Booqasho: sheekh axmad xaydar oo kamida maadixiinta somaliyeed kuwa logu jecelyahay oo ay booqdeen..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @MuqtaarIsmaaciil
    @MuqtaarIsmaaciil 3 วันที่ผ่านมา +1

    Allaw raxmaanow caafi maadixa nabigeena sallaalllaahu calayhi wa saallam❤❤❤❤

  • @maahrmohamed873
    @maahrmohamed873 7 วันที่ผ่านมา +1

    Intee buu jooga shiikha walaalayaal fadlan ii sheega

  • @FaraxAxmed-of3xi
    @FaraxAxmed-of3xi 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey hacaafiyo shiikheygii codkiisa ayey kucowriyeen hada kahor Ayaan nasrada utumijirey ilaahey hacaafiyo aduunyo wataas

  • @botanjile124
    @botanjile124 6 หลายเดือนก่อน +2

    Walal adoo mahadsan waxaan joogaa mogadisho waxaan rabaa inan shiikha soo booqdo may caawi kartaa

    • @SSTV5080
      @SSTV5080  6 หลายเดือนก่อน +1

      Walaal ma awoodo waayo maahi sheekha dadka ugu dhow

  • @Mohan_Ahmett
    @Mohan_Ahmett 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walaalayaalow sheekha maxaa ku dhacay ilaahay ha caafiyee

    • @SucdiAxmed-f4k
      @SucdiAxmed-f4k 6 หลายเดือนก่อน

      Wu xanunsanyahay wa xamdi bilan iyo bilkhayr amed Ali abahood

  • @AncamOmar
    @AncamOmar 3 หลายเดือนก่อน

    Cafimd tam ah shikh😢😢

  • @abdifitahafrika5673
    @abdifitahafrika5673 6 หลายเดือนก่อน +1

    Malmahan Tik Tok asaga aye u shidan tahey tasna wanag y Rebtay waye Allah haku caafiyo Ya Shiiq❤😢

    • @SSTV5080
      @SSTV5080  6 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad

  • @IshoAbdi
    @IshoAbdi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Scwswc swcswcswc scwswc swcswcswc 😭😭😭😭😭✍️✅✅✅

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 ปีที่แล้ว +2

    Shikha rabi ha caafiyo amiin

    • @SSTV5080
      @SSTV5080  ปีที่แล้ว +2

      Aaamiin walaal

    • @XalimoFatumo
      @XalimoFatumo 5 หลายเดือนก่อน

      Ilhow cafi😢😢 walhi codkis mcn laku cunoya

  • @NaziizAbdiMCawaale
    @NaziizAbdiMCawaale 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alaw caafi sheikh xaydar❤❤

    • @SSTV5080
      @SSTV5080  5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @cabdiraxmaancabdiqaadir8148
    @cabdiraxmaancabdiqaadir8148 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ha caafiyo aamiin aamiin aamiin

    • @cabdiraxmaancabdiqaadir8148
      @cabdiraxmaancabdiqaadir8148 6 หลายเดือนก่อน

      War shiikha alla macaafiyay ileen videoga Mar,hore ahaayee walaalayaal

  • @JaamacCabdulaahi-cg9rs
    @JaamacCabdulaahi-cg9rs 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha caafiyo sheikha

    • @SSTV5080
      @SSTV5080  5 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin

  • @siciidosiman3481
    @siciidosiman3481 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha caafimad ah ha siiyo

    • @SSTV5080
      @SSTV5080  10 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin walaal

  • @SucdiAxmed-f4k
    @SucdiAxmed-f4k 6 หลายเดือนก่อน

    alow ku cafi

  • @CumarSaacid
    @CumarSaacid ปีที่แล้ว +1

    Shiekh ahmed cali xayder rabi cafimad tam ah ha siyo codkana ha u furo