"wuxuu yiri xabashiggii somalidu waa xashiish,haday barri xooganeed raggii i xanuunjin jiray......"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
  • "wuxuu yiri xabashiggii somalidu waa xashiish,haday barri xooganeed raggii i xanuunjin jiray xabaashay wadda galeen xumbo iyo buunshaa ka haray"senoter axmed ibraahim(abwaan qorane).
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 57

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 17 วันที่ผ่านมา +10

    Xildhibaan abwaan, Qorane, wuu mahadsanyahay. Waa nin wadani ah oo maamuus badan, Ilaahay dadka wanaagsan ha inoo xifdiyo.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 17 วันที่ผ่านมา

      Waa ayana yaanu dab kugu shidin waa nin isaaqa runi run haday tagto waa nin kiisa

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 17 วันที่ผ่านมา

      Axmed ma kaa dhabaa hadaa ninkani waa Idoorkii xumaa

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 17 วันที่ผ่านมา +8

    Maasha allah abwaan qorane ilaahay caafimadka hakuu daayo cimrigana hakuu barakeeyo somali dhaba

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 17 วันที่ผ่านมา +1

    Wakaa Soomaliga asalka ah, ee hanka lahaa, kuwa asal doorsoomey ee yeedhan xabashi injireey ayaan na sharaf diley waana ln la iska xoreeyo.wbt

  • @ebadahussien537
    @ebadahussien537 17 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka wax qorayaa maha soomalimaha soomalidu qofka wayn waykaxishoonjireen oo walidnimo uxurmayn jireen

  • @KhadarHassan-qv1ye
    @KhadarHassan-qv1ye 17 วันที่ผ่านมา +1

    Geesi geesi dhalay abwaan qorani, xabashi af la jebinayaa insha Allah, wadaniyiinta reer waqooyi waa diyaar inay dalkooda difaacaan,soomaalaay idinkuna diyaar garooba oo qabyaalada iska daaya.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 17 วันที่ผ่านมา +2

    Abwaanka waa ragii raga ahaa , inshaaallah itoobiya bad iyo dhul midna nagama qaadi karto .

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 17 วันที่ผ่านมา +1

    Gaariye wuxu yidhi (Aun)hadii guga ku kordha gabow mooye hadan ku kordhin garaad ileyn wax ma dhaantid geed

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 17 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah, Adeer Qorane.

  • @liibaanjaamac506
    @liibaanjaamac506 17 วันที่ผ่านมา +1

    Run

  • @trikadan5325
    @trikadan5325 17 วันที่ผ่านมา +2

    Wa wadani qorane

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 17 วันที่ผ่านมา

      wadankee buu wadani u yahay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @mohamedmataan798
    @mohamedmataan798 17 วันที่ผ่านมา

    Maashhallah waa run meelfog buu wax ka arkaa
    Ninkii waxfahmaya wuu u jeedaa amxaar nada kala jecla ee reer shiiq isxaaq hadaan na hay maalin fog.baan ogaan doonaa marka leona qabsad sida ogaadeenka

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 17 วันที่ผ่านมา

    Mashallaha

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 17 วันที่ผ่านมา +2

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Adeerow Somaliland inbadan ayey kor iyo hoos ula hadashay maamulka Moqdisho oo ka badan 32 Sano waar na siidaaya oo aynu noqono laba wadan oo walaalo ah oo iskaashada siddaa Jabuuti iyo Wadamada Carbeed ekale laakiin Maamulka Moqdisho wuu iska indho tiray..Markaa Somaliland wado ayey jeexatay……Somaliyana waxay ku dabaynaysaa Lix Dawladood siddaa ay u qabsantihiin waxa ku soo biiraaya Maamul Gobaleedka Baadir oo isna noqon doona Dawlad….Waayo indhaheeda Moqdisho ayeynu arkaynaa….Wadan dambe oo Somaaliya layidhaahdaa Majiraayo…
    Waa Khayran katiiran 😊

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 17 วันที่ผ่านมา +2

      Ogolow in boorame dowlad noqoto iyo khaatumo inay dowlad noqoto adna dowlad noqo taas cid kuu diidan ma jirto.......

  • @siciidsalax1070
    @siciidsalax1070 17 วันที่ผ่านมา

    Abwaan run weeye hadalkaaga

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ma niciima qorane aabaheedbaa ,haduu yahay afwax cunay xishoo

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 17 วันที่ผ่านมา

      Kabahiisa xitaa ma gaartid anigu weel uu ku kaadsho ayaan kaga dhigi lahaa....anigoo weliba nin darood ah.....

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 17 วันที่ผ่านมา +1

    War wa odaygi cadaqataha ah

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 วันที่ผ่านมา +1

    Shaydaaan somaliyeed baaa ku jiraaa ragiiiiii waddaniiiiiiiiiiii......

    • @user-lu8vx9bb6x
      @user-lu8vx9bb6x 17 วันที่ผ่านมา

      Ilayn caqli abaaroobey
      Wasabi iyo kulmiyaa qoful looga dhigaa

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 17 วันที่ผ่านมา

    Walaahi geesi haduu jiro waa ninkaan.....

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 17 วันที่ผ่านมา

    500 faras baa gobolka bakool somalia 1972 uae ka qaadatay:

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 17 วันที่ผ่านมา

    Allow yaa qaatoo waxkudheefsada

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 17 วันที่ผ่านมา

    JAWAAB.
    Soomaalidu xashiish ma'aha Xunbana hadalkeedba daa.
    Xanuun badan bay badeen Axmaaradii xeylka leyd.

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 13 วันที่ผ่านมา

    Argaxiisada ayuu ka mid yahay wana jajuus bahdilan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 วันที่ผ่านมา

    walaahi taiikh xun baad Isaaq iyo Somaliland kaga jirtaa hore gale Hawiye iyo Darood koonfur

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 วันที่ผ่านมา

    Waar ethopia ku biireynaa maxaa noo yaalaa konfur odey asaasq oon ogeyn shaley waxiii ku dhacedy dakiisa. odey Farmaajo ku darey shutada Xamar oo inantiisa ka soo dhamasey

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 17 วันที่ผ่านมา +1

    SAWTII INAN TII AAD DHASHAY EE INA QORANE INANKA YAR 12 JIRKA AH KUFSATAY😮😮😮
    INANGUMEED YOW AAMUS OO IS QARI😮

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 17 วันที่ผ่านมา

      Afxume xishood

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 17 วันที่ผ่านมา

      @@hereaftergolory9114
      RUNTII AYAA AF XUNO NOQOTAY. MUU INANTIISA ASTURO INTUU SOMALI U DOODAAYI. INANTIISII AYAA DAYACAN. AKHAS

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 17 วันที่ผ่านมา

      Walaashaa amxaarku yuusan kufsan intaad nin geesi ah oo diidan in walaashaa amxaar kufsado aad guska kaga dhegan tahay ....tuu dhalay iska daaye adigu futo kulul ma u haysaa amxaarka ...

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 วันที่ผ่านมา

    Somaliland cadwageda kuwaad waa shufta Xamar ee tidhi cadawga kuwad waa alshaab ka labad Somaliland

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 14 วันที่ผ่านมา

    Hungur Raac koonfur Futada u dhaq oo adoon u ahow koonfur

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 17 วันที่ผ่านมา

    Afkaaga cannot lagu qabay run badaan

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 17 วันที่ผ่านมา

    Maxaa Indhow garad jooga tan Raggii afka jabin lahaana dhimay kan oo kale xaasid xamar tag

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 17 วันที่ผ่านมา

    Sidii Bolivia bada looga qaatay weeye

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 17 วันที่ผ่านมา +1

    Xun xun u hadlaaya habeen loo hoyan

  • @fartuunabdulahisiraad0031
    @fartuunabdulahisiraad0031 13 วันที่ผ่านมา

    Runbadanaa😂😂😂

  • @MubYus
    @MubYus 17 วันที่ผ่านมา +2

    Koofiyad baclahani , Sixirkii hore ee dadka jabayiyay, Soomaali, Soomali weyneey ayuu wadaa, waa Asxaabul kaaf. fikirkii dadka xabaaalha ayuu meesha la soo fadhiistay.

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 17 วันที่ผ่านมา

    Waar wali somali ragbaa noll

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 17 วันที่ผ่านมา

    Anigu waxaan ahay Midgaan waxaan rabaa in nala qabsado oo siduu sheegayo Axmaaradu inoo timaado oo aan qarsoono. Qaybtii 1aad waan ku guuleysanay. Qaybta 2aad welcome Ethiopia

  • @MubYus
    @MubYus 17 วันที่ผ่านมา +1

    Toro rog iyo beeen , Xabashi ayaaa Col & cadow ah beentaa mar hore ayaa laga ilbaxay.

    • @faysalibrahim584
      @faysalibrahim584 17 วันที่ผ่านมา +2

      Ma laga yaaba in aad adigu xabashi thy 😂

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 วันที่ผ่านมา +1

    Caruurtiisii iyo reerkiisiibaa waxaaay somaliland ka guureeeen 1994.......somali waaan ahah laakiin waxaaan lee yahay waddan somaliland la yiraaah

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 วันที่ผ่านมา +1

    adeer Somaliland bay wax ka rabaaan ma rabaaan somalia

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waa xildoon kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 17 วันที่ผ่านมา +1

    Odaygi inantisu farmajo u ooyaysay xabashiga dhama

  • @jamafarahhersiqolqol3049
    @jamafarahhersiqolqol3049 17 วันที่ผ่านมา +2

    Ma xishoode inaa tahay xawaleey ayaad xaynkeeda gashoo xamar kuu xamaashaye .
    Ayaad xariif isaga dhigaysaa

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 17 วันที่ผ่านมา +1

    XABASHIGA KU DHAAMA SOODHE X SHEEKH XAASID

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 วันที่ผ่านมา +1

    cadowgaaa kowdaaad waaa dowladaaa somalia talabaadna waa Djabuutiiiii....... ta sadexaadnaa waaa cadowgaaa ku dahaaaa

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 วันที่ผ่านมา +1

    Beenaaleee waxaaad ka xuntahay ictraafkaaaa

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 วันที่ผ่านมา +2

    damiiir ma lihiid .........somaliland guuuuul

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 วันที่ผ่านมา

    somaliland kumaaa rabtoooooo bye bye