Sheekh Xuseen Cali Tabliiq 2015 Q(2)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.พ. 2016
  • Sheekh Xuseen Cali Tabliiq .
    Muxaadarooyinkani waa kuwo cusub waxay naftaydu jeclaatay inaad ila share garaysan khayrka , inikuna walawayaal hadaad haysaan muxadarooyin cusub waa iso diri kartaan

ความคิดเห็น • 36

  • @abdihakiniman9730
    @abdihakiniman9730 8 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaaaaaaaaaaaaaah waa muxaadari cajiiib ah oo qalbiga dhaqaajineysaa , allaha nafahansii dacwada ,,.. jizaka allah kheyr sh xuseen ali ..

  • @ciismancali2945
    @ciismancali2945 8 ปีที่แล้ว +1

    maansha allah wllayaal allah ha inagu anfaco sheekh xuseen cali misaankiisa xasanaata allah ha ugu daro ammiiin

  • @mohamedhussein-kv9wy
    @mohamedhussein-kv9wy 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha Allah Abdi hamiid shiiqaan aad aan ujeclahay EE inoo soo badi muxaadarooyinkiisa shiiqana ilaah haka awaal mariyo

  • @sacidosinsile7778
    @sacidosinsile7778 7 ปีที่แล้ว +1

    yaa sheikh wallahi suma walahi illahey darti ayan kuu jeclahay

  • @guledyaliguled8399
    @guledyaliguled8399 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaw Daaci Caalamiyaa Naga Yeel

  • @maxmedxaaji4715
    @maxmedxaaji4715 7 ปีที่แล้ว +1

    maaha Allah aloow cimiri dheer ku sii sh xuseen cali waxaa tahy sh aan aad u jcl

  • @abdihakiniman9730
    @abdihakiniman9730 8 ปีที่แล้ว

    Abdihamid Elmi,Tthanks walal nosso badi muxadaroonika nuucaan ookala ah,,

  • @somtellowga8701
    @somtellowga8701 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah
    Jazakalah Akhii Fillaah

  • @abdukadirdahir171
    @abdukadirdahir171 4 ปีที่แล้ว

    Jasaklh qeer wajasa

  • @gabayremoha4155
    @gabayremoha4155 8 ปีที่แล้ว

    masha allah waa muxaadaro cajiiba ah illahay hayna waa gajiyo shiikhana dambigiisaa alle hadhaafo

  • @cabdulqadirsisinledahir3581
    @cabdulqadirsisinledahir3581 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah yaa sheikhal faadil

  • @amaadin12
    @amaadin12 8 ปีที่แล้ว +1

    Man sha allah, allah bless u sheekh, i love u so mich fr da sake of allah

  • @yaakaleasaga2472
    @yaakaleasaga2472 6 ปีที่แล้ว +1

    Man sha Allah

  • @Eng-Abdirisak-Gutaale1
    @Eng-Abdirisak-Gutaale1 7 ปีที่แล้ว

    Masha allh sh.xasan shasaaka llh

  • @aminkafi1059
    @aminkafi1059 7 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @hajsjjshsjakjs7574
    @hajsjjshsjakjs7574 8 ปีที่แล้ว

    alle janada haku geeyo wll

  • @laamosrimac6495
    @laamosrimac6495 4 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar

  • @ilyaascumarcali323
    @ilyaascumarcali323 7 ปีที่แล้ว

    jazaa kallaahu kheyran

  • @aminkafi1059
    @aminkafi1059 7 ปีที่แล้ว

    Sheekh Alle Adigoo Kale ha inoo badiyo

  • @mohajamavlogs2633
    @mohajamavlogs2633 7 ปีที่แล้ว

    Mansha alah sheikh alle haku ilaaliyo

  • @mohmedolz2821
    @mohmedolz2821 8 ปีที่แล้ว +6

    Waa Ducadii Walaalayaal
    (اللهم اقذف في قلبي رجاءك واقطع رجائي عمن سواك حتى لا أرجو أحداً غيرك. اللهم وما ضعفت عنه قوتي، وقصر عنه علمي ولم تنته إليه رغبتي ولم تبلغه مسألتي. ولم يجر على لساني، مما أعطيت أحداً من الأولين والآخرين من اليقين، فخصني به يا أرحم الراحمين

  • @abdallahassan6342
    @abdallahassan6342 8 ปีที่แล้ว

    Abdihamid Elmi walall alla qeeyr hakusiyo shukran shiiqana alla ha udambi dhaafo

  • @duniyamohamed1909
    @duniyamohamed1909 6 ปีที่แล้ว

    Ya sheekh ilahay haku xafido bayankaga kama dhargo xilikste inan dhegesto jacalahay

    • @laamosrimac6495
      @laamosrimac6495 6 ปีที่แล้ว

      Duniya Mohamed. Inbdn wlshey Qeyrka maxabada islamka iyo quruxda dintena lagama dhargo. Allah ina waafajiyo qeyrka.. Aduun iyo Aakhiraba.

  • @shamsosharaf6489
    @shamsosharaf6489 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @fathiosman2503
    @fathiosman2503 4 ปีที่แล้ว

    Mshallh

  • @AbdiaAdan-vw8bb
    @AbdiaAdan-vw8bb ปีที่แล้ว

    Ax

  • @maxmedxaaji4715
    @maxmedxaaji4715 7 ปีที่แล้ว

    maaha Allah aloow cimiri dheer ku sii sh xuseen cali waxaa tahy sh aan aad u jcl