DEG DEG Nin Mareexaan Ah Oo Lagu Badali Rabo Rw Xamse Iyo Gobalka Gedo Oo Caawa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @abdisalanjamal4247
    @abdisalanjamal4247 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Beentas cad yakadhageysanaya Horta

  • @lulm6983
    @lulm6983 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hadalkaga hagaaji sax maha, waxtigii leysku adeegsan jiray waa dhamaatay. Jubaland guul ❤❤❤❤

    • @AbdirahimAhmed-p4f
      @AbdirahimAhmed-p4f 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Jubalandta aad sheegeyso soo tan axmaarta wadato
      😂😂😂

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    War waxba iidiinma soo kordhinayo xasan xumoow waxuuw keenayaa mid la mid ah fartaag sidii kabaqaadka u yahay ee katanaazula beenta xasan dheekh😊

  • @saeedjama361
    @saeedjama361 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴mareexaan itoopia kama imaan Somalia guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FartunK
    @FartunK 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    mareexaan hadaan nahay xasan shiikh reysalwasare kama rabno ciduu soo magacaabayana mareexaan iyo daroodna ma matalo

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan dameer yuu is daalin wax u suurtoweso ma jirto ama mareexan haku badalo xamze ama haku badalo wacesle isaga bey u taala nama soogalo xasan biiq

  • @abdihersi2151
    @abdihersi2151 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kan Hawiye ahaan ayuu u hadlaayaa

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂
    Guul iyo gobanimo reer gedo sade juboland ❤✅️💯💪🔥🔥❤️💪
    Mw Xasan xarash qaran ilaah haka qabto shacbka somaliyed oo dhan qabil gaar eeeh d5 isku tashada
    Xasan waa urusamale?

  • @SadikAbdullahi-qh9ir
    @SadikAbdullahi-qh9ir 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Marexan iyo ogaden waa walaalo digirtiina iyo dhuusadiinana way naceen No qaybiyoo xukun

  • @shamsoqase1752
    @shamsoqase1752 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War somalia waan kagon umana baahnin

  • @sahrahassan3994
    @sahrahassan3994 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inta aad sidaan u hadleey siin soomaaliyeye melna ma gaareeysin.

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAREEXAAN HATASHADEEN D5 GUUL IYO GOBANIMO MAHADSANID!!!

  • @ahmedbashiir6786
    @ahmedbashiir6786 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilaahay qabiilka hanaga saaro

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gedo marna raacimayso gurguurte gedo waa jubalnd kanaxaw nafta waaaaaa

  • @ismaciilcabdifitaax5951
    @ismaciilcabdifitaax5951 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aderka xasan xolo ayaa hadalkas kusodhibay ader kursi waa kawenahay dowladan xaranta ah ee abii gacmaha kadhunkaneyso kama rabno xil axmad maxamd Islam axmad nuur guul jubaland guul

  • @SadikAbdullahi-qh9ir
    @SadikAbdullahi-qh9ir 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mareexaan waa walaalo qaybiyoo xukunna ma yeelayaan, waa dad ilbax ah
    Digirtiia huusadiina waa la nacay

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fiiri dorosho qof iyo coda aya laguleyahay gudidi dorashada waxay ahayd in laga dhigo gudi madax banan lakin aniga musharaxa misana gudidi so dhisanayo so shar latoshay mahan dasturki isaga intuerabo kabadashay

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhiiqo haalgalgasho haayskuh dayo iinuh Doorod kaalagato aasagah uunbah kuuxasaarii, aaqligah hawiye oh guuracan maashaqaynayo

  • @MuadGahiye
    @MuadGahiye 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mareexaa dad la isticmaalo waa ay ka wayn yihiin

  • @2009noor1
    @2009noor1 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War magaca Mareexan daa xaarka meeshaan yaalo marabaan. Mareexan ma iloobin “Farmaajo waa Mareexan”.

  • @issaomar6805
    @issaomar6805 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yes 👍👍

  • @MohamedApdullaahiAliApdalla
    @MohamedApdullaahiAliApdalla 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascw. Dawladan Mw Xasan
    Iyo RW Xamse Hati La Wayo Rux walboow Mataxa Mayrax Ku tuubo Sababtoo ah dadka maser Aya hayo Sababtoo ah Qabiilaysde Iyo dulle Oo Dhami Ma Rabbaan dowlad nimo Iyo Horoy U Socod Alahayoow Cadawka inaga Qabo

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    JAWAAHIR NABAD BAA KA HOREYSA IS DOORASHADA XASAN ADIGA BANAADIR KY DOORO

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasanjaajuus waxuu dantiisa ka arkaye mariixaan sade hadaad xasan aayd beentiisa raacdaan ooaqriska sixirka ah yeeshaamr sadoow waa idindhamaataye sumcadiinana waye luntaye

  • @FadumoMaxamed-m1p
    @FadumoMaxamed-m1p 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    All sayid axmed maxaa laga qaadikaraa

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye banaale ah
    Adigan waxad tageraysa xasan 👎🏼

  • @abdiwalifooje1644
    @abdiwalifooje1644 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runta waa Hawiye oo raba darood inuu isku laayo taasne darood waa ogyahey hawiye na ka qacli badan

  • @Waqti199Abdull
    @Waqti199Abdull 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida midkan o kale wariye ayey moodan

  • @SaciidXasan-xh4zz
    @SaciidXasan-xh4zz 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkk war marxeen waa lini yaqaanaaa ee ka yeelinina hawiye waxey bililiqo

  • @HappyCherryDumplings-hg9no
    @HappyCherryDumplings-hg9no 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheekh gobolka gadolinium maanta ayuu ubaahdayxasana cid uu udanaynayo majirto shalay shabaab way joogtay gadolinium waana kaqaaday ciidankii wuxuu geeyay cawsweyne dantiisa ayuu kadhex arkay

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dorasho lamadidana laakin wadadedi lamahayo ee dacad lagama ahan ee waa dan gara ama shar nin toshay doni meyno

  • @CabdullahiCumar-x7z
    @CabdullahiCumar-x7z 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @XasaninshaarSoomaali
    @XasaninshaarSoomaali 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adu ma xasan baa ku soo diray miyaa?

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan xoolo dhiiqo kale

  • @bima9383
    @bima9383 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan maxadka wada gobalka gado waxa ubadan marixan yaa kale oodaga saaxib

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AR QONKAN MAHEY RIIYO ISUGU SHEEKEYEN😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Mohammed-nr2zd
    @Mohammed-nr2zd 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afhayeenka doowlada waalan

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beentii xasan jaajuus ayaad qaadateen qiyaamadiisa marxeaan sade hadaad gasheen gumayesigii cusbaa ee xasan jaajuus axmed iyoxasan ladadaba dhexdhaxaad kanoqda xasax oodantiisa ka dhex arkaye gadodo

  • @saraabdulleh4472
    @saraabdulleh4472 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faraha taag tageso jooji

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan ma wariiya mise CBB

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    qabilada yan leska hoorkenin ogaaden iyo maareexaan waisku reer gado waxay ubahan yihin masuliyintoda ku matasho hauga keenan masharicda gobolka ubahan yahay

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan ma weriyah mise waa qabiileyste ninkan qabiil ahaan buu u hadlaya waayo waligiis qabiil ka kori maayo

  • @dekj2572
    @dekj2572 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkk tuuga wadanka hala qaado wadan xaaramiga

  • @abubakarkassim7633
    @abubakarkassim7633 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wabentina

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ,haadii leesku badelo wax ay soo kordhineso majiirto xiligi faarmaajo mareexaan maxey soo kordhiyen isku badal wax keeni maye waxqabad aya laraba maareexaan xilwasoo maray ilaa siyaad bare maxay uqabteen deegaandoda

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madax weyne xasan wax kama barto miya afartisa sano ee hore 2sano ku dhawad ayu waqti xiledkisa hore waxay ugu dhamatay inu axmad madobe inu Jubbaland xilka uu ka fara morojiyo wuna ku fashilmay hadana wadadi un buu cagta saraye waxanu oran karna damiin siyasaded

  • @MuadGahiye
    @MuadGahiye 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadaalina axmed iayay hada taageersan yihiin

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye Dabocadeeye 😂
    Waxaa nooga warantaa Gaanyetihii maasoocuntey mise Gizabom?😂
    Geedkaan qaad daaqoow!
    Xoog kulahaa😂
    Shiribka naga daaya Dameeraleey!

  • @dekj2572
    @dekj2572 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan waa tuug munaafaq xanuun daarood qaba wuuu la dhiman

  • @tabkaduceysane8085
    @tabkaduceysane8085 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caawa been yaad soo copyright ee Kala tag neesha munafaqnino madaxweyne ito resalwasare marbey wada tegi after 30 year hadey ka badbadaan malakul mowd

  • @BashiirGuul
    @BashiirGuul 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlada fadraalka horay ayay ugu fashilantay itajaaha kaga aadsan gobolk gedo gedo waxay tirsan cadaaladaro badan ha ka fiirsato oohoos haa u eegto yey ka noqon in aay ka eegto danaheeda siyaasadeed dadka gobolku haa soojeedeen oo taxadirban haa muujiyeen

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fartaag wa infutotaaga loogu yeero waduli dadhilif ah

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigo ah qabbyadiisada ma dawlada cadaladah miyaad hasa hada hus hus beenley walaga fadh been walagudaley

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Xasan Cade Xasan Siyaasad Xume waxuu Mareexaan garab kiisa ka baxay Maalin kii uu olole Siyaasadeed afkiisa ku yiri Max, ed Siyaasad Bare waxuu ahaa Digtateer Farmaajo na waa Digtateer ee uu ina Mako soo dheere Geela USC ku qornaa kula qanac Sanaa Maanta waxuu joogaa Mareexaan aarsan lahaa itobia ayaad sheegee ee Israel ayeey Gogal kooda kaga Difaacan doonaan Boqor Tooyo Goboleed Kismaayo ee Axmed Madoobe naceebka Xasan Siyaasad Xume ayeey ugu olaleey nayaan Xasan Siyaasad Xume wuu iska daba wariigi doonaa Gado na kaga soo bixi doonaa Xumaan tii uu tusay Mareexaan Nin aan aarsan uur ka Habar tiisa horaa loo yiri ee Abgaal ha dhoho Xamar unukaa leh haduu Dowlad ku noqonayo Xasan Siyaasad Xume Somali kama gadmayo Dadkii Muqdisho ayuu ku hayaa dhul boob Naagtan qurbaha ka timid ee ku soo Wareer tay wax hadal keeda soo kordhin Maayo Xasan Siyaasad Xume na wuu dhacay Masaajidka ha ka soo dhoho loo Joojin Maayo

  • @sahraaden6560
    @sahraaden6560 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been badana xagee dooroshu kadhaceysa

  • @HDE.4
    @HDE.4 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia's foreign minister Ahmed Fiqi said
    I categorically refute claims that has been granted access to the Red sea.These assertion lack any foundation. Somali remains committed to protecting its sovereignty and ensuring transparency on national issues.

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waryaa xasan marexan dhaaf naclaa adiga iyo dawlada ku yaa mooryan
    Hooyadaba wacal shegato ah adiga xasan waa yuhud tuug

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doowladeenu wax eey qabato miyeey weeysan tahay ? caano isku shubista axmad umada dhegeheeda kuma cusbee maxaa wiilasha apomaliyeed loogu leeynaa ?