KALAMAAN IYO WADAJIR.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 40

  • @axmedbaari8158
    @axmedbaari8158 5 ปีที่แล้ว +27

    Inta qof eee jiifka ku daawaneysa like👍

  • @adamyusuf8908
    @adamyusuf8908 5 ปีที่แล้ว +6

    Nikan naagta kumatala kadayo waxasi wax wanagsan maha ilahey kaqaba xumanta kaxishoda

  • @________________8789
    @________________8789 5 ปีที่แล้ว +3

    I Love Wadjir

  • @lafyoqurux4610
    @lafyoqurux4610 5 ปีที่แล้ว +2

    Kalamaan cadi maahan

  • @abdimohamed1088
    @abdimohamed1088 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxba Yaanan Qaladaadka La Faagfaaginee Kalamaan Is Funny Qalad Somalia Meel Waliba Wuu Inaga haystaa pls pls

  • @dalha252
    @dalha252 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax walba waxaa igula yaab badan ninkan naagta iska dhigayo iyo sida loogu fiirsanayo kuwa shaqa wadaaga ay wada yihiin iyo kuwa daawnayaba
    Waxan waa caml sheydaan 'sheydaan ayaana uqurxiyay ee kuwa usacbunayo iyo kuwa ku amaanaya haka waaniyeen.

  • @ayaanaxmed1430
    @ayaanaxmed1430 5 ปีที่แล้ว +17

    Nimanyahow ninkaan canbaro iska dhigo maa ka wanisaan maficno in dumar ama rag adan aheyn leyska dhige

    • @sahalbashash3725
      @sahalbashash3725 5 ปีที่แล้ว +1

      Rasuulka wuxuu yiri: ''Ilaah waa lacnaday kuwa dumarka isku ekeysiiya iyo Dumarka Raga isku ekeysiiya'' .... isagoo caadi ah codkiisa wata magac kale almiino u baxsha... SUBXANALLAH. Ilahow na astur.

  • @ismailmagan252
    @ismailmagan252 5 ปีที่แล้ว +5

    Kalamaan waa loo bogay bulshadeena baahi bixisay

  • @sooreesteofficial7675
    @sooreesteofficial7675 5 ปีที่แล้ว

    kalamaan waan idin taageersannahay ee fadlan fadlan ninkaas xijaabka qaadanayo ka joojiya ma wanaagsana ama ruwaayad kaliya ha ahaato ama si kale

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 5 ปีที่แล้ว +1

    War maanta mr intaasaankusookoobayaa baan wajigiisa arky👌🔥😍

  • @cabaascali7040
    @cabaascali7040 5 ปีที่แล้ว

    Qawdhan af ee laay ma yaqaan Oday cabtule adigoo ku fahmeen sidee ugu turjumee

  • @zuldaanyare3984
    @zuldaanyare3984 5 ปีที่แล้ว +1

    Kalamano vedio wlhy wn layaabay

  • @mohamuddirie666
    @mohamuddirie666 5 ปีที่แล้ว +1

    Far weyn ayaa kufiiqan diin ahan in adoo nin ah aad nag iska dhigto ama nag nin iska dhigta😥 kalaman team iyo mamulba qodopkas dip ha ugu laptan wa iga codsi🤔

  • @abdirazaksenior5999
    @abdirazaksenior5999 5 ปีที่แล้ว +5

    Kooxdan oday cabdulay ku dhisantahay iyo kan yare ee dhuuban sorry magaciisa ma aqaane

  • @omarmohidiin678
    @omarmohidiin678 5 ปีที่แล้ว +1

    Qowdhan bad ka so tagteen

  • @nastahmoegal485
    @nastahmoegal485 5 ปีที่แล้ว +1

    Kalamaaney Idiin jecliya 😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 5 ปีที่แล้ว +6

    Waar waxani ma nabur iyo naxdin ayaa lacag siiyey

  • @aliyare944
    @aliyare944 5 ปีที่แล้ว

    Reer madina wadajir/dharkenley gudomiyaha gobolka nooga dhameeya in laamiga wayn ee madina dhex maro nola dhiso suuqa wayn ilaa xoosh danguud waxan la hadlaya qof walbo aqbartan garsin kara gudomiyaha Mahadsanidin

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 5 ปีที่แล้ว +1

    Ala manta can baro baan arkay😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @osmanosoble6867
    @osmanosoble6867 5 ปีที่แล้ว

    70 jir xijaab soo gashtay yaaap

  • @abdikanikhalif9837
    @abdikanikhalif9837 5 ปีที่แล้ว

    NACALATULAAHI CALEEYHI

  • @adoogabaladka8643
    @adoogabaladka8643 5 ปีที่แล้ว

    Kalaman maanta igadhimateen

  • @abdimohamed1088
    @abdimohamed1088 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk Kalamaan Caadi Ma Ahan

  • @noorjimale9918
    @noorjimale9918 2 ปีที่แล้ว

    Waxa xijabka sita waa naag run ah ee dadkan maxaa ka qaldan leh waa nin xijab sita

  • @hamdimohamedhassan6785
    @hamdimohamedhassan6785 5 ปีที่แล้ว

    Waxaa wngsaned ninka in uu xijaab gashan hadiiba cod saas umatalayo

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 5 ปีที่แล้ว +1

    Cash talks$$$$$$$$$

  • @warsanmedia7072
    @warsanmedia7072 5 ปีที่แล้ว

    FILISH WAXQABDKIIISII XAFLAD BAYKUSOO KOOBANTAY

  • @farxiyamohamed6543
    @farxiyamohamed6543 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @allrizaaq4178
    @allrizaaq4178 5 ปีที่แล้ว

    Calankan ya iskaleh lan cusubmiya

  • @adanabdi8971
    @adanabdi8971 5 ปีที่แล้ว

    Halkaan waxaa iiga muuqato faaxisho aad u wayn nin inuu u hadlo sidii dumarki isla markaana qaato dharka dumarka waa waa fool xumo aan loo dulqaan karin kooxda kalamaan fadlan arintan wax ka qabta
    Ka

  • @sooreesteofficial7675
    @sooreesteofficial7675 5 ปีที่แล้ว +1

    waa aragtaan aragtida ay dadka ka bixinayaan ninka xijaabka wato markale yeysan dhicin arintaa hadaa xushmeyneysaan dadka idinku xiran oo aan ka mid ahay

    • @khalifawale7263
      @khalifawale7263 5 ปีที่แล้ว +1

      kalaman ninka dumarka isdhigay ilaahay kabaq oo naag iskadhigin waa danbiway oo rasuulku nacladay

    • @khalifawale7263
      @khalifawale7263 5 ปีที่แล้ว

      صل الله علیه وسلم

    • @cabdiraxingaab4077
      @cabdiraxingaab4077 4 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 5 ปีที่แล้ว

    Ninka dumarka iskadhigaya kadaya falan

  • @maamomaama4539
    @maamomaama4539 5 ปีที่แล้ว

    Hankoolo galmudug boowey madeeye isaaq wajigooda wan barnaye