DABCASAR OO KA HADLAYA DOORASHII JUBBALND & PUNTLAND,SOMALILAND

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2019
  • DABCASAR OO KA HADLAYA DOORASHII JUBBALND IYO DOWLADA FEDERALKA MAXAA KA HEESTA DHUUSAMREEM IYO FURIINKA BADAN MAXAA KEENAY
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 394

  • @shukrishuuro6953
    @shukrishuuro6953 4 ปีที่แล้ว +25

    Maasha allah sh dabcasar waad waanisay soomaali sumaysan haday wax kaa maqlayaan qabyaalad baa ilahay swt lagu iloobay allow na soo hadee dhamaanteen oo xaqa na tus aamiin

  • @hanadyoung4035
    @hanadyoung4035 4 ปีที่แล้ว +21

    Adigoo daawanaayo hadaad commentigan aqriso like ii saar 😊😉✌️

  • @Hnesz
    @Hnesz 4 ปีที่แล้ว +45

    Dabcasar markii arimaha dorashada jubaland la waaydiyaay kulahaa walalow maad iga daysid hadii aad iga daayn waaydana waan galaynaa kkkkkkkk so funy

  • @muusboy6615
    @muusboy6615 4 ปีที่แล้ว +65

    Dabcasar markan wajigiisa arkan qosolka bilaaba 😂😂😂😂

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 ปีที่แล้ว +3

      sidoo kale waa caaqil

    • @mohamedsayidhassan4486
      @mohamedsayidhassan4486 4 ปีที่แล้ว +3

      Nin adag weeye Odaygu, mar mar Uu arimo kale galo mooye👊cafwan!

    • @hassanabdirahmanharbi8778
      @hassanabdirahmanharbi8778 4 ปีที่แล้ว +1

      Paul Pogba 👑 anigana sidoo kale sanad dhan ayaan ku xidhnaa sidii arday jaamacad dhigta casharadii walnaa any way ardaydiisii ayaan ka mid ahaa waxaan ku xasuustaaa green make up

    • @abdig7562
      @abdig7562 4 ปีที่แล้ว

      Dhilaa dhashey marexan iyo dab caser kaalaya kismayo marexan danbe lama arki doono

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 ปีที่แล้ว +5

    Dabcasar Waa ninrageed Waana eheludiin. Ilahay Cumridheer iyo Cafimaad hasiiyo, amiiin💙💖👈

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว +1

      Wa ey ey dhalay oo cilmi iyo caqliba ilka yar ka ah laga cilmi badan laga awood badan
      hada ayu somali iyo waano la so fadhisanaya marki laga itaal roonaday

    • @MoGaMan99
      @MoGaMan99 4 ปีที่แล้ว

      Rock_ Diamond “markii laga itaal roonaaday” kuguma raacsani waayo Dabcasar ilma’adeeradiis Siad Barre iyo Farmaajo ayaa wax dowlaimo u eg noo keenay, adiga reerkiinu jabhad ayey ahaayeen 50 sano. Xisaabta Somaaliya ka qaldan waa adinka laakiin mardhow xal ayaa la idiin heli doonaa😄

  • @suldankabe3sha215
    @suldankabe3sha215 4 ปีที่แล้ว +19

    Dabcaser xaqa ayan ku jeclahy

  • @abdisalanissa9030
    @abdisalanissa9030 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi Dabacasar waa wadan dhab 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v 4 ปีที่แล้ว +10

    Quran iyo qabiil buuu isku dhex wadaaa waa naqaan dabsacsar qof labo goor labo wado abuurayo.

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 4 ปีที่แล้ว +18

    Facebook live suuqisi hoos bu u dhacay kadib markii dabcasar kabaxay

    • @hafsaaa7237
      @hafsaaa7237 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk waa run

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 4 ปีที่แล้ว +25

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @prembosska2519
    @prembosska2519 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ninkan ilaahay cilmiga diintuu baray una fududeeyay ilaahay ha ugu gargaaree xafidakalah shrekhana dabacasar ilaahayna haku soo hanuuniyo amin amin

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 2 ปีที่แล้ว

    Manshlah brother inolwo dabcasar

  • @waxwalba641
    @waxwalba641 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh Dabcasar

  • @ericwooley2820
    @ericwooley2820 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh shaydaan. Meeshu masajid mahan. Dharka iyo ayad ismaleh

  • @abdiamericoameriko9435
    @abdiamericoameriko9435 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan u taageera una xushmadeeya wariye xaaayow waa wariye noo soo gudbiyaa macalin kaygii hore warar kiisi waan u xiisnaa markaasta oo waraysto wax bdn ka faaidnaa mcalinkaa

  • @abdishakurkhalif1925
    @abdishakurkhalif1925 4 ปีที่แล้ว +5

    Dabcasar oday somaliyeed

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 4 ปีที่แล้ว +4

    Ninkani cilmi Diina oo weyn buu leeyahay ee waana Sheikh waxaana u raacday dal jacayl. Taageere baan u ahay Sh.Dabcasar. salaam from Somaliland.

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah ILAAHAY aayaadkiisaa lagudul aqrinayaa markaasuu leeyahay doorashada war anagaa wax aragnay

  • @mohamadsaeed3398
    @mohamadsaeed3398 4 ปีที่แล้ว +2

    inta fahantay inuu ahmed madoobe ka dhacayo like ta iisaara

  • @sayuunyare
    @sayuunyare 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa run Somalida ayagaa isku xoog badan Walahi

  • @a.abdalla3167
    @a.abdalla3167 4 ปีที่แล้ว +16

    Dabcasar inta jecel like iyo subscribe ii saara

  • @istahilyusuf321
    @istahilyusuf321 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa yaab wallaahi ninkaan wariyahaa wuxuu mooday diinta ciyaar war hablaha hawaalin

  • @roodoqalanjomaxamuud2201
    @roodoqalanjomaxamuud2201 4 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @tacticalbrotherz9061
    @tacticalbrotherz9061 4 ปีที่แล้ว

    Seexanwaa ba ku dhacay Dabcasar.

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 4 ปีที่แล้ว +3

    Akhas akhas futo caser
    Waa 80jir washey siil iyo salid ku waa shey ilko yar naag ma u waayeen tolaawe
    Kacsi baa wasley .kan wareysanayo ayaa ka darn ma dhaamo duul wadda walan .

    • @tigerhajiahmed2203
      @tigerhajiahmed2203 4 ปีที่แล้ว

      Naa xishood akhlaaq baanad lahayn

    • @abdibarri9012
      @abdibarri9012 4 ปีที่แล้ว +2

      WAA DULI ILKAYAR OROMO ASALKOODA MA AH DAROOD WAA INA GUMEED

    • @aminabdi9820
      @aminabdi9820 4 ปีที่แล้ว +2

      Amina Kasow hhhhhhh

  • @Mrzoom102
    @Mrzoom102 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk sheikh dabcares allaha ha ku sharafo

  • @wadanigadhabtaah683
    @wadanigadhabtaah683 4 ปีที่แล้ว +36

    Jecliya shekh dabacasar kkkkkkkk

    • @maadhaaf6493
      @maadhaaf6493 4 ปีที่แล้ว

      WAA MIDGAAN QABIILISTE AH

    • @wadanigadhabtaah683
      @wadanigadhabtaah683 4 ปีที่แล้ว +1

      Maad Haaf Waad lidata midgan majiro waxad ishegtay nin liita inaad tahay

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 4 ปีที่แล้ว +3

    DABA CASAR MIYAANU FANAN NOQONAYN ILAYN TH-cam RADII SAWKUWAN FANIIN ISU BADALAY SIDA KING CK BALBALAADHKA

  • @adiljakatooreahmed3396
    @adiljakatooreahmed3396 4 ปีที่แล้ว +10

    General dabcasar 😂😂😂😂

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 4 ปีที่แล้ว +5

    No more dictator

  • @monelola6184
    @monelola6184 4 ปีที่แล้ว +12

    Walaalkay dab casayrow wan ku sallaamy geesi

  • @SEEWEEYETV
    @SEEWEEYETV 4 ปีที่แล้ว

    Inoo bilaaw ya sheikh

  • @abdiwho4992
    @abdiwho4992 4 ปีที่แล้ว +26

    Hhhh dabcasar waan wataa nio anoon daawan ayaan izka ziih qozlay😅🤣

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 4 ปีที่แล้ว +21

    Runtii dabcasar wa nin aqoon Leh.

  • @keysarmohammed2231
    @keysarmohammed2231 4 ปีที่แล้ว +2

    Hahahahaha kulahaa xage dorashadu ka dhacday 2:47😀😀😀😀

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 4 ปีที่แล้ว +17

    Dabcasar waa muwaadiin dhb ah

  • @somaliawillbefirst139
    @somaliawillbefirst139 4 ปีที่แล้ว +3

    ayada allah ayuu uso diliishanaya boos qaldan dabcasar waa sheydaan qur aanka aan ku dhaqmeynin

    • @reermiye1geeljire41
      @reermiye1geeljire41 4 ปีที่แล้ว +1

      Dabcaser diin iyo cilme ba wuu kaa badiyaah mise keniya iyo Ethiopia banu amaanin oo somali buu u ducaayey baad ku haaysataah Allah diinta wuu baray wadaadada somomliyeed oo dhan baa u qiray adigu taadah ku mashquul oo diinta baro sxb

    • @somaliawillbefirst139
      @somaliawillbefirst139 4 ปีที่แล้ว

      hadiiba dabcasar aktaada aqoonyahan ka yahay walee magacaga aya cadeyno in aad tahay geel jire aan aqoon cilmi aduun iyo mid aaqiro

    • @reermiye1geeljire41
      @reermiye1geeljire41 4 ปีที่แล้ว

      @@somaliawillbefirst139 reer magaal nimadah qaado adigu alxamdulah anigu reer migah waan kufaanah lkn adigu inaad jaahil tahay baan arkaah so hadalku waa kugu qasaari waayo aaqiro reer magaal lagama dheeloh reer magaalga adaah ku dhibqabah lkn walahi inaanad dabcaser xag diin iyo xagah cilmigah toonah adiga oo kale kugaadhan lkn waxad ka xanaaqday keniya iyo dabadhilika u adiigah buu runta u sheegay

    • @somaliawillbefirst139
      @somaliawillbefirst139 4 ปีที่แล้ว

      aan runta isku sheegno aan iska dhaafno warka raqiiska ah somali iyaga is duliyey isku jabiyay cadow iyaga ogaladay in la gumesto waxbo yaan lagu mar mar siyoonin kenya iyo itoopia ama isra el ama uganda cidna lama gumeysan karo cidii ogalaato in la gu mesto aya la gumesta

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 4 ปีที่แล้ว +11

    Wariye waxa dadka iyo dalkaba isku dira waa iyaga no faaido

  • @mubarig.abdigulleid6383
    @mubarig.abdigulleid6383 4 ปีที่แล้ว +15

    Ciilka iga haya Kan Weriyaha ah ayaanba la seexanayn. War shiikha ka faaideyso Buuqa aad ku fureyso jooji.

  • @zeinabhassan7753
    @zeinabhassan7753 4 ปีที่แล้ว

    Maslaxo. Allaah. Hadhax. Dhigo
    Kismaanyo. Wax. Is diidan. Majiro

  • @ahmedalawi6299
    @ahmedalawi6299 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi cajiib waye somaliya dadka waalan iyo dadka cadiga ah in lakala aqoon aye mareysaa

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 4 ปีที่แล้ว +6

    dabcasar caafimaad Allaha siiyo sibuu uyara wareersan yehee waxa laga hadlayo waxaan ahaynbuu kahadlayaa

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkk this is funny

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa nin waalan

  • @suldankabe3sha215
    @suldankabe3sha215 4 ปีที่แล้ว +4

    Wariyaha xogaa diintisa wa daciif.

  • @saidyussuf2017
    @saidyussuf2017 4 ปีที่แล้ว

    Alla libaaxsannaa😄

  • @momosheekh2072
    @momosheekh2072 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh khayr ale hasiiyo

  • @ismaciilaxmed1149
    @ismaciilaxmed1149 2 ปีที่แล้ว

    ZoW CLEAR

  • @noway3238
    @noway3238 4 ปีที่แล้ว +5

    0:29 (Dab, Casar) 😂😂😂😂😂😂

  • @sabriyeali7602
    @sabriyeali7602 4 ปีที่แล้ว +2

    Qabiiliiste dabcasar waligaa qaxooti kujir

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiikha Kismayo Ku khafiifay. Itaqullah Adigana Tuutad soo xidhatay .

  • @khadardeek7387
    @khadardeek7387 4 ปีที่แล้ว +14

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    maalin dhow nah waan arki doona isaga hees qaadayo oo
    fanaan ah.

    • @deaconlondon6170
      @deaconlondon6170 2 ปีที่แล้ว

      I realize it's kinda randomly asking but does anyone know of a good site to stream newly released movies online?

    • @tannerfinley4845
      @tannerfinley4845 2 ปีที่แล้ว

      @Deacon London Ehh I use flixportal. You can find it thru google :D -tanner

    • @deaconlondon6170
      @deaconlondon6170 2 ปีที่แล้ว

      @Tanner Finley Thanks, signed up and it seems like they got a lot of movies there :D I appreciate it!!

    • @tannerfinley4845
      @tannerfinley4845 2 ปีที่แล้ว

      @Deacon London no problem xD

  • @abdullahiahmed7728
    @abdullahiahmed7728 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa laku tilmaamikaraa
    Hadalkiisa markii lafiirsho

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 4 ปีที่แล้ว +3

    Kan weriyanimaduu meel oga dhacay.

  • @mahamudsulub6143
    @mahamudsulub6143 4 ปีที่แล้ว +3

    Iswaraystoo iswaydiiya balse kasaar diinta arimahaaga qabiilka

  • @kusmencool7062
    @kusmencool7062 4 ปีที่แล้ว +12

    Who the hell was that guy you mean journalist No he's not, dabcasar don't sit with that guy again he's lowing your dignity bro

    • @ahmedalawi6299
      @ahmedalawi6299 4 ปีที่แล้ว +2

      Walahi rasasta iyo qaraxyada waxa noga dhib badan heerka aan ka mareyno dhageysiga warkasta oo la shego hadana si fudud loo qaato wax kasta oo sal iyo raad ku leheyn xaqiiqda (runta) somaliya cudurka ugu weyn ee dib u dhigay waa been abuurka

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaas Sakariye ah ku dhowaad 20 sanuu weriye yahay ku dhowaad misana nin shalay bilaabay camal qofka hadalka kama.sugo mar kasta waxaa u cad inuu murankiisau qofka marsiiyo.
    Qofka haddaad wax isla fahmi weydeen waa la iska dhaafaa horena waa looga gudbaa barnaamijka.

  • @abdishakur9
    @abdishakur9 4 ปีที่แล้ว +1

    Viva Dabcasar ✊🏾

  • @mogadishuofficial6541
    @mogadishuofficial6541 4 ปีที่แล้ว +1

    Subscribe iisaar anne waa balan waan ku sarayaa

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 4 ปีที่แล้ว

    Maanta Hunting Gear
    May joogtaa

  • @Hoodoayaan2000
    @Hoodoayaan2000 4 ปีที่แล้ว

    Dowlada aan katalin wadankeeda madebedey xukuntaa caalamkuu wareegeyaa madowladbuu kunoqoneyaa laakiin dabcasar manton buu ugutala wanaagsaa

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 4 ปีที่แล้ว +3

    waa cadaw kiiniya waxayna rabtaa inay soomaali baa ba'ado dhulkeedana qaadato

  • @husseinmohamed6347
    @husseinmohamed6347 4 ปีที่แล้ว +10

    Midkan Mooryaanka ah o Wariyaha benta ah she ganaya

  • @guledabdurizak2497
    @guledabdurizak2497 4 ปีที่แล้ว +3

    Xagay doorashadu kadhacday wallale🤣🤣🤣

  • @HusseinAli-rd7ki
    @HusseinAli-rd7ki 4 ปีที่แล้ว +3

    Oo dabcasar waa Xaafidl quraan ba, masha allah

  • @saynabsaynab930
    @saynabsaynab930 4 ปีที่แล้ว

    Maanta dabcasar waa la haayaa

  • @hindiomar4324
    @hindiomar4324 4 ปีที่แล้ว

    Wariyuhu waa nin aandawlad Rabin sheekha katoosan kani wariye namadii meel buu, ugadhacay. Subxaanalaah.

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 4 ปีที่แล้ว

    Kan xoolaha ah ayaa Wariye sheeganaya qandho madax ween nin ween oo hadal kaseen waa iska sidan Dabcasar Nin waayo Arag ah nolow Dabcazar

  • @istahilyusuf321
    @istahilyusuf321 4 ปีที่แล้ว +25

    Ninkaan wariyahaa wuxuu ula hadlayaa sheekha sidii cunugyar oo aan caqli laheeyn

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkk wariyaha sii logic ah ulama hadlayo si Qof maskaxda ka xanuunsan camal ola hadlayaa

    • @wadanigadhabtaah683
      @wadanigadhabtaah683 4 ปีที่แล้ว +1

      Diiriye Ahmed wariyah wax kaqaldan yihiin

    • @khadardeek7387
      @khadardeek7387 4 ปีที่แล้ว +3

      ninka wariyaha ah wax wayn baa ka qaldan.

    • @wadanigadhabtaah683
      @wadanigadhabtaah683 4 ปีที่แล้ว +1

      Khadar Deek waan kugu racsanahay

    • @hggjhhivv2742
      @hggjhhivv2742 4 ปีที่แล้ว

      @@khadardeek7387 MAYA ODAYGA AYAA WAALAN

  • @libax7498
    @libax7498 4 ปีที่แล้ว +1

    General sheikh dabcasar

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 4 ปีที่แล้ว +5

    KKKKKKK DABCASAR WIL YAAR BUU NOQDHEEY KKKKKKK

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 4 ปีที่แล้ว

    Dabcasar kan waraysanayahay ayaa ka liitah

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigoyar Ayan maQliJiray Nin Balayo wad'wadaa mar:Unbuku Baxaa ee Cartan'Boss Makanaa Dabcararow Awoowgey wiilwal wuxuyidhi inrag walaalo wuxuu Kudhamo majirto war'hooykajog

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 4 ปีที่แล้ว +2

    Kenyan waxaa laga dhigtay wado la isku qariyo iyadoo shaati qabiil heesta lagu wato, maa xamar waxa ka socda la is waydiiyo

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 4 ปีที่แล้ว +4

    Run 100% Dab-Casar🌠.
    Fadaraalka Waxeey ku xumeenayaan Kenya Oo SOMAALI oo dhan kuxumeesay👉 Rag Dadkaaga kuxumeen-naya Oo ku bah Dilaya 👉Waa in laga hor tago.
    Xaayow 👉Waa Dab-Daare👉.

    • @Heloo-b4v
      @Heloo-b4v 4 ปีที่แล้ว

      Somalida markey run isku sheegto beemta dhaafa markaa baa la is raaci qabiil iyo nin jacleysi iska dhaafoo

  • @shugnight100
    @shugnight100 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan wuu waalan yahy 😂😂😂

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaa kaaaa xoolo iyo maal badan

  • @shugnight100
    @shugnight100 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhiinta kuwa wax kulaynaayo waa kan oo kalay

  • @aliaarshe6001
    @aliaarshe6001 4 ปีที่แล้ว +8

    Next Somali President Alsheeq Dabcasar, Insha Allah Guuleyso Nin Culus Thank You Sir

  • @somalimedaipro
    @somalimedaipro 4 ปีที่แล้ว

    odey Hadii loo xiisey like ha laysaro

  • @housseindeheyehofficial2125
    @housseindeheyehofficial2125 4 ปีที่แล้ว +1

    Kani wariyaha isku haysta wa neef caac daa haya shiit isago difaac ugu jiraa qabiil buu si jees jess ah dowladee ugu ceel ceelinaya

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma kaniisad bay isku guursadeen

  • @fabu2526
    @fabu2526 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaad sheegeyso ma noola mid dhalan doona
    Mooyee.

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 4 ปีที่แล้ว +4

    Sualaha Kajawaab Dabacasar. Walaalka Farmaajo wa uu Kufashilmay Xukunka.

  • @amiirahmed4256
    @amiirahmed4256 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta dabacsar taagersan subscribe to my channel 💪🏻💪🏻💪🏻

  • @tawradatanbarakeysan8306
    @tawradatanbarakeysan8306 4 ปีที่แล้ว +11

    Federalism = Qabyaalad. Down with federalism in Somalia. We need a centralized government.

    • @yassinibrahim5511
      @yassinibrahim5511 4 ปีที่แล้ว

      Tawradatan Barakeysan
      amisom tawrad ka dhigo

    • @tawradatanbarakeysan8306
      @tawradatanbarakeysan8306 4 ปีที่แล้ว

      yassin ibrahim Noocada oo kale waa kuwa Somaali halkaa dhigay. Qabyaalad iyo aragtii gaaban baad la warwaraygisa.

  • @hishamnur6690
    @hishamnur6690 3 ปีที่แล้ว

    waxan ahay wiil somali ah .waligay ismaan lahyn somali ayaa lakala saar saari subhnalah.kulaha qabiilkan hadana qabiilkan meel walba fitna ka socota subhanallah .taasi waxay ina tusaysa madaxda meesha qabsatba in lagu buuxinayo wakhtiga ee aysan dadka somali waxba u hayn wlihi

  • @mohamedrooble6474
    @mohamedrooble6474 4 ปีที่แล้ว +4

    Dabcasar Nin weyn oo oday somaliyed ah Peace.

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariyahaan aqli badanaa

  • @cabdiraxmaancabdulaahi1534
    @cabdiraxmaancabdulaahi1534 4 ปีที่แล้ว +1

    Dapcasar wlhi runtaa waaye ishaystayaasha lahaysto war taariiqda kuu galay

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 4 ปีที่แล้ว +1

    Dabcasar shiikh buu noqday

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaayow 🌠Calanle Ma dhaheen Marna👇.
    Hadal kiisa waa Hadalka Qof Mucaarad ku noqo Wadan kaaga🌠😒 Ku fikiro.
    Waan 👎❌Dajinayaa Hadii Wadan nimo uusan ku Hadlin iyo Midnimo 🌠jaceel Hadal kiisa dambe.
    Looma baah na in uu dhaho👉😒Juba land baa lagu xumeenayaa✈ Looma baahneen👉.
    Nin Cudur haayo👆Warkaa waa u dahab😯.

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 4 ปีที่แล้ว

    Nafta waxy ka bixi adooleh
    Madobeogaden.jubland iyo siil iyo saliid taas bas towxiid ku noqon dabaded sidaa ku gal meshi ilah ku diyarshy.80 tobadi ka xumatey

  • @abdirizaksalad5640
    @abdirizaksalad5640 4 ปีที่แล้ว

    Dabcasar shaley wuxuu lahaa habargidir gaaloweeye mantayna wuxuu leeyahay umada muslinkaa ee dhuusamareeb shalay miyuu waalnaa mise maantay

  • @abdiqadir6976
    @abdiqadir6976 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha mawanagsana

  • @abirmahmud1895
    @abirmahmud1895 4 ปีที่แล้ว +1

    Kenya dowlad federal ah oo somaliyed Ayan ka dhigaynaa waxba qabsan Maysee Anaya’s qabsanayna kablalax hadaanu nahy Somali raadisteeda dani nooguma jirtee puntland iyo jubaland ba waxay horseedayaan dowlado federal ah oo east Africa qayb libaax ka qabsano haawiye iyo mareexaanow iska laalaada idinku

  • @waaqcir7057
    @waaqcir7057 4 ปีที่แล้ว

    DabCasar hadii uu balan qaadey inu Dameerta Muuqdisho uu Kiish dabada kaga xidho waa laga sugeyaa.

  • @haaskeyproduction2744
    @haaskeyproduction2744 4 ปีที่แล้ว +6

    Farmajo marku madaxweyne noqde marexan dhaan wadaniyal bey noqden mashallh

    • @mohosm2210
      @mohosm2210 4 ปีที่แล้ว +2

      Soomaali la'is baray cid ka wadanisan Mareexaan lawa.

  • @abdulaziz5681
    @abdulaziz5681 4 ปีที่แล้ว

    Wariyahan fikradiisu dhiibtay yaana la dhacaayadeenine haloo waano celiyo

  • @houseofhighlights1226
    @houseofhighlights1226 4 ปีที่แล้ว

    Waaba hurda dabacasar interview gan 😂😂