Xirfadda Isku Kalsoonaanta! || Sadex Samee Si'aad u Kasbato!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • *Buugga Deep Work:
    • HOWLKAR -- Deep Work -...
    1. Talooyin Waxbarasho:
    • Shahaadooyin Ka Qiima ...
    2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
    • Waa Maxay Engineering?...
    3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
    * 7 Habits of Highly Effective People:
    • 7da Caado Ay Leeyihiin...
    *Atomic Habits:
    • Isbadallo Yaryar, Horm...
    *How to stop Worrying:
    • Jooji Walwalka Bilow N...
    *Finish What you Start:
    • 1/2 Saad waxaad bilowd...
    *Sidey meel sare ku gaareen:
    • Sidey Meel Sare Ku Gaa...
    4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
    • Natiijada Qaadashada T...

ความคิดเห็น • 52

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 4 หลายเดือนก่อน +20

    Qodobka ugu wayn ee KALSOONIDA keenaa waa in aad ILAAHAY ku xidhnaato oo aad ka baqato! Waxa ka dhasha ku xidhnaanta ALLAH qodobadan:
    1. kow runta ayaad ku noolaanaysaa; runtuna iyadaa kalsoonida keenta
    2. waxa yaraanaya beentaada, maalaa yacnigaaga iyo waqti lumintaada ka dib kalsooni baad helaysaa

  • @NasiyeShortGuidance
    @NasiyeShortGuidance 4 หลายเดือนก่อน +7

    Ninka kaliya ee anan ilaa hada isla wayni iyo qab midna anan ku arkin ba tahay 1M uqalantaa ustaad

  • @filsanyusuf9190
    @filsanyusuf9190 4 หลายเดือนก่อน +9

    ustad mahadsanid kly anniguna wxa ku darsan markasta oo aad farax dareemtid ama murugo dareemtid labo ragco tugo ilhy u shugri naqa

  • @Bullale6
    @Bullale6 4 หลายเดือนก่อน +4

    Kalsooni!
    Waa Shayga sababaya in aad wax-qaban kartid iyo in aadan waxba qaban karin, marka loo joogo horumarinta Shakhsiyada[personal Development] waa waxa ugu mudan ee la barto korna loo Qaado kariinkeeda.
    Jimce wanaagsan walaalaha kanaalkan ku xidhan❤

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 4 หลายเดือนก่อน +7

    Wiilkaan waa fariid maasha Allaah. Shukran brother

  • @xaajigaXaajiga
    @xaajigaXaajiga 4 หลายเดือนก่อน +6

    Hadalkada oo wax tar ah
    Wwxa kuu dheer xirfada editng
    Masha allah

  • @abdallamaxamad
    @abdallamaxamad 4 หลายเดือนก่อน +6

    wacalaykum salaam ustaad khaliif xalaqadahaaga ima dhaafaan ma.sh

  • @maxamedcabdibucul7593
    @maxamedcabdibucul7593 4 หลายเดือนก่อน +4

    جزاك الله خير الجزاء أستاذ

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 4 หลายเดือนก่อน +3

    ASC USTAD WAXAAN RABAA INAAN KAA CAAWIYO SAMAYNTA MUUQAALADAADA, WAXAANA AHAY P.VIDEO EDITOR EE ILA WADAAG MESSHA AAN KUGULA SOO XIRIIRI KARO🎉❤

  • @XARIIRXADAARI
    @XARIIRXADAARI 3 หลายเดือนก่อน

    Ustad allaah akhiro io adunba haku barakeyo waxn kugu xidhna mudo 5bilood ah waxd kamid tahy sxbadayda youtubeka adiyo macliminbadan nin taxtiga joga aha waxan guulaha ku gadhay waa ku xidhnashaha alle (SW) alxm imika wan 5 tayda saladod jamaca alx cishaha kidib 2 rakcadod io 1 witir ah alxm dhalinyaroy nolosha mcn kedu wa udhawanshaha alle io ku xidhnanta dadka wangsan ❤

  • @Iftiin45
    @Iftiin45 4 หลายเดือนก่อน +3

    M.n ustaaad

  • @sowturahma1156
    @sowturahma1156 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn

  • @AbdikanHassan
    @AbdikanHassan 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo nin dhalinyaro ah baaan ahy waxaan bilaabay jaaamacad ku talla somlia marka waxaan werwer ka qaba inaan shaqo ku wayo wxaan baraatay❤

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  4 หลายเดือนก่อน +4

      Inaad aqoon iyo cilmi kororsato wax u baro, shaqo inaad ku hesho wax ha u baran. Hadaad sifiican wax u barato, waa laguu baahan wayna iska imaan shaqo haba soo daahdo hadey rabtee.

  • @aaziizmohamed4305
    @aaziizmohamed4305 3 หลายเดือนก่อน

    jazakalahu kheyrn waxbadan ayaan kaa bartay waxaan allah kugu waydinayaa in aad jantul firdowo allah kuga arzaaqo.

  • @farhiakitchen
    @farhiakitchen 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah mahadsanid walale❤

  • @MohamedHusse1n
    @MohamedHusse1n 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shukrn ustadey

  • @King_Abdirahiim
    @King_Abdirahiim 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wa mahadsanthy Ustaad Abduwali

  • @AbdulahiToosane
    @AbdulahiToosane 2 หลายเดือนก่อน

    M.a ustad wax badan ayaan ka faidnay shukran

  • @abdiyarekalif8038
    @abdiyarekalif8038 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsantahay ustaad, farxad iyo caafimaad ku noolow markasta.

  • @ju4965
    @ju4965 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah mahadsanid

  • @laylamursal6991
    @laylamursal6991 3 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa allah jzkllhu khayran

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 3 หลายเดือนก่อน

    Aadbaa u mahdsnthy ustd.

  • @shamisosman8637
    @shamisosman8637 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah ustaad

  • @WajkaMohomedwajka
    @WajkaMohomedwajka 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad

  • @CabditaajirmaxamedDucaale
    @CabditaajirmaxamedDucaale 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @gurey-ology
    @gurey-ology 4 หลายเดือนก่อน

    ustaad mahadsanid sidee loo xusuustaa qiso ama xikmad aad waqti hore maqashay

  • @nastehabdi3563
    @nastehabdi3563 4 หลายเดือนก่อน

    MashaAllaah, shugran Akhii Abdiwali khaliif.

  • @Usama.officia
    @Usama.officia 4 หลายเดือนก่อน

    Wll book outliers chennalkaga wa ka wayay

  • @HaytamKing
    @HaytamKing 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad muuqaal kasoo sameey aaminaada dadka kugu dhaw ama zhbkaa real trust

  • @queensister2406
    @queensister2406 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah qeyr ustad

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 4 หลายเดือนก่อน

    Iam the greatest no one can beat me .
    Mohamed Ali .

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 4 หลายเดือนก่อน

    Macalin aad buu hadalkada ukala dhigan yahay waana kula socda

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid mohamed khadr

  • @salmodheeman579
    @salmodheeman579 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakallh khayr ustadii ❤

  • @khaalidaxmed1315
    @khaalidaxmed1315 4 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير أستاذ

  • @waasugeguuremedia8115
    @waasugeguuremedia8115 4 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay hadal waxtar leh

  • @husseinhassan9850
    @husseinhassan9850 4 หลายเดือนก่อน

    mahadasanid ustaad

  • @abbazahmed2847
    @abbazahmed2847 4 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير الجزاء

  • @MohamuudAhmed-d4y
    @MohamuudAhmed-d4y 4 หลายเดือนก่อน

    Jimco kariim ustaad

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walal❤

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsaniid

  • @saidabdullahi63
    @saidabdullahi63 4 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid ustaad

  • @aragsanahmed-gt7dn
    @aragsanahmed-gt7dn 4 หลายเดือนก่อน

    shukran ustd

  • @yonisabdulqaadir3923
    @yonisabdulqaadir3923 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @SeatAhmet
    @SeatAhmet 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanid ❤

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @FalisMohamed-uz6vq
    @FalisMohamed-uz6vq 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @CabdiwahidMahad
    @CabdiwahidMahad 4 หลายเดือนก่อน

    Waa

  • @SuheybmaxamuudMaxamed
    @SuheybmaxamuudMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    First ❤