Barnaamijka Suways iyo Su'aalaha Daawasho Wacan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #Subscribe #Channelka #Suways #Gacayte

ความคิดเห็น • 28

  • @moogebushaaro627
    @moogebushaaro627 2 ปีที่แล้ว +2

    Suways gacayte hore usoco runtii gabar dhiiran baad tahay mzha allh from wajaale

  • @dhibcaroob3924
    @dhibcaroob3924 ปีที่แล้ว

    5 salaadna waa 1.maqrib 2.cishe 3.salaad subax 4.taraawiix 5.tahajudka 6.salaada jimcaha 7.salaatul istisqaa 8.salaada iida❤🤞

  • @jaamacmaxedapdi9708
    @jaamacmaxedapdi9708 2 ปีที่แล้ว +1

    Suways wan ku salamay neefka an sumada lahayn waxa la dhehaa dab iyo sarin la

  • @durraanhaartaa6274
    @durraanhaartaa6274 2 ปีที่แล้ว +4

    Erayga fursad soomali ahaan waa micno badan yahay lkn labo
    Kamidda abdo Kalsho

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 ปีที่แล้ว

    Oo wlh qofyahey waad shidantahay runtii mansha alah kusoco

  • @digaalerooble4296
    @digaalerooble4296 2 ปีที่แล้ว +1

    Kansho : Waqti u cuntama arrin ama hawl
    la qaban lahaa; fursad.

  • @dhibcaroob3924
    @dhibcaroob3924 ปีที่แล้ว

    Hilibkaan lagadikarin amuu yahay mid aniga iyo qooyskeyga nagu filan oonba naga soohareeyn sidaas ayaan ufahmay aniga😊

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 ปีที่แล้ว

    Dadku Arad waynaa Dadku Dhar xumaa oo Khaabdaranaa.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 ปีที่แล้ว

    Dab iyo sarin laawe ayaa umalayn afka waan jecalahay

  • @mohadeek3348
    @mohadeek3348 2 ปีที่แล้ว +3

    Hilibka aadan iibin karin wa ulxiyada su'alaha kale wa laga jawaabey

    • @Suways
      @Suways  2 ปีที่แล้ว

      Masha allah caqliga alle ha ku daayo

  • @digaalerooble4296
    @digaalerooble4296 2 ปีที่แล้ว +1

    Fursad ama jaanis, af soomaali waa : kansho

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 2 ปีที่แล้ว +2

    Suweysey xbibi mcnto wankuxisay

  • @jamac.abdilahi1585
    @jamac.abdilahi1585 2 ปีที่แล้ว +1

    Wàa Sumad-laawe

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 2 ปีที่แล้ว +1

    Sumad laay weeye dee

  • @selwa03
    @selwa03 2 ปีที่แล้ว

    😂she’s back! Haah

  • @Bashe12
    @Bashe12 2 ปีที่แล้ว +2

    Neefka aan sumadda labayn waxaa looyaqaan: Qaafil.

  • @wardhaglowstar9986
    @wardhaglowstar9986 2 ปีที่แล้ว

    sumadlawe

  • @mohamedosman7623
    @mohamedosman7623 2 ปีที่แล้ว +1

    Aby suaasha oo 5 saladoo oo codka korloqaadayo suasha siisaxan uweydii dheh 5 saladoo oo isku xiga oo wajib ah dheh soodka korlooqaadayo dheh suaasha jawabteyda waa maqrib cisha fajirka salada ciida salada qudbada

  • @mohamedosman7623
    @mohamedosman7623 2 ปีที่แล้ว +1

    Hilibka aan iibinkarin oo cunikartid adiga iyo familkaga jawabta waa hilibka odxada

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 ปีที่แล้ว

    Sumad laawe.

  • @abdiladiifboss3258
    @abdiladiifboss3258 2 ปีที่แล้ว +1

    Sumadla

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 2 ปีที่แล้ว

    Jimce ciid subax maqrib cishe

  • @ahmedtimacade3527
    @ahmedtimacade3527 2 ปีที่แล้ว

    Magacaygu Waa axmad Gaaldiid .
    Magaca loo yaqaano Neefka Aan Sumada Lahayn waa SUWEYS.

    • @ayaanlemahamed5234
      @ayaanlemahamed5234 2 ปีที่แล้ว

      orgi way kudhaantaa kabadha ha iga caayin neef yow

  • @kiprich920
    @kiprich920 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @sakibaashe31
    @sakibaashe31 2 ปีที่แล้ว

    Neefka sumada laheyn waxa loo yaqaan sumadla