jazaakallaahu khayr waad iga oohisey sheekh runti inta aad ka hadashey badankood wey i haysan jireen anoo aad u yar haddana qeybo ayaa i haysta lkn waa la tacaalaya shukran.
Mahadsanid sheekh wiigan ayan isku arky wanwalwalaa anoo ka cabsanada inaan dambi weyn ku galo maskaxdayda wax aanan afkayga soo marin karin ayaa i haysta rabi hayga dulqaado wan dadaalayaa sidan iskaga cilin lahaa cadowga waa markii iigu horysay een isku arky idinkuna ii soo duceeya wll
Wcs Abowe ani iyo adi ayaa isku mida Ani xaga diinta ayuu igala dagalamaa wlh Waa cabsadaa o waxaan isdhahaa amaad diinta kabaxday alle ha inoo gargaaro isoo ducey Ana waan kusoo duceynaa
sheekh Galdiidow Walahi dar Alaan kugu duceeyey Ee Alle Haka Hayo Dhib iyo hadimaba Rabbina Ha Kugu Dhawro Udadaalida Acmaasha Wanagsan Ee Aad Hagar LA,aanta Noogu Deeqayso ANigana Sheekh Ii Soo Ducee Insha Allah Xaalad Wangsan Ma dareemayee Insha Allah khayr
Hana Ibrahim abaayo shaydanka la dagaal hana ka baqan..quranka aqri habeenka saqda dhexe.2Am....aniga adoo kale ayaan ahay dagaal ayaan ku jiraa...habeen iyo maalin...illah ha ku xifdiyo abaayo aniga xataa shaydanku wuu ila hadlaa maanta oo dhan,,,waxaan tasbiix iyo sallad kujirey sadex bil. habeen iyo maalin kadib shaydan ayaa ila hadley oo i yirilacag basn ku siinaa hadaa salaada joojiso.iyo tasbiixda badan...walaahi ..illah ayaa ii necmeey...illah ha ku xifdiyo
rabiyow waswaska naga dulqaad adigaa subxaana qaadir ahee
Allah with us, shaydaanka anaga ayaa ka rayn waayo illahy baa nala jira
rabiyow waswaaska naga dulqaad adigaa subxaana qaadir ahee😢
Wall sidee noqote
subxaana allah aniga waxan qabaa waswaas nadaafada ,salaada iyo weysada. sheikh dadka wey igu nacaan oo waxan noqdey gooni adigana waxadba leedahey waswaasku wuxu kudhaca dadka wanagsan.
jazaakallaahu khayr waad iga oohisey sheekh runti inta aad ka hadashey badankood wey i haysan jireen anoo aad u yar haddana qeybo ayaa i haysta lkn waa la tacaalaya shukran.
Asc wall isoo sheega Anigaa xanuunsan sida aad ula tacaashay
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar SubhanaAllah SubhanaAllah HasbunaAllah wanicmal wakiil SALALAAHU caleyhi wasalam SALALAAHU caleyhi wasalam
ماشاء لله الله يحفظكم دنيا واخره وفقك الله الله معك شكرا لك يا شيخ
instablaster.
Hado iheyetaa lkn insha allaah ilaahey ha iga dul qaado qeerkana ha i waafajiyo
Sidee noqote wall
masha allah tabaaraka allah jazakal allahu kheyran Akhiii wan Aqristaa Ayatul kursi iyo naas iyo falaq iyo suratul Axad kuli iyo 2 Aayad suratul baqra u danbeeyso bacdal salaad iyo waqtiga jiifkaba Alx shukran Akhii Alle hakaa Abaal mariyo yaa sheikh 😍😍😛😛
Mahadsanid sheekh wiigan ayan isku arky wanwalwalaa anoo ka cabsanada inaan dambi weyn ku galo maskaxdayda wax aanan afkayga soo marin karin ayaa i haysta rabi hayga dulqaado wan dadaalayaa sidan iskaga cilin lahaa cadowga waa markii iigu horysay een isku arky idinkuna ii soo duceeya wll
rabi hakadulqaado adiga iyo intii ladhabanba
Wlhi wan la ooyaa waswaas iyo cabsi baa igu jirto mar walba nolosheyda ma ahan mid farxaded😭😭😭😭😭😭mustaqbalkeyga ayaa ka walwalayaa iso duceeya
Abyo macaney kula mid baan ahay ilahey naga qabto
Allah ha idin caafiyo wll qaali cibaadad wada
Aniga waswaas ayaa idhibay walaalayalow isoo duceeya qofkii iga danbeeyo oo arka maseejkayga meeshi igu danbaysay buu iga marayaa waa codsi idinkuna ajar baad ka heleysaan
allaha ku caafiyo abaayo anigaba kula mid ayaan ahay wlhi nolasha ayan nacay ilahay hanaga qabto
Abyo anigabo kula mid baan wlhi waxyabaha sheydanka wxan dhaha qof kaxun ilahey mau qalqin wan murugoda wan is naca ilahey hanaga wada qabto shartisa asaga nawada aburtee ilaheyna hanaga cafiyo
@@ruweydaahmed1951 amin abayo
Hda seka tahy wll
Masha Allaah Sheekh Jazaakallaahu Khayran
Allah khyr aduun iyo mid aakhiraba haku siiyo sheikh abdulaziiz gaaldiid
Allahu Akbar. sheikh jazakallahu qeyr wlhi waa arin jirto Allaha inaga qabto sheydaanka
MashaAllah Jazakallah qeyr sheekh mizaankada Xasanaadka Allah ku saaro Amiin .
شيخ جزاك الله خير شكرا
Subxana allh wllhe waan isu arkay ilahaw qalbigayga ka nadeefi yaaa allh
Ilahow khyr kusi walhi waxan culimada wawayin ka wayey ban ka helay ani buu waswaska diintu waliba khati ka jooga ilahy hayga dulqade shukran akhii 😥😥
Waarun Wll Lkn Muddo miyuu ku Hayay
walaahi anaaba ku qabo
jasaa kumullaahu qeyr shiiq
aniga waxaan ku dhibanahay salaada iyo soonka
xitaa waxwalbo waxan uga shakinaa in ey daahir ahayn
Asc walala yaal ani waswaas iyo wareeriyay ayaan qabaa cid walbo qoraan aragto ha isoo duceyso walahi 2018 3 bil ee ogu dambeeyay ayuu igu bilaamay waliba salaada subax anoo u taagan waswaaskeygana waa mid weyn oo wax diinta looga baxo ayuu qalbiga iga soo ridaa sheydhaanka qalbiga culeys ayaan ka dareema hada Alxmdulilaah waana iska shaki sanahy wali wuu igu dambeeya ee ducada igu soo badiya qof kastoo Muslim ah oo qoralkan arko ilaah ayaan idinku dhaariyay ee isooducee walalayaal
Wcs Abowe ani iyo adi ayaa isku mida Ani xaga diinta ayuu igala dagalamaa wlh Waa cabsadaa o waxaan isdhahaa amaad diinta kabaxday alle ha inoo gargaaro isoo ducey Ana waan kusoo duceynaa
Wll anigabo wxayabo xun ayu igu waswaasiya ilahey hanaga badbaadiyo
ilahay haku caafiyo wallkey wlhi aniga xeligan la joogo ayan la dhibanahay sheydanka nafta ayu ikenay nolasha ayan dhibsaday wlhi wan iska oyaa waxan isdhahaa adun iyo aaqiraba waad seegtay ilahay hanaga qabto waa codow sheydanka ilahay nagama dhigo kuwa jidka sheydanka raaco
Alle haka dulqado aamiin
Ani hda ayuu ihaayaa iso duceeya wlhi Wal Wal ayn daremoya yaa allah plz iso duceya😢
Dhamantenabo alle hanaga qabto sheydaanka 🙏
Sheydhaaan waa cadow aad u xun ilaahay ha iga qabto❤
maansha'allaah jasakallaah qeyr sheekhuna
😭😭😭jazakal allah ya shaeiq
sheekh Galdiidow Walahi dar Alaan kugu duceeyey Ee Alle Haka Hayo Dhib iyo hadimaba Rabbina Ha Kugu Dhawro Udadaalida Acmaasha Wanagsan Ee Aad Hagar LA,aanta Noogu Deeqayso ANigana Sheekh Ii Soo Ducee Insha Allah Xaalad Wangsan Ma dareemayee Insha Allah khayr
Mazha allh jasaa Allah khayran zheew
Jazakallah akhii Abdul Aziz oogle Allah swt haku xafidee
Jazakal laah qeyer akhi wlhi waad ika farxisay waswaas aya iwareriyey xitaa cundadii diindi lkn hada qalbigad idajise allah hakuku abal gudo jano
Mashlah jazakalh akhi
arin muhiim ah runti ayad ka hadashay oo loo baahanyahy
Ilahayban ka magan galnay shaydaan iyo dabinadiisa
Jazakallah kheyr walaal waswaaskaa baa ihayey in mudo ah
illahu waswaskaa naaga nabaadgalii amiin
manshalah shukran sheikh rabi ha ku barakeyo ilmikaga
aniga waxaan hubaa hadaa suratul baqara aqriso 3 maal mood in aadan wax dhib arkeynin anigaa suratul baqara yurub kusogalay Wllh
Wll hadan suratu baqara garaneyn maan dhageysta iso jwb wll
@@neimaomar3399 haa wll dhagayso waa kugu filanyahay.
M.Allah
See yurub ugu soo gashay suratu baqra wll
Masha-ALLAH JasakumuLLAHU Kheyran
bari ayuu werer iguhayay balse hada alxamdulilah ilahy wu igadulqaday wxa badsaday yaqinta shayga markas an kawas wasayo eg .shayga markan kawas waso wxn ubadinjiray dhanka yar on dhafijiray inta shaydanku igu dirqinayo tusale faraha markan dhaqo ayan shikin jiray balse si an usuliyo wxn iskuqan cinjiray inandhaqay odhag dhagyahin kumana celin jirin ilahy waba igagaxeyay alx
Jazakaalahu khair yaa akhii al kariim...
Masha Allah Jazakallah kheyr Sheikh Allah kubarakeyo Sheikh Mahadsanit inbadan Sheikh Allaah Inaga Xijaabo waswaska iyo Sharka Sheydanka dhamaantena Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi inshaa Allah kheyr ❤👍
jasakalahu kheyr akhi karim
Jizaa ka Alahkhayru jisaa sheikh
Illahow naga qad was waska aniga iyo inti Muslim ah walalheyga Muslim minta ah iso duceya Allah haidin xafido
Ma ku waswastaa wax kufri ah oo diinta ooga baxeyso ani taas I heyso waana waswaaska kan ogu weyn walhi waswaas iyo shaki kaa kaweyn ma jire
شكرا اخي الكريم
Shukran laka sheek barakallaahu fiik
Masha jasalkalahu kheyr sheekh wax badan ayaaan kaa faai'day
masha Allaah tabaarakkallaah rabbi swt haku xifdiyo aamiiin insha Allaah allaahumma aamiiin yaa rabbi aamiiin aamiiin
insha Allaah aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin aamiiin
Masha allah shukarn sheikh
Alx Alx runti wllo marki hore waxan islaha waxaad tahay qof xun runti qalbigayga maan qaadi kerayn wuxu shaydaanku lee yahay alx waxan ogaaday inay tahay khayaanada shaydaanka alx runti walahi waan faraxsanahay hadii wax dambiya ku lehen alx
Wllo dambi maha miya wlhi abyo marka qaar inan Allah SW ugafo ayu igarsiya oon aan qalbiga aan kadhibsado wuxu qalbiga iiga turo
@@ramloabdikarim492 afka hadadan ka dhihin ficilna Aadan sameyn wax danbiya lagaga qori maayo why sheydanku qofku wuu ku lamansanyahy dhigisu dhax socda saan culumada ka maqlay
Masha Allah jazakallahu khyre
masha alah sheekh ajar alaha laa siiyo. allow naga dulqaad waswaaska. aamiin
masha Allah tabarakallah jizaakallah khayr akhii illahay haku xifdiyo amiin yarabil calamiin
Jazakallaah Sheekh abdulaziiz oogle
Sheikh jasakalahu kheyr
Jazakallah sheekh alle Hayna wada xafido
Jasakumullaah khayran jasa . sheikh allaah haka abaal mariyo waxan cawa ogaaday ila heerka uu gaari karo was waasku . haday macquul tahay lanbarkaga iso qor walal waxan raba arintan arimo laxiriira aya lakulmay ama ciwankaga saxda barakallaah
Masha allah jasakalah sheikh
alhamdulillah aniga waxa aanka xaafi maday waswaaska nadaafada hadane waswaaska fikradaha qaldan ayaa igu soo dhaco marmar waqtiga salaada iyo mararkale welwal ayuu igu qabtaa rabigay ayaan ka megengelaa shaydaan please iso duceya wlalahay
Masha allah sheikh iLaahey haku barakeeeeyo
Allahu Akbar 🥰
jazakalah qer walaal ilaah haku xafido
Shukrn jazakhuma khyra jazaa Shiekh abdulasis
masha allah ilaah haku dhoro hana ku xafido
Jazaaka Allah shaikh
جزاك الله خيرا اخي
شكرأ يا اخي الكريم
Illahy ha ku barakeeyo sheikh
Mahadsanid shiiqow jazakalah🥺
jazakallaah kheyr Akhii
masha Allah Allah ha ku jeclaado shiekh
Masha.Allah mahadsanid sheekh
Ilhy hnga dulqado waswaska iyo shyadhuminta nadhibyaa
Mansha alla wlhi shekh mnta cilni bdan ka faaiday alxm cla kuli xaal
Masha Allah walalo
Alle haku anfaco
ilaahayow noloshadeyda gacanta kujirto
waan arkay qof waswaas badan xaga nadaafada
asc walaashay hana ibraahin ilahay hakaacaafiyo waan kuusooducaynaynaa abaayo lakiin waxas waa shaydaan hadhagaysan markasta kadhaga adayg abaayo ilahay kamagan gal markasta anaguna waan kuusooducaynaynaa
Shiikhow shakigu majiraaa mise majiro🙏🙏🙏
Jazakallaah kheyr
mashaaalh ilahey ajar iyo xasanaad ha ka siiyo
Jazzakallah khairan ✨💯
خزاكم الله خير
jazaakumu llahu kheer shiiq
Jasaakallaahu keyra sheikh
jzkallah sheikhuna
hana Ibrahim ilaahey hakugu dilo islaamnida alaha kugunooleyo imaanka anaga dhan
Aaaaamin
Hana Ibrahim abaayo shaydanka la dagaal hana ka baqan..quranka aqri habeenka saqda dhexe.2Am....aniga adoo kale ayaan ahay dagaal ayaan ku jiraa...habeen iyo maalin...illah ha ku xifdiyo abaayo aniga xataa shaydanku wuu ila hadlaa maanta oo dhan,,,waxaan tasbiix iyo sallad kujirey sadex bil. habeen iyo maalin kadib shaydan ayaa ila hadley oo i yirilacag basn ku siinaa hadaa salaada joojiso.iyo tasbiixda badan...walaahi ..illah ayaa ii necmeey...illah ha ku xifdiyo
Subxanallah wll sidee buu kuula hadlay ma cod ahaan mise toos baa u aragtay
Soo hadal shiiq
Wll hada maka resatay pls ijawaab wll adunka wax lisugu yahay fdl
@@fatushbbe689 😂😂😂
ماشاء الله
jazaka lah khar
jasakallahu kheyra
Ayee muhim ugu aheed
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
جزاك الله خير
jazakallah sheikh
Jazakallahu kheyr
masha allah sheeq aad baa umahadsanthy
Amina rasuulu
Laayu kalifu laahu nafsan
Ma labadaas uun ban odhanaya shekh
Allah ha ku barakeyee I so jawaab plz
Illaahoow iga dul qaad Wuu i dhibay waswaas😭💔
Suleekha omar aniga ba sidookale aamiin inshaa alaah 😢
ameen abaayo
aaaamiiin
jazaakallaahu kheyr
masha allah
Alhu akbar
shukran
masha allaah jazakallaah khayr
Jazakalah