Wareysi aan la yeelaney ninkii laga shakiyay ficilka uu bixinayay habeenkii uu qaraxa dhacayay |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @faisosaciidseedhe9479
    @faisosaciidseedhe9479 2 หลายเดือนก่อน +26

    Awees shiqaalow waa layaqaanaa waa nin wanaagsan walaahi ❤❤😢😢😢

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 หลายเดือนก่อน +11

    Waa qalad ruux asxaabtiisa lasheekeysanayey halasooqabto waa qalad, dadka meesha kudamaashaadaayay ayuu kamid ahaa

  • @abujole3992
    @abujole3992 2 หลายเดือนก่อน +17

    Kan waa nin fiican haduu nin hun ahaa lahaa mala arkin lahaa shekhaalow noolow

  • @ahmedmohd4325
    @ahmedmohd4325 2 หลายเดือนก่อน +4

    Munasar wll waa fiicantahay laakiin hubso ama xaqiiji intaadan wax soo dhigin TH-cam ka. Aniga waan jeclahay baraamijyadaada

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 หลายเดือนก่อน +13

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmuCiiltire
    @UmuCiiltire 2 หลายเดือนก่อน +15

    Like isaar wllo iskana bax 😂😂

  • @aayartapoy792
    @aayartapoy792 2 หลายเดือนก่อน +3

    Munasarow ninkaaa waa la duliminayaa videoga aad kasoo dhigtay ka saar pro

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +10

    ninkan wa iimaanki oo qof ah oo macaasida kaxumaaday oo diinta ilaahay u qiirooday

    • @shushuprince9149
      @shushuprince9149 2 หลายเดือนก่อน +2

      ManshaAllah

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 2 หลายเดือนก่อน +2

      WAA sabata(RABBI) u badbaadiyey(ALHAMDULILAH )🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @caishachanell7102
      @caishachanell7102 2 หลายเดือนก่อน

      Meesha uu joogay iyo iimaan

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 2 หลายเดือนก่อน +4

    nikaan maskiin waaye lakin waxa la yaaaaab ah subxan allah gabar ciyaareesay iyo ciyaar aa dhahay iyo iyo iyo .... 😢😢!!! أعوذ بالله من عقوبة الله 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi2985 2 หลายเดือนก่อน +12

    Munasaro miskiinka kalexo 😅😅😅😅😅

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 2 หลายเดือนก่อน +1

      Views -kii ayaa meelxun iyo MASAAKINTA , kagaley(SUB HAN ALLAH)!!

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaan wa nin maskiin ah ee halaga leexdo cadowga raad SADA Somaliyey 😩

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 2 หลายเดือนก่อน +6

    Maskiinkan dambi Ma Lahan ee Somaliyeey Sidan Ha l isku Dhaho haduu Dambi Lahan Laha wuu Dhaman laha wa aniga siday ila tahau

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 2 หลายเดือนก่อน +2

    Munasar ariinatan ka rali gali ninkaan waa ku qaladantahay

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xeebta liido fusuqa iyo macsida waxaa looga yaqaan baashaal illaahey kabaqa dhalinyarooy waxaa ina ku dhacaayo waa ciqaab dambiyadeena ka dhashey

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan miskinka ilahay iya ka badbadiyay ilahay haaw naxaristo inti dhimatay dhawacana ilahay haaw booga dhayo cadawgan dadka xasuqayana ilahay haka qabto

  • @IskutashiGuud
    @IskutashiGuud 2 หลายเดือนก่อน

    ninkaan waa nin maskiinaa

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waar kaleexo wiilka qawariijtu masameystaan tiktok ee yaab

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 2 หลายเดือนก่อน

    Munasar waa ibliis

  • @NurtoMuhammed
    @NurtoMuhammed 2 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 2 หลายเดือนก่อน +2

    munasar ninkan waad dulmiday ee raali galin bixi sxb

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii 2 หลายเดือนก่อน +1

    Balayo Isu Ka Walaqday Qofta Sidas Sameyneysi Tolow Dadka Bad baaday Maku jirta?

  • @fatmahassan2718
    @fatmahassan2718 2 หลายเดือนก่อน +3

    Laakiin ninkaan miskiinka Maxaa laga rabaa naakta maa laqabto

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan asaba baxar is gelin rabay ninkan nin baaq diraayo ayu u ekaaa qofki fiirsadey lakin waa nin maskina intad fiyus radineysin naftina baxar hagalinina

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa in la baaraa ninkan waayo siduu markiiba uu u soo baxay ma wu, uu ogaa inuu QARAXA meesha ka DHACAAYO. Waa in la baaraa suaalo la weydiiyaa.

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 2 หลายเดือนก่อน +1

      Exactly isku feker ba nahay ninkan sidee u kacay qaraxa ka hor suashu watas wu fadhinlahaa haddu warmoog yahah

    • @umusidara6451
      @umusidara6451 2 หลายเดือนก่อน

      Ma bixi karo miyaa qofka haduu caajiso mesha muu fadhiyaa الله اعلم​@@lailaismail1317

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 2 หลายเดือนก่อน +1

    hada ma laba shiikhaal madow iyo shiikhaal cad anaa yaabay is wareesta 😁

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 หลายเดือนก่อน +1

    (SUB HAN ALLAH)!!BAL NINKAN SIDAAD U WANJALI GAADHAY EEGA!! HADII LADILO WAA MADAXAAGA!! IMINKABA LASOCO!! WAAR DEE CAWARAADA JOOJI!! MUQDISHO WAA MEEL LAYSKU QASHO!! NINKANI WAA DADKA CADCAD 4.5!!SIDAN WAA LAGU WEERARI KARAA!! FADLAN TOOSHKAN TOBAN DHAGAXLAHA JOOJI!! HUBSIIMO HALBAA LASIISTAA!!!!

  • @NurtoMuhammed
    @NurtoMuhammed 2 หลายเดือนก่อน

    Natusii siduu dhahayey munasar

  • @ahmedmohd4325
    @ahmedmohd4325 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maskiinkaan reer eebiyaale waaye ee hala raadiyo cadawga

  • @dhakardhakar2906
    @dhakardhakar2906 2 หลายเดือนก่อน

    In aad qof fikrad dhiibanaaya aad eedeysid ayaa awal qaldaneed. Adi unbaa xukumay. Waxuu kuugu leeyahay raali galin weyn

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan kilyahiisa hala baaro waxaa kamuuqda calaamadaha cudurda kilyaha

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 2 หลายเดือนก่อน

      Oo saxiibow sidee lagu gartaa in la baaro maahane?

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 2 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu ahaa views raadis kalakicis raadisa, kor halooga boxo maskiinka.

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mubasar habargidir iyo abgal iyo murusade malahaflikaro ninkan baxar hagalin

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haadee!! MUNASAR Waa nin aad u fudud!! HAWIYE Ninkan wey ugadhsan karaan!(RABBI) haka nabad geliyo sharkooda(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@shukri114mohammed2 Ninkaan asaaba hawiye ah o wiliba hiraab ah shiiqaal ah hadane degmo abgaal 100% deganyihin oo Ku noolyahay darisnimo abgaal leh hore loo dhahay ninkaan cid ma taaban karto

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 2 หลายเดือนก่อน

    Nin weyn waaye meel fisi iyo niikis ma aa geeyey. 😂😂😂😂

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 2 หลายเดือนก่อน

    Maskiintaas raga 2da doolar ugu niikinasay alle ma bad baadiyay warkeeda?

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aweys afkaaga isku difaac somali waadad cuno e wasaqda maqofbaa wax haliagyaa tiktok ku baasha laya?

  • @Abdulahehinho211
    @Abdulahehinho211 2 หลายเดือนก่อน

    Hal abuur views munasar waa laya qaaa naaa 😢😮😅

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 2 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Abdulahehinho211
    @Abdulahehinho211 2 หลายเดือนก่อน

    Yaaa😂😂😂

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 2 หลายเดือนก่อน

    Haddii uusan wax ogayn qaraxa ka hor muxu u kacay haddu war moogyahay wa fadhinlahaa wixi dadku la kulmeen ayuna la kulmilahaa markaa haddu badbaado qof caadiyu ahan laha hadduu dhintona sido kale ceeb ka saliim bu ahaan laha lkn ishaaruu bixiyey meshana wa ka kacay adeer shaqada ayuu hagaayey ee shaqo halaga qabto ninka ilaa hadda warkisa ma famin

    • @umusidara6451
      @umusidara6451 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wll alle ka cabso waxaad ogeenin haku danbaawin

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 2 หลายเดือนก่อน +1

    TikTok naag niikiyaysa miyad ku kala kacsanaysay subxanallah muqalka ayuu hadhowna hadii loo dawado oo uu lacag ka sameyo ciyalkisa ku bilan laha.

  • @yusra2501
    @yusra2501 2 หลายเดือนก่อน

    Harumay no no bilifin

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 หลายเดือนก่อน

    sxb ninkaan waxdan bi ah magalin in la laayo beey aheed sharmuutooyin ka

  • @CabdiqaniMohamed-fo9li
    @CabdiqaniMohamed-fo9li 2 หลายเดือนก่อน

    dadka kutuhman kujira ah iska Kay cafi wll aways

  • @Axmadtaajirt
    @Axmadtaajirt 2 หลายเดือนก่อน

    Inta fuyuus la,aanta heso isoraaca

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 หลายเดือนก่อน

    Kuma wan in hadalkiisa ila hada

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 2 หลายเดือนก่อน

    Munasar inaad warsato maahayn ninka inaad qolyaha amaanka u dirtay ahayd isaga lee jawaab saxa bixin lahaa wa sheeko dheer ishaaruu bixiyey wa kacay dabadiisana qaraxa dhacay caqligaas ciddii kayeelaysa ha ula tago shaqo ayu mesha u jogay marki la so dhawana wa ka fogaaday that is it

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan hala baro mesha ayuu jogey gurigiisa ayuu aadey wana garash le aa hala baro

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkani dambi mala ee orodo radsada dadkii dadka layey xeebtaa liido meel dadka bila dhaqankii aadan maan moodi jiray oo xuman talee sawtan dad caadiy tageen

  • @omarw5124
    @omarw5124 2 หลายเดือนก่อน

    hayaay garaashley iyo wajigaan sida ugu dhakhsaha badan waa in la xiraa... waa ninka sameeyay qaraxa

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar ninkan yaan lagu meerayaane bahasha meesheeda iyo dadkii dhagaraha geystay hala soo qabto OKI ninbaa sawir iska qaaday iyo fiiriya ayuu yidhi maaha shaqadii loo baahbaa OKI

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 หลายเดือนก่อน

    Hala baaro ceeb maahan

  • @BurhanyasinFaarax-wg9eb
    @BurhanyasinFaarax-wg9eb 2 หลายเดือนก่อน

    Ķkkkkkkkkkkkkkkk

  • @yusra2501
    @yusra2501 2 หลายเดือนก่อน

    Hala baaro istiil. Lama hubo udir laamaha amaanka ha lakulmo. Beena waas. Intuu qaraxa wax ka ogyahay. Ha rumayn blis

    • @najmoMahamud-b2j
      @najmoMahamud-b2j 2 หลายเดือนก่อน

      Naya qalbada miya ku tagan ninkan Wa maskin

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan maxa laga rabaa qaraxa xalane gaalada joogto Ka danbeeyeen inee dadka shacabka dhameeyan kuwas maa wadanka laga bixiyay

    • @SakariyeAhmed-i9h
      @SakariyeAhmed-i9h 2 หลายเดือนก่อน

      Silkada hala baro dhiloy😂❤

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 2 หลายเดือนก่อน

    Calaamada uu mujiyay macno ayay leeday oo mashruuc gaalada ku dhibaateyan wadanka oo ku bilowday Gabdhaha galmada laga duubo +khaniska ayuu calaamadahoda mujiyay marka Hadii daacad laga yahay arintan ninkan + wariyayaal+ Askarta kontoralada + askarti dadka xabada ku xasuuqday intaasba ha lala xisaabtamo inshallah