Wasiir Daahir Geelle “Itoobiya Waxay kasoo horjeedaa in Soomaaliya ay dhisato ciidan awood leh.”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 14

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 35 นาทีที่ผ่านมา

    Masha Allaha baaraka laaha Allaha ha kuxafido mudane d.geele eehelusharaf 🎉🎉🎉❤❤🎉🎉

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 37 นาทีที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdullaahiMaxamuud-c2r
    @AbdullaahiMaxamuud-c2r ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Itobiyo waa cadowka1aad ee soomaalia

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 45 นาทีที่ผ่านมา

    Adeer taariikhdaada ha aasin, xabashiduba kaaramardha ayay taalo ka dhisaysaa, waa taariikhdii Mangistu ayay wali ku faanaysaa, Soomaaliyana madaxweynihii SIYAAD BARE Allah ha u naxariistee oo itoobiya meel iska mariayay dalkana gaadhsiyay meel sare, ayaad tarrikhdaa wanaagsan qarinaysaan, iyadoo mudan aad ku faantaan.

  • @RobleBarre-xz6kt
    @RobleBarre-xz6kt 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma sha allh waaa nin aan cali gedi ku fakar aheyn libx lakin waxaan kaa codsaneynaa in aad hadaad cali geedi aragto u aqoonsattaa inow yahay meles nool

    • @waqtilumis4094
      @waqtilumis4094 58 นาทีที่ผ่านมา

      Cabdullahi yuusuf ayaa ah meles zinawi xitaa markii uu dhintay isna waa ka daba dhintay

  • @HassaAli-j8e
    @HassaAli-j8e 13 นาทีที่ผ่านมา

    Itoobia aad aga cabsaneysaa in somalia dhisanto wa hadal run ah

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masarna maxey rabtaa, xasan sh. Waqtigii waa ka dhammaaday

    • @hdhh0
      @hdhh0 29 นาทีที่ผ่านมา

      Masar na danteeda ee wadataa anagana danteena, haye maxaa cusub oo noo sheegi rabtaa?
      Siyaasada adunka baro oo dalkaaga uhiili xasan sheikh woxoo utaagan yahay inoo wadanka difaaco. Inshlh.

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lamidtihid dawladaha adtiri naysud waxaddafir tay soomaaliland

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mugadishu Ethiopia is kama ay iman e Abdiahi Yusuf iyo Ali Geedi baa u yeedhay ...... ciyaal uma sheekaynaysid sheikhow

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maskax da reer koonfureedku waa sidan .. Caqlixumo 100%

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bal nacaskan Foosha xun Ee jiirka u eg wuxuu iga dhaadhicinayaa
    Celi geedi Oo somalia ciidann Ethopia soo geliyay oo dadkii muqdisho ku xasuuqày Geesi qaran u Yahay Ayuu leeyahay muuse biixi Oo heshiis ganacsi la galay Ethopia Ayaa Khaaina Alle carabka ku gooo

    • @abdiazizmohamed1887
      @abdiazizmohamed1887 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Goormu dhahay cali geedi geesi qaran ayu ahaa?