Happy Khaliif Vs Abdihakim Br barnaamijka lama kala xanaaqaan Part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Happy Khaliif Vs Abdihakim Br barnaamijka lama kala xanaaqaan Part 1

ความคิดเห็น • 274

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 ปีที่แล้ว +57

    Abdihakin markaan ku arko 😁waa arin famil haso dhex galin baa so xasuustay😁😁😁

  • @zakiisaac12
    @zakiisaac12 5 ปีที่แล้ว +17

    Br and Happy Khalif we missed you guys. Welcome back.

    • @zakaijalen2368
      @zakaijalen2368 3 ปีที่แล้ว

      i know im asking randomly but does anybody know of a way to get back into an Instagram account??
      I was dumb forgot the password. I would love any help you can offer me.

    • @coreyknox1751
      @coreyknox1751 3 ปีที่แล้ว

      @Zakai Jalen instablaster =)

  • @Beingdemur
    @Beingdemur 5 ปีที่แล้ว +22

    Inshallah, we will support you guys all the way! Keep coming with the good ideas💪❤🙏

  • @libankhalif81
    @libankhalif81 5 ปีที่แล้ว +19

    4:44-47 happy Khalif warqada wuxuu ku qoray fasiix😂😂macalinka qishka anigaa ley doortay😂😂💯

  • @macalinbashir7164
    @macalinbashir7164 5 ปีที่แล้ว +17

    We miss u guys keep preaching!
    U have a lot to share specially Happy Khalif sxb u can share ur experience in comedy come on! Don’t hold back

  • @abdiazizhssn9074
    @abdiazizhssn9074 5 ปีที่แล้ว +12

    Two big legends
    Happy Khalif vs Br

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 5 ปีที่แล้ว +3

    Happy khalif iyo BR wlh qosolka aduunka inta ku faraxsan dawashadodha like dhac dhac

  • @abdiaziziman4529
    @abdiaziziman4529 5 ปีที่แล้ว +22

    Hhhhhhhhh waiga qoslisen wlh
    Hadaa qososhy like dhac igu sii

  • @bilejama9356
    @bilejama9356 5 ปีที่แล้ว +8

    Welcome back happy khaliifa long time kadib Saxiib

  • @Nick-un8be
    @Nick-un8be 5 ปีที่แล้ว +51

    Happy khaliif: Nio halkee kabaxday?
    Abdiharim Br: adna halkee kabaxday ?
    Me wakhtigaa idin qariyay!

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 5 ปีที่แล้ว +14

    Cabdihakim well come back cuz we miss you are the crest tacker of Somalian thnx👍

  • @moyusuph3522
    @moyusuph3522 5 ปีที่แล้ว +11

    Two legends huge respect.

    • @samadoonguul4213
      @samadoonguul4213 4 ปีที่แล้ว

      stand-up comedy af somaligeeda no sheega

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan4784 5 ปีที่แล้ว +13

    Ar happy Khaliif ahaa ar maxaan kuxiisay wallhi aad iyo aad baan ugu faraxsanahay solabashadaada i miss you yaqeey my lajend

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 5 ปีที่แล้ว +7

    wow wey so labten wlhi wan jclhy labadan qof Happy khalif iyo Br❤

  • @flystarsyoutubechannel9067
    @flystarsyoutubechannel9067 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxkale happy khalif
    Ninkii keeney lamakala xanaaqaan
    Hadana erey cusub fasiiix br waanku salaamet♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohvolgs2808
    @mohvolgs2808 5 ปีที่แล้ว +12

    Happy khalif. Wan ka qeyliyey Xananada xoolaha lagu hayo kulahaa 😂😂😂😂

  • @dalmargaazi5999
    @dalmargaazi5999 5 ปีที่แล้ว +6

    Welcome back two legends 💕✌️👍

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 5 ปีที่แล้ว +7

    Dad latabay inta maqneden faladagan& balbalarka aya isku sii bojenene wlcm back

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhhhhhhhhh labo funny ah runtii oo aad dadka ugu qosliya aad ban utegeraa hurumar wacan hhhhhhh shisheye kal kaal wye iga dheh

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +16

    😂😂Waa idiin xiisnay wlh 😍😍😍

  • @mahussein1676
    @mahussein1676 5 ปีที่แล้ว +5

    Abdihakin Br wax xikmad leh ayuu ka hadla dadka lakin qosol bas ayey umaleyeyan

  • @kingwoowking8693
    @kingwoowking8693 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkk😂😂😂😂war rag adag ayaa solaabtay lama kala xanaq rageedi 🤩🤩horey usocda bro

  • @Ayanle143
    @Ayanle143 5 ปีที่แล้ว +11

    Khafiif haddaa qabtid farta taag😂✋

  • @iamaworrier3649
    @iamaworrier3649 5 ปีที่แล้ว +3

    😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀 200 sano rabaa Kulahaa Ka dib yaxaas haigu yAaco" the one and only legend happy khaliif

  • @thelastone7763
    @thelastone7763 5 ปีที่แล้ว +5

    Alla mxaa happy khaliif u xiisay ❤️❤️❤️
    Nagu kala wada noh

  • @motubethereallywarya1419
    @motubethereallywarya1419 5 ปีที่แล้ว +3

    Labo nin oo kala dhicin abdihakin and happy khalif brothers welcome back

  • @seynisaliomar3600
    @seynisaliomar3600 5 ปีที่แล้ว +2

    Br Iyo Happy khaliif wlhi waa idin la Xiisay Soo Badiya Bilaa Caleek

  • @SOCA000
    @SOCA000 5 ปีที่แล้ว +10

    2 legend I Respect ✊ you guys a lot Walahay I do

  • @shiinebrown1654
    @shiinebrown1654 8 หลายเดือนก่อน +1

    sir u left your phone👽😂😭

  • @sumayamohamed2980
    @sumayamohamed2980 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha am big fan of 2 of them

  • @ibrahimaliyousuf2094
    @ibrahimaliyousuf2094 5 ปีที่แล้ว +6

    Welcome back happy khalif and Updikarim Br

  • @abdalaaamir5901
    @abdalaaamir5901 4 ปีที่แล้ว

    M.a happy khalif iyo abdihakim br horay usoco

  • @rahiimsheikh7274
    @rahiimsheikh7274 5 ปีที่แล้ว +27

    Happy khaliif nin aataageero
    Maanta fasiix aathy wlhi😂

  • @nouredinmohamed1112
    @nouredinmohamed1112 5 ปีที่แล้ว +9

    😂 😂 😂 Welcome guys back

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 5 ปีที่แล้ว +7

    Abdi hakim br. Long. Time

  • @shaacity6074
    @shaacity6074 5 ปีที่แล้ว +9

    Xogmaal media if u need more subscribe and more views, ragaan no so badiya👏👏👏

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 5 ปีที่แล้ว +6

    Zambuufuu haaya haaya kkkkk😂😂😂

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 ปีที่แล้ว +6

    waan idin xiisnay
    happy khaliif ft abdihakiin br

  • @faisakasim2138
    @faisakasim2138 3 ปีที่แล้ว

    Västerås magaaladeydii an jeclaa.👏👏👏

  • @ramloali3899
    @ramloali3899 5 ปีที่แล้ว +5

    Habiqalif waku salaamay wa ku farax sanhay baramijaka awato

  • @farhiasalah4014
    @farhiasalah4014 3 ปีที่แล้ว +2

    Hapy khaliif we miss you wlh😁😢🙏

  • @funnyfilms353
    @funnyfilms353 5 ปีที่แล้ว +6

    shine culey dirisle ck qof laga tagey malahan hadaad sidaa ufhnty like isaar

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkk kkkk team suuqa xoolaha Abdihakim✌️

  • @jeclownaftada5321
    @jeclownaftada5321 5 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi xakiin iyo habi khaliif mulimuliga fanaanada iskaga dhig

  • @teamxikmad5608
    @teamxikmad5608 5 ปีที่แล้ว +2

    Happy khalif ad aya ugu mahadsan tihin sida ad ugu so noqotay baraha bulshahada

  • @jakaartojowhar349
    @jakaartojowhar349 5 ปีที่แล้ว +4

    Qafiifan qabaa kulahaa br nin adag 🙏🙏🙏🙏

  • @hanaaly8020
    @hanaaly8020 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi baan ku dhaartey labadan nin aad baan u taaageeraa waan idinku nafisnaa soomaali weyn baad nafis u tihiin noo so badiya 🇸🇴🇸🇴❤️😍😂😂😂😂😂💖💖💕

  • @luffykun3099
    @luffykun3099 5 ปีที่แล้ว +2

    U guys lit ahhaha somaila we funny ahha 🤩

  • @c.raxman
    @c.raxman 5 ปีที่แล้ว +4

    Welcome back happy khaliif iyo abdihkim br

  • @abdikadirabdirizak6833
    @abdikadirabdirizak6833 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi this two they are the kings of comedy 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SomalidocumentryTV
    @SomalidocumentryTV 3 ปีที่แล้ว

    Mr. MATAAN My Best Standup Comedian

  • @sumayamohamed2980
    @sumayamohamed2980 5 ปีที่แล้ว +4

    Miss 2 of them welcome back

  • @aminayariso8524
    @aminayariso8524 5 ปีที่แล้ว +2

    Abdihakin br wanku aminsanahy from jabuuti

  • @idreesmohamed1588
    @idreesmohamed1588 5 ปีที่แล้ว +5

    Br iyo happy khalif madax sare

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 5 ปีที่แล้ว +3

    Welcome Back Nimanyahow Waa Idin Tabnay

  • @abdihasan5628
    @abdihasan5628 5 ปีที่แล้ว +3

    Br nin shida, holland qiiqii cuslaa bu kusii shidayaa kandib Nairobi iyo miiroogii waa ehlu mirqaan

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 5 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂 love You guys ❤ lol 😂

  • @abdirisaakali1324
    @abdirisaakali1324 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 hadaa daawaneeso like saar

  • @kaafiyamohamud6731
    @kaafiyamohamud6731 5 ปีที่แล้ว +3

    the legends are back.

  • @haniuk2823
    @haniuk2823 3 ปีที่แล้ว +1

    Magaca saxda ah maxamed Khalifa direy derlay

  • @mige4275
    @mige4275 5 ปีที่แล้ว +1

    Somali heroes nooladaaa yaakhay

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 5 ปีที่แล้ว +4

    Anaga kenya iyo Tanzania oo kale manihin halqawmiyad ayaan nahay

  • @mohamedmohamud4744
    @mohamedmohamud4744 5 ปีที่แล้ว +5

    happy khalif long time brother

  • @kamalyare1632
    @kamalyare1632 5 ปีที่แล้ว +1

    BR big love bro kkkk Minneapolis wale suuqa xoolaha iney tahay suuqa xoolaha waa wada doqon miiran

  • @faisakasim2138
    @faisakasim2138 5 ปีที่แล้ว +2

    Wow wow laba an kala dhicin👏👏👏👏🤣🤣👌🏾👌🏾

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush 5 ปีที่แล้ว +16

    BR ciyalki hore😂

  • @yuusource2275
    @yuusource2275 2 ปีที่แล้ว

    "Ma'iga qalajiyeen" kulahaa. Br wax fiyoow waaye :)

  • @maxamedaadanbulaallebulaal9118
    @maxamedaadanbulaallebulaal9118 2 ปีที่แล้ว +2

    Somali hanoolato waxaa so qorey communitygaan 2022/may/9 like ta saara bal

  • @waxanimacagahaygiibaa2814
    @waxanimacagahaygiibaa2814 5 ปีที่แล้ว +1

    Rashiid Nuur baa intaan ogahay bilaabay Stand up comedy ga.

  • @cadiqaniidle1486
    @cadiqaniidle1486 5 ปีที่แล้ว +3

    Waakuwa dadki ladhegsan laha 🙌😎

  • @hafsaabdixarago7796
    @hafsaabdixarago7796 5 ปีที่แล้ว +1

    Happy khliif oo soo labtay so dhawaaw

  • @bilana7028
    @bilana7028 5 ปีที่แล้ว +10

    Qafiif aan qabaa kulahaa kkkkkk
    Fasiix ayan ahay kulahaa kkkkkk
    Wax waalan iga dheh

    • @aminadhere8875
      @aminadhere8875 5 ปีที่แล้ว +1

      bilam adiga xata qafiifa tahay ka waran yakhey fasix iska dhig nooh kkkkkkkkkk

  • @zakariyenor2063
    @zakariyenor2063 5 ปีที่แล้ว +1

    Rag culus fasixa thy wlh keep going 😂😂

  • @apdimahadofficial8546
    @apdimahadofficial8546 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 qofkii dawanayo like isaar

  • @haniuk2823
    @haniuk2823 3 ปีที่แล้ว +1

    Si dag dag igo so jawaab

  • @adanabdi9300
    @adanabdi9300 5 ปีที่แล้ว +5

    It should be more than 13 mins yaqeeee

  • @abdikadircadejr
    @abdikadircadejr 5 ปีที่แล้ว +1

    Walhe waxa iga qosliyay Br markuu yiri “Horta Lama Kala Xanaqaankan Ma Free Styl Miya Mase Waxbaan Isula Hareena😂😂🇸🇴”

  • @qalimowmediachannel6570
    @qalimowmediachannel6570 4 ปีที่แล้ว

    Happy qalifa am proud of you macalinkeygii AL.IMRA branch five afarta dajiino 1996/97/98 masha allah waxuu ahaa macalin social waxaan ahaa ardayda growing lions
    Magacaasna waxaa noo bixiyey happy qalifa ilaah cimri iyo caafimaad haku siiyo bani aadan iswaayey aduunyaa kala geysay macalin jeerina waxaan ku arkay south africa 2007 kii ilaahow dalkeena noo hagaaji
    Salaan sare my teacher

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 5 ปีที่แล้ว

    Abdihakim br. King of comedian. Long time.

  • @aminayariso8524
    @aminayariso8524 5 ปีที่แล้ว +9

    Salan Sweden from goterborg

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 5 ปีที่แล้ว

    Two legends hhhh happy khaliif iyo Abdihakim br

  • @WIXII_CUSUB
    @WIXII_CUSUB 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta muuqena iyi muqaalkena kulahaa 😂😂
    Afkii ayaba ka dhumay

  • @burhaanabdi7869
    @burhaanabdi7869 5 ปีที่แล้ว

    Waw happy khaliif soo laabo sxp waxbadan waa kusugnay m.a aad baan ugu fataxsanahay wlhi wax badana waan kaa fileynaa
    Nacaa waajidkaga ku yale

  • @abdifatahmohamud4556
    @abdifatahmohamud4556 5 ปีที่แล้ว +6

    Qafiif aan qabaa Hhh😂😂 arnigaana😂😂🗣

  • @muxsinabdisalam8394
    @muxsinabdisalam8394 5 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back Legnds 🙏🏽

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 5 ปีที่แล้ว +1

    Libaaxyaalkaan waan ka waaynay sociel media please came back

  • @abdikafimohasharma8454
    @abdikafimohasharma8454 5 ปีที่แล้ว +1

    happy khalif iyo Br rag culus oo lo xiisay wlh 🤗lama kala xanaaqaan 😂

  • @luulabdullah9030
    @luulabdullah9030 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw Holland caadi maahan soo dhawaaw

  • @engshaficiahmedqurbaawi9447
    @engshaficiahmedqurbaawi9447 5 ปีที่แล้ว

    Dad aktayda qaali ku ah br khaliif mansha allah rag culus

  • @bintiruquya6350
    @bintiruquya6350 5 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhh happy qaliif so noqosho wacan fasiix soo noqotay

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 5 ปีที่แล้ว +2

    Happy khaliif waxaa iigu danbeysay maalin ku kulanay Columbus Ohio salaan sare bro

  • @hienzepoi3534
    @hienzepoi3534 5 ปีที่แล้ว +1

    Happy khalif iyo abti liiban noo soo habeya

  • @hudeifisuleiman9170
    @hudeifisuleiman9170 5 ปีที่แล้ว +2

    Br wan teegra aad ban uqosalaa

  • @Somali1971
    @Somali1971 4 ปีที่แล้ว

    I can't believe qof rabaa inuu dadka waaniyo on TV soo fariistey inuu ku masalo qoomiyado dadka soomaalida ah waa qalad inaad soomaalida qabil qabil leeysku qeeybiyo soomaalida qoomiyado isku tagey ma aha waa dad isku sinji ah.

  • @shamsudinabdi1288
    @shamsudinabdi1288 4 ปีที่แล้ว

    Happy khaliif waxaa kaga saamayn batay barnaamijkaan abdixakiin

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 5 ปีที่แล้ว +1

    mida runta ah ayaa ah in social media fowdada aya ugu horeeyso waxa dadka ay xiiseeyaan qof damiir leh ama xushmo ka raba dadkiisa waxyaabo uusan ka hadli karin ayaa ay ku hadlaan facebook stars like dahir calasow mama malyun duq biloow shiine culeey dabcasar oo hada ka fadhhistay saxada iyo kuwo badan oo cay aflagaado u gaysta qof walba qabiil walba,marka kuwaa qof wax iskula haraayo lama tartami karo waana in bulshada ay ka dheeraataa dhageeysigooda iyo kumananka ku xiran oo taagada siiya youtube chanel kooda iyo like tooda .

  • @binqassimmuse1388
    @binqassimmuse1388 2 ปีที่แล้ว +1

    Big legends 👊🏽

  • @gahayrabdu8493
    @gahayrabdu8493 5 ปีที่แล้ว +3

    Happy Khalif welcome back

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 5 ปีที่แล้ว +1

    Best comedians are back the one and only Happy Khalif iyo Abdihakin BR, we miss you guys welcome back again and good to see runtii I hope inaa barnaamijo entertaining ah iyo short films aa idinka rajeeyheeynaaa inshaaa allah

  • @kaadsiinochannel2239
    @kaadsiinochannel2239 5 ปีที่แล้ว +1

    ar dad la waayey lama kala xanaaqaan welcome back