Saamaynta Baraha Bulshada Iyo Sidii Aan Uga Kabsaday (Najma Fiyasko)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Documentarygaan wuxuu ka hadlaaya qeyba ka mid ah marxaladihii nololeed ay soo martay Najma fiyasko iyo saameyntii baraha bulshada ay ku yeelatay nolasheeda.

ความคิดเห็น • 129

  • @Ilyas-b7m
    @Ilyas-b7m 9 หลายเดือนก่อน +13

    ❤Abaayo. Macaan, waxaad tahay gabar fiican oo qiima badan, dulqaad badan waliba ixtiraam badan, ilaahay haku xifdiyo ( you are very articulated, and well spoken) jazka Allah

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 9 หลายเดือนก่อน +4

    Dadka comentiga qaldan u qoran dadka aaqiro warba idin haaysta adigo qofka caayin aflagadeen ayaad wax u sheegi karta. Najmana wa qof lagu dayan karo ❤❤❤❤❤sis mashalah

  • @fuad5428
    @fuad5428 8 หลายเดือนก่อน +2

    As a young man interested in philosophy and somehow psychology who was following Najma on Social Media both when she was a feminist and now on her retreat-I was always passionate to listen, try to understand and watch her stories. Something from my deep feelings is saying to me ‘She is/will one of the greatest women in our generation’. Kudos to Najma.

  • @theheba.0
    @theheba.0 8 หลายเดือนก่อน +2

    I have been watching you since the days of your show your "mid show" i used to hear a lot of people judging you for what you wear or what you act in front of the camera, but I always saw in you what was behind that i saw your intelligence, your thinking way that was close to mine, and your amazing stories, and how at this young age you were smart, patient, and cared about this community, I'm so proud of the person you have become. You are really a great woman❤❤❤❤

  • @cuud5134
    @cuud5134 8 หลายเดือนก่อน +4

    Alhamdulillah walaashey ilaahay towbadaada ha kaa aqbalo ❤
    Sidaa u soo laabatayna ilaahay ha kuugu sugo qalbigaaga❤

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 9 หลายเดือนก่อน +7

    Ma sha Allah.. May Allah bless all our Muslim Brothers and Sisters.. Amiin

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud6724 9 หลายเดือนก่อน +6

    Mahadsanid najmo, saamaynta saaxiibadda ay leeyihiin ayaa iiga baxay hadalkaaga iyo in dadka qaar xitaa aysan u qalmin magaca saaxiib.
    Waan kuugu hambalyeeynayaa is badalkaas qurux badan ee aad samaysay congratulations markale love you.❤😊

    • @farhia2984
      @farhia2984 9 หลายเดือนก่อน +1

      Xaqiiq nolosha sideedaba waa cashar wax badan laga baran karo xiligaana aad bey u yaryihiin saaxiibada wanaagsan marwalba feejignow

    • @ruunmaxamud6724
      @ruunmaxamud6724 9 หลายเดือนก่อน

      @@farhia2984 saas waaye abayo mahadsanid.

  • @rahmaali9257
    @rahmaali9257 9 หลายเดือนก่อน +11

    waa markii iigu horeysay aan comment ka bixiyo youtube waxaana igu kalifay inan arkay muuqaalkan quruxda badan iyo najmo aan weligay jeclaa garaadkeeda iyo kartideeda dhinaca faceboogana kaga xidhnaa waxan leeyahay wad ku mahadsan tahay inaad noo soo gudbisay waayo aragnimadaada iyo halganka nololeed ee aad soo martay taasoo aan casharo badan ka baranay marwalbana khayr bn ku rajaynayaa wllo♥

  • @muniirofarah3275
    @muniirofarah3275 9 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah waxaad tahay qof aqli badan hoyo ayaan ahay waxaan aad iyo aad ugu farxay inaad wax barashadaadii dhameysatay oo caqabad aysan kugu noqon dadka liita warkooda.horey usoco

  • @saidsms8488
    @saidsms8488 9 หลายเดือนก่อน +9

    Alle ha barakeeyo , wanaagga iyo Somaali jeceylka ka muuqda wllhi wey yartahay cid in lagu arko waqtigan Talooyinka ay bixineysana buug walba lagama heli karo aad bey u qiimo badan yihiin .
    2 sano kahor baan ka daawadey VOA qeybteda Englisha iyada oo la wareysanayo berigaas iyo maanta oo aan arkayo Allahu akbar farqi weyn baa u dhexeeya Alle ha xafido wllsheen

  • @khadarabdidayr6973
    @khadarabdidayr6973 8 หลายเดือนก่อน +6

    Walahi waan ku farxay Najma is badalka ka muuqda, waxa iigu danbaysay iyado jid qaldan ku socota
    Qofka wax u sheegana dhibsata.

  • @mohamedmursalabdi775
    @mohamedmursalabdi775 9 หลายเดือนก่อน +6

    This was so amazing and inspiring ❤

  • @RUNMAAL1
    @RUNMAAL1 8 หลายเดือนก่อน

    M.a waa gabadh aad u caqli fiican ilaah baan qaldamin guul baan kuu rajeynaynaa i.n

  • @mohamedhussein981
    @mohamedhussein981 6 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan adbay u aqli badantahay intii walidka ayaan kamaqnayd diina laguma barbarin dadkuna umayn aqli celinayn horay usoco

  • @umalkhair6399
    @umalkhair6399 8 หลายเดือนก่อน +1

    Very intelligent person aya tahy abayo Mcnto wlhi 😊

  • @Abdulkadir-vi6ue
    @Abdulkadir-vi6ue 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mahasanid aad baan ugahelay sida fiican ee aad ufekereysid allaha ku asturo, Diintaadana ku dheganow oo baro oo kaalmayso iyadaa ku caawinaysa

  • @mushtaqismail4112
    @mushtaqismail4112 9 หลายเดือนก่อน +3

    Najama wali kuman dheleeceen Imka ila mid show Wana ku farxsanhy isbadlkaga😊❤

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 9 หลายเดือนก่อน +3

    Her beautiful soul and the courage ❤❤❤

  • @AbdullahiHajiali
    @AbdullahiHajiali 9 หลายเดือนก่อน

    Manshaa allah alle ha ku barakeyo guul aduun iyo guul aakharo

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 8 หลายเดือนก่อน

    Najma waa Gbr Qrx bdn, Aqonyahanad, Howlkar iyo Codkar ah 🥰

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 9 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllah fariid baad tahay fariidkuna ma lumo. Ilaahay kuguma celiyo kuwaa walal

  • @afor7194
    @afor7194 9 หลายเดือนก่อน +1

    Life is all about lesson. Awesome documentary btw could you please avoid adding background music? It's kind of disturbing and religiously is Haram thing.

  • @immigranthustlemind8655
    @immigranthustlemind8655 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah you’re a great example for the next generation abayob

  • @queen.ayeeyo
    @queen.ayeeyo 9 หลายเดือนก่อน

    wooow manshallah incrediable young lady :)

  • @fadimaahmed1284
    @fadimaahmed1284 9 หลายเดือนก่อน +4

    oow qoftii farax somali keentay

    • @jamalabdikadir7495
      @jamalabdikadir7495 9 หลายเดือนก่อน +2

      Oh really?! Masha allah waa gabar aan waligay fileyn in ay ka mid tahay somalian girls lkn wlhi barteedey dhigtay xaqiiqda.
      Waxay soo martay nolol uu dareemi karo qof soo maray safarka ay soomartay.
      Xikmad baajirta leh:-
      ليس من رآي كمن سمع
      Means: "qof waxa soo arkay, lama mid aha qof looga sheekeeyay"

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 9 หลายเดือนก่อน +1

    Najmo smart baa tahay, dadka yar oo waxbartey markey dibada galeen ayaa tahay, xiriirka Allah kaala dhaxeeyo hada ilaaliso khalad kumajirtid nadifa tahay dadka waxay sheegana afkooda ayagaleh, socialmedia ha dad ku dhali kara ayaa ayago fiyow sogalay hadana waalwalan, run ahanti arinta cawinada maskaxedna waa arin fiican dad yar ayku fikiraan.

  • @cabdullaahixasan981
    @cabdullaahixasan981 8 หลายเดือนก่อน

    najmo 2015 ilaa iyo hada waan kula socdaa marxalado badan soo martay markaan lkn caqli ahaan bislaatay

  • @yusufshidane2416
    @yusufshidane2416 9 หลายเดือนก่อน

    Waan qiroday wlhi yi aamin gabadhan wanba is ka jaclahy wlhi 🥰

  • @fayselmohed3948
    @fayselmohed3948 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aadbay iifarxadgalinaysaa inaan wajigan ku arko maanta imika ayaa la odhan karaa waxay hido raacday hooyadeed illaahay qof kaste oo wado qaldan kusocda hasoo hadeeyo gabadh soomaaliyeed oo meelahaas dayacan waxay qabjab kutahay wiil walba oo soomaliyeed lamana kaftami karo wiil qayrkii ah oo qowmiyad kale ah

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaaah walalo qali hore usoco qali

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah aad baad u caqlibadantay

  • @xassansoudi4511
    @xassansoudi4511 8 หลายเดือนก่อน

    Wax macno ah oo uu xambaarsan yahay ma jirto waayo su'aalo badan oo jawaabo u baahan ayaa jiray laguma soo darin 42 daqiiqo oo ka qasaartay qofkii daawaday lee iga dheh.

  • @nafisamohiyadin7335
    @nafisamohiyadin7335 9 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma baarik ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilyaasmohamed9212
    @ilyaasmohamed9212 9 หลายเดือนก่อน +1

    M.a abayo Guuleyso waligaa

  • @SundusAbdirahman-l6e
    @SundusAbdirahman-l6e 9 หลายเดือนก่อน

    mashallh najma

  • @محمدخضر-ك3غ
    @محمدخضر-ك3غ 9 หลายเดือนก่อน

    Walashey allaha hakubarakeyo

  • @odayroy3099
    @odayroy3099 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wan sugayay Barnaamijkan xiisaha leh

  • @nafisamohiyadin7335
    @nafisamohiyadin7335 9 หลายเดือนก่อน

    I am happy for you ❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw 8 หลายเดือนก่อน

    Wey kaa waalayaan soomaalidu

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 9 หลายเดือนก่อน

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @HasanAbdi-x8q
    @HasanAbdi-x8q 9 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂 Sigaarka aad adigoo madax qaawan dariiqa ku cabaysay adoo leh xoriyad ba haystaa iyadana ma saaxibadaa ba kugu khasbay? Naftaada iyo awlaadaada wax ee ka qoomameeyaan ha ku dhaqaaqin waayo record list buu galayaa

    • @abdihanaanmohamedhalane8844
      @abdihanaanmohamedhalane8844 8 หลายเดือนก่อน

      Dadka ey ka hadleysay ayad kamid tahay koley waxa tahayba qof inu alle ugar garay ad ujeda caac ka daba ledahay uducey kana har

    • @Haywdle
      @Haywdle 8 หลายเดือนก่อน

      Waxaso dhan tiiyo so martay iminkaba waata gabadha wax baratay ee sharafta leh ah , adigu maxaad tay , maxad qabsatay🤔

  • @yusufahmed9715
    @yusufahmed9715 9 หลายเดือนก่อน

    Heestii waa lay qalqalay igu celceli ma ka toostay waalidii caafimaadka ILAHAY si fiican ha kugu celiyo.

  • @basabor
    @basabor 9 หลายเดือนก่อน +19

    Incredible, this somali documentary has English subtitles on. Never expected! 😮 ❤

  • @Materno1
    @Materno1 9 หลายเดือนก่อน +11

    ILLAHAY baa ku soo hadeeyay walal, ILLAHAY ha ku barakeeyo.

  • @abdi_252
    @abdi_252 9 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhan tiktok ayan ka arkay dhowr sano kahor ayado hees erayo yaxyax leh kujiraan qaadayso
    Runti aad baan ugu faraxsanahay inan ayadii oo qof kale ah aan arko maanta massive comeback wlhi mashallah🫡🥰

  • @hakh5277
    @hakh5277 9 หลายเดือนก่อน +5

    I used to watch najma fiyasko i even remember one of her song's 😂
    I certainly like her calm side more MashAllah. This kind of content suits her more.
    Move on sis ❤

  • @nasteehaibrahim
    @nasteehaibrahim 9 หลายเดือนก่อน +6

    najma waxaa tahay gabadh aan taageero laga soo bilaabo 2019 xilligas ku daawan jiray barnamijkagi dhiragalinta dhalinta kaliya waxan jeclaa inaa is asturto taasa jeclaa waana arkay ugu dambeyn i love you so much

  • @cumayr
    @cumayr 9 หลายเดือนก่อน +5

    Dhibatada gabadhan heesta ilaa hada way jirtaa dad haysato social media meesha lagu dhibaateyo dadka waa fecbook waa meel aad u qashin badan runtii ani ahaan meesha gudaafad goob qashin quba u aqaan waan sababta iska dhaafey mudo igu danbeesey hada alx waan ka nastey alle iguma celiyo

  • @Yasser-2
    @Yasser-2 9 หลายเดือนก่อน +4

    Wlshen still waxy u hadlaysaa in laga gardarnaa lkn taasi xaqiiq maaha runtii qaablabiskeeda, hadalkeeda iyo fikirkeedu waxy ahaayeen kuli kuwa diinta akhlaqda wanaagsan khilaafksan xitaa hees anshax xumo ah ayey qaybk ka ahyd soo deynteeda, markaa soo kama ficneyn inaa dhahdid “waan lunsanaa caqli yaraan baana ii geysay lkn hada wada fiicn bn saaranhy waana weynaaday” ?

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 8 หลายเดือนก่อน

      Munafiqnimadii ayey wali wada. Mindha nin raadis waaye.

  • @YA-xo7ru
    @YA-xo7ru 9 หลายเดือนก่อน +4

    Well spoken young Somali girl, so proud your intellectual analysis. You have spoken elequently my Allah guide you and safe you from social media fitna.

  • @Somalihooyo936
    @Somalihooyo936 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah beautiful Najma you are so smart young woman❤️💯 horey usoco bulshada somalida ku bahanthy weli

  • @ramlamoha7770
    @ramlamoha7770 9 หลายเดือนก่อน +6

    M.a abayo waliga dhinaca diinta ubado allah qalbigaga ha ku qabojiyo

  • @yakubnouh9549
    @yakubnouh9549 9 หลายเดือนก่อน +4

    Good job Infinity team.
    Background music_ga distraction ayuu samynayaa, bal ka dhiman.

  • @hassanabdillahi7813
    @hassanabdillahi7813 6 หลายเดือนก่อน +1

    qoftaan qoftii miyaa

  • @hkay980
    @hkay980 9 หลายเดือนก่อน +3

    U r empathy....very intelligent woman....Allah is with u. Do u know why they r against u because u informed & intelligent

  • @serahmed5346
    @serahmed5346 8 หลายเดือนก่อน +1

    Such a smart girl with the support of nurtured mind Najmo will be one of the greatest women in our community

  • @jaamaca.maxamed5151
    @jaamaca.maxamed5151 8 หลายเดือนก่อน

    Wan ka xumahay inay dhiibta inta leeg ay ku gadhsiiyan
    Waxa ilahay mahadi ah inad
    Ka so kabatay oo anay noolashadi ka takhalusin oo
    Wayo aragnimo badan ka heeshay waxan rajaynaya inad ka wacyi galiso dhalinta yar yar

  • @omaari155
    @omaari155 9 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhaan hadalkeda xittaa hadda waxaad ka daremesaa daganaan qanacsani iyo in halka ay joogto nolol ahaan in badan ay ku farax snthy

  • @BalqisAskar-c8i
    @BalqisAskar-c8i 9 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliyey wadan kiina wax uu barta oo noqda Dad Aqoon leh Dalkiina iyo dadkina adinkey idin soo firi nayan joojiya fadhi ku diriirka 🇸🇴❤️

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 9 หลายเดือนก่อน +4

    Sugitaan dheer kadib waad soo fasaxdeen mahadsanidiin😊

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ina cumar cali calasow fiyasko eedo ama habaryar keep going with hijab

  • @Abdulfataaah
    @Abdulfataaah 7 หลายเดือนก่อน

    Qof liita oo maangaab ah weeye, ilaahay ha soo hadeeyo.

  • @URURKA-UBAD
    @URURKA-UBAD 9 หลายเดือนก่อน +4

    i eagerly waited this inerview😍

  • @Burco.
    @Burco. 9 หลายเดือนก่อน +2

    I used to support this grill long time ago from Snapchat I missed you sister stay strong ❤

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah tabarakallaah 👍 walaahi waa gabadh caqli badan ilaahay swt haku barakeeyo dadka caqliga badan leh waa dad xisaabtama , Lana xisaabtama naftooda🎉

  • @KhadraA-q7x
    @KhadraA-q7x 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan xusuustaa aabe soomaaliyeed oo yiri gabadhan caruurtaydaa jecel inay daawato adiga oo markaa ay jireen hadalo laga wanaagsan yahay oo aad ku hadlaysay. Inaad wanaag ku danbaynayso waa wax lagu farxo. Keep up the good work habo!ansha allab tabaraka Allah

  • @dahabohassan7887
    @dahabohassan7887 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa alaah abaayo ilaahey ha ku xifdiyo aduun iyo aqiraba xabiibti xijaabka iyo quruxda mashaa alaah

  • @cadargure239
    @cadargure239 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalaah ilaaheey haku sugo abyo waxa tahay qof hal adeeg leh oo bulshado ubaahantay

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 8 หลายเดือนก่อน

    Waxay aheyd feminist u ololeeyo fasahaadinta dumarka iyo burburinta akhlaaqda iyo xishoodka waxaana support gareynaye kooxaha left radical ka ah.

  • @Thedeliberate-Hani
    @Thedeliberate-Hani 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤ I loved this girl dadnimo iyo garaad dadka alle siiyay ee ka midtahay

  • @mrjamaltawakal2496
    @mrjamaltawakal2496 8 หลายเดือนก่อน

    Kula ma jaan qaadi karimayN SABTOAH DAD WLEECDSAN KU DHEX JIRAAN😅

  • @Sihaameyy_
    @Sihaameyy_ 9 หลายเดือนก่อน +1

    masha Allah go'aan fiican baad qaadatay guuul baan kuu rajaynaynaa markasta

  • @caynibilan4915
    @caynibilan4915 9 หลายเดือนก่อน

    Najma aad ujecla. Bcoz my lil sister isku egtihin she is brilliant and you also brilliant girl 👧 wa ku hanweynaa ina isbedeleyso Safarkii suprise ka ee walashed Turkey ugu tagayse Hooyadedna video callka ugu jirte Wan ogaa ina is badaleysid. ❤❤🎉🎉 hambalyo abaayo I hoop one day Ina kula kulmo. ❤Abave all you have super mum mash Allah ❤

  • @abdikariinibraahim3252
    @abdikariinibraahim3252 9 หลายเดือนก่อน

    M.a Najmo Omar Fiyasko alle daayo wa gabar yarooo aad u caqli badan.... Lkin waxa maskaxdeeda samayn xun kuyeshay qurbaha ay yaran ku gashay...
    M.a hada san arko aaad ayay Ufahantay qaladadkedi dhaqankedina dib ayay u so celisa...
    Fiyasko guulayso wan jeclay gabadhan runtiii

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo qurux ❤❤ mashaa Allah

  • @AbdullahiHajiali
    @AbdullahiHajiali 9 หลายเดือนก่อน

    Adeer waxbada ayad la kulantau wax badana waa kuu shimanyihiin adunku waa maalmo yar inta kuu dhiman alle raali galintiisa ku kasbo (All taqwaa macal Cilmi) ku dadal allena haa kuu fudaydiyo

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 8 หลายเดือนก่อน

    Please muusiga madax wareer buu nagu ridey seecamal khayr alle haydin siiyee naga joojiya hada kadib

  • @khadiirjama
    @khadiirjama 9 หลายเดือนก่อน

    Aamus naastu waa jawaabta ugu fiican oo qofku bixiyo marka oo dad xun la macaamilqy najmo waxa tusaale utahay gabdha badan oo dhalin yaranimadu qaaday ay iyo fursad ay nolashooda ku badali karaan

  • @osobeey1459
    @osobeey1459 8 หลายเดือนก่อน

    Gabartaan walaahi maal ahan oo dhan eey maskaxdeyda ku jirtay oo aan islaha halkeey ka baxday hadaan helay

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw 8 หลายเดือนก่อน

    Najmaay taa hore waan kula qabay safarkaa dheer hadana iceland ayaan joogaa weyna idiidan yiin inay sharci isiiyaan

  • @amishamoha6423
    @amishamoha6423 8 หลายเดือนก่อน

    Qof qimo badan baatahay allaha kusiyadiyo caqliga iyo kartidada

  • @mr.aydarusmohamed6696
    @mr.aydarusmohamed6696 9 หลายเดือนก่อน

    Najma love ❤️ you wllo wllhi qof Adag oo dadaashay nolosheeda ayaad tahay full respect ✊ xadaari ahaan huuno guulayso☝🏿🙏🏿

  • @Guuleedsaaciidabdi
    @Guuleedsaaciidabdi 8 หลายเดือนก่อน

    Marsha Allah walaal najma waxaa tahay geesiyad aqli badan alle haku xafido

  • @fardowsaabdi290
    @fardowsaabdi290 8 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah Najmooy... Allaha ku xifdiyo...caqligaaga Allaha kuu siyaadiyo...❤❤❤

  • @zamiircali4012
    @zamiircali4012 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah waa showgii ugu horeeye ee an dawado waxana ka faa'iiday waxyaabo farabadan
    Illahey cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo abaayo
    Dadkeena aqoon farabadan beey ubaahanyihiin iyo weliba wacyigelin xoogan inshallah dalkena siduu uga soo kabtay burburkii xooganaa
    Adigana ad usoo kabatay dhibtii afka dadka aad uhadleysay kasoo gaartay baan illahey ka,rajeynayaa inuu dadkeena,na kaga soo kabtaan burburka noloshooda aqlaaqdooda iyo caqligoodaba soogaaray
    ✍️🦻

  • @cabdillahiciise1279
    @cabdillahiciise1279 9 หลายเดือนก่อน

    Musica gan saaran muuqaalka madaxa ayuu ku daalinaya!
    Bal kafakira muuqaalada dambe, idinkoo mahadsan

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 9 หลายเดือนก่อน

    M.a ilaaheey baa soo hanuuniyey maxaan FB ku garaacney Astur la aanteedii

  • @hafsaothman4798
    @hafsaothman4798 8 หลายเดือนก่อน

    sister alllah bless you, her heart is so beautiful may allah protect you and safe you fitna

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 9 หลายเดือนก่อน

    Asc, Masha Allh, habo wax kasta oo dhib iyo dheef aan la kulano waa cashar wax laga barto, runtii dadkeena siiba burburkii ka dib baraha bulsha waxaa ku batey fadhi ku dirir wax lasta bay rabaan in dagaal ku xaliyaan, waayo dhaawicii dagaalada ayaka dhigey iney u urkaan xal caay iyo ceebeyn.wbt

  • @Faiza-el4nr
    @Faiza-el4nr 9 หลายเดือนก่อน

    Najma xumaan iyo samaan wan jeclaa nakma gabar caqli badan weeye mar hore ayan arkey Good job girl

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan 9 หลายเดือนก่อน

    Waa gabar wanaagsan masha Allah
    Allaha u ziyaadiyo garaadka

  • @MaryanKhatal
    @MaryanKhatal 9 หลายเดือนก่อน

    Macha allah my allah protect you evil eyes allah is strong always no human so don’t worry sis❤

  • @cadaankudhiigleh
    @cadaankudhiigleh 8 หลายเดือนก่อน

    I deleted my Fb account 3 years ago never miss ❤

  • @Qamarabdullahi-w5o
    @Qamarabdullahi-w5o 9 หลายเดือนก่อน

    masha allah waa gabar aad u aqli badan qofku waa in uu og yahay wuxuu soo maray iyo waxa socda ❤❤❤❤

  • @shukrii9137
    @shukrii9137 8 หลายเดือนก่อน

    So labasho wacan Najmo fiyaasko ❤😊

  • @mascudaxmed7837
    @mascudaxmed7837 8 หลายเดือนก่อน

    Tahriib qofka so maray ayaa garanaya

  • @hartikoombe
    @hartikoombe 8 หลายเดือนก่อน

    Beutiful, positive change

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid8706 9 หลายเดือนก่อน

    abayo Ilahay ha ku bareekeyo xijabka qurux ku tahay masha’Allah❤

  • @kaaraamardha_tv
    @kaaraamardha_tv 8 หลายเดือนก่อน

    Everything she saying is true % 100

  • @mohamedessesulub8220
    @mohamedessesulub8220 9 หลายเดือนก่อน

    Najmooy guulayso wll. Fariid guulaysatybaad thy.