Baaqa Bulshada oo waraysi cajiiba la yeeshay Abwaan Xasan Ganey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2013
  • waxa uu abwaanka waraysanaya Abwaanada wayan ee Amran Cayuun iyada oo aad ay isula qaadaadhigeen gabayada uu tiriyay abwaanku iyo sida uu ku bilaabay ee daawsho wacan
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 113

  • @MaariishHassan-if4fi
    @MaariishHassan-if4fi ปีที่แล้ว +4

    Abwaanka gabar Say-wallahi ah" baa waraysanaysa aad baan uga xumahay fahmo guur buu ka qaaday" I watching in 2023 allaa igu simay

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 5 ปีที่แล้ว +14

    *Gabadhan marwada ah ee xayaha huwan kan ay u dhaxdo ayaa nasiib badan maashaa alaah tabaarakalaah*

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cajiiib! Cajiiib ! Cajiiib!💯👏
    Legend ❤Abwaan Xasan Ganey ❤ wllhi Allaah cidduu raba ayuu xigmad iyo aftahannimo iskugu daraa ❤
    ❤Abwaan kaan Heesaha uu qoray waa Ereyo inaga da'a weyn👏
    Cimri dheer iyo caafimaad Alle kusii
    Wllhi abwaan kaan aadbaan utaageeraa waa Xigmaawi iyo Tiir udub dhexaad u ah fankeenna suuban❤
    Abwaan aad inoogu qaali ah❤Sharaf iyo karaamo ku joog labada daarood💯27-07-2024❤Saturday ❤

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 ปีที่แล้ว +15

    WLASHEEN ALLE KHEER HA SIIYO
    Lkn wlh waxaa aad u fiic naan laheed qof fanka kala yaqaano in abwnk uu wareesto
    Qadkaan iyo dadkaan salaamaha wadana nagala xiro
    Sida abwnk fursada loogu helay iyo sida aan cwd wax badan looga faa iideysan wlh aad baan uuga xumaaday 😥😥😥😥😥🙄
    Alle abwaane cimrigaada ha kuu bara keeyo 🤲🤲🤲

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 7 หลายเดือนก่อน +2

    Booskas ay gabadhu ku waraystay hadii uu wariye cawke ku waraysan lahaa waxyaabo badan baynu ka faaidi lahayn !! Alle ha u naxariisto

  • @amaadin12
    @amaadin12 7 ปีที่แล้ว +16

    Abwaan culus, i love your beautiful songs thank u adeer xasan

    • @clydekade414
      @clydekade414 2 ปีที่แล้ว

      i dont mean to be offtopic but does someone know a method to get back into an Instagram account??
      I was dumb lost the password. I would love any assistance you can give me

  • @qosol-qosol.3021
    @qosol-qosol.3021 6 ปีที่แล้ว +10

    Inta heesood ee aan ugu jecelheyba ninka sameeyey show waa xasan ganey.
    Walahi abwaan qiimo leh oo aad u cajiiba.

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 2 ปีที่แล้ว +3

    Xassan xaaji cabdullahi ganey waa abwaan dhaqanka aad u yaqaano.waana jeclahy dhamaan heesaha uu curiye,cimri dheer iyo cibaado suuban

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 6 ปีที่แล้ว +6

    Gabadhu way iska timid uun meesha sidani ma waraysibaa wariyuhu waa in uu isasii diyaariyaa oo uu wax ka sii ogaado qofkuu waraysanaayo CV giisa oo uu su aalihiisa sii diyaariyo iska soo hor fadhiiso oo hayadaa uun hay ma waraysibaa waa kufsiye viva xasan ganay cimri , caafimaad iyo cibaado siban Allah kuu baryay viva xasan ganay

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 2 ปีที่แล้ว +14

    10 abwaan ee taariikhda fanka soomaaliyeed aan la ilaabeen:
    Hadraawi, Cabdi qays, dacar,axmed saleebaan bidde, xasan ganey,sangub,maxamed Cali kariye,xasan qawdhan,cismaan askari

    • @AbdirizakHassan-pm7xn
      @AbdirizakHassan-pm7xn ปีที่แล้ว +1

      Ha ka tagin abwanki waynaa ee xasan shiikh muumin, abwaan cali sugule (dun carbeed)

    • @AbdirizakHassan-pm7xn
      @AbdirizakHassan-pm7xn ปีที่แล้ว

      Gaariye

    • @AbdirizakHassan-pm7xn
      @AbdirizakHassan-pm7xn ปีที่แล้ว

      Yamyam

    • @houskeymattanmanchaftyoutu29
      @houskeymattanmanchaftyoutu29 ปีที่แล้ว

      Away abwanki aha abaha abwanada somaliyed kalinta koobadna kaga jiray sida ay shegan dadka fanka u dhundalola abwaan xasan sheekh muumin allaha u naxaristo janatul firdawsa haka warabiyo dhaman inta dhimatay inta nolnaa allaha xafido

    • @houskeymattanmanchaftyoutu29
      @houskeymattanmanchaftyoutu29 ปีที่แล้ว

      Iyo abwaan yamyam iyo cumar huryo

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 7 หลายเดือนก่อน +4

    Isagoo sheekadii gorgorka wada
    Ayay telephone ku dul qabatay waa wariye bilaa ixtiraam ah

  • @pysuhayb15
    @pysuhayb15 4 ปีที่แล้ว +6

    ninkii xassan aadan qayrkii dhaafiyay
    2020

  • @alidaud1309
    @alidaud1309 10 ปีที่แล้ว +12

    Ma ogtahay curyankaba cago looma wayine ,walee ninka number 1 inta abwaan afsomali ku gabyda

  • @dhaqanofficial6425
    @dhaqanofficial6425 10 ปีที่แล้ว +6

    ilahow cimri dheerar iyo caabada suubanba kusii wlle waa legend legend dhalay

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy 7 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahow cimriga kuu dheeree
    ABWAAN X.X.CLAAHI
    HEESTA DAANBARI WAAW

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 6 ปีที่แล้ว +3

    Naagtu suugaanta mataqaaan waan ka xumahay IN qoftaanoo kle abwanka la soo ag fariisiyo markuu hees usheego oo yaa qaaday waaba iga maqan tahee kulahaa asagaaba waramyee iyadu koba mataqaan

  • @hassenabdi2200
    @hassenabdi2200 10 ปีที่แล้ว +5

    waa abwaan qaali ah oo suugaan fiican runtii

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 6 ปีที่แล้ว +15

    Abwaankani Waa Abwaanka Ugu Ereyada Cuslaaa Abawaaniinta ..uguna Heesaha ...Badnaaa Uguna Midhaha Waawayn ..Illahy Hanoo Daayo ..Hadaanu Reer Hargaysa Nahay 🌷🍀🌷🌷

    • @user-iq4qv2nq3t
      @user-iq4qv2nq3t 5 ปีที่แล้ว +1

      Huda 1234 amiin wall qaali walle xasan ganay caadi maha

    • @deeqchamiqo2096
      @deeqchamiqo2096 ปีที่แล้ว

      Abaayo caadi iska dhig abwaan Somaliyed weeye qabyaalada jooji

    • @mursalgadhka9394
      @mursalgadhka9394 ปีที่แล้ว

      Qolomuu ahaa Abwaanku

  • @msbuundo
    @msbuundo 7 ปีที่แล้ว +21

    kuwan dislike dhahaya waxba ma ka fahmayaan abwaanka waa dheeman xasan ganay

  • @ridwaanmawliid2860
    @ridwaanmawliid2860 5 ปีที่แล้ว +2

    Hassan ganay walahi waa abwaaan cajiiba Oon soomali Soo marayn ❤❤❤

  • @Bashi869
    @Bashi869 7 ปีที่แล้ว +9

    waxani waraysi maba ahan waa xormodaro iyo nidaam xumo. markasta oo abwaanku hadal bilaabo telephone xun bay ku boodaysaa. dadkan soo wacatamaya ayaaba muhiimad gaara lasiiyay. Alla bal niidaam xumadaas daya. markasta hadalkay ku jaraysaa abwaanka. naag profession keedu uu anchor yahay maahan waa ruux meesha laiska soo fariisiyay. yac!

  • @luusnasario
    @luusnasario ปีที่แล้ว +1

    Abwaan xasan ganey legend alle cimriga io caafimadka haku daayo

  • @sabnoziyabto1946
    @sabnoziyabto1946 5 ปีที่แล้ว +3

    Alleh haku dhowro Abwaan Hassan Ganey

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim 5 หลายเดือนก่อน +1

    2024 daawanayaa

  • @ugasdhiirsheabdi340
    @ugasdhiirsheabdi340 8 ปีที่แล้ว +2

    mashaalah ga aneey wa Abwan ad uqeymo baadaan oo ad layabeyso hesahaa u qoraay. Sida saylo, Dalsaan. daqaan, cashaaqa habaayiciin oo dadkaa badankis ey oo garanayaan curayankabo caga lomaweynin goroyo falkaa cashaaqa, cuduurka gala fardahaa. markala umaameleynayo inu jiraa Abwan laamid ah. mashaalaah Alow kudhowr cimri dher iyo cibaadhaa

  • @cabdiwali6738
    @cabdiwali6738 8 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan Amran hhhhh wan taageera waaba funny waraysigedu

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 ปีที่แล้ว +1

    maansha alla
    x. Geney farxad ku nooloow

  • @aichaismaelahmed626
    @aichaismaelahmed626 3 ปีที่แล้ว +1

    Vivaa abwan qaliya abwan xasan ganey nooloo

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 10 ปีที่แล้ว +2

    XASSAN XAAJI CABDULLAHI Erayadiisa waa Eerayo kQota dheer midiba mida kala kama dhacdo xita heesahiisa u fiirso allhayoow ogeeydee Nafta meel aan kala faqay Bidaar sibiq bey kugu gashaa seylo guyaal badan dalsan ma ogtahay curyaankaba cago looma waayine caynkaa wax loo yidhi dab jacayl kariin waa riwayadii aheyd laqanyada jacayliyo lurka caashaq kululaa faraskagii laga badiii wax la wayeey Geelow ruxii walanba u diidaa

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 10 ปีที่แล้ว +4

    wow just wow

  • @saleebaancabdi4048
    @saleebaancabdi4048 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka aan ugu jeclahay heesaha iyo riwaayadaha uu sameyey
    Xasan ganey waa nin aad dhaqanka ugu fiican

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 6 ปีที่แล้ว +3

    abwaanku ma helin cid maskaxdi dhuxda oo tuujisa waa weriyahe qofka ninkaso kale waraysanaya waa in uu maclumad ama xog dheriya kahaya rawayadihisi iyo heesihisiba

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 2 ปีที่แล้ว +1

    Fanka soomaalda waxa lagu asaasay hargaysa 1954 golden erahiisu wuxuu ahaa 1960 ilaa 1980

  • @abdibasidosman6405
    @abdibasidosman6405 10 ปีที่แล้ว +4

    legend xasan ganey ' ma ogtahay curyaankaba cago looma waayine caynkaa wax loo yidhi kuwa cararaye ladan inay ku cibro qaataan '

  • @user-iq4qv2nq3t
    @user-iq4qv2nq3t 5 ปีที่แล้ว +3

    Sayla😭😭😭😭

    • @shabeelnagoodmohamed6326
      @shabeelnagoodmohamed6326 ปีที่แล้ว

      Sahra axmed jamaca xasan adan samatar heestii Sayloo guyaal badan soo baxa kaliishii seelseela loo degay sannad geelu badi dhalay. oo sidigtii laalays nirguhu aanay socod baran Reeraha sintoodiyo kaymo saar leh loo dhigay oo igadh mid yari sabo maqaar lagu salaxaay saameeshay gaawaha. oo baarqab soohani isagoo ah laba sabar soofeeye micidoo ka sanqadhiyey doobtii salaadiina roorsaday ugabkii u saniyo. surmo dheer la dhiigsaday saqdii dhexena roob helay subaxii bariisaday sideendaan jaleecada saxansaxa udgoon badan. Sanka kuula raaca. Sahara axmed.sange subag idaadiyo sumal baridii lagu shubay ooy sabada ceelkiyo sodhu tahay agtiisoo. Loogu dhaansho sacabada oo sudiyo howd sare. Oo seeto iyo dabar labadaba ka saahiday oo salow dagaal iyo.ninkii geyin saraayaha oo saraarta naaxdiyo xoolaha xiliga barwaqada tahay ka hadshaa qof baadiyaha misse kale miiyga ku dhashay fahami Karo

  • @AhmedSaki1
    @AhmedSaki1 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanku qof la haystaa inuu waraystay ahayd

  • @ugasdhiirsheabdi340
    @ugasdhiirsheabdi340 8 ปีที่แล้ว +3

    Hasan ganey ciimrii dher

  • @kawsarabdi7760
    @kawsarabdi7760 7 ปีที่แล้ว +5

    xasan gini wa ab wan qiimo leh

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka deeganka ganay❤

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 ปีที่แล้ว +1

    Allah ilahay cilmi badanah

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 4 หลายเดือนก่อน

    Legend.

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 หลายเดือนก่อน

    Waligay Kuma fakarin tahriib waayo Ilahay waxa uu ifahan siiyay Shaqooyinka dalka yaal

  • @heybadlow4404
    @heybadlow4404 9 ปีที่แล้ว +4

    ,,,,,,markey dani ku heysa dadka kala bararata,,,, murti iyo madadaalo maan laawe ka dahsoon!

  • @BeegsiProductions
    @BeegsiProductions 3 หลายเดือนก่อน

    Waraysigii ugu liitay iyo qofkii ugu .uhii.sanaa ee ay waligeed waraysato😢

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 ปีที่แล้ว

    Gabadhan weriyahan mageceed xagayse ku dambeysey tolow???

  • @ahmednageeye5551
    @ahmednageeye5551 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan cukus

  • @calimuxidin9765
    @calimuxidin9765 2 ปีที่แล้ว

    Abwaaniinta noocaan ah, dad xod ogaal fanka u ah in ay wareestaan ayaa haboonaa laheeday.

  • @cabdilaahiiidle9038
    @cabdilaahiiidle9038 3 ปีที่แล้ว

    Waaar waxa
    Kahorkiciya abwaaanka wariye maaahee

  • @cabdiraxmaancaddow4787
    @cabdiraxmaancaddow4787 8 หลายเดือนก่อน

    Daan bari adoo yaal 🙏 Dadbaa waxay u maleeyaan abwaanka hadii aan lala sheekaysan inuu burqanayo 😂😂😂 Gbadhani sidii ugu wacnayd ayay u wareysatay 🙏

  • @ugasdhiirsheabdi340
    @ugasdhiirsheabdi340 8 ปีที่แล้ว

    Ana hestaa daanbaari Adbeey isameysaa was hesta an hesahaa ugajeclaay

  • @ladangudi3038
    @ladangudi3038 10 ปีที่แล้ว +1

    Xasanaaw heesahan heesaha uugu jeclahay ee midiba midakale aanay kadhicin madaa sameeyey. Walee farshaxan baad tahay. Alow kudaa

  • @SunamiPoi-hd4sz
    @SunamiPoi-hd4sz หลายเดือนก่อน

    2024 😢

  • @ihcytsyfjvfufucuvcytc5188
    @ihcytsyfjvfufucuvcytc5188 5 ปีที่แล้ว +1

    Ummada af soomaaliga ku hadasha macnaheedu ma nihin soomaali ,waayahaye magac kale la baxa

    • @suldaanwarsame7762
      @suldaanwarsame7762 2 หลายเดือนก่อน

      Hadaan ka baxno maxaa kuu hadhaya 😂😂 qof kasta oo dhaqan ama fan qiime ku leh waa annagee 😂

  • @khalitmoustafe1626
    @khalitmoustafe1626 ปีที่แล้ว

    Abwaankiiba way xiijiyeen dadkaan gabadhaan wayku ciyaartay abwaanka

  • @sihamahmed415
    @sihamahmed415 10 หลายเดือนก่อน

    Philosopher somaliyed

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 11 วันที่ผ่านมา

    Abwaan xasan gani

  • @Hayaan121
    @Hayaan121 ปีที่แล้ว

    Eebbe ha ku daasto. Wax badan baan jeclaa dhammaan maansooyinkaaga.

  • @suldaankadadka5769
    @suldaankadadka5769 8 หลายเดือนก่อน

    Heestaa daan bari adoo yaal waa hees aan aad u jecelahay

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 8 หลายเดือนก่อน

    Waa xushmad xumo in abwaanka oo hadlaya aad telephone qabato. Waxaan rejeynaa in TV-yada Soomaalidu waxaan ka ilbexeen.

  • @jujaajuujaa1225
    @jujaajuujaa1225 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhan abwaanka waraysanaysa waxaan kula talin lahaa inay abwaanka tariikhdiisa wax kasoo barato iyo riwaayadihiisaba. Waxaa kaloo layaab leh qofka soo wacana hadalka way kaboobaysaa abwaankana hadalba uma ogala. Way iska soo fadhiisatay meesha.

  • @user-ve5fn4uf4w
    @user-ve5fn4uf4w 3 หลายเดือนก่อน

    Adi samecada wy ka xunty ee inaga hagaji wllo quruxy

  • @abdallaabdalla8201
    @abdallaabdalla8201 7 ปีที่แล้ว +1

    amran xagee laga helayaa

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 4 ปีที่แล้ว

    abwanku waa xiiba wuu xiftisayn yee gabadhan ayaa qasaysa

  • @yasinqoryooley5308
    @yasinqoryooley5308 3 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @HassanHassan-qm3vu
    @HassanHassan-qm3vu 4 ปีที่แล้ว

    Waxan weriye maaha dadkan iyagoo aan waxba laga reebin by dhamaan

  • @hersimohamed50
    @hersimohamed50 10 ปีที่แล้ว +2

    legend somali nin dhintay bay waxtartaa Living Legend

  • @popmarly8493
    @popmarly8493 5 ปีที่แล้ว

    Islaaantan kkk

  • @somalihanahilaa6891
    @somalihanahilaa6891 6 ปีที่แล้ว

    Gabdhaan wariyadaa afsomaliaga macaa dhimaya ciil walahy iigu celi aan fahmee ection kii aad bixinaysay naag leh aya wariye naloga dhigya

  • @hassanmatan9269
    @hassanmatan9269 5 ปีที่แล้ว

    Gabadhu si aan haboonayn oo iska bawsi ahbay abwaanka u waraysanaysaa

  • @galaydhyare7501
    @galaydhyare7501 หลายเดือนก่อน

    Siilka hooyadeed wastadan.maxay ahayd abwaan ka waraysanaysaa

  • @jimcale43mohamed90
    @jimcale43mohamed90 7 ปีที่แล้ว

    siday ahayd dadka ugaga may faa idayn wariyadu waxaan kufiicna waraysigan calis seenyo

  • @khalidclahi6725
    @khalidclahi6725 8 ปีที่แล้ว

    wlo talo. Com wlo adoo hadalku socda telephone ha qaban fadlan

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 ปีที่แล้ว

    Kooras yar bey u baahantahey gabadhu inkastoy qadarinayso hadana way isku yara dhex yaacsantahey

  • @jblack4552
    @jblack4552 4 หลายเดือนก่อน

    Ma nool yahay

  • @ladangudi3038
    @ladangudi3038 10 ปีที่แล้ว

    Buuga hakaan ka iibsankarnaa.

  • @hablahawalalkood8061
    @hablahawalalkood8061 6 ปีที่แล้ว

    .

  • @cabdixakiinxasan7559
    @cabdixakiinxasan7559 6 ปีที่แล้ว

    Markii layidhi aabaha dhaqanka soomaalidu cadaalad faleen

  • @Amal8327
    @Amal8327 6 ปีที่แล้ว +3

    Mushkiladan waraysi xumada . Abwaanada sidanoo kale ah . Inay wariyaasha sidanoo ah waraystaan maaha . Gabadh xaafad iska dhex joogtaad moodaa . Abdisalaan hearari iyo huseen abdilahi deeqsi xasan maxamed Yusuf mubarik abdi Yusuf dadkasun baa abwaankan noo waraysan Kara sorry . Abwaanka waraysigiisa aadban ugu hanwaynay

  • @yoolFilms
    @yoolFilms 2 หลายเดือนก่อน

    Dab jacayl kari waa

  • @KhadarsiciidCabdulaahi
    @KhadarsiciidCabdulaahi 4 หลายเดือนก่อน

    Waxani waraysi maha qofta waraysanaysa iyada war sugayda 😂 2024 :March 3 :24

  • @saidomar128
    @saidomar128 11 หลายเดือนก่อน

    X

  • @nickal2018
    @nickal2018 3 ปีที่แล้ว

    waa waraysi liita, abwaanko ku jira xog waran ayey ka jaraysaa ka dibna meel kaley ka bilaabaysa, unprof

  • @FaraskaCad
    @FaraskaCad 6 ปีที่แล้ว

    Abwankaaa la xog-xogtaa oo la yidhaaa hees heblaayo ama ruwaayad heblaayo ka waran, ama bar heblaaaya sidaasa jirtay oo ay daddku ka amin sanayeeen ee ka sheeke lkn tan waa say wlhi abwankaa wax soo xasuuusinaayabba
    Waraysi soconaaaya sacad iyo dheerad ayaa dhayal ku khasaaray ooo aanu wax badan ku faa'idi lahaynn😈

  • @saidomar128
    @saidomar128 11 หลายเดือนก่อน

    Dd

  • @berlinhussein3855
    @berlinhussein3855 7 ปีที่แล้ว

    Ganey waxuu ka tagay ninkii fankiisa soodhisay Oo heesihiisa laxanka u saaray waa Axmed jaangoo

  • @mahadhassan4969
    @mahadhassan4969 4 ปีที่แล้ว

    .vcbuumm.

  • @xafsoxafso3422
    @xafsoxafso3422 5 ปีที่แล้ว

    Ar islaantu waa fucking barnaamijki ku ciyartay

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +1

      Hadalkaaga Hagaaji waayo in badan ayuu oolli doonaaye⁉️😢

    • @samram8905
      @samram8905 3 ปีที่แล้ว

      @xafso walahi wa wax laga xanaaqo 😭

    • @user-vf6em6rf8f
      @user-vf6em6rf8f ปีที่แล้ว

      Doqoon igaa dhee

  • @maxamedaxmed2809
    @maxamedaxmed2809 ปีที่แล้ว +1

    Heestaa yaaa qaada wajigeeda inantii waahore. Aan caashaqay

  • @hablahawalalkood8061
    @hablahawalalkood8061 6 ปีที่แล้ว

    .