You prolly dont care at all but does someone know of a trick to log back into an Instagram account?? I was dumb forgot my account password. I appreciate any assistance you can give me!
Toog ba tiin saqa jamina dadkana walida ka daaya anigo sexday ban u toosay book iyo qalin qatay oo is idhi all qacidada qoro wlhy beena wasinba tiin labada nina mid ba run sheegay midna hora isugu ogayden
Mashalah
Mashaa allah macalin khayr alahaa kusiiyo waan kugu faanaa hadaan nahay umada soomaaliyeed 💋💋💋💋💋💋💋💋
Masha Allah macalin khayr Allah ku siiyo
Like izaaR hday kuGuH cuzup tahy like mE😅
Mahadsanid teacher walahi waa easy waan fahmay allah haku xafido
SICIIDAW WAXA AAN KU WAYDIINAYAA T W ANIGU MAAN KUJIRAA
Very good I like that
ma sha allh alle ha kuuu barakeeyo maskaxda waana kuugu boorniyaaa
was sax mundane mahadsanid
mahadsanid macalin qaybo kalena wanka sugaynaa
waa sax waalhi caadi maaha wabna yaabay thanks macalin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waa sax mahadsanidiin macalin,
faraan ku tangy mclin qaaliya. .wxaa fcnyd in aan meel kula jogo.. waan ka fidysnlahaa... billahi..thanks
Hhh walhi waa sax m.a ustad alla ku barakeyo
Ustaad waxaan ahay wiik yar hadana su.aal inoow ku weydiiyo rabo kawaran hadii ay gabdhaha iladhashay ay 10 amaba kabadan yihiin maxaan sameykaraa ii sheg adi waxaa no shegtay inay wadarta sadax gud yihiin haddii ay afax god isku badalaan kawaran arinkaaz
thank you very much
wlh waa sax waana igayaabisey xisaabta masha allah ilaaheey hanii xafido
Macalin afsomali badan tiradii ad ad heysatay ayad kajartay tan uu la imaaday qofka kadibna tiradiisa ayad nososartay
Al's waaruntaa ma aha alaah
Mhd snd tan waan fahmenee kusoceli fadlan lambarka qofka sida loo ogaanayo samuurada ku sharax please
Wax kale xisaabtu
AKHIYAAREEY, Waxaani sax maahan. Bal ku tijaabiya 4 wiil, 20 gabdhood iyo 1 waalid. Jawaabtana fiiriya waxa aad hesheen. Ok
xisaabta waan kula fahmay tirada aad meesha ku qortay aad dhahday walidiintada iyo wiilisha kula dhashtay iyo hablaha gudar kuna dhufu kudhahday waa 150 ayaa dhahday hadana 150 un miynis kusame ama kajar kadibna waxa sobaxayso tiridi u qortay qofka lkn xisaabta sideeda ayaa kudhisan qiyaano wana kumahadsantahay firkidada aad noso shere dhahday
maskaxda iyo garashadaba Allehakuudaayo si fcnbaan ufahmay mnsha Allah
Si fiican ayan u fahmayi thnkz
Wasax wlhi 442 iso baxday 4wiil 4 gabdhod 2 walid baan leeyahy
thanks macalin
Wll 28 wlalahaa see loosoosaaraa fadlan
asc macalin haddi ay ila dhasheen 16 wiil , 10 gabdhod iyo laba waalid sideen ku xalee waa 4 god maxsuulka/jawabta soobaxay mahadsanid
Waa sax Sxb Mcn
sax waye maclin aniga aya ti jawiyay
M.a
macalin halka habluhu zero baa soo baxayaa
Aad ayad I mahadsantahay walal
maansha allah good taecher
3×5=15×10=150
Sirtu waa intaa
Waa layaab leh
Xisabtam ad bay u fududahay wanan so saray
Maadha allah
masha allah
675ayaa ii soo baxday kadib waxaan ka jaray 150 wadar 525,marka shan waarid baa halkaa iiga soo baxday
Kkkkkkkkkkkkk waa sax engineerka xisabta kkkkkk 😮👌👍👏🤙
Masha Allah six wye
Bal ku fiiri 20 gabdhood iyo 4 wiil.
aal aal xisaabtu sax maha waxaye isoo baxdy 77
cajiib wlhi nice
Asc
xisaab taan waan so sari waye
Maama Ubax kkkkk
waa ay sahlantahay ee markale isku day wada galina calculatorka qaacidada oo dhan
haaa wlhi wee. iso baxday
sheikh gacan bn ku taagay wlhy
waa fahmi waaye xisaabtaan macalin
adlan goormaa firaaqo leedahay waa ardey kula siocdo hada onleen ah
waaa fahmay jasakalaah
You prolly dont care at all but does someone know of a trick to log back into an Instagram account??
I was dumb forgot my account password. I appreciate any assistance you can give me!
Adeer way is diiday waana tana
3×2+3×5+2×10+1=42
sheik suaal
aniga way iso bixi wayday
hablo lama dhalan tiradiina waxay so baxaysa 57 side ayan kuso saara mhd sanid
Waaa si wcn waaan fahmay lkn sooo wad
uuuuuuu wlhi waa yab waa sheeko kale inaalilah waan yaby👆✋
qofka lawaydiinayo laguma daraayo miyaa
siciid waa war kale
waaae
Yarta qurxda badan
Wan ku isku dayeyna wan ku so sinaya jwbta
now waanku wareery
sax maclin lkn xisaabta badmos ahaan ayey uqaldamee
war waxani xisaab maha dee waa xisaab badaweed sheekha u sheega
Lkn waxaa isoo baxday 702 markaan isticmalay 150 kajar aan u isticmalay waxaa iisobaxay 652 waxa khalad igu ah 6 on rabay 5 marka ma aqan wax khaldan
Abaayo macaan waa 6wilal 5 gabdho 2walid
waa been waxani adeer xisaab yahanadu yay ku maqlin kk wayo waxa la isticmaalayaa bodmas rule ugu horayn waa inaad isku dhufashada ka shaqaysaa adeer adii kale waa khalad xisabtu. markaa ha odhan waa xisaab hadaanad bodmas rule isticmalahayn sheekh mahadsanid
Wwx khalda majiraan sxb
Ee tartiib tilmaha raac
2016 ayan bartay ilaa hadana waa kasaa wana firsda mar.walbo
@@cabdifitaaxwadani8875 asc wll
naftis gabe naf kale ma kalkaalo
Waa sx wan fahmay
Salma Wabah asc
Ok qli
Likn 150 maxa uga jartey
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh mansha allah aqonyahan
MaHammad
952
IlahY haku zhrfo mclin wn fahanaY hh hhmm wn ladhacy
wajib miyaa in 150 markasto Ia hoosdhiga tirada kuso bexeso
Ha. Arday
Hhhhhh waysooo baxday
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee xisaabyahan
3Mar ayaa tijabshay wey iso bixi weysay Tankale Tirada iiso baxeysa iyo 150ka Tirada isobaxeysa aya yar laba jifir waye Sida 57 wax Wiil ah ilama dhalan
Mid yar oo dhintay markan ku darayna 62 aya isoo baxday marka Tan wa kadiday Aniga
Tankale kaliya waxa sameysa Tiro 2digit ah sida 50 67 iwm
bro labada tito eber baa ka horeysa ee haka tegin
Waa ruux fikir fiican calaamadaha ayaa iskaga qaldan laakiin wuxuu u jeedaa... ((Twx2+3)5)+Tg)10+waalidka........((2x2+3)5)+3)10+2=382 siduu u qoray sharci ahaan waa 51......
Been leh
Toog ba tiin saqa jamina dadkana walida ka daaya anigo sexday ban u toosay book iyo qalin qatay oo is
idhi all qacidada qoro wlhy beena wasinba tiin labada nina mid ba run sheegay midna hora isugu ogayden
Wali mahee wa asax ee kulaabo
Daminow
@@cabdifitaaxwadani8875 asc wll
Asc