Qeylo dhaan waawareey ayeey taagantahay iyojawaabta itoobiya oo dariiqyada taagan wiil khawaariij fi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 26

  • @sahraigal1493
    @sahraigal1493 7 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanalah shadiyo mahan marwo.e wa nagakiro.abdifatax hadii waxan uga rali noqodo.nagtisa waxan lenahay wa dayus.naagtiisa wax yabo badan lalayabey.bey horay.u samaysay.hadana wa tan Lakin in tan ka badan nagtan umada halaga.qabto

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im 8 วันที่ผ่านมา +1

    canugaan kitaabka hada noo sheegaayo halkuu ku maqnaay xiligii farmaajo

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 8 วันที่ผ่านมา

    Garad ninka gabadha timaha u samaynaya waa itopian waana wax la is dul saaray

  • @user-sk9lw5gp4s
    @user-sk9lw5gp4s 8 วันที่ผ่านมา

    واعتصموا يحبل الله جميعا ولاتفرقوا

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 8 วันที่ผ่านมา

    Abwaanow gabadha ka leexo

  • @Ghedi1965
    @Ghedi1965 8 วันที่ผ่านมา

    Waa runtiis 100% diinta ayaa na mideyn karto

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 5 วันที่ผ่านมา

    argagisadii snm aa soo dirtay ee jeelka hala geeyo asaga iyo naagta nin ku raaxeysanayo timaheda ayado la qabo macsileyda sharafi dhimatay uuf😭😭😭

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 5 วันที่ผ่านมา

    Islanimadu waa arin fiican tahay wadanka lagu dhaqo

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 8 วันที่ผ่านมา

    kaqabaa kaliita tan dhimatay ee shaadiya ladhaho dayuusbaa qaba

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wiilkan ha la soo xiro sid deg dega

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 4 วันที่ผ่านมา

      wiilka dembi malaha ee naagtaan aa rabta inee caan ku noqoto

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 วันที่ผ่านมา

    somaliland ma diidano ee somalia uu diidan yahay waa iidoor xaaraami ah hala soo qabto gidka jilacowna hala dhigo

  • @maxamedqaasin1976
    @maxamedqaasin1976 8 วันที่ผ่านมา

    War soomaaliya maaha ee meeshu waa jigjiga ninkuna waa itoobiyan ee warka markad sheegeyso iska hubi wax aadan hubin dadka ha'usoo gudbin

  • @AhmedMohamed-uf9bx
    @AhmedMohamed-uf9bx 8 วันที่ผ่านมา +2

    Wiilka yar wax xun masheegin waa runtiis adigu muslim matihid miyaa diinta islaamka ayaa na mideeyn karto adigane allaha kugu soo duwo in aad sidaas ufahanto

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx 8 วันที่ผ่านมา

      Islama fobiyada iska daa waxaas gaalada ayaa lagu yaqaanay

  • @caaliyocabdixayi3674
    @caaliyocabdixayi3674 8 วันที่ผ่านมา

    War kaleexo yarka been muuna sheegine diinta ayaa nadeeqda

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 7 วันที่ผ่านมา

    Cfitaax waa dayuus naagtaan bilaa edebadaa meeqa jeer bey ceebeysay

  • @blueline502
    @blueline502 8 วันที่ผ่านมา

    Abwaan Munaafaqoo” hadii kii iyo tii bashaal kujira fakaheyn. Kii diin sheegana sida okale. Xagee usocotaa? Madambibaa kitaabka Allah aan isku xukuno. Hadana marlabaad in afka lagadhaho maadanbi ah. Waceeysle aan ahay aa dadka udulminee daalim yaho.

  • @a.j2428
    @a.j2428 8 วันที่ผ่านมา

    WARKAAN JAMAAL SHEEGAAYO MAXAA KA JIRA?
    th-cam.com/video/JBRD1TQ2AUA/w-d-xo.html

  • @Bagagac
    @Bagagac 8 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂 xasan gargurte beenta daa adigana iska daa in qaacin iyo munaafaq difaacdo

    • @Wardhere77
      @Wardhere77 8 วันที่ผ่านมา

      Adigu khawariij miyad tahay

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 8 วันที่ผ่านมา

      aabahaana waad dhihi laheeyd waaba hadii aad taqaanid ileen maba garaneeysidee😂😂

    • @Bagagac
      @Bagagac 8 วันที่ผ่านมา +1

      @@Wardhere77 wan garanaya qofka khawarijka ushaqeya o ciidanka qaranka somaaliyed iibsaday wad ogtihin adiga iyo qacika aad difaci imise shirqol kuiibsaten

    • @Bagagac
      @Bagagac 8 วันที่ผ่านมา

      @@Xuseenaadan-nl7im Hulu Hulu fadhaa jugjug filagaaa kinawata

  • @user-sk9lw5gp4s
    @user-sk9lw5gp4s 8 วันที่ผ่านมา

    war wiilkaa yar miyaa kaa fakan waayay ma qlbigiisa ayaad gashay