Qalqal & Weerarkii Xalay ilaa Haduu Gudaha Israil kasocdaa Xabsiyo la jabsaday & Urdun O Lalayaabany

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 134

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 หลายเดือนก่อน +37

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @RodaMuhumad
      @RodaMuhumad 2 หลายเดือนก่อน

      😊

    • @rahmamigil3369
      @rahmamigil3369 2 หลายเดือนก่อน

      Asc sh mahmad waan iskudayey Inan iibsado korsada lakin waan kari waayey waxaan hagid. Engelska na sifiica uu ma aqaano. Ee icaawiya

    • @rahmamigil3369
      @rahmamigil3369 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaan rabaa hagid lacagta waan hesta .

  • @hodanjama2924
    @hodanjama2924 2 หลายเดือนก่อน +11

    Walaahey waan ooyey arintan gabdhaha masaakiinta lagu sameynayo laakiin dhamaan Musliminta arintan waa imtaxaan. Waa nasiib daro weyn in Yahuud lagu fiirsado xasuuqan nooc walbe leh. Inaa Lilahi wa inaa ileyhi raajucuun, xasbunallahi wa nicma wakeel.

  • @shijo2055
    @shijo2055 2 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم أصلح بلادنا وبلاد المسلمين والف بين قلوبنا 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂😥😥😥

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay haku xifdiyo

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahayoow Reer falastiin iyo intii dhiban ka qabo cadowga oo dhibaatada farxad ugu badal deg deg ah,Allahuma Aamiin.Muslimiinta oo dhan Aloow mideey cadowgooda badane yaa Rabbi,Aamiin.

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 หลายเดือนก่อน +8

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน +6

    Subxanalah 😭😭😭😭ilaahey ha boogo dhayo gabdhaas sidaas la yeelay aya ka xun dhimashada walaahi hadan muslimiin nahay nolol nooma taal adunka cuqubo xun allaha ka soo saaro kuwas yaa rabi xazbunalaahi wanicmal wakiil 😭😭😭😭😭

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Illahow isku dir yaa rabi ayaga dhexdida

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน +27

    burbur iyo masiibo allah kurido mareykan yahuud yurub aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

    • @FardussYussuf
      @FardussYussuf 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin INSHAALLAHA walaal

    • @asamadahmed1433
      @asamadahmed1433 2 หลายเดือนก่อน

      Amen insha allah

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 2 หลายเดือนก่อน +8

    Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin

  • @CabaassharifMaxamud
    @CabaassharifMaxamud 2 หลายเดือนก่อน +5

    asc sheq dulmi diid
    Xamaas iyo falastiinta kale dhibka yahuuda ku heyso ilaahey haka joojiyo aamiin

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 2 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم يا رازق المخلوقات وقادر علي كل شئ اطعم اهل الغزة من الجوع وآمنهم من الخوف انك قادر علي كل شئ وانت الجلال والاكرام

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 หลายเดือนก่อน +4

    Islamka ilaahay swt awood hasiiyo, Cadowgoodana hajebiyo, allahuma amiiin yaarabi🤲yaaraxmaanu raxiiim💔😪🤲

  • @kooxdagurmad-bandsomalia7667
    @kooxdagurmad-bandsomalia7667 2 หลายเดือนก่อน +2

    Fadlan qorraalka mawduuca saxa

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allah qal qal iyo sil saal aan dhamaan ha galiyo ilaaa saa cada qiyaamo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa allaah yaa raxmaam yaa jabaar yaa caziiz yaa khaaliq ilaahow yahuud way kubirtay qabo ilaahay isku kiin jebi xabad rabi idinkama reebo laba labo isugu jeesta idam allaah cirka iyo dhulkaba ilaahay ciqaab adag idiinka soo dir Aamiin aamiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة یارب

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน +6

    Xasuuqan alla dhib xanuun badana alla xuman tani way dhaaftay ee waxay gaadhay meel aan cidi damiir lahi ka dagalanto allow 😢😢😢😢lakiin rabigeen waa arka in adoomihiisa sida loo galayo ismana lihii in dhibkaas aay ku sii jiran kuwasina nabad qaban

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +2

    ilahay ha isku diroh kufartah

  • @idirismaalim4278
    @idirismaalim4278 2 หลายเดือนก่อน +5

    الا ان النصر الله قريب

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alla habur buriyo yuhuuda iyo maraykan iyo engiris iyo kuwa tageersan yuhuudas

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 หลายเดือนก่อน +5

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @Maryan-v8y
    @Maryan-v8y 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subaxallah Allahu Akbar Musibo Allaha ku Ridho Yahuud iyo Mareykan iyo Europe Indhaha Allaha tiro Naclatullahi Caleykaa Yahud iyo Mareykan Baa Masakinta Wey dameyen Mxey ka Ka kufsanaya farjika Allaha idinka afeeyo dheh Ameen Ameen yaa Rabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน +5

    yuhuuda waqtigooda waa gabagabo inshaaallaha

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow uhiili dadkaas xabsiga kujiro yaa Rabi dadbaadi ❤❤

  • @MaxamadShiiqadan
    @MaxamadShiiqadan 2 หลายเดือนก่อน +3

    musiibo Allaah haakurido yahuuda iyo mareeykanka

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 2 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في غزه 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw 2 หลายเดือนก่อน +3

    ان نصرالله قريب

  • @alikheyr2353
    @alikheyr2353 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallaahu kheyr

  • @xamdidahir9141
    @xamdidahir9141 2 หลายเดือนก่อน +2

    inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahow ugargaar reer falastiin

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 หลายเดือนก่อน +8

    allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahowa ka qabo

  • @YussufJimale-b3f
    @YussufJimale-b3f 2 หลายเดือนก่อน +4

    Koorsadi aawi waayaab wll masaanaa cabiib

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Machaallah

  • @Hirsi25
    @Hirsi25 2 หลายเดือนก่อน +2

    ilaahwo u siyaadi burbur iyo belaayo dhacaday👌

  • @Hudadhan-qr7tj
    @Hudadhan-qr7tj 2 หลายเดือนก่อน +4

    Subxallah

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 หลายเดือนก่อน +4

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 2 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa wax ka qaban karo
    Alle ha u gargaaro waa dhiban yihiin

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤wcs sheekh

  • @xamarimohamed1900
    @xamarimohamed1900 2 หลายเดือนก่อน +1

    Carab illahay ha u naxariisto,waxaa la yiri carab iyo cadaab midna ma naxaan allow sahal amuuraha.

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน

    لا اله الا الله محمدرسول الله

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallaah

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤wcs ❤qiyanada carabta....

  • @nasrinlovely6699
    @nasrinlovely6699 2 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @fardowsamao351
    @fardowsamao351 2 หลายเดือนก่อน +3

    Assalamualaikum Brother

    • @nursebilan1368
      @nursebilan1368 2 หลายเดือนก่อน

      Ina adeer orod badaninaa maanta first comment ayaan islahaa noqo😢

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @CabdalleCali-u2r
    @CabdalleCali-u2r 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ugargaaro muslimiinta dhibban

  • @cabdiraxmaaxmedadan
    @cabdiraxmaaxmedadan 2 หลายเดือนก่อน +1

  • @Abdi-g1c
    @Abdi-g1c 2 หลายเดือนก่อน

    Subhana Allah illahow ugargar walalaheyn rer palastine.

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow caawi

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 2 หลายเดือนก่อน +3

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤🇵🇸♥️♥️♥️

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم اجعل بأسهم بينهم 🤲

  • @cabdiraxmaanxuseen8565
    @cabdiraxmaanxuseen8565 2 หลายเดือนก่อน +2

    WAXAY CADDAYN U TAHAY JABKAYUHUUDDA

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbiya Allaahu Allaahu Wanicmal Allwakiil

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 หลายเดือนก่อน

    masiibo allaha ku rido yahuud

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 หลายเดือนก่อน

    👍 Thanks 👍🙏

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow yuhuuda Awood jibiso usoo adeeji oo burburiso Rabiyow

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 หลายเดือนก่อน

    SCW scw scw scw scw sheikh wcs xiisbuulaah cawa walagaleiy sheikhwo warka sodah please falastiin gull gobonimo yamane xiisbuulaah Iran

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 2 หลายเดือนก่อน +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود ونصار

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs

  • @hodanjama2924
    @hodanjama2924 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhow fadlan umada musliminta waa inaad kudhiirakalisaa iney uduceeyaan si jamac ah Falistiin. Waa masiibu weyn arintan

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanaallah

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 2 หลายเดือนก่อน

    Haday jabsadeen yey soo furayan Madan sheegin

  • @CabdirashiidMuxumad-mg7lm
    @CabdirashiidMuxumad-mg7lm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adban ukanaxay dil kufsi illahaw ugargar

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan walaalkey noosheeg malinta iyo waqdiga aat tabisay warkaan 12 _11

  • @JereerJereerdhaley
    @JereerJereerdhaley 2 หลายเดือนก่อน

    wax.baqtiyay.waaye.urdun.

  • @ClcasiisyuusufMuuse
    @ClcasiisyuusufMuuse 2 หลายเดือนก่อน +2

    first comment ❤

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qal qal alla idin ku rid

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahaw markadhig oo balaayo kurid

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa

  • @UdugandHawashCo
    @UdugandHawashCo 2 หลายเดือนก่อน

    لا حول ولا قوة الا بالله 😔😭

  • @EguehGayeh
    @EguehGayeh 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 หลายเดือนก่อน

    Waa been abuur iyo in ay iska mashquuliyaan muslimiinta ayagoo hoos ka laaynaayo halyeeyeada muslimiinta iyo dawladahaba 😢 marka dhexdooda haku mashquulina ee see looga guuleysankaraa wayey marka hada😢

  • @FartunAbdirahman-hj8le
    @FartunAbdirahman-hj8le 2 หลายเดือนก่อน

    Allow isku dir

  • @canabcali7831
    @canabcali7831 2 หลายเดือนก่อน

    Show ayaan u arkaa arintaan. Markeey arkeen in eeysan waxba isla heeynin ayeey isaga keen dhigaayaan dad walaaladeen caawinaaya oo u naxaaya. Walee Waa leeysaga daba iman doonaa waxaad gasheen

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 2 หลายเดือนก่อน +1

    Urdun iyo carabta kalaba iyagaa reer GaZa saa u galay

  • @HussenMouse
    @HussenMouse 2 หลายเดือนก่อน

    Shekhow,tariikhda.noshr

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 หลายเดือนก่อน

    Asc kkk

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @Mumino-s9l
    @Mumino-s9l 2 หลายเดือนก่อน

    Wallahay musliminta hadeey midesnanlahayeen Wallahay Israel sida hada eey uleyneyso Palestine . Muslim Allaha mideeyo.

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 2 หลายเดือนก่อน

    Allow shacabka rer gaza markhaanti baad tahay dhibka lagu haayo allow adiga ayey magan gelyo kaa sugayan

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน +1

    Murugo darteed inan u dhintaan ka baqaya wlhi dadka wllahayo sida loo galayo 😢😢😢ee aanan waxba ka qaban karin weliba

    • @muhammadabdi774
      @muhammadabdi774 2 หลายเดือนก่อน

      ما شاء الله قلبك عامر بالإيمان

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tollow shacabka masaridu miyaanay warkan maqal mise dan kama laha iyo kuwa kale xuduuda la lehi goormay ka cayaan waa yaabe

  • @HiboElmi-r5k
    @HiboElmi-r5k 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekhuna warka waad isdhex galisay waxa lusofakiyey waa kufsadayashii ee mahan falastiniyinti maxabista aha. Tankale markay xabsiyada udhacayeen askartu maysan hor istaagin ee way fasaxen waxay matalayen inay celinayan lkn waa qiyaano adunka laga ibinayo. Waa qoom dhagar badan yuhudu alle haduleye dulanka ay reer falastin kuhayan rabi haqabto qabasho daran.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 หลายเดือนก่อน

    Awood malihin ilaahay awooda badnaa hau gar gaaro walaalaheena reer falastiin

  • @omarabdi4179
    @omarabdi4179 2 หลายเดือนก่อน

    Acuud

  • @geelaa1000
    @geelaa1000 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ciyaal edeb daran. Fuley nimada eey qabaana lama qiyaasi karo. Waxa eey isku haleeynaayaan meeshana ku haayo adeerkood.

  • @Zeinab-mn7nh
    @Zeinab-mn7nh 2 หลายเดือนก่อน

    Arintaa wan kaa oo yaay

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 หลายเดือนก่อน

    Allah 😢caawi reer falastiin 😢😢😢 nacalad yahuud shayadiinta Aduunka 🥶

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 2 หลายเดือนก่อน

    Urdunbaaba ugu liidata carabta maxaa yeelay waxa laga iibiyaa biyihii webigii aylahaayeen taasi waa naxdin wallaahay

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน +1

    alow murugta naga qaad oo walaaladaanada ree falastiin ugargaar yaarabi😂

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxay ilatahay in ay dulinimo in ay saas dhahan

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน

    aloowugargaar muslimiinta kujira xabsiyad israaiil oo alow farad ufur

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน

    Alla mahdle in aay bur burayso

  • @barwaqoladan6868
    @barwaqoladan6868 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahy hyskujabiyo xaqii rerfalestine alle hakamuj8yo

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 2 หลายเดือนก่อน

    Ciraaq shidaalkeedii waa ladhamaystay anagana waa naloo soosocdaa. Ilaahow Soomaaliya Dawlad midaysan dadka Soomaaliyeed ukeen. Intaan dhulkeena laboobin..

  • @ZakiyaElmi-f3c
    @ZakiyaElmi-f3c 2 หลายเดือนก่อน

    Wiil reer falastiin ah oo xabsiga kujiray ayaa ul gadaal laga galiyay ilaa mindhicirada go,go,een iyo malawadka😢 ilaahay ha ugargaaro masaakiintaas.