Ubax Dahir - Xujo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 146

  • @waaleygudaalay2181
    @waaleygudaalay2181 5 ปีที่แล้ว +65

    Qofki ugu horeeyay 2020 daawada ba noqday. Dadka gadaashe fiirsan doona like saara mahaan kkk.

  • @daadiramiin1678
    @daadiramiin1678 2 ปีที่แล้ว +3

    Aduunyo Taleefan aabahey leeyahey kadhageysan jirey ALLA unaxariisto

  • @saidmustafa837
    @saidmustafa837 12 ปีที่แล้ว +13

    waa hees aad u qiimabadan iyo hoga tusaalayn cidii wax garanaysa. waa dardaaran nin weyn, aad ayey u mahadsan yihiin abwaanka iyo hobolada codka macaanba

  • @faatushaalbaasha4671
    @faatushaalbaasha4671 3 ปีที่แล้ว +6

    2021 baan daawanya Hooyadey baa ku maqli jiray sanadkaana weey iga dhimatay😭😭

    • @FANS_TEAM27
      @FANS_TEAM27 3 ปีที่แล้ว +2

      Allah unaxriisto 🤲🏻🤲🏻🥺

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay godkeeda haku janneeyo walaal aamiin

  • @Farayare451
    @Farayare451 7 หลายเดือนก่อน +3

    2024 yaa ila daawanaya heestan xasuusaha ku galinysa 😂❤

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 5 หลายเดือนก่อน

    15 sano ka dip ayaan cwa dhahysan markana raad tv ayaan ka dhgysan jiry legend ayaa garan raad tv old is gold😂❤️ 2008-20024

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 4 ปีที่แล้ว +2

    *xasuuus maalin anoo yarbay maqaaxi indoora noojirta kabaxday waan ku carary tvga qarankaa laga soo daynjiray* immikana ...2020

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 ปีที่แล้ว +1

    Maash Allah 🤲🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 keep going so beautiful ❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 5 ปีที่แล้ว +6

    Alla waa Xujooy
    Alla waa Xujooy
    Duul Xumaan Ubaratamay waa xujooy 😔

    • @smith9498
      @smith9498 2 ปีที่แล้ว

      Run weeye 😔

  • @psIronman
    @psIronman 16 ปีที่แล้ว +10

    Ereyadii abwaanka da'da yar ee soo noolaynta dhaqanka Abwaan AXMED AW-GEEDI (dheeraad)

    • @MohamedAhmed-ps2gd
      @MohamedAhmed-ps2gd 3 ปีที่แล้ว +1

      🙏🙏🙏🙏🤣🤣

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@MohamedAhmed-ps2gdwll moshahay adna😂

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 9 หลายเดือนก่อน

      Mooshahay wll😢

  • @rashkaabukar7300
    @rashkaabukar7300 ปีที่แล้ว

    alla waa xujooy. waayo waayo iyo xasuusti ciyaalnimo iyo gobolka togdheeer ilahow khyrka na wafaji amiin

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaa waa Xujooy
    Allaa waa Xujooy
    Xishoodkii xaguu marey waa xujooy😌

  • @ShaymaAhmed1233
    @ShaymaAhmed1233 ปีที่แล้ว +1

    Heestan Anigo yar ka dawan jiray Tv qaranka Mantana wan dawanaya oo ay tahay 2023 9 December oo 2024 dhawyahay xasus 😢

  • @sahalibrahim9252
    @sahalibrahim9252 2 ปีที่แล้ว +8

    Manto oo ahh 2022 13y ago 🥺❣️🔐love this song

  • @dhalole
    @dhalole 14 ปีที่แล้ว +6

    waaw beautifull, ala waa xujooy ala waa xujooy nimaan xaaskii dhaqikarin waa xujooy, alla waa xujooy ala waa xujooy gabar aan xishoon ala waa xujooy kkkkk, (inaa anaa kudarsaday)

  • @ahmedabdi2699
    @ahmedabdi2699 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxaan fiirsan jirayy walahi anoo aad u yar heesha ugu maqalayy ka mid tahayy S.Land tv ka daawan jirayy😅
    Hadana 2022 waagan man aqaanin wakhti ahayyd🖐
    Hees aan jeclaa ahyyd wakhtoow carari ogiDa

  • @cabdiqanixusein2485
    @cabdiqanixusein2485 3 ปีที่แล้ว +1

    Manta dawaday tvga qaranka kadawan jirey 2009 hadan dawanayo 2021 aduunyo

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Alla waa Xujooy
    Alla waa Xujooy
    Xayasiiska gaalada waa xujooy.. Xiskiinii hablow xadey waa xujooy🙁

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 ปีที่แล้ว +2

    Alla heestaan saan u jecelahay ❤️😍

  • @maryanahmed4083
    @maryanahmed4083 4 หลายเดือนก่อน

    2024 baan daawanaaya wlhi xasuus aniga iyo walahay hal meel isla joognay hada aduunka midba meel kala joogna 😭😭😭

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 หลายเดือนก่อน

    love you so much Somaliland 🇭🇺 Somaliland ❤❤❤❤❤
    So beautiful 😍😍👏👏👏👏👏👏

  • @sacdasheikh2065
    @sacdasheikh2065 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan daawaday 28-7-22 caawa unbaa iigu horeeysa heestan

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 8 ปีที่แล้ว +18

    *_Mashallah Nice song keep up A good work_*

    • @romantrenton3644
      @romantrenton3644 3 ปีที่แล้ว

      you all probably dont care at all but does any of you know a tool to get back into an Instagram account?
      I somehow lost the password. I love any tricks you can offer me

    • @andersenzo8066
      @andersenzo8066 3 ปีที่แล้ว

      @Roman Trenton instablaster :)

  • @cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344
    @cabdiraxmaancalidiiriyemrd1344 6 ปีที่แล้ว +5

    Alla waa xujoy Alla waa xujoy markaan dumar xasuustaa waa xujooy
    Alla waa xujooy Allah waa xujoy xabag Geed ku taalayo waa xujooy
    😂😂😂😂
    Waa ereyo Micno Iyo qosolba ku fadhiya waan kahelay

  • @mdirievlogs3479
    @mdirievlogs3479 4 ปีที่แล้ว +4

    Qfkii ugu horeyy 2021 dhageysta 🤣🤣🤣😂😂😂2008 ayaa igu dambaysay

  • @farhanBM
    @farhanBM 12 ปีที่แล้ว +2

    Alla waa xuyooy, alla waa xujooy, Aadam baad ka tuurteen waa xujooy, jannaduu xabiib dhigay waa xujooy'' Wuu la helay.

  • @abdiaziizizze2545
    @abdiaziizizze2545 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 baan dawanayaaa hadda iga dambayso love ii saar

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว

    Alla waa xujooy alla waa xujooy ragga gabay xilkoodii waa xujooy!

  • @norwegian_poi3780
    @norwegian_poi3780 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan Deni inuu Isticmaalo Hadaa Soo Ogaaty like iisaar 👉🤣🤣🤣✅

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว

    Xusuus caruurnimo!😓 telefishanka qaranka ayuu ka soo geli jirey anoo baby ah hooyaday baa waxay jeclayd Ubax Fahmo.

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond4821 4 ปีที่แล้ว +2

    11sano Ka hor anigoo ciyala ayaan Tvga qaranka ka daawan jiray 🤣 wakhti tagay wlhi

  • @rashkamoha776
    @rashkamoha776 5 ปีที่แล้ว +2

    Alah maxaan qiiroday 12 sano ka dib oon manta dhagaysatat 2019 nov 29

  • @Fatiti94
    @Fatiti94 5 ปีที่แล้ว +1

    Wan xasusta anigo tv ga hos fadhiista oon tilfonba aqoon oo 10 jir ah oo an la qaada 10 sano ka hor oo ad ujecel hestan mantana 2019/12/1 ayan arky xasus

  • @barwaaqocabdi9313
    @barwaaqocabdi9313 2 ปีที่แล้ว

    Xasuus wllhi walaaladay ayaan si wada jir ah TV ga uga daawan jirnay TV gu wxuu ahaa meesha kaliyee ddka kulmisa😣😣😣😣❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @petersimsen6009
    @petersimsen6009 2 ปีที่แล้ว +2

    I have a lot of Somali friends. May god reunite the Somali people!

  • @najmamouse6969
    @najmamouse6969 7 ปีที่แล้ว +9

    alla wa xujooy alla wa xujooy duul xumaan u baratama wa xujooy
    alla wa xujooy alla wa xujooy xaazhe ma fiicnee wa xujooy😂😂😂😂

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 7 ปีที่แล้ว +5

    Alla waa xujooy , Alla waa xujooy raggu waa xinjiro liqe waa xujooy .

  • @ZuperXiddig88
    @ZuperXiddig88 3 ปีที่แล้ว +3

    Hees hawleed page Madaxweynaha Puntland Said Deni iyo Axmed Karaash ayaa igu kalifay inaan dhagaysto music background u saaran

  • @zadiiqlyrics8709
    @zadiiqlyrics8709 3 ปีที่แล้ว +2

    2021 baa dawanaya wana jeclahay heestaan

  • @nimcofuaad6456
    @nimcofuaad6456 3 ปีที่แล้ว

    Alla waa xujoy
    Alla waa xujoy
    Adam baad ka xoorteen waa xujoy

  • @eglandheyman1192
    @eglandheyman1192 6 ปีที่แล้ว +3

    Alla waa xujooy alla wa xujooy gabar niman xareen karin wa xujooy 😂😂😂

  • @zakirmo8661
    @zakirmo8661 7 ปีที่แล้ว +2

    Alla waa xujoy alla waa xujoy xaqiiq xayeshbuu u bad yahey

  • @hunni221
    @hunni221 16 ปีที่แล้ว +4

    wow i like it waa hees iyo badh

  • @samgigz
    @samgigz 14 ปีที่แล้ว +2

    Ala waa xujo Ala waa xujo..... xoola maa da mey.....waa xujo

  • @abdallasafiina5237
    @abdallasafiina5237 7 ปีที่แล้ว +3

    walee erayo wacan abwaan ahmed geedi( dheraad) viva somaliland

  • @amiinarapapdi7758
    @amiinarapapdi7758 5 ปีที่แล้ว +2

    Like isaar hadda 2020 joogto

  • @nimcocali
    @nimcocali 15 ปีที่แล้ว +1

    alla wa xujooy alla waa xujooy rag marfash wada galay waa xujooy. alla waa xujooy alla waa xujoy ragu waa xinjiro laqe waa xujoooy.alla waa xujooy waa xujooy ragii qurbaha marfash bay wada galeen waa xujoy.alla waa xujooy waa xujooy raga gabay dumarkoodii waa xujooy.

  • @abdinoor2023
    @abdinoor2023 2 ปีที่แล้ว +1

    viva ABwaan Dheeraad
    viva Somaliland

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed 12 ปีที่แล้ว +1

    dumarkii way tooreeyeen, geelee wuu tooreeyey ayan maqli jiray

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 5 ปีที่แล้ว

    Alla waa xujooy alla waa xujooy aadanbaad ka xoorteen alla waa xujooy janadii u galay

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 5 ปีที่แล้ว

      Waa been eraygaas. Waa sheeko gaaleed ee wax kale dumar halagu eedeeyo.

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 5 ปีที่แล้ว +2

    maantaan nolol kuqabtay xasuuuus ciyaalnimadii markay tvga maqaxida nodhow kasoo gasho kucararijiray kkk 16/10/2019BURCO
    alla waaxujooy alla waaxujooy
    dumar waa xidinxiito alla waaxujooy kkkkkkkkkk

  • @casoowe100
    @casoowe100 16 ปีที่แล้ว +5

    alla wa xujooy xayaysiika galada waxujoy xiskiini xaday hablow wa xujooy

  • @muxaadarotv
    @muxaadarotv 2 ปีที่แล้ว

    2023 soo socoto 15 years

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 4 ปีที่แล้ว

    Alla waa xujooy alla waa xujow ragii gabay xilkisi wa xujooy

  • @saabir23
    @saabir23 15 ปีที่แล้ว +1

    nin vs naag bo waaxujo because wa maryoleey romantic makasayaan uff !! alla waxujooy kujira

    • @ibrahimali827
      @ibrahimali827 4 ปีที่แล้ว +1

      xayaysiis ka gaalada ayaa xiisahaagii xaday waa xujooy

    • @xaawomaxamed9123
      @xaawomaxamed9123 2 ปีที่แล้ว

      Naa us naacyahay

  • @shuaybwado2242
    @shuaybwado2242 5 ปีที่แล้ว

    Alla waa xujooy alla waa xujooy
    Hablow xiinka soo dhima

  • @niciimoshanle156
    @niciimoshanle156 5 ปีที่แล้ว

    Tvga aa kadaawan jiray moobil maan lahyn maantana telkayga aduun

  • @queenugbaad7942
    @queenugbaad7942 4 ปีที่แล้ว +2

    😢😂carur nimadaydi so xasusto 😢😂

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 หลายเดือนก่อน

    l am Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asadhassan9611
    @asadhassan9611 11 ปีที่แล้ว +3

    Ali somali iyo somaliland waahal lakin waa dalnabad halahaas ayey noga fiican yihii waxaan nahay walaalo hadey dood la ga qabo s habadalaan

  • @beutyahmet1908
    @beutyahmet1908 6 ปีที่แล้ว +2

    2018 jecliyaaa dhaqankeena

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 4 ปีที่แล้ว +1

    2020ka cidii dawanaysa like saara hhhh

  • @mohaqani1041
    @mohaqani1041 ปีที่แล้ว

    22/7/2023 ❤❤
    14 years ago 😢

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 5 ปีที่แล้ว

    Alla waa xujooy
    Axsan hees
    Waa mid kamida heesaha aan aadka ujeclaa markay TVga kasoo gelayaan
    Music ga Mcn ee heesta laxanka ah baan aad ujeclaa
    Musicgu caadi buu uleeyahay
    Alla waa xujooy
    Alla waa xujooy....?
    Xasuus hore Iyo caawa 17/1/2020

  • @fadumoabdi4199
    @fadumoabdi4199 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh xidinxiito waa dumar waa xujooy kulahaa caadi bay noo caayayaan 😂😂😂😂😂😂😂

  • @tansiimabdirisaq7962
    @tansiimabdirisaq7962 4 ปีที่แล้ว

    Manta yaa daawanaya ubax fahmo 18/2/2020

  • @mubaarikjammacmuuse9657
    @mubaarikjammacmuuse9657 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan

  • @sadiamohamed2875
    @sadiamohamed2875 3 ปีที่แล้ว

    Alla wa xujo 2022

  • @yacqubmahamed1593
    @yacqubmahamed1593 ปีที่แล้ว

    wow 2023 after 14yrs who is here?

    • @XassanGiven
      @XassanGiven 8 หลายเดือนก่อน

      Aniga😅

  • @halyeyhoodaale741
    @halyeyhoodaale741 7 ปีที่แล้ว +1

    *habloow xiinka soodhima (habloow xuuraanka soodhima)*

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 3 ปีที่แล้ว

    Ala maxan ano yar filim ka dawaday xasuus lascanod

  • @hassanahmedofficialchannel2452
    @hassanahmedofficialchannel2452 8 ปีที่แล้ว

    Wasas alla waa xujooy masha allaah

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 8 ปีที่แล้ว +2

    can I get the lyrics plz someone put the lyrics on it's amazing thnx

  • @halyeyhoodaale741
    @halyeyhoodaale741 7 ปีที่แล้ว +1

    *xaawalay dhankiinaa xamashadu ubadantay waa xujooy*

  • @saleebaanmaxamuud1171
    @saleebaanmaxamuud1171 5 ปีที่แล้ว

    HADAL KU YU KU DHACAYAA SU.AASHAA ABWAANKA QAADAY BAAN WAYDIIYE????

  • @khalidcaska
    @khalidcaska 3 ปีที่แล้ว

    Hadaad daawanayso 2021 like dhac kusii

  • @adelali4210
    @adelali4210 5 ปีที่แล้ว

    Hotel Xaraf Iyo waayo waayo

  • @sacdiyo07sacdiyo26
    @sacdiyo07sacdiyo26 8 ปีที่แล้ว

    wooooow tx keep doing

  • @samgigz
    @samgigz 14 ปีที่แล้ว +2

    can any1 translate im a fish n chips somali

  • @somaliqueen10
    @somaliqueen10 15 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkk mrissyas@ waxay ku fanaan 911 hada awal waa lagu tuman jiray kkkkkkkkkkkk is jir

  • @bangofilms9797
    @bangofilms9797 7 ปีที่แล้ว +2

    Alla wa xujooy hablaha snap chat wa xujooy

  • @AliMohamed-wb1ei
    @AliMohamed-wb1ei 7 ปีที่แล้ว

    hablaha shiishada caba waa xujo

  • @elizaar9424
    @elizaar9424 7 ปีที่แล้ว

    hhhh iidoor dhaantada hide uma lihidine noo amaansiiya jaandheertiina iska cayaara hhh way kufsadeen dhaantadii

    • @beutyahmet1908
      @beutyahmet1908 6 ปีที่แล้ว +4

      Eliz Aar hhhhhhhh cagdheer wax walba dhaantay umalayn ciyaartan dhaanto ma ahan cagdheerey ee gumaysigaaga iskaga nolow lol

    • @yusufali3737
      @yusufali3737 6 ปีที่แล้ว +1

      Eliz Aar dhanto is shit waa ciyaar xabashi

    • @karbaashsare2392
      @karbaashsare2392 6 ปีที่แล้ว +1

      Eliz Aar jaahil waaxid, hadaan xaaro, dhaantey moodayaan, war nacasyahow dhaantadu xagay haysatay, waa hees dhaanto maahaee orod meel kale ku ciir anagu dhaanto manaqaane shit.

    • @yusufali3737
      @yusufali3737 6 ปีที่แล้ว

      Eliz Aar Dhaanto yaa doonaaya uuf

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 5 ปีที่แล้ว

      Ciyaaruhu waa kala nooc tani dhaanto maaha waa nooc kale

  • @qoma1002
    @qoma1002 5 ปีที่แล้ว

    hhhh ala waa xujoy ala waa xujo comentigu yara

  • @uniquepersonality8324
    @uniquepersonality8324 6 ปีที่แล้ว +1

    if you like this song
    thumbs up 😎

  • @bangofilms9797
    @bangofilms9797 7 ปีที่แล้ว

    Alla wa xujooy hablaha verossa fuula wa xujooy

  • @DekaHashiHassan
    @DekaHashiHassan ปีที่แล้ว

    2023

  • @mohamed724
    @mohamed724 15 ปีที่แล้ว

    kuma fahmin ii faahfaahi waxaad ka wadid

    • @HipoSMohes
      @HipoSMohes 2 หลายเดือนก่อน

      Ma noshay wll😢

  • @elizaar9424
    @elizaar9424 7 ปีที่แล้ว

    way sitaadaysaa tani

  • @nastehomohamed7840
    @nastehomohamed7840 8 ปีที่แล้ว +1

    nice song and wisdom words

  • @ZupaydaAbdeek
    @ZupaydaAbdeek หลายเดือนก่อน

    2024😂

  • @mrissyas
    @mrissyas 15 ปีที่แล้ว

    kkkkkkk xiniinyahaad ku faantaan waa xujoy kulahow...dumarkuna ma waxay ku faanaan ?????????? tolow.

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 6 ปีที่แล้ว

    lkn dhanqanka mad kadaysaan qabiilka ileen idoor bas naqanka malahee calalka kadulqaada

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhhhhhhhh qof wayn oo madhan xaarood miya leh dhaqanka yaahuu

    • @nazirahmet932
      @nazirahmet932 5 ปีที่แล้ว

      Ayagaa samaystay sawmaha

    • @milo9667
      @milo9667 2 ปีที่แล้ว

      No, tani anagaa qaadnay anagaana calankeena dul saaraynaa ee mid aad leedahay ku raaxayso you fool waad eden darantahay marti wacan noqo oo edeb ku dagayso hadiikale bax

  • @MrLilort
    @MrLilort 13 ปีที่แล้ว +1

    @doomsdaystrugler
    lol...their are alot of somalis kids in Russia:D, dont you know when somalia and Russia were ''friends'' my fathers friend from the somalia Army, had a baby girl with a Russian woman..lol:D this was in 1980s.

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 6 ปีที่แล้ว

    Dadkan waqooyi daga horta ma xolaa marada ay ladaba socdaan iyo dhaqan.ka ay ka hadlayaan maxaa iska galay dhaqan.ka somali oodhan buu kadhaxeyaa maradaana waa maro qabiil

  • @doomsdaystrugler
    @doomsdaystrugler 13 ปีที่แล้ว

    @MrLilort i heard they were our friends 70s but dont know too much about it tbh

  • @MrLilort
    @MrLilort 13 ปีที่แล้ว

    @doomsdaystrugler
    lol..sorry..just found out..this was before 1977 war with Ethiopia, after that all somali soldiers came back from Russia, because it was then Russia and Ethiopia became friends.

  • @ahmedhasss1305
    @ahmedhasss1305 8 ปีที่แล้ว

    tgbl

  • @rayanrashid167
    @rayanrashid167 5 ปีที่แล้ว

    Alla waa xjooy alla wa xujooy xamashadu u badantahay xujooy