Barashada Cilmiga || Sheekh Dirir || 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

ความคิดเห็น • 129

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 2 ปีที่แล้ว

    #أللهم_صل_وسلم_على_نبينا_محمد_وعلى_آله_وصحبه_وسلم_تسليما_كثيرا.
    Sheekheena sheekh maxamed sheekh cumar dirir ilaahow kuwii jano ku kulma inaga yeel ilaah dartiis kuu jeclahay alahayow ku xafid adiga iyo dhamaan intii muslimiin ee iimaan laga helay fitnada socotana alahayow inaga badbaadi aaaamiiiiin aaaamiiiiin aaaamiiiiin.

  • @wardaibraahim3412
    @wardaibraahim3412 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah sheekh dirir

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll sey Subescribe isaar ❤❤

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 3 ปีที่แล้ว +2

    جزآك الله خير الجزاء يا شيخنا الفاضل الشيخ محمد شيخ عمر درر .

    • @callanbentlee3357
      @callanbentlee3357 3 ปีที่แล้ว

      sorry to be off topic but does any of you know a way to get back into an Instagram account??
      I was stupid lost the password. I would appreciate any tricks you can give me!

  • @hamseabdi5579
    @hamseabdi5579 4 ปีที่แล้ว +2

    illahy haku hanuuniyo dariiqa toosan

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 4 ปีที่แล้ว +4

    masha allah yaa sheeq jasa kal laahu qeer

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll shey Subescribe isaar ❤❤

  • @jamajijo6674
    @jamajijo6674 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah sheikh may Allah bless you in jannah Inshallah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💕💕💕💕💕💕💕

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashallaah jizaakallaah kheer shiikh allaha ku xifdiyo aamiin allow quraanka kariimka iyo ku camal falkiisa noosaqir aamiin aamiin yaa allaah

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll sey Subescribe isaar ❤❤

  • @adenahmed3483
    @adenahmed3483 4 ปีที่แล้ว +2

    Verygood wa Suldan

  • @abdirasakali3299
    @abdirasakali3299 4 ปีที่แล้ว +6

    msha Allaah Illaahey ha kaa ajar siiyo annaga Illaahey diinta hana nafahansiiyo aamiin aamiin

  • @yassincumar7832
    @yassincumar7832 4 ปีที่แล้ว +7

    masha allah sh Maxamed dirir ilaahay hanookaa xafido 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 4 ปีที่แล้ว +1

    salaalu calèyihi wasalam ilaahoow dambiigiisa hore iyo kiisadambe dhaaf shiikhena macalin kayiiga shiikh dirir jasa kalaahu khuyiir

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan4332 4 ปีที่แล้ว +2

    As wrwb masha allaah khayr allaah ha ku siiyo allaah ha ku xifdiyo sh muxaamed sh cumat sh diriiir

  • @mustafeaxmed8807
    @mustafeaxmed8807 4 ปีที่แล้ว +5

    She Dirir alle ha barakeeyee waan jeclay

  • @fathiahoussein1557
    @fathiahoussein1557 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc Allah sabir haku siiyo adiga iyo dhallinyarsda oo dhanba oo ay kuwaygu kamidyihiin

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll shey Subescribe isaar ❤❤

  • @hibboabdikadir
    @hibboabdikadir 4 ปีที่แล้ว +1

    Miizanka xasanadka allaha kuugu daro sheekhunaa aduunkana allaha ku dhowro adiga iyo intaad jecashahyba

  • @ibobashir6653
    @ibobashir6653 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh Mohmed Cumar dirir Alle haku xafido

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 4 ปีที่แล้ว +5

    JAZAKALAHU ALFU HASSANAH SHEIKH MAXAMED CUMAR DIRIR.

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah ilaahay hakuxifdiyo Sheekh Dirir adiyo ehelkaagaba anagana ale hanagu anfaco noona fududeeyo jidka toosan

  • @muktarali2477
    @muktarali2477 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah.Ilahaay kheyr ha kusiiyo Al sheikhuna Dirir

  • @maxamedxasan9751
    @maxamedxasan9751 4 ปีที่แล้ว +2

    man sha alllllh shiikh maxamed dirir ilahay cimriga hakudherayo amiiin
    amiiin
    amiiin

  • @cabdullaahicali7750
    @cabdullaahicali7750 9 หลายเดือนก่อน

    jisaakallaahu kheeyran sh dirir

  • @faduumocali9182
    @faduumocali9182 3 ปีที่แล้ว +1

    Shikh siifaafi ilaahay khayr hakusii

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah
    Inshallah
    G
    G
    N
    C
    Aad iyo aad baad umahadsantahyyyyyy wll qaaliyaaaaaaa

  • @khadijah1093
    @khadijah1093 4 ปีที่แล้ว +8

    جزا كله خيرا جزا

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 4 ปีที่แล้ว +2

    Illaahey baa mahadleh

  • @amranismacil7788
    @amranismacil7788 4 ปีที่แล้ว +4

    MANSHA Allaah sheekh dirir ILLAAHAY haku xifdiyo

    • @xamdaxuseen851
      @xamdaxuseen851 4 ปีที่แล้ว

      maansha Allah tabarakallah sheekh maxamed sheekh cumar dirir ilaahay haku xafido jisaakallahu khayr

    • @subayda6846
      @subayda6846 4 ปีที่แล้ว

      Mashalah Sheikhunaa dirir ilahay ha ku barakeeyo

    • @ahmadooahmadoo2727
      @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah
      Inshallah

    • @mahadismacil4955
      @mahadismacil4955 4 ปีที่แล้ว

      Amran Ismacil

    • @shamsojiinow7267
      @shamsojiinow7267 4 ปีที่แล้ว

      Asc shiikh alaha ha ku barakeyo insha alah

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku daayo shiekh Dirir

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll key Subescribe isaar ❤❤ 👍

  • @عبدالرحمنمحمدابنار
    @عبدالرحمنمحمدابنار 11 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا ❤

  • @jeylaanixasan2264
    @jeylaanixasan2264 4 ปีที่แล้ว +6

    ماشاء الله جزاك الله خيرا جزيلا لا يزال ولا ينقص ابدا

    • @honeynoor2089
      @honeynoor2089 3 ปีที่แล้ว +1

      Walahi niyadeyda ayay kutagned senubarta cilmiga xagena kabilaba ilahyow barakey shiqa

    • @honeynoor2089
      @honeynoor2089 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxan jeclanilahay inu ishega madada ama faniga kuhabon oolagubilaba

  • @mustafeqalin-maal2695
    @mustafeqalin-maal2695 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Sheekhiii

  • @amiirjigjiga7556
    @amiirjigjiga7556 4 ปีที่แล้ว +29

    Isoo duceeya walaalayaal waxaan ahay wiil dhalin yaro ah kaas oo fisqiga sida uu uga dhowr san lahaa Lagdan Lula jiri idinka ducada igu kaal meeya

    • @nasracarab5808
      @nasracarab5808 4 ปีที่แล้ว +1

      Illahay ha ku dhawaro xumahan ha kaa ilaliyo

    • @hibboabdikadir
      @hibboabdikadir 4 ปีที่แล้ว +3

      Allaha kuxafido hooyo shaydaanka iyo inta raacsanna allaha kaa ilaaliyo adkaarta marka guriga laga baxayo la akhriyo ha ilaawin taasaa lagugu ilaalin oo lagugu hanuunin siduu nabigu ..scw..inoo sheegaye...allaha ku dhowro

    • @nadirasaid7452
      @nadirasaid7452 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaha ku dhawro habo adiga iyo inta Muslimiin ta

    • @yassincumar7832
      @yassincumar7832 4 ปีที่แล้ว +2

      Asc wll wad fiicantahy qof wangsan ayad tahay ,qofkasta dambi ayuu ku dhacaya lkn towbada aya lagu kala fiican yahay ,waxaanad ku jirtaa jihaad adag wll ,Ha quusan ilaahayna dariiqa khayrka ayuu kuu furi ,markasta oo aad dambisamayso katowbad keen,ilaahay khayrka haku waafajiyo wll ducadana badi .ilaahay hakaa xifdiyo shayaadiinta .Adkaarta subixii ,iyo Adkaarta galabtii ku dadaal iyada ayaa gaashaan kuu noqone .

    • @NM-lo3jv
      @NM-lo3jv 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiir Jigjiga dadaal Insha Allah waa kabixi doonta

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 ปีที่แล้ว

    Sheekha allaha xafido

  • @yaasmiincawil8904
    @yaasmiincawil8904 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alh alah keep u sheekh maxamed😍😍

  • @abwaansamakaab6120
    @abwaansamakaab6120 4 ปีที่แล้ว +1

    Lambarka shiikha aan kala sooxariirno noosheega iyo tiimka suaalaha diyaariya

  • @bilanhussein2782
    @bilanhussein2782 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheekh Illahay ha ku xifdiyo insha allah

  • @jeylaanixasan2264
    @jeylaanixasan2264 4 ปีที่แล้ว +3

    استفيد منك خيرا كثيرا

  • @asmashucayb3295
    @asmashucayb3295 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah shq maxaamed cumar dirir

  • @aminaelmi973
    @aminaelmi973 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah als haku xafido sh dirir

  • @abubakarcali3784
    @abubakarcali3784 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @getdonegetdone3872
    @getdonegetdone3872 3 ปีที่แล้ว +1

    JazakaLahu Khayr

  • @daar_taqwaa
    @daar_taqwaa 4 ปีที่แล้ว +2

    *Habeen Hore Iyo Masjidka Bootan*

  • @nadirasaid7452
    @nadirasaid7452 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jasaikallahu khayr

  • @saxiidoaxmad8454
    @saxiidoaxmad8454 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 4 ปีที่แล้ว +1

    mashaa Allaah tabaara kallaah

  • @omergulaid41
    @omergulaid41 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadi maderasd dikato ma ku gaadan kartaa shandad

  • @abdihakemabdilahi7090
    @abdihakemabdilahi7090 4 ปีที่แล้ว +3

    Alxm maxadiradan xadir ahaa saameyn fiicana igaga tagtay
    ilahay hanagu anfaco

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 4 ปีที่แล้ว

    Asckm masha allaah allaahu akber

  • @jeylaanixasan2264
    @jeylaanixasan2264 4 ปีที่แล้ว +1

    يا شيخ الكريم

  • @husseindiisow4238
    @husseindiisow4238 4 ปีที่แล้ว +1

    mashaalah

  • @hodandahir4466
    @hodandahir4466 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaha

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll key Subescribe isaaŕ ❤❤

  • @mohamedabdi1875
    @mohamedabdi1875 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheq

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 4 ปีที่แล้ว +1

    Culimada waxa uwanagsan mida aan kadhax bixin dadkis iyo baladkis tolkagaa iyo kabtada dhaxdaa laga galaa tolkis katago soo tanado lawaa tanad waxuriyo nolol iskufilnasho ood fahamtid noloshada maanta kusugantahay birina ad kaqomameyn

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah

  • @yurubabdi4516
    @yurubabdi4516 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @raxmamahad3172
    @raxmamahad3172 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs warxmatulah

  • @HassanAli-vo7kj
    @HassanAli-vo7kj 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @omergulaid41
    @omergulaid41 3 ปีที่แล้ว

    Gabhada marka caadada laadhi quien ka makhrin kartaa

  • @calinurshsalah5755
    @calinurshsalah5755 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc asxabta

  • @aburaasbinucaqli5345
    @aburaasbinucaqli5345 4 ปีที่แล้ว

    Maashaallaah

    • @ifraaxsagal8330
      @ifraaxsagal8330 4 ปีที่แล้ว

      Ilahy cimriga ha ku siyaadsho sheekh dirir

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 4 ปีที่แล้ว

    My sheekhayga xafidullah

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 4 ปีที่แล้ว

      Waa shekh soomaalnd

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 4 ปีที่แล้ว

      @@mustafeaxmed8807 maxay dee kuma fahmin

    • @miftaaxulkhayr2454
      @miftaaxulkhayr2454 4 ปีที่แล้ว

      @@invisiblehandsmaliby3266
      Shiekh wuxu u yahay umada afka somaliga ku hadasho ee maha sheikh somaliland un ah

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 4 ปีที่แล้ว

      @@miftaaxulkhayr2454
      Maaha Somalia waa Somaliland gaar ahaan Hargeisa yaa Qadaadwayn
      Hadana ma taasaad keenteen

    • @miftaaxulkhayr2454
      @miftaaxulkhayr2454 4 ปีที่แล้ว +1

      OK wll cfwn
      Dabcan amusnanta dhaanto inaan kula hdlee ileen faido makala helaynee hadaadba culumadii qabyaladaysaye

  • @miftaaxulkhayr2454
    @miftaaxulkhayr2454 4 ปีที่แล้ว +2

    #Sheeekh Dirir official channel
    Xageen kala xirirj karaaa

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll key Subescribe isaar ❤❤❤

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 4 ปีที่แล้ว

    𝑪𝒂𝒓𝒂𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑴𝒆𝒆𝒍 𝒍𝒂𝒈𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒕𝒐 𝒐𝒐 𝒘𝒂𝒍𝒊𝒃𝒂 𝑶𝒏𝒍𝒊𝒏𝒆 𝒂𝒉 𝑩𝒂𝒍 𝒊𝒊 𝒕𝒊𝒍𝒎𝒂𝒂𝒎𝒂

  • @faduumocali9182
    @faduumocali9182 3 ปีที่แล้ว +1

    .

  • @fadumoali2870
    @fadumoali2870 4 ปีที่แล้ว +1

    ?

  • @maymusse855
    @maymusse855 3 ปีที่แล้ว

    No

  • @najahothman4195
    @najahothman4195 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofka dislike saaraya wa sidee Subhan'Allah

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله

  • @khadia8861
    @khadia8861 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @asmadaud8401
    @asmadaud8401 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansh Allah

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 4 ปีที่แล้ว

      Alle haku dhawaro