MARKA AAD LAYAABAYSIIN AXMED HALASOO QABTO MAOGTIHIIN IN SHACAB SOMALI AH INUU DILAY BEERAHOODE IYO NAAGA HOODI UU LA WAREEGAY WALIBA IN DIYAARSDAHA LOO ADEEGSDO AYAA BANAAN
Kani ad wareeysatay wariyaha ma ahaan waa qareen udoodaayo Axmed madoobe tan xigto Raisul wasaare Xamze waa wiil Qaran ee ma ahan wiil Jubaland maanta Axmed madoobe wax awood ah maleh maanta waana nin qiyaamay dalkiisa walina wado qiyaano ee munasaroow iska hubi cida wareesaneeso
Wariye waa ku sidee, war cid Jubooyinka gaar ugu leh oo isa soo taagi kara ma eey jiraan,weeye weeyana xaga iska dhig oo Soomaalinimada ilaaheey dhoobay hortood oo soo dhan waliba wanaag ku soo xariiriyey oo dgaqan Soomaali sare ah oo soo jireen ah ee indhaha kala qaada oo umadda deegaanka dhoobana, yaananan waxba la isu waal waalin😂
Axmed madoobe isaga dhinic walbo dowlad aya ka xigto sida somalia Ethopia kenya mustafa xagjar ayaa u balan qaday in uu difaaci doono axmed madoobe sida lasheegay ciidamo tira badan oo Ethopia ayaa gudaha sogalay soomaliya ayana waxay taa geero u muujinayaan axmed madoobe bal aan aragno xaaladdu mashey ku dambeyso.i.a
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967717018744. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,+:?+&%--♡! ¸°꒰·̮ •̥😢😢√√√√`^``^😢^```^¶¶¶¶!!!!!!........
Dagaaal xal Malagu garaaa mida kale mesha lagu dagalayo ilmo Haween wayeelo ayaaa jogo lkn in lagu kordagalmo maha ilmaha axmad madobe muxuu ka rabaaa lafta gareen ayaba ka darnaaa oo itobiyaan kenay mana usan la dagalin lkn inuu axmed beegsado waaa ceeb
Xooga dalka geesiyasha qaranka guul iyo gobanimo mujrim madowe wa gansarka oomada somaliyeed ha laga taqaluso🇸🇴💪🥷
Inta qabiil ku difaaceese hadda ha badbaadiyaan 😂🤷🏼♂️😭
Qabiilna kumadifaacaynee Alle wadanka hakaqabto axmed madoobe waasun iyodacar
Axmed oromo waa lagu soo qawan doona
Asad Diyano soo Qaban Maayo Ahmed Cade waa inna adeerkiis waa nin DAROOD ISMACIIL👑💪🏻
Lagu soo dhigi maayo Hassan dhiiqo waa in lagu Xukuma dil asaga ayaa Bur buriyay Somalida 😡 Hassan Dhiiqo Ciidamada uu Wato waa Wada Hawiye 🦓🦓🦓🫏🫏🫏
Guul DFS.
ha laysku ciyaro ma la wada nin cidan haysto ya u dhawanaya
Baraawo dowladu ha jirto oo ha joogto
Wariye sare Daacad waa ku salaamey 99%
Waa in lasoo qabtaa ahmed madoobe
GUUUL DOWLADA SOMALYEED SOO Qaabta Moryan Ahmed Madoobe
AXMAD WAA KHAA,IN TUUG AH. WAA HUBAAL IN LASOO QABAN DOONO
MARKA AAD LAYAABAYSIIN AXMED HALASOO QABTO MAOGTIHIIN IN SHACAB SOMALI AH INUU DILAY BEERAHOODE IYO NAAGA HOODI UU LA WAREEGAY WALIBA IN DIYAARSDAHA LOO ADEEGSDO AYAA BANAAN
caqligii hawiyaha wakaas axmed madoobe wllhi isagoo hurda xataa ma toosin karaan xasan sheikh iyo reerkiisoo dhan😂
Askariga xildhibanka feeder sorry😢wa in sharciga iyo xeerka dowladed lamariyo wyo wa qalad😢wa qaldanyhy sanka in uu ka feero
Xamse mustaqbal xume kuma aha ee waxay mustaqbal xume kutahay axmed madoobe
Peace somaliyey
Wa ethiopian e halaso qabto
Hana la togto
War nio nin axmad madoobe wakiil uah ayaa wariye nooga dhigee 😂😂
Waaba taa la yaabanahay xitaa si Ethiopian ah uu u hadlaayaa, walahi kuwaan Dhiig Somali malaha
Axmedmadobe iyo xamsaa ishayo ee xasan ismahayaan
Ninkaan wuxuu kufiicnaa inuu ka hadlo kaamerooyinka Muqdisho iyo waxa ay duubaan laakiin Axmed Madoobe oo waqtigiisii dhamaaday iniuu buunbuuniyo ma ahan.
Kuwaas diyaarad ciidan oo waliba Itoobiyada la sheeg sheeg ah, yaa qoyaana qaran ah,shurcuuda qaranka u yaallana ,loogu jawaabaa , dulliga noocaas ah oo dhamiba☠️🤏.
7:39 7:40 7:41 7:42 7:43 7:45
Daacad waxaan arkaa in uu ku fakir yahay Ahmed madoobe 😮 maha wariye ee waa afahayeenka Ahmed madoobe
Kani ad wareeysatay wariyaha ma ahaan waa qareen udoodaayo Axmed madoobe tan xigto Raisul wasaare Xamze waa wiil Qaran ee ma ahan wiil Jubaland maanta Axmed madoobe wax awood ah maleh maanta waana nin qiyaamay dalkiisa walina wado qiyaano ee munasaroow iska hubi cida wareesaneeso
Run walaahi
Guul cxd axmaq qalbi amdoobe waba doqon 13sano qasaaro j/land markasu Raba 5sano Ku darsado wa in lasoq qabta
Xasan sheeq asaga ayaa kalay qayaana qaran
Munasarow nin ooynayo ayaa noo waresanee war dad hadal yaqano noosoo wareso kani waa oramo kalkaal asaga iyo axmed madowe waxba ismadhaamaan😮
Xoga dalka guul
SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA HADBA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
TIINA TAAG DARANEE TAAGEER WIELIGIIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ILLAAHEY KA CABSADA ISKA FIIRIYA WAXAAD SHEEGEYSAAN
LABA MALAG AYAA GARBIHIINA SAARAN 👆🏼
YAA KUU AQRIYEY IN AY DIL TAHAY DEG DEGA JOOJIYA
Hhhhhh Axmed madooba la soo qabanaa oo La Tooganaa ma Tol la aan Baa la mooday Axmed madoobe Heegan daarood force from puntland
Tol tol waa dhamtay ... waa markiina in la idin baro to l inuusan jirin anaga mar hore nala soo maray hhhh
JUBALAND DALKAA KAMUDAN
Wariye waa ku sidee, war cid Jubooyinka gaar ugu leh oo isa soo taagi kara ma eey jiraan,weeye weeyana xaga iska dhig oo Soomaalinimada ilaaheey dhoobay hortood oo soo dhan waliba wanaag ku soo xariiriyey oo dgaqan Soomaali sare ah oo soo jireen ah ee indhaha kala qaada oo umadda deegaanka dhoobana, yaananan waxba la isu waal waalin😂
Sidaan laguma sii jiri karo, waa in *WADANKA LOOGA DAMBEEYO DOWLADDA DHEXE*
Shiikhaashu maadaama ay dagaan JUBALAND axmed may u hiilinayaan
Sheekhaal iskadaate bartire iyo ogaaden anago ah ayaa diidan axmed ciidanka gorgor waxa hogaminaya taliyr ciraaqi oo ogaden ah halka ciidanka lugta qaranka hogaminaya khalid oo ah ogaaden
Ninkan leh axmad madoobe booliskaa soo qaban aqligiisa see u shaqaynayaa. Keenya iyo itoobiya hadayna u hiilinin ciidanka axmad maxoobe dawlada fadaraalka kama adkaan karaan waligeed war khayaaliga iyo beenta iska daaya
Cidanka axmed maxamed Islam cidanka uu hasto xasan sheq ma hasto
Ma jeclayn in aan arko Somali is-qabqab sanayso wllhi ayagoo leh cadow badan.
Ahmed madowe somali mahan sxp
E wa ethiopian
Hada waa soo afjarista cadowga Ahmed waa cancer! cancer daawo malahan in la gooyo meehe
Wn kugu raacsanahay.Aduunyo wxn joogna Cadowgeena badan yhy.Ilaahey ha na bdbaadiyo
As ni kan waa taagerw axmad madoowe waa ogaadeen hanoo keenin mar dambe duli waye
Axmed madoobe isaga dhinic walbo dowlad aya ka xigto sida somalia Ethopia kenya mustafa xagjar ayaa u balan qaday in uu difaaci doono axmed madoobe sida lasheegay ciidamo tira badan oo Ethopia ayaa gudaha sogalay soomaliya ayana waxay taa geero u muujinayaan axmed madoobe bal aan aragno xaaladdu mashey ku dambeyso.i.a
Waxaan kabaqayaa in dhalinyaro badan layska xijiyo dabkaas oo ku baaba'aan barrina heshiiyaan 😢
Waxa dagaalamayo waa itoobiya iyo soomalia iga qor aniga
Ninkaan ilin ka socota e xagee ka kente bro
Axmed madobe wa qain xasan wa qain wa 2moryan
Adigana amxaar Oromo
In la toogto xagee kasoo xigateen hadalkaas ku laabta munasar & Abdullahi Daacad
Walee siyaasadaan wee iga yaabise 😂😂
ITOOBIYA XAGUU UMARI
Labadiina wax aqoon kuma hadlina.wadanka dowlada federaalka susa xakunto.Axmed madoobe 2 jeer kabadan xaq uma leh xakunka J laand
14,sano iyo wax bo.
Dowlada waa iney bm iyo hubka culus lageeyo
War yaa jubbalaan ka soo jeeda?
Khaainul wadan waaye ha la qabto ccadaalad na hala marsiiyo waa camiil Kenyan ah
Axmed madobe yuuu ku wasin ku dheh
Hala soo qabto
❤
Habar fadhido lagdan la fudud😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dadbuw xasuqay
Away dadka uw ku leyn nayay kismayo
Adigu weriye tahay tagerada axmed madobe ka muqata. Nin lee qsranka denbi ka gala waa laa soo khabana
Shaqo wacan weya dowlada qabatay asiga saciid diine lafte gareen iyo kuwa kale ee dowlada la awod sheganayo bur burka qabyalada wado Somali Kala fugen
Munasaroow, Axmed waa jabhad xoog waxkastaba u adeegsado... adigu dhibka qayb haka noqon, axmed waajibka ayaa laga marayaa...
Dhex-xaad-majiro-imaa-Somali-tahay-amaAxmaar-tahy!
I.a gacan ayaa lagu dhigaa
Xasan sheikh iyo dowladiisa ayagoon seexan ayey riyoonayaan, sxb ciidankaasi godoon ayey kujiraan hada anigaana kuu cadeynaaya
Dambiga ilaa iyo 10 sanadood lagu sheegi waayey oo hadeer lagu sheegaayo koley inta caqliga illaaheey ugu deeqay wey la yaabanyihiin aragaane
Hali qabto
KALEY ADIGA SO QABO RAAGIS WAXID
Waxaas waa iskaa decdecsanayaa gurgurte
Axmad mugdi hada shaqada uu haaya maxeey tahay
War qaranimo iyo ehelnimo hala kala qato,waa waxa aad edeenee, watkiinana noqdee😂
AXMADOOW LIBAAXYAA LAGUU SOO DIREY KA XAAB XAABI HEE
War waa latooganaa
Munasaroow waxaan kuu maleynaayey inaad tahay weriye caadiya laakiin hada waxaan fahaney inaad siyaasi tahay
Dadka jubaysan ee dhawr boqol fadaraal ah u maleeyay inay jubalandh soo qab qaban doonto waa fikir xumo ama waali
Xassan dhuuso
Ahmed ma dawlada ayuu ka weynyahay wa in la soo qabta
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂munasaroow dhiiqaa lugaha kula jirtaa igaarkeyoow ka joog 😂😂😂😂😂😂😂😂
Ninke ciidsn badsn shorts halaso qabte hhhhh
Munsaroow taageero wyn
Munasrnikaanwaxmayakhan
Maxkamada Gobolka Banaadir maxaaaaa kaquseeeyo Dawlad gobolada
Waawar aanlafiirsan
Beena heysiin
😂😂😂 Farmaajo ka Awood badan ayaa wax ka qaadiwaye xasan baraf Asigaa nolosha lagu soqabanaa waa tuug wadanka iibsaday
aamas jajasyahow
My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967717018744. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,+:?+&%--♡! ¸°꒰·̮ •̥😢😢√√√√`^``^😢^```^¶¶¶¶!!!!!!........
Miskiin baad tehee iska amus
Midkan kuu waramayo xitta hala soo qabto 😂
Car waa cida wax qaadi krta larabaa garguurte maalin cad ayuu riyoonya wlh 😂
The government are wrong as always , the people in Mogadishu are living bad
Kkkkk, waar ma feedhkii Jilicdasana
Ee Qaboobaa Ayaa Dhakhtar Loo dhigay kkkkkkkkkkk, waa Filim.
Awoodas shabab iyo etopia maa lala aado yaab 😂
Axmed asaa ah ethipain
WCS SXB 👋
Xasan gurguurtana hala soo qabto isaga ba ka daran 😡😡
😂😂😂😂😂😂waran aa loo jaray maxkamada afunka ICJ miya labadooda maxay is dhaaman yaahuuu
War shacab ha leynina qof la soo qaban karo meesha jooge
Kan asaaba kashakiyay munasarow 😂
Ahmed Madi they catch him easy if you go upside to country, they can catch him maybe Kenya
Dagaaal xal Malagu garaaa mida kale mesha lagu dagalayo ilmo Haween wayeelo ayaaa jogo lkn in lagu kordagalmo maha ilmaha axmad madobe muxuu ka rabaaa lafta gareen ayaba ka darnaaa oo itobiyaan kenay mana usan la dagalin lkn inuu axmed beegsado waaa ceeb
Ninkaan magaca daacad wato waaba munafiq, axmaar yahay Dhulkiina u laabta jigjigo
Xasan shiiq maxamuudba waxaa fangareeyey imaaaradka waaagii doorasha waxaaana isku saf ahaaaayeen axmdd madobe islow markaaa waxaa lagu xumeynaayey farmaaajo balse maanta asaga ayey heysataa waxna kama qaaadaya axmaed madoobe waa nin laandheera ah oo daarood ah ogaadeen marka waa doqonnimo in uu la dagaalo waa xasanee reer jubalan uu dhagaal iyo qax iyo dhibaaato u bilaaawo hadeer dhulkaas marka waa nin aan fakareen xasan shiiq realy