Wllhi ceyda gob waaye waana Nin masuul ah oo aad u caqli badan masha Allah ❤❤ sidoo kale Family kaaga labaad waaye hada adoo Aabahaa soo dhaweeyay camal waye marka la eego sidaad Family ka isku dhex gasheen oo isku fahamteen ❤❤
Maashaa Allah , xaqiiqatan adeer geele waxaan u xiisay salada subax imaamka aad I noo eheyd , waa waxa ugu weyn kugu so xasuusaneyno ee aan kugu dayaneeno, xaga cibaadada.
Nin gabar ayuu qalbiga ka jibiyay oo caawa indhaheeda xanuun badan ka dareemayay, Nin na gabar aabaheed malaysia ku cusub iyo familkiisa casho sharaf u sameeyay
M,a Cayda waa iwaaloosaye😂❤ waa wareey gacana kuu tagay ani OMG m,a waxgarad baa tahay legend well done pro👏👏👏 waa casuumaad aad u qurux badan m,a❤odayga reer magaal waaye 😂❤❤
Mnsha alh wlky ceyda hoyo iyo aabe kuguma qasaarin ee waxey dhalen wiil yar oo aad u wngsn oo u dhigma labo nin alle ha ku siyadiyo dhaqankaga wngsn waxaa thy wax garad aragti dheer
Ceyda waa wiil yaroo waxgarad ah oo caqli leh iyo degnaan m.a❤
M.a❤
Mashaallh ishcalaa cazuumad 🎉 my allh please you 🙏 😢 master fanaye 😂😂
Wllhi ceyda gob waaye waana Nin masuul ah oo aad u caqli badan masha Allah ❤❤ sidoo kale Family kaaga labaad waaye hada adoo Aabahaa soo dhaweeyay camal waye marka la eego sidaad Family ka isku dhex gasheen oo isku fahamteen ❤❤
Cayda waa nin rageed waa duco qabe labadiisa waalid buu ka ducaystay hadana wuxu ka ducaysnyaa waalidkiisa labaad mnsha allaah tabarka laah labo duco waalid qaba aduunkana raaxo ayay ku nolaanayaan aakhirna janada cayda iyo amiira famaliyga farxada❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a wlhi abyo wa ku farxay comaanti so qortayy adaa buu ii farxda galiyay❤🫂👸🏻farxda warto urajeena amiira ceyda😊
@ abaayo waligaa ma aragtay qof duco waalid qaba oo aduunka ku rafaadsan
@FadxiyaKhalif-u2z may walhi🫂👸🏻
Masha Allah markaa tahay qof wanaag lagu soo koriyey waa sidaan Allah Lu xafido lucky boy
Aad iyo aad🥰💯
Ceyda waxa tahay wiil qalbi wanaagsan wlh m.a lucky boy❤😮
Maashaa Allah , xaqiiqatan adeer geele waxaan u xiisay salada subax imaamka aad I noo eheyd , waa waxa ugu weyn kugu so xasuusaneyno ee aan kugu dayaneeno, xaga cibaadada.
Wow ceyda sodogiisa iyo sediyashis casumad qurux badan usameysay m.a nin raged ceyda 😎🌹🔐💍
Mshalah well done ceyda
Keep going walal ❤
@@MarkabbAhmed you too thnk you
dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭😢🎉❤️🤌
Scs
Scw Scw Scw
Scw
Scw scw scw
Scw scw scw scw
Masha Allah king Ceyda wax garad aqli iyo deganan badan Allah ku xifdiyo wllky❤🤲
M.a ceyda wiil yaro karti badan dadal badan dad.jecell m.a amiiro abehed waa abaha o kale😊
Nin gabar ayuu qalbiga ka jibiyay oo caawa indhaheeda xanuun badan ka dareemayay,
Nin na gabar aabaheed malaysia ku cusub iyo familkiisa casho sharaf u sameeyay
Waa kee Kan qalbiga jabiyay aan tumee😂😂
😂😂😂😂waxan ku qoslay xitaa maaqani
Waa daan yeeer wey naaaday sxb ky ceyda 😂😂😂😂😂
@@cabdallaxidig-uf3dsgeenyadas jooga iyo jamaalka alle ugu deeqay nin helay waa qasab inu danyeer noqdo😂😂😂
Wad ku qasbantahay ceyda inaad sodogaa casuumto❤waxaa tahay nin rageed❤
cayda waa wiil yar oo hadana kamasuulsan rag waawen kana meeqam bdn saas kaa rabaa inader guuleyso❤❤
M.a ceydow casumaad qurux bdn bay ahed mamo suldaano kuguma khasarin halkas kasi wad dadalkada ❤
M.a❤
M,a Cayda waa iwaaloosaye😂❤ waa wareey gacana kuu tagay ani OMG m,a waxgarad baa tahay legend well done pro👏👏👏 waa casuumaad aad u qurux badan m,a❤odayga reer magaal waaye 😂❤❤
Masha alah ceyda wad ku mahad santahay sida quruxfa badan ad ugu sameysey casho sha rafta aabe maxamud maxamed waxan kuleyahay nolasha haku wacamato adiga iyo asxab tena wana idin jecelnahay dhamantina❤❤❤
Amiro iyo ceda waxa tihin laba qof OO qalbi wanaagsan hadana qalbigoda nadiif yahay wan isla kin jeclahay Alaha calaf ha isku kin daro❤❤❤❤❤
Ameen yaa allah
Mashallah ❤❤❤❤
Amin
Masha allah ❤❤❤😊
Waa casho qurux badan ❤😊
Allah idiin daweeyo😊❤
M.a ceyda waa wiil Caqli iyo garasho badan wllhi si quruxbafan ayuu usodhaweyay aabo maxamuud❤
Mashallah respekt ceyda caadi maaha
Omg Arinta Arooska maa kawada hadasheen I cant wait❤❤❤❤😂😂😂
Hhhhhhh secaml hee
Mashegee😂
😂ika qoslise😂 jufane
😂😂😂fanny tahay 😂
haaa jah
Cayda nin bis maha waa nin yaal wlhi baari ah wax garad ah ❤
Very true ❤gentlemen waaye ❤
Mansha Allah aabe soo dhawaaw aa leyahy❤❤
Il jini iyo il muslim alle ha idin ka haayo
Amiin ya rab🤲🏻🤲🏻 ❤❤❤
Amiin ya Rabi
1.22m markaa arke farxad❤❤❤❤❤❤
M.a way to 2M I.a ❤
1.3m coming soon I.n😊❤🎉
M.a ceyda allaha ku sharfo taliye sidaa aabo u sharaftay😊🎉❤
Wanaag hadu qof sheegan karo wa adi wanaagii oo qofa tahay ceyda m.a
M.a waye wlhi❤
Gobanimada waxaa u dheer wanaag omg ceyda wllhi inanta ku hanataa nasiib bey leedahay❤❤❤
Exactly 💯 ❤
Masha allah casumad qurux badan io dad wadawanagsan allah hainibarakeyo aabo maxamuud io amiira fatma cimraan maxamad salax jj cabdifittax io casumaha cawa lajanka maleysia kin ceyda guleysta dhamantina
King ceyda waa.kumahasantahay.sida.aad amiiro.iyo.aabe iyo walaaladeeda😊😊
Cause cayda kaliya ukasay waa Abe labaad somahan wiilasha kale wuu ugu dhow yahay masha allah king cayda waan ku wadanaaa sxb mcn
Welcome to malesia boska Baba abdukadir ku jiraaa baba mahamud❤
MashaAllah welkam to malaysia
M.a ceyda waxa tahy wil qalbi wanagsan wlh oo caqli badan allah kudowro❤
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah waligiin saas noogu faraxsanaada ,❤❤❤❤❤❤❤.
Thanks Cayda ❤❤❤❤❤❤❤.
Maansha alaah ceyda waa wiil sharaf leh wax garad ah aabe sharaf leh iyo ilmihiisa beautiful family ❤❤❤❤
KU SALIYA NABIGENA MUHAMED SCW SCW SCW ❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤
Masha allh wiil qalbi wanagsan caqli badan Allah ku xafido ceyda❤❤❤
Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw ❤️❤️
Wllhi muuqaalkan shalay buu niyadayda ku jiray ugu danbayn waan arkay sidoo kale wax maanta niyadayda ku jirayna Adnaa soo dhigtay inkasoo aanan wali fiirsan 😅 marka ceyda waxan leeyahay Thanks hadaan team Amiira nahay waan kaaga mahad celinaynaa soo dhawaynta Quruxda badan ❤❤
Ar adigaa wax walba niyadey kaga jiraan aqwaan😂😂
@Gosha-rercarale wllhi waa yaabanahay hada kadib ama iska aamusaa lee 😅😅
@@adoontiallesiman262barina waxa jira noo sheg waxa niyadada ku jirta aqwan ani kuma dhaline😂😂
Adi see cml hee faaliye maathy wah😂😂
@@adoontiallesiman262 wax walba wad sadalinee umad matihid😂
Wiilkan yar waa waxgarad hadana saaxiiptinibada wax kayaqaana wllky horay usoco❤
Masha allah benta ma aha kuligen wa abehen Barbara sodhowoow madama anagana asaxabta Aya nhy❤❤❤🎉🎉🎉
Mahamed faanaye la,aanti sey noqon leyd casuumadu😂❤
Asa shiday m.a😂
😂l
Faanaye funny waye wlh😂😂
Cayda wlhi waa wiil qalbi wanagsan ilaah ayaa mahada iska leh horay uso king cayda
Omg caydoo waa iga waaloosaaye wllki
Msh allah casuumad wngsn la wad dhan yahay ceyda waxaan dhihi karaa msh allh hore usoca Sxp
Ceyda waxa tahay wiil yar oo garasho badan yaqan walidka sida lo mamuso farxas kuwaar wllky🥰
MAASHA ALAAH
WELL DOAN CEYTE. SAAS LAGA RABAA❤❤❤BAABAWEÖCOME MALESIA
Ceyda masha Allah waa wiil yaroo ixtiraam badan
Marka la dhaahayo guri abgaal bey gobanimo talaa wa saan ina ader dad Lama caasiyee daris abgaal baa leh ma been baa🎉🎉😮
wayy somaha😭❤
Wllhi been mhn 100❤❤
ABGAAL 🎉BAAYO 🎉AAN WACAYSLE🎉AHEYN ABGAAL MAAHA! Xushmad buuxda💕
@@shukri114mohammed2 maleyga dareymaa in aan wacaysle cade ka Cana cabay rer hooyadey mcn aduunka ugu jclhy 🩸🫶
@@shukri114mohammed2 abgal wa mid kala sarka jojiya 😂
Masha Allah ceyda waa wiil baari ah baariyaa barakowo
Mahadsanid ceyda ❤
Mashaa allaah tabarakallaah allaahuma baarik wll cayda boqortahay guulayso
King ceyda booskada waka so baxdy Mashaallah nin raged🎉❤😊
Ma aqaano sababta U dholocadenayo idhaaf😭❤️
😂😂😂😂
Naa ani waaba xishoonoya acuudu billah 😢😂😂
@@ritamohamed9384 oo cada 😅😅
@@ritamohamed9384naa ani ma ku dhalay maxa la xishoonona lkn😂😂
@@ritamohamed9384naa maxaa ka qaldan😂😂😅
Ceyda wiil ilaa xad boqortooyo ah walahi allah ku daysto proski
Ceyda Waa Wiil Qalpi wangsan Wlhi noloshu kuma xumeyso Abwe ❤❤
Masha Allah kinceyda will qalbi wanagsan ayaatahay waxa. Kuleyahay hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Baaba welcome malesia❤😂😂😂😂maxamamed faanaaye caawa qosol igu dilayyym.a
Welcome baba aya igagadan ala inten iskukusaa😂😂😂😂😂
😂😂😂
Ala dhintay 😂
naa cadi iska kadhig ani kuma dhalinee🤣🤣😂
Sariirta kadasheed iskukuus😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Legend 2 Mahan good job king cayda
M.a cayda wiil yaroo caqli badan keep going ❤❤🎉🎉
Mashaa Allaah kin ceyed is not easy❤️❤️❤️👍🎉
Mansha allah cayda waxaan tahay wiil qalbi wanaagsan❤❤❤
Cayda geesinimdii o wiila😂😂😂 masha allh
AMiira.Qurux❤3M🎉 ceyda aawy koko❤
Mashallah I love guys Amiira and king ceyda and I can't wait jan 3🎉🎉❤❤❤
Hal maalin oo aanan ogeen baaba kulanteen miya mxa kwada hadasheen talow😂❤
Alla ani io adaa war jecli baa na dileysa wlle😂😂😢
@@QadraAli-t9gwxksta ina ogaado lee iska rabaa😂
@@QadraAli-t9g😂😂😂
Adi ani maa ku dhaley war jeclidaa 😂😂😂
anaaa kuu shegy luuqa kaalay😂😂😂
Cayda fidiyowgaan woofiicanyaha y midkale sameey❤❤
Mansha allaah horay usoco wll marwalbo farax sanaw run ahantii wanfarxaa markan arko dadaajeclahay ayakoofaraxsan horay usocda walaalahey❤❤😊😊😊😊❤❤
Video quxurdisaa wato Welcm baba❤❤❤❤
Team king cayda🎉🎉 like❤❤
Maashallah my team ceymir keep going always ❤
I can't wait waxba soo socdo 2025 i.n🙌
Yes walaahi ❤❤
Amir abhed iyo abhy waa isku magca gele lkin aniga abhy waa dhinty 😢 marka maqlo wan iska ilmeyey illhy hano.adaayo abyo waa ruun kuli waa abhen baba ciimir dher iyo.ciibado suban
Sorry 😢may Allah grant him janatul firdaus ❤
😭😭🤲🏻🤲🏻♥️♥️♥️♥️
Ceyda m.a wiil garaad leh my boy wan kuwata keep going
Mashaa allaah ❤❤❤ king payday horay usoco
Mnsha Allah gobonimo wnkugu naqaney ceyda hore U soco walalo 🥰
bro gobanimo weyn baad muujisey ee well done
M.a cayda gobnimadaan waa ku ogaa😢❤
M.a sxb nin hoolkar Aya tahay riyadda Allah ku rumeeyo
M.a ceyda intisa ka weyne👑❤️
Cayda iyo amira labiska way isku so ekaysiyen❤
salax jj wuu is ilaway hambalyo hambalyo kulaha waxbu si.og yahay😂
Masha Allah dad is fahansan ❤🤍ceyda wll sharaf leh🎉
Mansha Allah kin ceyda will gartibadan ayatahay isha baxarka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Matching the outfit ❤❤❤ Ceymir❤❤❤
jah sso mahn jah waan awalyn
King ceyda I'm so happy for you brother and I can't wait January 3 🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
What happen 3jan please give me the tea😂
M.a cayda Will wanagsann iga dehhhh❤
KING CAYDA NOOLOW
Masha allah ceyda abowe markasta amiira inoo ilaali gabar dar alle ujecelnyhy adi m.a garashadaada ilaahey ha ku siyaadiyo😊😊❤
Wll keey ceyda masha❤❤❤❤❤❤❤❤
Reer comment seecamal Amiira waxay mareysaa 1330 ceydana 1220
Let's balance it yaq❤
Awalba isku meel ma joogin Amira sareysay
Welcome baba to malaysia from london
Masha Allah wllkay cayda
Masha allah
Waad kabaxaatay cayda Masha lllah weli wax badan ku dhiman sxb
Wiil iyo sodogiisa Allow no rumeey oo weliba reer dagan oo isku faraxsan oo ku raali galiyo oo iska fakaro oo nolosha isku dhameesto ka dhig yaa Rabbi ilaahoow rajadeena no rumey hadan team Ceyda iyo Amiira nahay
🤲❤🤲❤️🤲❤️🤲
Amiin ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲
Aaanin
Amiin yaarabi 🤲🤲🤲 si qalbiyan iskula jeclahy saa nafteeda ula jeclahy guri wngsn ayagana ula jeclahy kuwii isku duqow allah ka dhigo😊❤❤
Cawo dharka ool af dam isku eg yaa ila arkoyo k&M😂😂❤❤❤❤❤❤
Mashallh family qurux badan ❤❤❤❤❤
Mnsha alh wlky ceyda hoyo iyo aabe kuguma qasaarin ee waxey dhalen wiil yar oo aad u wngsn oo u dhigma labo nin alle ha ku siyadiyo dhaqankaga wngsn waxaa thy wax garad aragti dheer