Asc Nadaara Israel magolaan dooto in Kooxdan in kooxda qabsatay Siriya in aqoon saqoonsado ama aay la wareegto waxii Hub yaalo Siriya in aay la wareegto oo Dagaal dib ugula soo noqoto dhulka Siriya waxa aay isagu Balaari hee waa in in eey difaaceeda meel dheer geeyso iyo Goobo istaraatiiji ah qabsato Macalinka weeyn na waa ku ogyahay asigaa ku daaban Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin, Xisbulaah iyo Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Asc Nadaara ayaantaan waxaad sookordisay new template oo ah in aad kala garanwaydo video kii aad dawatay iyo midka cusub marka hday macquul taahay oo aadan ka maarmeenin template kaas, ka dhigo video ka angles kiisa kale wll si aan ukala fahnno kuwa aan dawaanay iyo kuwa cusub
Marka hore waa in ay qabsadaan dayra zuur dawladana la dhiso loona midoobo Suni iyo shiicoba sidii yuhuuda iyo maraykanka la isaga dhicin lahàa xorayn lahaa
Mucaradka suuriya arinta israiil kama hadli karan ya mog iney yihiin jabhad mareykan yihiin kuna heshiyen iney ka wada shaqeyan maslaxada labadoda dal ayagana shabad ba saran lakiin suriyo waxey la saxiixan donan turkiga amaanka labada dal ka wada shaqeyn doonto turkiga iyo israiil aya is arki donan turkiga ka difacayo suriya israiil oo difaceyso
Xuutiyiinta bada cas ha ilaaliyan hada maraycan itoobiya ayuu ku soo fasaxay bada soomaaliyeed xasan bad gate wuu saxiixay vadii hada dadkii halgamayaashii soomaaliyeed waa ineey halgamaan Daarood iyo Soomaali da kale ee xalaasha ah
Illaahay haw hiiliyo falastiin xuuti xisbulaahba Iyo dhamaan muslimiinta àaaaamiiiin yaa Rab
Wcs nabad allaha ka dhigo Gaza iyosuuriya iyo wadankeenii
Illaahay haguuleeyo masaakiinta reer qasa iyo dhamaan muslimiinta oodhan meel kastaa ay joogaan aamiin aamiin aamiin ❤❤❤
Allha guuleeyo xamaas iyo suniyiinta suriya yaarabi
Maasha allaah walaalkey nadara TV ❤❤❤❤qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️
آللهم صلی وسلم وبارک علی سینا محمد علیه افضل صلاه وسلام
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadad Syria aragtay xitaa wali shico rajo ayad kaledahy 😂😂😂
Why xisbullah guul ugu rajeyhee xaaraanta uufff
@@SharihaanBootancidwalbo manta yahud kaso horjedo Allah kaguleyo xaqi Syria Allah ogaqado
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
Ilaahay idin dhameh yahuud iyo maraykan
Mahadsanid wariye nadara ilalhey cimriga haku barakeyo waresigada wa jeclahy wana suga ❤
اللهم انصر إخوتنا في غزة وفي سوريا
Muslimiinta Ala hamideeyo hurdana hakakiciyo ❤❤❤❤
Masha Allah Allahu Akbar ☝🏻 Yemen 🇮🇩🇮🇩
ilaah ha u hiiliyo walalalh reer Yaman Fastiin garab ayeey u yahiin rabi ha guuleeyo
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Scw
Mansha Allah!!
Guul Muslimin❤ LOVE Muslim
Wcs.nadaara.tv.allaaha.ugargaro.falastiin.iyo.suuriya.
Ilaahey dhibki iyo ceebti Asad soogartay Ismacil cumar neh soo istaaji ninka maanta yahuud wali garab siihaa asoo ujeedo wexey walaaleheen kuhayaan😢
Machaallah
❤wcs ❤alahu akbar ❤
Wcs wr wbr akhii subax wanaagsan 🎉🎉🎉
Suuriya jabhada qabsatay waxaan leehay iska ilaaliya afar cadaw waa yuhuuda maraykanka iyo laba dabadhilf oo u adeega waa kurdida iyo imaaraadka
iyo shiicada ku dara
Wuu soo hadli doonaa hogaanka mucaaradka suuriya laakiin howla badan ayuu mashquulinaya ilaahay xabsiyadan ha furo
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين يارب العالمين 🤲
Walaikum salaam warahmatullahi wabarakatu
Mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wca waaku sallaamay wallaakey nadaara haa heey xisbiga haguulleesto isllaamka ha guulleestano musllimiinta ha is garab qabsadaano gaallo allaah jabsho yahuuda qaxa oo qaxootigiin lawaay insha allaah fallastiin guul
❤❤❤ mahadsanid jaale
illaahey ayaaso qaban dona bishaar illaahey make ilaabin dhex
qoys mujrimin bey ahaayeen ilahey baa hor dhaafiyey reer siiriya reer gazana allaha hor dhaafiyo yuhuud amin ya rabi
Midnimo syria Ayuu Ka Shaqeenayaa Mohamed guulaani Wuuna Ku Saxan Yahay Inuu Mideeyo Dhamaan Shacabka Syria Insha Allah wuu Guuleysan Shacabka suriya
Yaarabi ugargaar muslimiinta Yaarabi cadowgan baabie
Allaha akbar
Hambalyo xizbullaah waa taageersannahay xizbulah Iyo xuuti wax badan bay iitareen hadaan ahay ree Gaza
Asc bishaar bab kadaran isaraiil
Rabi hak dulqaado cadowa walba
Oodhiba muslimak
الله اكبر الله😇🙏👼
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar wa liallahil hamdi
Xisbulaahi ma dabin beey udhigee suuriya waayo hada waa kala daadsanyihiin ma dagaaalbeey galikartaa ilaaheeybaa qabanaa yuhuud waa kibirsantahay
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
Manshallah
Asc sahib alhadoulilla
Wali iyagaanba dagiin ha amussan naadam balo bahaan yahay ee illahay haadajiyo masakinta😭😭😭😭🙏🏽🙏🏽🫡🫡
بسم الله
Maxa cusub??
Mr Nadara
Dhamantiin wan idin salamaya
🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Thanks
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV Soo dhawoow
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Asc nadaara tv subax wanaagsan
Ma yuhudu lahadla mise jeelashu furaa allow ugargar dhaman umada islamka😢
Guul
MR NADARA MADAMA AA TV U WAREEGTAY INA ADEER WARKA WADANKA NOOGU SOO DAR WARKA❤
Mucaaradku mindhay qaar ka tirsan baa la shaqeya shaydama Israel
yaa allah siriya iyo falastin guule siriyana hogan cadila u sosar yaa allah yuhuda jabi
Asc Nadaara Israel magolaan dooto in Kooxdan in kooxda qabsatay Siriya in aqoon saqoonsado ama aay la wareegto waxii Hub yaalo Siriya in aay la wareegto oo Dagaal dib ugula soo noqoto dhulka Siriya waxa aay isagu Balaari hee waa in in eey difaaceeda meel dheer geeyso iyo Goobo istaraatiiji ah qabsato Macalinka weeyn na waa ku ogyahay asigaa ku daaban Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin, Xisbulaah iyo Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Waa khiyaamo waxooduu waligooda inlala heshiiyobmaha shiicada
Asc Nadaara ayaantaan waxaad sookordisay new template oo ah in aad kala garanwaydo video kii aad dawatay iyo midka cusub marka hday macquul taahay oo aadan ka maarmeenin template kaas, ka dhigo video ka angles kiisa kale wll si aan ukala fahnno kuwa aan dawaanay iyo kuwa cusub
Xutiyenta Chancekoda Malayacan Guul
Alahuakbar
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shiicadu waa rag jira alle haguulayo.
Ninmankaa hadaye isku hadalaan meeshoda ayaye ugu tadeegan waan garaacan hadan ayaa aamusiiseya😢
Naftooday u baqayaan kooxda cusub ee suuriya
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adoonyo.laga.dacwodaa
Ma.jiro.illaahay.farash
Kharle.keeni
GUUL GUUL FALASTIIN IYO XISBULLAAHI IYO INTA CAAWISO IYO SIIRIYA
Inay hadlaan waxa ka fican inay waxay qabnaayan inay la amuusan
Xisabullah alle ha jabiyo ree suuriya ninka saa u galy raggii laayay u laayay ayuu garabtaagaan nacada ha ku dhacado taageero kama rabano
Markii uu R/wasaaraha cusub uu dhiso golahiisa wasiirada todobaadkaan ayey kahadlidoonaan gardarada Natanyahu kusamaynayo reer Suuriya.
Bishar Asad Kamuuna HadliJirin Duqenta malinwalba Lagu Hayey Wadankisa Ey israail kuheysay😄😄😄😃😃😃😃
HAA WA ARINTA AAN ILAA MAANTA IS WEYDINAYNO! XISBULLAH HADAL DAN GUUD U AH BARIGA DHEXE AYU KA HADLAY!
Ninkaa mahir al asad waa inad soo qabato nadaarow
❤❤❤❤❤
Woo hadli lahay lkn hanjabad hada maa bixin karo asigo dholadisa fadhinin
Allah qorshe ayuu wataa balse gaalo iyo munaafiqiinta ma garanayaan. Meeqaan idiin sheegaayey. Yaa is gaarey. Movie haduu bilowdey.
Xuuti iyo shiico bakhti ha nugu soo dhisin sxb kuwaan aragnay lee sow maahan u cadaabayay shacabka sunniga ee syria
Maxkamada garabeshanka ee adunka lagu tilmaamo, waxba kama qabato reer galbeedka lkn carabta iyo afrikanka keliya ayaa lagu bursadaa 😂😂😂😂
Guul islaamka hala mideeyo
Asc Nadaara waxaan kuu sheegayaa Kelmadaan (Hayaay)waxaa kelmadaan iska leh.waxayna Ku dhawaaqan Xiliyada Colaada.
Ragguna kelmadan leeyihiin inay ku dhawaaqan xiliga Colaada(Waa Wareey)
Af soomaaligii baa lagaa habaaray (nagta) ka saaray
Farxadi qabsashada suriya maxaa ka danbeey in la burburiyo hubkooda iyo qabsadaan dhul cusub
Waxasaa rag ah xisbullah guul
Run ayad umalaysay shico benteda
Marka hore waa in ay qabsadaan dayra zuur dawladana la dhiso loona midoobo Suni iyo shiicoba sidii yuhuuda iyo maraykanka la isaga dhicin lahàa xorayn lahaa
Suni iyo shiico waligood heshiin maayeen ee Ilaahey shiico hanaga qabto dhagartooda
fadlan nadaara waxaankula talini lahaa xayaysiinta yarey
Inay aamuusaan ayaa ila haboon
Haday hadlaan jaa sraail waa ka siidaraysaa
Iskamana celinkaraan xaqiiqdii
Waa inay marka hore tabaabushaystaan
Aniga markan garaadkeyga yar ka hadlo waxeey ila tahay nimankan dalka qabsaday in aay qabiiro yihiin xaladada dalkooda ku jirana u saamaxeynin in israil kala hadlay duqeyntey wado ee galdarada calamka sideey ugu falceliyana eegayan sii argagiso iyo balayo loogu yeeshigin dadkooda mideyan diintow doono ha hayste insha alaah markeey howshoda gudaha dabiban calamkana la janqaadan awododa oo mida ayeey wixii laga yeelayo israil isla meel dhiigi donan insha alaah guul baan u rajeynaya
Mucaradka suuriya arinta israiil kama hadli karan ya mog iney yihiin jabhad mareykan yihiin kuna heshiyen iney ka wada shaqeyan maslaxada labadoda dal ayagana shabad ba saran lakiin suriyo waxey la saxiixan donan turkiga amaanka labada dal ka wada shaqeyn doonto turkiga iyo israiil aya is arki donan turkiga ka difacayo suriya israiil oo difaceyso
Thank you for the analysis as always from nairobi
Iran Ayaa Marekanka iyo Israel fahantay sunny iyo shiico in la isku dagaalo AYAY rabeen taas HADA waa dhamaatey
🎉🎉
First comment
Maqal dagartoda subhana Allah masjidul aqsa shico maaminsanthy horta
Asc
ؤعليكم سلام ورحمة الله وبركاته مسترنذار
Oo hadii aanay aqoonsan dowlada suriya Afghanistan maxaa kamaqan
Xuutiyiinta bada cas ha ilaaliyan hada maraycan itoobiya ayuu ku soo fasaxay bada soomaaliyeed xasan bad gate wuu saxiixay vadii hada dadkii halgamayaashii soomaaliyeed waa ineey halgamaan Daarood iyo Soomaali da kale ee xalaasha ah
xuuti si dhaqsa ah djabouti nagta ha ka galiyo
Nadarow xalada kwrn
falastiin lubnaan suriiya aloow ugar gaar
Hisbullah calaacalka hadayso awilba sunada iyadaa laynaysaye