Hees Lama Dhihi Karo Waa Farriin | Sharma Boy - LOOMA ROONA Ft ArimaHeena Reaction
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Original Content: • Sharma Boy - Looma Roo...
#arimaheena #sharmaboy #loomaroona
My Social Media Accounts
/ arimaheena
/ arimaheena1
/ arimaheena
snapchat: arimaheena
Email: arimaheenahagio@gmail.com
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
628,604 subscribers
Thanks you my pro ArimaHeena 👍💯 Looma Roona Dhalinta 🇸🇴✋
Sharma boy waalhi qalbi nadiif waanku wadanaah hadaanahy team sharma boy
Nio xaga sharma boy waxad ku badasha
Team sharma boy ✌️✨ OK 🙂
Masha Allah 🥰🥰
Nio Ninka magaciisa udhig ha ku qaraabane
Viva reer hargiesa
anaga hada nahay dhalinta wadanka cid no maqan maleh malin walpo noloshena lagu ciyaara mustaqbalkena khal khal lagaliya hadana sidas oo ay tahay samir keda iyo dulqad keda wan lenahay anaga amni ficn mahaysano malin walpo hooya baroorenayza walal ba bila garap noqonayo shaqo la'an ba jirta meel walpa odey weyn ba kga horeya an cv aqbalen kaliya qapiil lagugu sinayo shaqDa markan makhayad farisano inay askari timado mali yacni nalagu xiro isla markasna khalad aan lahayn dusha nalaga saro😢🥺 siyaasi walpo ubadkisa intu qurbaha geysto ayu dhalintan mustaqbalkoda khalkhal galinaya anaga cid noo maqan maleh aan ilahay ahayn🥺😔
any way dhulkayga hooyo dhipato kuma nacayo viva somalia🇸🇴🇸🇴❤✊
Ax HadaL Qofka taabanaya ku hadashay wlloh
Dhibta waa ka baxaYzan wlloh😥 in.a
Inch alah Walal Rajo kunool ban wada nahay alle nabad hanooga dhigo dalkeena😢🙏
I’m so sorry 😭😭
Waxaad wadiin warnaageed aan kacno anikaa is kale dalkaan aan wax kaqabano dhiiga isku yeeela
Zhp dhalintah hdan nhy alle ayah imoh mqan lkn waqtigeynah waan sugeynah i.a🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Codka dhalinyarada sharma boy
Legend arimaheena ✌️❤️🇸🇴
BEST REACTION ARIMAHEENA IAM SUPPORT FOR EVER ❤💪
Zmartka
I will support... and yes you are
Team Sharma Boy iyo fan's ka Arimaheena idiinma jeedo kor isku soo qaada✌️
The one only Legend Arimahena 🍀
🤣
@@Mustafa.karama77 😂
700k is coming soon Never Give up leGeN 💥💖🙏
Sharma kafilo 700k
Another Raperska waxa uu kaga duwanyahay Waa qof wacyiga fankiisu xambaarsanyahay🥰✌
Sharma Boy Means = Somali Boy🔥🇸🇴❤
Best Somali TH-camr arimaheena keep going sxb a road to 700000
Sharma 700 soon
Legend👇
Nooma roona dhalinta waa run inshallah 😂waan kabixi doonnaa 🇸🇴🇸🇴
One love
Ayyy wlaahi iminka ayaan heestan tik tok kusoo arkay kadib waxaan is dhahay arimaheena reaction inuu kasoo bixiyey soo fiiri kadib anoo baadhayo chanalkaga ayaaba notification kan iso dhacay arimahena waad naga mutaysatay inaan reactionkaga soo radino keepgoing pro👊
Arimaheena reactionkaga sugaye❤️keep going🥰
Keep going ma brother legend always legend arimaheena back to reaction ♥️🇸🇴🥰🥰🥰
Best reaction ArimaHena
Waa ku wataaa❤❤❤❤
Best reaction #Arimaheena legend keep going our youtuber❤
Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏🙏
Walahi bilahi like waaku saara
Waad dharatee like saar heee
The one N only Arimahen best TH-camr ❤️
From hargeiza Somaliland ❤❤✊✊☑️☑️duriyada izmuujiya💘💘💟💟
WanaKaa
Slnd guul nabda rabi hanoo siyaa diyo s
Another level arimaheena ♥️♥️
The one only legend arimaheena💖
The one and only legend arimaheena ❤
Legend is always Legend fifa sharma boy🥰
LeGeNd Arimeheena KeeP Going🙏❣️❣️❤️❤️❤️
Keep going by bro legend baatahy wllo😍
Team sharma marnaba noo hoos horay usoco wallky arimahena from🇸🇱🇸🇱
Anaa ugu horeeya pin igu qabo lph🤙🤙💥
Legend arimaheena😍😍😍😍
King of the king somali boy💔✌
Legend reaction ka waxs ku qurux bathanyi hesaha sharma ✅✅✅👍👍
ARIMAHENA ZXIP ILBAXBA THY WLHI QOFKA QUDHA EEN MAQLIN MUCARADIISA GO FORWARD
Wow legend is always legend 🥰
Legend sharma boy❤❤👏👏
1M waaba gashee
Two kings sharma aNd arimaheNa👋
Yeah waa sax heestaan shalay tole wlhi alle aya ibadbadiyy ani iyo inta ila mid ah oo alle badbaadiyy qarax ayaa kadhacay mesha aan jogay ama aan saaid ugu dhawaa allle haunaxaristo inta dhimaty INSHA ALLLAAH waan kabaxxaa dhipka
Hees sharma boy waligay ma daawan iyo Ilkacase whit out arimeehena one love ❤️ bro
Arimaheena kuma khasaarin in aan taageero kuu ahy nin aad somalinimo ugu way tahy Baad tahy nolow libaax somaliweyn 🇸🇴❤️❤️
Arimaheena calanka kgs kuma soo gaarin mia
Reer kgs like ta😂🖐️❤️
Thanks sxb for the update
The king is the reaction arimaheena is back 🙌
Waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend
Mnsha allah wllky sharma boy qali hees isoosamee hamdi yousuf sonalilaana nogu kaalay waku sugaynaa 💚🤍❤💥💥🥺😢🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤣🤣🤣
Looma roona dhalinta 🥺💔💣
Zax quen 🥰🤩😍
One hour 6.5k another level ❤❤❤✊✊
Keep going my bro ❤😍
Legend arimaheena 🔥🔥🔥🔥
Waaw wax jira bu kahadlay sharmo boy talent
حلوه غنية اخين شارم بوي 🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎊
Guushu waa magacqudhee
Ujeedatu waa gaadhitaankeedee
Gunti uxirashaduna waa jihayntii dhamaydee
Go'aan keeduna waa joogteentaadee
Masuuliyadeduna waa gacan kuhaytaada
Taladaaduna waa inta aad guudka saarantahay
Gilgilashadeeduna waa inta aad awood leedahay
Fara kabaxeeduna waa inta aad ka gaabisay
Dibudhisideeduna waa garanwaa cudbi kasaarid
Im glad we are Living sharma World
Hashtag ahaan aan heesta u adeegsano #loomaroona
Waa xaqiiq nooma roono wadankena ino bur bursanado INSHALLAH mar un nabad wo noqonaya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ilahay nabad wadanka hanoga dhigo aamin 🙄😭😪😓🤲
Mahadsanid walahay 3 jeer dawaday hesta lkn cagasaarta melaan u raaco wan garan wayay insha allah waan ka baxaynaa sharmo ..
Legend arimahena adaan kusugayey wlhi
Arimahena big legend looma roona dhalinta yeh yeh😥😥🤔🤔🤔
ARIMAHEENA IN THE BILDING 🥰😍😍😘
Go ahead bro🤭Arima markaawi coming soon700k
Wllkei wan jeclahay mar walba hesaha Uu sharma boy U so saro in ad adiga mar kasta reaction ad ka bixisid wayo hadalkaga iyo farxadada ayan la qabsanay marka hesta maki U so saro wll sharma horay ka dheh reaction plz wllkei 🙏 one love 💘 wllkei arimahena 🤴💯
Legend 👏💖💗
Legend is back 🙌😎
Of course wlhi🥺🇸🇴💔
Waxa kliya sugaye waa reaction kada💯🔥🔥
Arimaheena aan katashano si iftiin ilaahey uu noo siiyo yacni arimaheena
Legend is always legend
Best reaction arimahena 🌏
Legend Arimahena heesta barteeda dhigtay🙏
Waa ku wata legend arimaheena
My pro🇸🇱🇸🇴❤
I just found my favorite song
A shidanti runtii hees waaye.... Reactionkaa bas ka dhinaa... Eepow... Kaga waye runtii ❤️
The BesT yOutuBeR in SoMaLIa ARImaHena ✊✊✊
Reaction ki ugu fcna arimahena
TWO LEGENDERS SHARMA BOY AND ARIMAHEENA🇸🇴✌
king of reaction arimeheena waa ku wataa
Waa hees daren leh ka turjumaysa waqtiga waqiciga hada jira ee ubaxa wadankena dhalinay anaga wadankena badali karna an gacmaha isqabsanao sharma boy iyo arimahena wad mahadsantihin
Waa Arimaheena
Your are legend pro
SHARMA BOAY GREETINGS, sulute Broskii ...☝️🇸🇴☝️💪
Keep going bro
Inaa ka gaabsatid ku fcn bro kep going mel waxaa ku jirto arsenal uu wax ka sheegayo saasana laga raba dadkas dad noxo ma ahane
Reaction Arimamahena🤩🇸🇴🇸🇴
Brother arimehena mela qar wad ka jartay oo xaqiida ah arimo amni mad oga baqday wllkeha
SHARMA BOY IN BDN BUU FARIIN DIRAYAY HADII WAX LA MAQLAYO✍🐅
Wlhi waxan dhaho maqan ilahow wadanka nabad noga dhi amiin ya rabi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Saxiib Farxaan Waxatahay, Farxadii Oo Qof ah keep Going brother💞🇸🇴👍
Legend arimaheena 700 coming soon
Arimaheena wan kuwata prather
Fariinta qaar waxay ku socotaah al shabaab
Tu'saale meesha uu yiri waxay cabaan dhiiga muslimiinta
ASXBEY MXAA LAGA WADA LOOMA ROONA IFAA IDEYA PLEASE LIKE AND SUB....
Waxyar iyo wadaaa dhiman insha Allah ✌👍
Dalka woohagaagirabaan eee dhalinyaro quluubta kaduceeya 😘
Looma roona Dhalinta
Parteedoo dhigay wlhi
Sharma boy on fire 🔥
Keep goin arimaheena zxb
I Support You 💙 Arimahena in The Building
Farxadii oo qof ah 🔥Arimaheena💕
Legend another level my Bloody
Inta ila aragtay inta danbe ee hesta inu ka gabsaday arimahena like dhac kusiya
Arimaheena nin aan marwalbo reaction kiisa aan daawado oo kaliya legendary 🔥🔥🔥🥺
Arimaheena waad u qalantaa zxp inaa 700kiyo in kabadan lkn anagi walalahaa ah waan is xasideenaaa sooory pro. 👍🙏🙏