BISHAAR WADANI, IQRO HAPPY, CABDI BAAG, FAHMO ILEYS ,DHAANTO CUSUB, DEEQDA CAALAMKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 115

  • @abdirashidcolaadmohamett6
    @abdirashidcolaadmohamett6 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waaaw muddo aan fanka iyo suugaant ku dhexjiray waa murtidii ugu wacneed ee aan arko wallaji

  • @abwaanmaxamedaamiinchannel1982
    @abwaanmaxamedaamiinchannel1982 ปีที่แล้ว +5

    CAjiibay cajiib abwaan ku erayada ma maskaxdayduu kalabaxay hada kohor Yan hees ku ir dunidaa sha sheeyaha doolarkay bixinayan wadigaa dal dalayee daynweye nagu maqan iyo damaca noofili waxdaan dabiri Karin intaad deeq kusheegtan dalka adon waxgutarin beenta ugu doo daan❤❤❤

  • @AsadAbdi-q3p
    @AsadAbdi-q3p ปีที่แล้ว +5

    M.a fananin Teena waa indha bulshada somaliyo ee hadalkooda ubahan inan ficil uqadana dhaman Teena allahayow shisheeye Naga qabo iyo dhaman yahuuda noo tashatay shabab iyo dhaman dowlada fadaralaka iyo dowlad gobaledyada oo dhan allaha fayan siiyo danta dadka iyo diintaba insha allaha allaha nasiiyo gadaal Sami imiin amiin waxan qoray qormadan sanadka 24.10.2023 from somaliyaa

  • @miskizaid2452
    @miskizaid2452 4 หลายเดือนก่อน +5

    Aydoo bilaa musiga xagee ka dawada

  • @zakidalxureeyezakidalxuree971
    @zakidalxureeyezakidalxuree971 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aabwaan bishaar erayada iyo laxanka waa 100% Blse music iska soo dhis 👉intaas waa iga Talo

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 ปีที่แล้ว +7

    Afkiina Caano qabow lagu qabay.
    Wooow tan Dhaanto waa dhaaftay.
    Bishaar Wadani
    Cabdi Baag
    Iqra Hapy iyo
    Fahmo.

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 ปีที่แล้ว +5

    Waa fariin ugu qaalisanayd ee aan arko labaatankii sanno ee tagay.
    Waxay soo gudbiyeen su'aasha kaguuxaysa quluubta dhalirada somaliyeed meeljadta ay joogaan inta caqliga leh.
    Abwaan abwaan dhaafay ayaa sameeyey.
    From burco

  • @omarabdulahi7873
    @omarabdulahi7873 29 วันที่ผ่านมา

    Wadankayga wuu hagaagi doona insha all ah

  • @Mucaawiye478
    @Mucaawiye478 9 หลายเดือนก่อน +3

    Dhaanto iga dheh ❤❤

  • @nuuryuusuf3775
    @nuuryuusuf3775 ปีที่แล้ว +3

    Wallhi waa ereyo Looga tala galay dadka madaxdaa inay fahmaan Lkn mafahmaan oo waxa umuuqdo waxyabo kale 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @xidig_yare73
    @xidig_yare73 ปีที่แล้ว +2

    Oraada abwaanada dhugtoo
    Dhulka kaqaada oo dhandhasha
    Murtida dhama sxba dey guulesta
    Bshr iyo iqro iyo a baag iyo fhm iles

  • @AbdixamiidMaxamud
    @AbdixamiidMaxamud 5 หลายเดือนก่อน +1

    GUUUL somalia 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️

  • @mustafeBashiirbuubiye
    @mustafeBashiirbuubiye ปีที่แล้ว +2

    M.a waa dhanto wax ku oola waxana rajeynayaa iney silsilad caan baxda noqoto insha alh

  • @CabdullaahiMaxamuud-d3e
    @CabdullaahiMaxamuud-d3e 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guuul

  • @MaxamedyuusufCabdulaahi-ww5yy
    @MaxamedyuusufCabdulaahi-ww5yy ปีที่แล้ว +2

    Waa xaqiiq midnimo waa horumarka umad waliba

  • @CshugriMaxamed
    @CshugriMaxamed 11 หลายเดือนก่อน +1

    Good bashiir wadani

  • @fatushahead6561
    @fatushahead6561 ปีที่แล้ว +2

    Wwww somali mid nimo Allaha sayi❤🇸🇴🇸🇴

  • @SucaadBuraale
    @SucaadBuraale 10 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan nuur gaafoote

  • @safiah9072
    @safiah9072 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wallee waa sax waxba derska iyo dad hanoosheegine amma noodaacad baxa amma naga dultaga Allaa deeqbaxshee👈

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +3

    Ish calaa dhanta katurjumeyso
    Somalia 🇸🇴 iyo shishiyaha dhaha deeqban idin sina walle xalken masahlano 😉

  • @shoinebarr-zj4lx
    @shoinebarr-zj4lx 5 หลายเดือนก่อน +1

    Iyaah xariir wacan

  • @bashiirmohamed4151
    @bashiirmohamed4151 11 หลายเดือนก่อน +1

    Afartaa fanaan meel fog bay wax ka arkaan allayaa cisaga

  • @JaamacJamal-oo1fr
    @JaamacJamal-oo1fr ปีที่แล้ว +3

    Codka fahma ilays❤️🫡

  • @AbdirizakOsman-ly9cy
    @AbdirizakOsman-ly9cy 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dhanto lahadle madaxda somalida iyo inti aqonyahan ah oo magaca somaliya shegata wlle meel nalaka haysto Ayan layabay ani

  • @MaxamednuurMaxamednuur-wi9ei
    @MaxamednuurMaxamednuur-wi9ei ปีที่แล้ว +1

    Alla. Gabadha cod macaana

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale ปีที่แล้ว +2

    Woow dadkii dhaantada loogu talagay oo waqtigu kulmiyay m.a❤❤

  • @maxamudxirsi6
    @maxamudxirsi6 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhanto xiligeeda timaaday

  • @Aminadhool31
    @Aminadhool31 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww waa Iga gadantahay

  • @AxmedDeeq-v2t
    @AxmedDeeq-v2t ปีที่แล้ว +1

    Wlahy way keenan xaqiiqada dhabta ah ee soomaliya taala sorry somalia illAahy dhibka haka qaado

  • @hadrawifarah
    @hadrawifarah 11 หลายเดือนก่อน +2

    100 dhaanto

  • @jaamacgaradaxo7041
    @jaamacgaradaxo7041 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abwane walahi dhantan waxa na heysata bey ka Hadleysa wana wax jira caalamku waxba nooma qabanayan ee ayaga cagta nagu haya

  • @FunnyCello-ge8lk
    @FunnyCello-ge8lk 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc warka

  • @Bashiir-l9t
    @Bashiir-l9t 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sida shisheeyaha ay noola dhaqmaan waa sax

  • @hassanidow5120
    @hassanidow5120 ปีที่แล้ว +1

    The king of the kings B.wadanin

  • @HiilDhaanto24official
    @HiilDhaanto24official ปีที่แล้ว +3

    Dadkeygow adinku wax istara cid idiinma maqnee wada tashada

  • @FadumaxasanFadumaxasan
    @FadumaxasanFadumaxasan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @IfraahAhmed-o3m
    @IfraahAhmed-o3m 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dareera beesha caalamka dhibkuba waa idinkee

  • @mohamedmohamudnor
    @mohamedmohamudnor ปีที่แล้ว +7

    Baag and bishaar🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @XidigaReerabdile
    @XidigaReerabdile 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xidiga og

  • @nuunehaadi7979
    @nuunehaadi7979 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ruuntu way khadhadhahay tani wa xaqiiqa

  • @abdulahiabeera3415
    @abdulahiabeera3415 11 หลายเดือนก่อน +2

    A lovely one for sure .

  • @saidahmed6256
    @saidahmed6256 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhu cod wakawadataa bishaar

  • @AabdeAhmed
    @AabdeAhmed 11 หลายเดือนก่อน +1

    Great

  • @SacdaCali-u2p
    @SacdaCali-u2p 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaanto

  • @suldaankaumadasoomaaliyeed7198
    @suldaankaumadasoomaaliyeed7198 ปีที่แล้ว +2

    Runtii waa dhaanto waxbadan xabarsan lkn somalido mafahnto murtida waxna kama faaidan waxka xumahy wlh lkn waxaan rejeyna waa horumar

  • @Ninweyn1234
    @Ninweyn1234 ปีที่แล้ว +1

    Waan idinka haayaa walhi waa dhanto aan caadi aheyn keep going

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 ปีที่แล้ว +1

    XASAN SHEEKH IYO MUSE BIIXI HA DHAGEESTAAN PLEASE

  • @FunnyCello-ge8lk
    @FunnyCello-ge8lk 9 หลายเดือนก่อน +1

    Soo maaliya baashidan

  • @Suleiman98
    @Suleiman98 ปีที่แล้ว +1

    Esh calaa❤❤

  • @Ibrahimcali-f7j
    @Ibrahimcali-f7j 10 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi waxaqiqo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @engmustafemehamed8233
    @engmustafemehamed8233 11 หลายเดือนก่อน +1

    Somali isla oynaysa imisan hortiin maqalnay abwanin idinka horayay hays dalinina lamo baxayee

  • @DayibaAli
    @DayibaAli หลายเดือนก่อน

    Xasan yare

  • @ANANIYAGirl
    @ANANIYAGirl 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wew🎉

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaadeen waa dadka ay ka dhasheen ubwaanada wax curiya

  • @IsxaaqMahamed-o5c
    @IsxaaqMahamed-o5c 8 หลายเดือนก่อน +1

    😊😊😊😊😊😊😊😊 4:13

  • @liibaanxamari3350
    @liibaanxamari3350 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @axmedmaxamed5798
    @axmedmaxamed5798 ปีที่แล้ว +1

    Ax waa hees shidan 🇸🇴

  • @after45
    @after45 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaa xal ah in somalida kalabadh la dilo si loo helo dad sharci qaadan kara😢😢

  • @Ibrahimcali-f7j
    @Ibrahimcali-f7j 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 ปีที่แล้ว +2

    DHAANTO DHABTA SOOMAALIDA KA HADLI

  • @bashiirmocalim9655
    @bashiirmocalim9655 ปีที่แล้ว +1

    Dhagahadal toos ah somalia 🇸🇴

  • @Bardaawi29
    @Bardaawi29 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi waa xaqiiqo ❤😊❤

  • @MaxamedMaclinmedey
    @MaxamedMaclinmedey 10 หลายเดือนก่อน +1

    Www😊

  • @naimasamatar6457
    @naimasamatar6457 ปีที่แล้ว +3

    Waa sax deeynbeey nagu qoraaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CalixasanMuxumed
    @CalixasanMuxumed 11 หลายเดือนก่อน

    1:44 1:46 1:47

  • @libanyareadow
    @libanyareadow ปีที่แล้ว +1

    Bashir iyo baag bartedha ayan digteeen rag culus

  • @MaxmudXasan-v7x
    @MaxmudXasan-v7x 11 หลายเดือนก่อน +2

    E33

    • @ahmedyare6165
      @ahmedyare6165 11 หลายเดือนก่อน

      1:31 1:32 1:34

  • @MaxamadIsmaciil-m9z
    @MaxamadIsmaciil-m9z 8 หลายเดือนก่อน +1

    100$

  • @LulayModey
    @LulayModey 11 หลายเดือนก่อน +4

    Abwan bishaar wadani iyo koxdisa fahma ileys .Abdi baag dhaaaman wan idinsalamaya

  • @hassanidow5120
    @hassanidow5120 ปีที่แล้ว +1

    Queen faxmo😢 nice

  • @canabmaxamuud7510
    @canabmaxamuud7510 ปีที่แล้ว +3

    bashiir wadani ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanidow5120
    @hassanidow5120 ปีที่แล้ว +2

    Codka queen 👑 iqro

  • @AxmedCusmaan-g2b
    @AxmedCusmaan-g2b 7 หลายเดือนก่อน

    Guuuul iyo gobnimo somalia

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 2 หลายเดือนก่อน

    Waa murti aad u muhiim ah aaway dadkii qaadan lahaa. Ar dhalintena wey daashay sidey wax u sheegayen allow dalkena iyo dadkena isku duub oo dantooda garsii. daalim dal kale ka imaaday ayaa dantena na seejiyay

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 ปีที่แล้ว +2

    Dhaanto macaan 😢

  • @naimaali5308
    @naimaali5308 ปีที่แล้ว +3

    Alow somali caqliga usoo celi intaan sida Falastiin loo qabsan 😢

  • @MuuminAbuukar
    @MuuminAbuukar 11 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢

  • @FadxiCrisaq
    @FadxiCrisaq 6 หลายเดือนก่อน

    Waru

  • @abwaankaamiltube7267
    @abwaankaamiltube7267 ปีที่แล้ว +1

    Abdi baag iyo fahmo busta qata ader iskaga darera dalka 😂😂

  • @ifraaxMohamed-v5r
    @ifraaxMohamed-v5r 11 หลายเดือนก่อน +1

    mashlaah❤❤❤

  • @niigaaalii5989
    @niigaaalii5989 11 หลายเดือนก่อน

    War abwaan dee heesaha laxanka kukala qaad Hal laxan ayd nogu dhamayse Maa xariir 2 baad noqotay😍😍anyway Wan ku wata

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir9243 ปีที่แล้ว +1

    Ethopia uurayso baddeena xoog ineey qaadato rabto saylac faraha kuma jirto difaaca dhulkiina Cadowgeena koowad waa Ethopia 😢😢😢

  • @UbaxBila
    @UbaxBila 11 หลายเดือนก่อน

    Somali hadal iyo heesh i waxa kama taran

  • @FarxaanSahal-p5h
    @FarxaanSahal-p5h ปีที่แล้ว +1

    Dadkii dhaantada hibada ulahaa

  • @HanimohamedShiiq
    @HanimohamedShiiq 7 หลายเดือนก่อน

    F

  • @amiinodahir9243
    @amiinodahir9243 ปีที่แล้ว +1

    Oromada baddeena ka Difaaca wixii dhiigloow kaca

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 11 หลายเดือนก่อน

      100sano baa naloo sheegayey Ethiopia duulaan bey idinku tahay wax soo duuleyna ma arkin

  • @RaxmoMuqtaar-lj3fz
    @RaxmoMuqtaar-lj3fz ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @odawanuur5534
    @odawanuur5534 ปีที่แล้ว

    Waad ku sugteen

  • @hassanidow5120
    @hassanidow5120 ปีที่แล้ว

    🎉

  • @filsanabdimagan3325
    @filsanabdimagan3325 11 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭

  • @Dacaladadunida
    @Dacaladadunida 10 หลายเดือนก่อน

    Waar heesta nimanka dubka cad leh haloo fasiro waa xadiis taniye

  • @sacdiyosiman967
    @sacdiyosiman967 ปีที่แล้ว +1

    Dayn bay nagu qoraan been ma sheegin

  • @AyanDeckfarah
    @AyanDeckfarah 10 หลายเดือนก่อน

    Dad Is heley oo rer kismayo ah fahmo Abdi io bashiir intaba waxan xasuustaa anako isku Mel wax ku cuna🥺😭

  • @nafaxaadcabdi423
    @nafaxaadcabdi423 ปีที่แล้ว

    😂

  • @AxmeddeqowBakal
    @AxmeddeqowBakal ปีที่แล้ว +1

    Kkkk 0:

  • @abwaangalaaye
    @abwaangalaaye ปีที่แล้ว +1

    Dhaanta iga dheh❤❤❤

  • @ShukrinuurNuur-g8x
    @ShukrinuurNuur-g8x 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiraxhmanQase
    @CabdiraxhmanQase 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @Laylaapdrahman
    @Laylaapdrahman 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maryancaadle-xf5kp
    @Maryancaadle-xf5kp 11 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️❤️