ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Masha ALLAAH my bro ayaanle cabdi shiikh dhigaaga usharaf badnaaw 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Masha allah ilmaha yaryar ayaaba aqoon fiican kuwa waaween marki loofiriyo
Anigaa kusoo dadaalay kaa yar ilaah ha idhaafee thanks sister
Please yusuf awey 😢 iyo heesti hore😭😭😭😭
NAJIIB WAA KUMAHADSANTAHAY CARUURTA SIDAAD UGU NAXARIISATID SUAALAAHANA UGU BADALAYSID WALAHI WAX WANAAGSAN WAAYE MANSHA ALAH 👏
Mansha Allah AYAANLE yariisow waynoow habaryar xafidulaah su’aal adag ayuu dhakhso uga jawaabay mansha alah 🙏🏼🙏🏼❤️
ABDINAASIR yare good job habaryar mansha allah xafidulaah caqliloow 🙏🏼🙏🏼❤️
Somalia 🇸🇴 caday 🇸🇴 ❤
Masha Allah ❤
RAMAADAAN. WAAGALBDEY. ILAH. NGA AQBALO. CABADADA IYO SOONKA SLAASAAAMIIN. YARABI
Ramdan Mubarak ❤
Ramadan mubarak ☪️ ❤❤
😊😊
Reer Muqdisho maxaa dhacay sidee u garan waydeen Casimadii Boqortoyidii Adal ee Axmad Guray, Xabashi ayaa Magaalada Zaylac waligeed isha ku haysee. Ha labarto Taariikhda Dhulka iyo Daadka Soomaaliyeey.
Masuud haruun Mahamud
Adnaan😍🥰
Warbahin shaqo wacan
Wiilka yaroo ka jawabay su’asha saxaabigii u dambeeyo ku dhinta maka wllhi wiilkaas aqoonta iyo aqlaaqda ka muuqata waalidkiisa wanaagooda Ayy na tusaysaa
🎉🎉🎉
YUSUF ISLAM
Canaha xilwa oo gas u roon mu dhahe ninka ma somano miya mise barnamijkan waxa la diyariye ramadan ka hor
Jawaabta gadaalaa laga sheegaa banaadir aa maqlaa
Heesti hore maxa lo badalay?? Hada maqlin maba igu soconayo barnamijka so celiya plz long time ayan dawanayna barnamijka
❤csw❤csw❤csw❤csw❤
4 diidin
Yusuf aaway
marodi waye
Ahmed gurey soo ethiopian ma ahan maha ilmaha logu dalina
Waa somalia oromo thy noo 🤬
@@saadaQ3944 hadu somali yahe maha lo kasi waye?
@@Amin-p3w hada yaan aqaanin school aaba lagu dhigaa
𝑑𝑖𝑖𝑛𝑘𝑎
Wax dhexda ka rima waa qoriga ak 47
Deg/ bal cad
Naayaadha warama
Waxa calosha ka riima ee afka kadhal waa kalunka
Kaluunka ma ahan waa raha ama rakaha
Waa qoriga aakaha ah wxuuu sheegayo qasnadu dhexday kaga taal xabaduna afkay ka baxdaa waligay waan maqli jiray waaba lagu googaalaystaaye ma maqal miyaa
Waa maska
Wax dhexda ka rima afkana ka dhala waa qoriga aakkaha ah AK47
Zeylac
Scw sheeg.2.salod.wax.dhexda.karima.afkana.ka.dhaalla.masamaga.ninki.ke.me.sualahaa.wuj.furijire.haa.laga.faiideyste.mida.kale.dhalinta.fhulkoda.say.u.bartan.ukena.wax.dka.kusabsan
Reer cabdicsiis waa zero 😂
Masha ALLAAH my bro ayaanle cabdi shiikh dhigaaga usharaf badnaaw 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
Masha allah ilmaha yaryar ayaaba aqoon fiican kuwa waaween marki loofiriyo
Anigaa kusoo dadaalay kaa yar ilaah ha idhaafee thanks sister
Please yusuf awey 😢 iyo heesti hore😭😭😭😭
NAJIIB WAA KUMAHADSANTAHAY CARUURTA SIDAAD UGU NAXARIISATID SUAALAAHANA UGU BADALAYSID WALAHI WAX WANAAGSAN WAAYE MANSHA ALAH 👏
Mansha Allah AYAANLE yariisow waynoow habaryar xafidulaah su’aal adag ayuu dhakhso uga jawaabay mansha alah 🙏🏼🙏🏼❤️
ABDINAASIR yare good job habaryar mansha allah xafidulaah caqliloow 🙏🏼🙏🏼❤️
Somalia 🇸🇴 caday 🇸🇴 ❤
Masha Allah ❤
RAMAADAAN. WAAGALBDEY. ILAH. NGA AQBALO. CABADADA IYO SOONKA SLAASA
AAMIIN. YARABI
Ramdan Mubarak ❤
Ramadan mubarak ☪️ ❤❤
😊😊
Reer Muqdisho maxaa dhacay sidee u garan waydeen Casimadii Boqortoyidii Adal ee Axmad Guray, Xabashi ayaa Magaalada Zaylac waligeed isha ku haysee.
Ha labarto Taariikhda Dhulka iyo Daadka Soomaaliyeey.