Assalatu wasalaamu yaa sayidii yaa RasuulaLAAH kun bi yaddii Qalat Xiilatii Adhriknii خذ بيدي قلت حيلتي أدركني خذ بيدي macnaheeda waa gacanta i qabo قلت waan ku dhahayaa ama ku weydiisanayaa حيلتي. Dhagarteyda أدركني iqabo like catch me لا حول ولا قوت الابالله العلي العظيم Habkaan waa habka loola hadlo Sheydaanka. Wax Xadiis ah na’ahan. سنحان الله
Walaal waa qaab ka mid ah hababka nabigena N.N.K.H loogu saliyo Waana sidan «اللَّهُمَّ صلّ صلاةً كاملةً وسلّمْ سلامًا تامًا على نبىٍ تنحلُ به العقدُ وتنفرجُ به الكُرَبُ وتُقْضَى به الحوائجُ وتُنَالُ به الرغائبُ وَحسنُ الخَوَاتِيم ويُستسقى الغمامُ بوجههِ الكريمِ وعلى آلهِ وصحبه في كل لمحة ونفس بعدد كل معلوم لك يا حي يا قيوم »
Allahuma salli wasalim wabarak caleeh
Salalaahu caleeyhi wasalim Salalaahu caleeyhi wasalim Salalaahu caleeyhi wasalim Salalaahu caleeyhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ aamiin aamiin aamiin
Allahyow nagu irsaaq argtiida nabi scw
اللهم إجمع بيننا وبين حبيبنا كما جمعت بين الروح والنفس ظاهرا وباطنا يقظة ومناما
آمين آمين 🤲
Aamiin yaa rabbi
❤❤❤❤ see😊l
23:03 23:03
إذا سألت فاسل الله، و إذا ا استعنت فاستعن بالله فقد رفعت الأقلام وجفت الكتب
Nabiga (NNKH), wuxuu yiri:
Haddad wax weydiisaneyso ILLAAHEY weydiiso, Haddad wax ka magan galeysana ILLAAHEY magan gal Waa Xaqiiqo in qalinkii ILLAAHEy uu ku qiray qadarka uu qalalay iyo Kitaabkui lagu qoreyba. SubxaanaLLAAHI!!
Nabiga, xadiiska waxa waaye Aniga Rasuul ayan aheyn ee ILLAAHEY KALIYA AYAA LAGA DUCEYSTAA OO WAX KA WEYDIIYAA. Tana waa isagii oo NOOL iskaba daaye usagoo dhintay.
Diinta yaan lagu kadsoomin oo Aakhiro waa jirtaa yaan NAAR lagu muteysan.
Asc culumooy haddii ay tahay sidaa aad sheegaysaan culumooy soomaali maad u ducaysaan in ILAAHAY dhibaatada haysata ka saaro
Mahadsanid wll inta aan ku fakiraaye Baad tiri
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Allhu akbar allahu akbar Allahu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw wlh wan jclhy inaan manaam ku arko allow manaam igu tus
Mashaa allah❤❤❤❤❤❤❤
Nabi muse ducadiisa ilaahay miyaa aqbalay mise nabi maxamed scw?
Ilaahay aya aqbalay wll
Ilaahay aya aqbalay wll
Assalatu wasalaamu yaa sayidii yaa RasuulaLAAH kun bi yaddii Qalat Xiilatii Adhriknii
خذ بيدي قلت حيلتي أدركني
خذ بيدي macnaheeda waa gacanta i qabo
قلت waan ku dhahayaa ama ku weydiisanayaa
حيلتي. Dhagarteyda
أدركني iqabo like catch me
لا حول ولا قوت الابالله العلي العظيم
Habkaan waa habka loola hadlo Sheydaanka. Wax Xadiis ah na’ahan. سنحان الله
SubhanAllah xaqiiq Allow sunadda xabiibkeyna scw inagu dil eena ah fahanka saxaabada salafu saalix 😢
Adigoo jaahil h ayaa waxaa isku dayee in aad ka hadasho wax aadan garaneen
Carabiga mataqaanid :
قلت waxaa yaraaday
حيلتي xeeladeyda
Waadna ku mahadsantahay maadaama aad noo qortay .
الله أكبر
Maasha alaah
صلي الله عليه وسلم.
Saliga NABIGA! Oo la akhriyo iyadoo ALLE loogu dhawaanaayo faa’iidooyin badan iyo khayr badan ayey lee dahay.
Maxa kaloo loo aqriya in allah logu dhawaada
صلي الله عليه وسلم
Scw scw❤❤
Scw
Khurafaadka ilaaahay hanaga nabad geliyo
Ma aragtida nabigaa khuraafaad ah subxaanlahaa
Scw miyaa quraafad ah meel xun baad ku socotaa
@@eidleabdirashiidomar9499walaal waxaan ku weydiinaa adigoo raali ah ikhlaaska waxaa ka kheyr badan jees jeeska maad aamintay.
Shiiqow lummarkaaka maheligaraa waa kubaryaa
❤❤❤❤
Haa
Salaadu naariyada moxuuw ka wada sheikh 🤔qofki yaqaano ha ii faaideyo wllayaal🙏
Walaal waa qaab ka mid ah hababka nabigena N.N.K.H loogu saliyo
Waana sidan
«اللَّهُمَّ صلّ صلاةً كاملةً وسلّمْ سلامًا تامًا على نبىٍ تنحلُ به العقدُ وتنفرجُ به الكُرَبُ وتُقْضَى به الحوائجُ وتُنَالُ به الرغائبُ وَحسنُ الخَوَاتِيم ويُستسقى الغمامُ بوجههِ الكريمِ وعلى آلهِ وصحبه في كل لمحة ونفس بعدد كل معلوم لك يا حي يا قيوم »
Wa Sali la aqriyo
4444 aqriyaa
Waa qayb saliga nabiga kamid aha
Maashaa allaah
M,a
m.a❤❤❤❤❤
M.a
Saliga nabiga miyaa
ninkan imika ma dad muslim ah ayaa dhagaysanaya oo khuraafaadkaa ka rumaysanaya.
Nabiga scw ayuu amar ka qaataa oo wuu ila hadlaa been ka wayn malaha.xalay ila joogo fariin taada kuugu gayna .
ان الله علي كل شيء قدير.
Illhey wax ma dhibaan wax walba wuu awoodaa lasoco midaas
Karaamo qof ilaaheey siiyay adiga xaasid ku noqo
wadaadkaan caadi maaha
waa ninki keenay eeyo owliyo ah dadki intuu soo dhameeyay 😂😂
Saligaanoosoosheeg
Salaatu naria
Wadankena ma lo aqriyo somaliyey
Ninkaan waxu sheegayo diin ma aha, waa wax isaga jeebkiisa kala yimid.
Adiga iska dhaaf qasab kuku maahin
Muxuu dajin jiry afcarabi bu ku shegee muxu kawadaa bal iifaideya
Daqiiqada hadalkaas uu ku jiro ii sheeg aan kuu fasiree
Been badnaa hh
Been badanaa.
Waar beentan badanaa
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤