdxwayanha wuu kadherado argti xisbi aragti qabiil wuu raaco aragti qaran
Waa ninkii wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland ee ingiriiska ka socday u weeciyey Turkiga kaas oo lagu wareejiyey hawadeena kiibaa maanta inoo sheekaynaya
waxa wangsan in cid kle laga dhigo wasiirka arimaha dibada ee aan isaga laga dhigin
Qoute " islaanta miyiga joogtaa biyo ayey u baahan tahay caafmaad ayey u baahan tahay kursi uma baahna" haddabe dadka kuraasta u baahan iyo dadka u baahan biyaha, caafmaadka iyo in ay nolol helaan keebaa badan? Keebaa in la tixgeliyo mudan doonistiisa?
idinkaa diidaybtala kasta oo dawladu keen to oo ka dhigayay negetiv😂
Sedex sanadood tuganimo ayad kula shaqay nysey aga iyo xirsigab god inad kuridan wa in la isgaki qabda
Waar wadani naga aamusa
Aftiii hore iya lo qaaday
maxamed abdilaahi cumar diiradaaanu kugu haynaaaa ninkiii hadaantaaa naga tuuuray 2012kiii
Somaliland oo 64 sano u halgamaysay sidii ay dal madax banan u noqon lahayd sidee ayay ulla hadli kartaa cid ku leh Ana ku xukuma ma hadli kartid
Walee kuwan sidan ufekraya aynu wax wediino waa inoo dhamaatay.
Niman kani inta aynu kadegno somaliland xitaa mayaaqaniin wuxu yiri 24% xitaa mamp ka ee buu garanwaayey hartiga keliyaa 55% dega iska daa galveedka
Kii s/land bohosha wasakhda ah ku riday ayaad dadka soo hor fadhiisisay oo mudan in fagaaraha khayriyada dhagax lagu dilo ama lagu gubo.tani ayaan daranaa !!!!!!
Waxa dantenu ku jirtaa in laga gudbo wixii laso dhaafay mucaarad iyo muxaafid midna kama fayoobayne inkastoo cidna lakalifay cidina wax kaliftay horu socod ayaa cidwalba u haboon
Dawladi hore Haku masculine tan sheeg waxa laga filankaro
Iminkaa tuugtii la soo daynayaa. muuse tuugi umay shaqaynayn taasi waa beeentaa
War Isaaq wali riyey Ku jiraan
War Runta isu sheega
Laascaano sheegaysaane
Somaliland baa buraysaa
War masaakiin ah ayaad tihiin
Dhulbahante baydan awoodi Karin iyo ciidankiisa
😊
Waa ninkii fadaraalka kadhigay jsl tuug
HAL XAARAN IHI NIRIG XALAALA MADHASHU DOORASHU XAARAN IHI DOWLAD FIICAN MADHASHU NINKA CIRRO DOWLAD WANAAGSAN KA FILAYOW TAARIIKHDA IYO NINKA UU KU XEGEENKA U WATO DIB UGU NOQO OO SOO BAADH.
Cirro wanaagisa iyo xumaantisa manu arag lkn muuse biixi warkiisa wanu hayna ee cuqdada iska daa
Somaliland waxa Dan u ah mou
Adeer waad xadeen codka
Eelaidiinmacodayn
Waa markii koowaad ee muxaafid yidhaa mucaarad ayaa codkii nalagaga badiyay xaday 😂😂😂😂 idinkay ceeb idinku tahay in aad sidaas tidhaahdaan 😂😂😂😂
maxamed abdisamad kugu mallay aqoonyahaya😂 buufiii wada hadalladaaa somalia ma maqlikarnoo because from shacbkaaa somaliland waaad nagu matashaaa qodobkaaa wada hadalkaaaa😂
Niilo saxane usheq muuse jaahil Muuse dhibjir muuse sabaya muuse ciil qhabe muuse tuug muuse Munaafaq muuse nagargabe
Ma ciil baxday
waar aqoonsigii godbuu kudhacay hadal ayaa noosocda ayey 5 sano kudhamaanaysaan
Gudidii muuse magacaabay miyaanu.wadani arag
Iibkii hore eed suuqa dhigtay dalkan ayaad hada kol hadaad fursad labaad u eshay ayaad sii xoojin doontaa uun,kan nacaska ah ee tusaalaha u soo qaadanaya ingiriiska iyo sangabuur miyaa umadan wax u qaban kara buuuuuus reer wadani
Meesha ninka makhaam sare su,aalihii loo baahnaa lama waydiin meesha xisbi uun baa fadhiya
MOU is dead and it is a lougable joke of the century but we are open for business and we are willing to help Ethopia it's economy to flourish and the region in large but Ethopia must be peaceful and loyal customer
The main issue is how somaliland recognised? Somaliland needs recognition since 34 years ur discussing is valuable less we somaliland people need recognition first issue 😂😅😮😢
Professor ur Professor name is false 😂😅