NINKEYGA WAXUU IDHAHAA IS CATEE!!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • NIN KAAGA XAQ MA U LEYAHAY IN UU KU DHAHO IS CAATE ? MAXAAD SE U ARAGTAA, QOR RAYIGAAGA FADLAN

ความคิดเห็น • 223

  • @habonxaji1039
    @habonxaji1039 7 ปีที่แล้ว +16

    Hafsa aniga odaygayga markasta wu wait igu kordho wu ishega waana ku farxa oo dhiiri galin ayey iinoqota timetable ayu isameya wana macalinkayga alxamdulilah

    • @nn-xz5ik
      @nn-xz5ik 6 ปีที่แล้ว +2

      Habon Xaji abayo ninkaaga igu dar waaba nin ficane hadii naxarista aad ku shegeyso uu qabo maa ibartid koleey 4ayaa alle u baneeyee

    • @nn-xz5ik
      @nn-xz5ik 6 ปีที่แล้ว

      Habon Xaji abayo ninkaaga igu dar waaba nin fcn hadii naxariista aad sheegayso uu qabo koleey 4ayaa alle u baneeyee

    • @manitbaacy3413
      @manitbaacy3413 6 ปีที่แล้ว +1

      xidigta ceeldheeer Kkkk wallahi wan qoslay. Wllo

  • @hamdiaibrahim4006
    @hamdiaibrahim4006 7 ปีที่แล้ว +5

    Aniga waxay ilatahay inuu talo fiican iisoo jeediyo iscaatee qasatan anigu majecli cayilka badan thanks hafsa

  • @shukridirshe9567
    @shukridirshe9567 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah hafz waa arin fiican oo mudnaanteeda leh atoorag iyo atariisha in ay waqti siiyan naftood waayo quruxdu qof kastas jecla barkallaah sis

  • @somaliahanoolaatoinshaalla3787
    @somaliahanoolaatoinshaalla3787 7 ปีที่แล้ว +10

    MashaAllaah ilaahow rabiyow isu kiin daaa lamaane isjecel waa kuwaan oo kale salaan safe walaalo from newzealand.

  • @kautharmalaak9382
    @kautharmalaak9382 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah rabbi haydin xiftiyo waa arrin aad u wanaagsan

  • @rayaanosmaan2931
    @rayaanosmaan2931 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh mcnto sojkada wuxuu jecel yhy qurux dada wayo qof cayilan mafiicna quruxna maha

  • @zuhurlove1918
    @zuhurlove1918 7 ปีที่แล้ว +5

    mansha allah abaayo #hafzo iyo #abdullahi waaad mahadsantihiin

  • @allakaweenmedia9248
    @allakaweenmedia9248 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wan ini gu farxay madama ad tihin lamane somaliyed oo wanaga isu shegaya

  • @mogdishoxamar5796
    @mogdishoxamar5796 7 ปีที่แล้ว +3

    Inla igu dhaho is cate wabala'iyiriyee waxan u arkay xajigayga talo wanagsan usiye iyo inu cafimadkayga iyo quruxdaydaba danaynayo laba iskukalson makala xanaqaan, aadbad umahad santihin hafza iyo c/laahi.

  • @yusrahussein1363
    @yusrahussein1363 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Waa Lamano Isjecel Allaha isku Kiin Barakeeyo

  • @munaabdi2516
    @munaabdi2516 7 ปีที่แล้ว +1

    Ascww walalo when ur partner tells u. Uve recently gained weight and u need to lose weight that means that ur someone special to them and their really worried about ur health. But chances are ur partner will take it as a negative feedback or criticism. Let ur partner know u come in peace. If u start ur conversation with appreciation and respect and ur partner will treat the same way. I've gained weight these days and my husband tells me honey the green light in on these days and some times he says sweetie u should do without that piece of cake today. it's an honest comment and I really appreciate and be happy it doesn't affect me. Ilahay khayr haku siiyo abayo Hafsa ilahay na ha idin barakeeyo adiga iyo family gaaga

  • @hanad3395
    @hanad3395 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk masha allah qof kaaa sida ku dhaha qurux dada iyo cafimad kada ayu ka fa karaaa 😘

  • @samiroabshirgaleyr9186
    @samiroabshirgaleyr9186 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sis keep it up

  • @leylaahmed2408
    @leylaahmed2408 7 ปีที่แล้ว +7

    Waa arin fican in leysku shego qofki kaa naxayo a waxku shego

  • @muna-ayan2774
    @muna-ayan2774 7 ปีที่แล้ว +1

    eedo masha Allah ale ha idin barakeeyo waa rain fiicn ku daysho mudane

  • @ilovemyjob5063
    @ilovemyjob5063 7 ปีที่แล้ว

    MashaAllah abyo waa arin fiicn oo kudayasho mudan adiga iyo sayigaadaba Allaha idin xifdiyo i.a nabad iyo farxad igu waara

  • @jiijoroble617
    @jiijoroble617 7 ปีที่แล้ว +2

    Ascwrb abayo mashalah good famly ad ayey u ficantahay in u xajigaga ku shego sabto ah cafimadkaga iyo quruxdada ayu ka firaa ad halo so dhaweyo xafso walashey niyad samidada alle haku barakeyo inshalah

  • @khanzamohamed5997
    @khanzamohamed5997 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waa arin fcn. well done

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll waa isku eegtihiin
    Horaa looyidhi naag iyo ninkeed meelay isaga eeg yihiin

  • @fartunahmed8610
    @fartunahmed8610 7 ปีที่แล้ว +1

    mansh,allah qaali allah Ku daayo oo Ku xifdiyo waa barnamij fican

  • @rukiyamuse7332
    @rukiyamuse7332 7 ปีที่แล้ว

    Nin dhan oo xaaskisa public ga keenayo waligey arag jimicsi sameeya lakin asturada hakatagina iyo dhaqanka islaamka

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 7 ปีที่แล้ว +1

    Manshallaah keep going guys 💪💪👌

  • @samiramohammed9116
    @samiramohammed9116 6 ปีที่แล้ว +1

    Best couple ever masha Allah

  • @hibosaid3066
    @hibosaid3066 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallaah that is beautiful

  • @knaank9
    @knaank9 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh keep going wlashey and wlalkey

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallaah ilaahay haydin barakeeyo.
    in la naaxaa mawanaagsana lkn waa in aayar laysu sheegaa iyadoon laysku adkaynaynin .jaranjar saan ugu baahanahay ayaaba kadaran anigu .
    hadaan kaftamo xafsooy baryahan waxaa socota xafsa miyaa igu sawir iscaatays miyaa igu sawir khayr badan baan idiinrajaynayaa .

  • @ayaaannuur6635
    @ayaaannuur6635 7 ปีที่แล้ว

    masha-allah Hafza iyo A/lahi arin fican ayad sheegten ljn dadka joga soomaliya ma haystan jarabjartas oo kale ka soi talli hafza waxay sameynayaan jazakallah

  • @rahmaalisalad9775
    @rahmaalisalad9775 7 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah waa wax fiican in wax laysu sheego abaayo waadna ku mahadsantahay dhiirigelintaada quruxey.
    Lakiin aniga odaygaygu waa waxaan u maleeyay innuu xaasid yahay waayo weligii imadhaho waad cayishay ee is caatee markaan dhaho alla waan cayilay ayaantan waa inaan iscateeya wuxuu idhayaa maya xabibti waad qurxoontahay ee waxaas haka fekerin oo wuxuu ku fiican yahay innuu niyada kuu dhiso markaa way fiicantahay mar mar in lays bararujiyo abaayo❤🇸🇴

    • @cookingwithhafza8081
      @cookingwithhafza8081  7 ปีที่แล้ว +1

      Rahma Alisalad abaayo dhinaca fiican u fiiri kkk

    • @naimabarre7637
      @naimabarre7637 7 ปีที่แล้ว +3

      Rahma Alisalad abayo odaygada xaasid maaha waa wiil fiican inu niya ka dilo ma fiicna marka dhaqaleyso ninkaa

    • @rahmaalisalad9775
      @rahmaalisalad9775 7 ปีที่แล้ว +1

      Naima Barre waad igu ogtahay walashay quruxey insha Allah❤👍

    • @rahmaalisalad9775
      @rahmaalisalad9775 7 ปีที่แล้ว +2

      Cooking With Hafza kkkk waa caadi abaayo mar mar waa in lays forjeyaa qaali foorjolee iga ahayd wacaneey😀

    • @Qaaliyuuna
      @Qaaliyuuna 7 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkk wlhi anigaaba is dhahay amee xaajigaaga ka hadlee waligiis iguma dhihin waa cayishay lkn hadaa dhaho waa is caateeynaayaa waa ka diyaar inuu i caawiyo xiliyadaa gym aadaayo iyo xiliyadaa socodka aadaayo lkn aniga waa u sheegaa waaneh ka joojiyaa macaanka guriga ku karinaayo markii aan ku arko extra weight kkkk

  • @munaali9201
    @munaali9201 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah I love these couples

  • @faisocabdiraxman5745
    @faisocabdiraxman5745 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah8272 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah 💗💗💗
    Rabi ha isku kiin daayo my family Qurux badan 🌷🌷🌷

  • @catiqacabidalah6284
    @catiqacabidalah6284 7 ปีที่แล้ว

    maashalah waa wax loo baahnyahy in uu qof wlabe sameeyo Hafza cooking adaa macalimadeyda ah wax badan ayaa kaa faa'iiday shukran abaayo

  • @AyanAli-dr6lm
    @AyanAli-dr6lm 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah haa waa inlaysgu sheega

  • @abrarmohammed4840
    @abrarmohammed4840 7 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo xafso waan kusalaamay kadib markaan maqlo ninkeygo oo ileh iscaatee waan kufarxaa waxaa ogaanaa in uu rabo quruxdeyda waxkato oo codsi ah ama farxad galinaayo nin keygana waa kudagdagaa

  • @shukrimahamud6309
    @shukrimahamud6309 7 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah Habza iyo C/llaahi ilaahow idin barakeyo aqlikina. .Aniga waxaan dhihi lahaay halesku sheego Hadii ee lamanaha midgod cayilo saas ayaa fican.

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 7 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah tabaarakalaah Alle yaa xafidag waa run in laysku sheeg Hanoi lacayilo intent goorgoortagey

  • @fartunmomarhassan3681
    @fartunmomarhassan3681 7 ปีที่แล้ว

    Maasha allah walaashey waxaa tihiin lamaane ku dayasho leh Ilaahay.ha idin xifdiyo

  • @hawakiin8071
    @hawakiin8071 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @azoum3607
    @azoum3607 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh ilahay ha isku kiin daayoo ❤❤

  • @mamasomalia4013
    @mamasomalia4013 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo mahadsanid xabibti ninkega wu iyiri iscatey sababto ah 20 kila 2 sano gudahood igu birtay ninkeyga waxu idhahay lalabato aya yelatay intan ka badan xadka ka baxeysa ee iscatey ayu iyiri wlhi waanku farxay hadalkas ilen isbarqaba leydhahay l x wAn iscateyay hadusan hadalkas idhaheyn runti abooto kutubey aya noqon lahay

  • @fadumohussein2327
    @fadumohussein2327 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah macanto wan kufaraxsanahay

    • @nestehamohame
      @nestehamohame 7 ปีที่แล้ว +1

      wa masha alaah fikradan aniga ninkeyga qeyr alah siiyo wu isheega waliba lacagata intu iga dhiibo ayu jimka i geya markasto caruur dhalo wana cayila lkn 2 sano an ka nasta ilma dhaowgooda intan nasanayona jirkan ka shaqeya wih been igama hana ninkey marka is raacno ama sawir isla galno walasha miya aya la dhaha 5 caruur dhaley alxmdu 2 asagan u dhaley marka waxa iga qaldaman wu isheega anigana marku cayilo wan u sheega sababto ha dhanka sariirda waxaba ka qald ax mayo marki la cayilo caloosha leysku garaca ,😂😂😂😂😂😂😂 kaftan waye marka adiga iyo ninkadaba iska shaqeya ceeb mahan

  • @sagalcabdiaxmed3928
    @sagalcabdiaxmed3928 7 ปีที่แล้ว

    Masha allaah aboyo waad mahadsan tahay thanks a lot. waan ka heelay Video gan

  • @sandyshah2463
    @sandyshah2463 7 ปีที่แล้ว +2

    Asc safa herbal oil where can I get in Australia hafsa

    • @cookingwithhafza8081
      @cookingwithhafza8081  7 ปีที่แล้ว +1

      wcw abaayo ,www.safaherbalproducts.com

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 7 ปีที่แล้ว

      Sandy Shah Australia inan imaado ayaan rabi lahaa laakiin dad kama aqaano Somalian

  • @ubaxhealthybeauty5141
    @ubaxhealthybeauty5141 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah Abaayo Waa qof jacel hormarkaga

  • @Isack987
    @Isack987 7 ปีที่แล้ว +1

    Keep it up sizzz

  • @soomaliyahanolaatohaaisraa8617
    @soomaliyahanolaatohaaisraa8617 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah idin barakeeyo qoos qurux badan

  • @shukrimohamed4858
    @shukrimohamed4858 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll allah haisukiindaayo adiga iyo xaajigaaga aaad ayaaad ugumahadsan vidioga quruxda badn eeednogu faaiidaynayso

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 7 ปีที่แล้ว +1

    THanks Abyo xafso iyo dumashi

  • @mohamedgaruun7683
    @mohamedgaruun7683 7 ปีที่แล้ว +1

    Wan jeclahay in leshego walahi sawana saxfigradada walaal macanto

  • @aminajama5628
    @aminajama5628 7 ปีที่แล้ว

    Masha allaha xafsa and cabdulahi hawl fican ayad haysan halkas ka siiwada👌👌🙏🙏😍😍

  • @nagmanawarsame3688
    @nagmanawarsame3688 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhh waaa sıfıııcan wlllo mahadsanıdııın adıyo xaajıgu.😍😍😍😍😍

  • @sihamyusuf7256
    @sihamyusuf7256 7 ปีที่แล้ว

    abayo wa kusalamay horta.waxn u arka qof caafimadkaga kugula talina waye.adigana ajar illaha haka siiyo sida quruxda badan ad marwalba wax nagula qeybsatit.xajigaaga illaha haku dhowro wa idin wada salamay.

  • @marianadan3493
    @marianadan3493 7 ปีที่แล้ว

    ASC xafso abaayo somaalida xilwayn baa u heysaa. Jazaaka Allahu kheyr Wallale wacdigalinta iyo guubaabada ayaan kuugu jeclahay Good work. Su'aashaada ah see u argtaa in ninkaada ku yiraahdo Xuxsule baruur baa noqotay? Waxay illatahay waxay ku xirran tahay sida uu yiraahdo hadalka. waayo waxaa la yirI " tounation carries the meaning" which means sida uu qofku hadalka u dhaho ayaa macnaho yahay.

  • @anisaomar8820
    @anisaomar8820 7 ปีที่แล้ว

    Asc Abayo waan kusalamay thanks for motivating us 👏🏾

  • @najmo8192
    @najmo8192 7 ปีที่แล้ว

    masha allah good job abyo malin walba miyaa adaa socodka mise week malma kali ye thnks

  • @suheebnuur194
    @suheebnuur194 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah hafsa meshiina kasiiwada

  • @ismahanlaki2891
    @ismahanlaki2891 7 ปีที่แล้ว +1

    Xamzo kkk qaaali mahadsanid aniga gaariga caruuurta marki ku riiixaayo goobaa lahaa sxb marki bilaaway waxwan tareemay inaan ahay qof caadi u soconaayo toosan

  • @ShA-gn5yf
    @ShA-gn5yf 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hafza dumarka Somalida la qaboh oo ilmaha leh waaba gabarta igu jir fiican hilib badan la hen jir qurxan oo siman jamicsi ga waa caafimad lakin wax eyba Hafze iska cateyso ma arkoh

  • @bari_beauty3018
    @bari_beauty3018 7 ปีที่แล้ว

    Hafsah is this the river valley in Edmonton?

  • @soomaliahanolato7291
    @soomaliahanolato7291 7 ปีที่แล้ว +2

    Weey fiican tahay seygeda in eey mujiso wax qaldan mesan sameynin xafso aad aan u tageraa waa gabar qaliya

  • @makamuraayo978
    @makamuraayo978 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah arin fiican

  • @dreamgirl-wl3pg
    @dreamgirl-wl3pg 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah dad ku dayasho mudan👍👍💕

  • @ayanhealthyfood7586
    @ayanhealthyfood7586 7 ปีที่แล้ว

    Ninkaga hadu kudhaho is caate
    Caafimad kaga ayuu kafakaraya

  • @khadarmohammedkhadar2050
    @khadarmohammedkhadar2050 7 ปีที่แล้ว

    asc abaayo waxan uarka arin fican inlaisku shego wax ceeb maha qofka kaliyo kulajogo had iyo gor waa xajiga marka wacadi tas

  • @ashosalah6138
    @ashosalah6138 7 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga hada cunug balaigu qalay alxamdulilah ha 4 months bakaso waregtay waqayasi karta calollaqalay iyo markad cadi unashid iskumid ma ahan marka alxamdulilah aniga hada waxan tartib ula dagalama calosha maxayelay qof naxyarban aha mel ilmo lagu qaday noqotay ilahay haidaye intan hesanina alaha siye inta hesatana alaha uxafido marka wadamadan ankunolnahay calosha laladagalamo

  • @mamafatima9092
    @mamafatima9092 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah guulaysta

  • @ashosalah6138
    @ashosalah6138 7 ปีที่แล้ว +2

    Wasidu walal c/laahi shegay hadan runlaisku shegin benba lakuwadajoga midakale in waxlaisku shego kalsoniday kamidtahay

  • @ahaanalove4370
    @ahaanalove4370 6 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍abyo hafsa ani wanku jeclhy ilah dartiis

  • @Dcowlid
    @Dcowlid 7 ปีที่แล้ว

    Shaqsi ahaan Waxay ila tahay waa qof wanaagsan oo jecel quruxdaada, wanaagaaga, iyo caafimaadkaagaba. Way fiicnaan lahayd in markasta laysku sheego wixii dan u ah qofka.

  • @nimcoaliomar7191
    @nimcoaliomar7191 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alah lamaane kudayasho mudan ❤❤❤❤👌👌👌👌🙏🙏🙏

  • @nimchassan5010
    @nimchassan5010 7 ปีที่แล้ว +1

    Shukran abyo mcn lkn wax aan ku almiiteyo mahayo

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 7 ปีที่แล้ว +1

    Well dane Hamza iyoAbdullah

  • @soomaliahanolato7291
    @soomaliahanolato7291 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah😙

  • @leylajimale5455
    @leylajimale5455 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah Abayo iyo abowe alaha idin xifdiyo abayo ani cataa leygashegaa waxa laydhahaa iacayili isoshek waxlesku cayiliyo

  • @xmdidhalal1258
    @xmdidhalal1258 7 ปีที่แล้ว +1

    maya waxan shega ayan ku arka tasi

  • @ashosalah6138
    @ashosalah6138 7 ปีที่แล้ว

    Mansha laa tabarikalah abayo marka hore wad kumahad sahantahay markasto waxa fican adnosamesid ❤️

  • @fatima-yj3hm
    @fatima-yj3hm 7 ปีที่แล้ว

    Mashlh wa is ku qurxantihin ilhey ha isu kin dhaafo

  • @NS-vx7fn
    @NS-vx7fn 7 ปีที่แล้ว

    Uma arko haduu i dhaho waad ceyshay ayaanta waayo caafimaadkaga ayaa kujiro in aad is caateyso. Maadama aniga ley dhaho waa caatoowday oo aan ceylinba balse waa arin fiican in runta leysku sheego

  • @rumaanahmed2913
    @rumaanahmed2913 7 ปีที่แล้ว

    👏👏👏wlshey&dumashigeey👏👏👏farxad kuwaara😍😍😍😍😍😍😍love u sis💕💑💑💏👪👫

  • @dhigowabdi1287
    @dhigowabdi1287 7 ปีที่แล้ว

    Asw yes xabiibti xaq buu uleyahy inuu u dhaho is caateey maxaa yeelay anigaba waan dhihi lahaa kkkk

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 6 ปีที่แล้ว

    Waxaa u arka baraarujin fcn waaye cayil ma fcna abaayo. Qofkii wax ku shega ka naxaayo

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 7 ปีที่แล้ว

    Aniga walhy ninkag waxa Dhahye is caataye walib umasha walib sayida igu Naxaye xuman umaye arko quruxad jecal yahye

  • @nimcooynimcooy1529
    @nimcooynimcooy1529 7 ปีที่แล้ว

    Xafso I yo yaasmiin waan Ku xiranahay weeyna noo faaideeyaan adiga iyo Dumaashigey meesha kasii wad 136kiilo aan ahaa hadana 110 kiilaan ahay marka dheeri galin ayeey noo tahay dadkuna nagtiidkooda ha joojin quruxeey walaasheen lacag masiino hooyooyinaa nahay sowna xaajiga nooga tagin hilibka ma fiicno

  • @imranwarsame6949
    @imranwarsame6949 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah family faraxaan

  • @ismahanlaki2891
    @ismahanlaki2891 7 ปีที่แล้ว

    Hadalaadi waan soo xasuustay tnks sis

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 7 ปีที่แล้ว

    Maa'shaa'Allash ...Hafsa iyo Abdullahi....kkkklll

  • @ahmedmahdi3019
    @ahmedmahdi3019 7 ปีที่แล้ว

    Walal xafsa addresska jaranjarta waa isoo sheeg edmonton ayan deganahay

  • @nimcooynimcooy1529
    @nimcooynimcooy1529 7 ปีที่แล้ว

    Asc walaasheey hadalkaas waa caadi ataag maaha xusul baruuraa tahay caay maaha waa dheeri galin si qifku oow u xanaaqo waa beelo ow udadaalo taas waa fakarkeeyga

  • @asiyastarcooking7504
    @asiyastarcooking7504 7 ปีที่แล้ว

    kkkkk wll ilesku shego aya fican anigu jidh qurxon ayan laha wan uumulay kabacdi wan cayilay dabed odagegu wu ishagay marka waxan jecelahay iin ley sheeg

  • @habibaali9801
    @habibaali9801 7 ปีที่แล้ว

    Mansallah my sister that is good I love💯✔👑👈🌟👈💮💮💙💙💕💕😍😘

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 7 ปีที่แล้ว +1

    Sidee idiinkugu soo biiraa xayaati Edmonton green daganay sharaf

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 7 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka somalida romance wakuyar yihin waa badawin yasmin iyo salah walhi marka daawado anaba isku maleeyo yaqe sauga hele cml kkk

    • @bladee7042
      @bladee7042 5 ปีที่แล้ว

      Mashaa Allah dheh

  • @Nabeelluth
    @Nabeelluth 7 ปีที่แล้ว

    Naagaha somaaliyeed haday sida gabadhan xujeeyn lahayeen ragooda furniinku wuu yaraanlahaa waa aniga siday ilatahay

  • @fardowsahassan541
    @fardowsahassan541 7 ปีที่แล้ว

    aniga wxn u arka dhiira galin wyo qofka dadka kugu dhow o wx ku sheegi karo wa asaga iscateeskana mahan wx xuun wxn u arka bararjun iyo cafimad ka in lisku dhiri galiyo👏👏👏✌👌😍

  • @simanbeauty431
    @simanbeauty431 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 ปีที่แล้ว

    hafsa waa gabarta ugu romantic san dumarka somaliyeed ,,,, ninkaaga inaad jeclaato waa hormar iyo guriga oo sii raaga

  • @qurux.dumarwacn9481
    @qurux.dumarwacn9481 7 ปีที่แล้ว

    woow wa war isoojiitay huno halka kasi wad mucashaqiin qimo badan

  • @yasmiinomar1325
    @yasmiinomar1325 7 ปีที่แล้ว

    Waxaan Maqli Jirey Nin Shaarka Ku Yaradey Nin Shahuu Shuwan Waye

  • @maryamaali3608
    @maryamaali3608 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @farmajoelectionwinIacarafey
    @farmajoelectionwinIacarafey 7 ปีที่แล้ว

    Manshlh wad isku nuuraysin abayo ilahay haysukin daysto