Mms ha ujojin soomali horay usoco darbigana silig ku wareji yalagu so dhicin dhagaxa so hary ba daldalanayan kenya tugada kubadn, ilahyna hakuxafido, shar iyo sheydanba ala haka qabto
Edo mcn Wan ku jacylhay allah ku xafido waxad tahay boqorad runti markasta inaan ku Arkan hacylhay Sababto waxad tahay ruux aad uu caqli badan oo bulshada waxbadan uu soo kordhisa ader mms Ina Mohamed waa boqorad really ❤❤❤❤
Walaalayaalow ma kenyatta bay u gashay waa xaggee meeshu, ma dhanka tanzaniyaa mase waa jalawada, dhulkuse NFD buu u egyahay, geedku ma lebi baa mase waa indhahayga.
Waa yaaba nahay maxa dadkayga loo sixiraya oo loo daba dhigtay mom malyuun iyo oomaar sixir ma jiro ee DR xabeeb ha loo geeyo inshallah way caafimadayaan
Malyuun walaalshay illahay talo u dhiibo.dadna wax ha u dhibin.rabibaa wax kuu haya ee imna,aadam waxba kuuma hay.walaashay rabi talo saaro. Rabibaa ku kaafiya.
Mundulo badan ka dhax dhiso beero iyo meelo qurux badan usamee halna adiga deg kuwa kalena sida motel oo kale ukiree intaad full furnishing ka dhigto bed and breakfast ka dhig waad ka lacageysaneysaa inshaalaah
Mama malyuun arin talo ah baan ku siin horta waa la socotaa kenya dhibka ka jira maciishada cirka tagtay mudaharaadyo badan dhimasho iyo dhaawac adna aad guri dhisayso horta hore kaliga ha socon hana imaan meeshan baadiyahaa kaliga yaan lagu dilin lagaa dhicin gaariga iyo xoolaha aad wadato markaad meeshaan imaaneyso nin raga ama labo raga soo wado si lagaga baqo hooyo kaligeeda gaari wadata waa khatar aniga waxan ku dhihi lagaa guriga aad kenya ka dhisayso faaiido malaha iska iibi oo wadankii ka dhiso siiba magaalooyinka waa weyn mahan tuulooyinka mida kale kenya waa sixir miiran xata markaad TH-cam soo duubeyso meel aad kaliga ku tahay ku duub shalay shaqalaha hortoda aad ku lahayd ayna ku arkayeen adoo qeylinaya in xata somali ku jirtay ma ogi marka mama malyuun is ilaali kaligaana ha socon meeshaasna kaligaa ha imaan waa iga talo
Masha Allah Gurigaaga Allah ha kuu barakeeyo aamiin Dhiso Gurigaaga dadkan ayagaa haraayo waxba kaama qaadi karaan Quraanka ayaa ka adag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay shar iyo shaydaan.ha naga qabto.allaahu ma aamin
Maamo Malyuun guuleeyso cadawga Allaha kaa qabto marwalba quraanka aqriso❤❤
Maamo malyuun guriga waaweyn yahay armaan kula soo dagaa hbo macan❤❤❤🎉
MashAllah MMS 🎉🎉🎉🎉🎉
Mashaallah Tabaraka Allah
Mms ha ujojin soomali horay usoco darbigana silig ku wareji yalagu so dhicin dhagaxa so hary ba daldalanayan kenya tugada kubadn, ilahyna hakuxafido, shar iyo sheydanba ala haka qabto
Edo mcn Wan ku jacylhay allah ku xafido waxad tahay boqorad runti markasta inaan ku Arkan hacylhay Sababto waxad tahay ruux aad uu caqli badan oo bulshada waxbadan uu soo kordhisa ader mms Ina Mohamed waa boqorad really ❤❤❤❤
❤❤❤
Mamo wakulatalinaa intadan bixin geedo ku abuur qof warabiyo ogatag❤❤❤❤
Masha Allah Malyun congratulation malyun
Waligaa haqarsane quaanka indha ugarid iinsha allaaah dadbadan bad indha ha ufurtay
Maasha Allaah
masha allaah
Mar walba waysada Ku dadaal Qur,aanka isku akhri
Athakaaru sabaax iyo athakaaru masaa Ku dadaal
Cidna wax kaama qaadi karto
Insha Allaahu
Mansha allah allaha kubarakeeyo ❤
MaashaAllaah Qurux Dumar Cadowgaaga Alaah ha jebiyo 🙏🌹❤️
💚💚💚💚🕋🕋🕋🤲🤲🤲Masha Allaha
Hore u soco
Masho allh malyuun
Maansha allaaah aaamiiin
Masha allah ilaahay hagugu nabad yeelo malyuun
Niman aan afkooda si fiican u nadiifin Karin Hadana is xariifinaya nimanka somaliyed baa lagu arkey
Asc habo wankusalaamay suratulbaqar aqriso marwalbo wax bakaqadimayan insha Allah
❤❤❤🎉🎉🎉cadow Allah hakahayo nijasta ❤❤❤
Mahadsaniid Malyuuney, Sixiroolayasha ilahaay, Sixiirka iyaga hakuceliyo. Iskaxijaab ina adeer shayaadiinta
Where is this place mam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaallah geedana kubuur
Aad harsato
allaha kaaqabto sharkasto iyo sheydaanba aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️❤💞💜💘🥰💜💚
Mama malyuuneey qaali badan boos baan rabaye maa Ila iibisid adigaa expert ehe ❤️
Queen MMS 🎉❤❤❤👑👑👑
MashaAllah tabarakaAllah rahman illahey haku barakeyo quran ku aqri mamo mombasa wax kadaran sixirka malahan ee adigane adkaru sanax wal masaa aqriso isku ilali plz
Malyuuney abayo ilahey hakaa qabto kuwa kunaceb ayatur kursi ka aqriso abayo dhulka meeqow joogaa makiino Road ❤❤❤
Inshaa allaah dheh waxas baan qabanayaa
Mansha Alle
Mamo ilaahay hakaa qabto cadowga please iso sheeg meel aan kaala soo xiriiro
Gaal nimadah aad igusheegtay ayaan odhanlahaa malaa seh qofkii kuu sheegaad dhoowurayisah ❤
Cadee ku ku dheh uguyeedh dad somaali ah wax kale haku odhan Gaalni Masada aad igu sheegtay cadee miseh qofkii kuu sheegay baad dhowrayisaah waa sax sinah ❤
Mama guulesane ❤🎉
Walaalayaalow ma kenyatta bay u gashay waa xaggee meeshu, ma dhanka tanzaniyaa mase waa jalawada, dhulkuse NFD buu u egyahay, geedku ma lebi baa mase waa indhahayga.
Quurso mamo
Waaawu mama malyun wa run sheega
Waa yaaba nahay maxa dadkayga loo sixiraya oo loo daba dhigtay mom malyuun iyo oomaar sixir ma jiro ee DR xabeeb ha loo geeyo inshallah way caafimadayaan
🌹🌹🌹🌹🌹
Haboo we love ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ninkas wa kee wxa yiri maseer ba haya
How much for the land?
Rageena iyaga Haweenka iyo caruurta soo qaxiyay meel walbana waa nagu dhibayaan Dumar hadaa nahay aan istaageerno oo is caawino hadba teena liidatah
Geesiyad
Malyuun walaalshay illahay talo u dhiibo.dadna wax ha u dhibin.rabibaa wax kuu haya ee imna,aadam waxba kuuma hay.walaashay rabi talo saaro. Rabibaa ku kaafiya.
Mama malyuun kawaran kii arizona dagan jareerka ahay kawaran ku sixir xakee ku dambeeyay walal
Waa meel cidlo ah waaye
Mamo malyuun
Mundulo badan ka dhax dhiso beero iyo meelo qurux badan usamee halna adiga deg kuwa kalena sida motel oo kale ukiree intaad full furnishing ka dhigto bed and breakfast ka dhig waad ka lacageysaneysaa inshaalaah
Mama malyuun arin talo ah baan ku siin horta waa la socotaa kenya dhibka ka jira maciishada cirka tagtay mudaharaadyo badan dhimasho iyo dhaawac adna aad guri dhisayso horta hore kaliga ha socon hana imaan meeshan baadiyahaa kaliga yaan lagu dilin lagaa dhicin gaariga iyo xoolaha aad wadato markaad meeshaan imaaneyso nin raga ama labo raga soo wado si lagaga baqo hooyo kaligeeda gaari wadata waa khatar aniga waxan ku dhihi lagaa guriga aad kenya ka dhisayso faaiido malaha iska iibi oo wadankii ka dhiso siiba magaalooyinka waa weyn mahan tuulooyinka mida kale kenya waa sixir miiran xata markaad TH-cam soo duubeyso meel aad kaliga ku tahay ku duub shalay shaqalaha hortoda aad ku lahayd ayna ku arkayeen adoo qeylinaya in xata somali ku jirtay ma ogi marka mama malyuun is ilaali kaligaana ha socon meeshaasna kaligaa ha imaan waa iga talo
Meeesha guri maaha waa dayr
Maxay ku dheheen waa gaalo
Asc. Iska xeli kilaaba xunxnja'ag
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰💪
Jamaican guursatan ee guurso kenyanka
Malyuune beer kadhig inta aad dhisaysid
❤❤❤❤😂
MMS ma oogiid somali waa faaraacin
Oo reer Somaliland baad noqotee dabadeed ku lahaa ,waxay reer somaliya na odhan jiree dabadayda maxaan ka doonaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
BEERTA KUBILOW EEDO
❤❤❤❤❤❤😂
Hada waad so cimreysate ee iskadaaf sixirole asaga aya illahey kucelin donaye
Masha allah
Amen
manshalaah