DAWAN--HA ISKU HALAYN MUSHAHARKA "BARKHADLE MEDIA"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 15

  • @Aliakbarmacarjani
    @Aliakbarmacarjani 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah wllo

  • @FaisalAydid-y4b
    @FaisalAydid-y4b 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah

  • @HassanDool
    @HassanDool 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a runtii maantaa shaqadaa layga soo caydhiyay waxaa sameeya M.aaqaan

    • @channel-barkhadle
      @channel-barkhadle  2 หลายเดือนก่อน

      iska jooji shaqo dhan hadaan ubad iyo familiy waxkaa sugayn oo naftaada dhis si adiga laguugu baahdo lkin hadaanad adu dhisnayn sidaasa marba lagaagasoo caydhinaya shaqo wax qiima ahna aanad uyeelanayn

  • @MustafeDaahir-y1o
    @MustafeDaahir-y1o 2 หลายเดือนก่อน

    Sh.ismacil alle haku barekeeyo aqoontaadana haku siyaaadiyo walal waxa tahy qof ku dayasho mudan runtii

  • @ZiyaDudu-h8f
    @ZiyaDudu-h8f 2 หลายเดือนก่อน +1

    MACALIN WAAD MAHADSANTAHAY NOOSOO BADI HANAGA MAQNAAN❤😊

  • @HassanDool
    @HassanDool 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ok mudane mahadsanid waa runtaa wax ubad iyo family wax iga sugayaan waxaana ahay 17jir waxaan haystaa waqti badan sababtoo ah malinkayag odhan waxba maqabtoo lkn mudane qaabkee naftayda udhisaa maxaanse kudhisaa mudane

    • @channel-barkhadle
      @channel-barkhadle  2 หลายเดือนก่อน

      Waqtibaad ubaahan tahay laba talo un kusiinaya
      1: iska dhis xiriirka rabiga idin dhexeeya wax walba waakuu fududaanayaan
      2: baro xirfad aad kushaqaysato weliba xirfadaha hada shaqeeya sida vedio editing_Graphic desing _ama channel youtube
      3 bil hadaad xirfad dadaal geliso bisha 4aad si xor ah ugu shaqaysani

  • @MaxamedAama
    @MaxamedAama 2 หลายเดือนก่อน

    Intee ka helaane buugan

    • @channel-barkhadle
      @channel-barkhadle  2 หลายเดือนก่อน +1

      maktabadaha oodhan waad kahelaysaa halkee joogtaa

    • @MaxamedAama
      @MaxamedAama 2 หลายเดือนก่อน +1

      @channel-barkhadle pdf ayaan ka rabay somali library waan kawaayay

    • @channel-barkhadle
      @channel-barkhadle  2 หลายเดือนก่อน +1

      @@MaxamedAama
      bdf weli kuma arag wll waana fiiriyo mahelin.
      lkin dalka oodhan waad kaheli isagoo buug diyaarsan ah.

    • @MaxamedAama
      @MaxamedAama 2 หลายเดือนก่อน

      @@channel-barkhadle شكرا استاد📚