ISR-IIL OO LABA CANLAYN BILOWDAY + IIRAAN OO MAREYKANKA INDHAHA U SHIDATAY +UKRIANE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 85

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน +6

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 หลายเดือนก่อน +9

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 หลายเดือนก่อน +2

    Yahuuda allaha jabiyo

  • @Ururhaji
    @Ururhaji หลายเดือนก่อน +7

    RABBIGA Awoda badan waxan weydisanaya in uu islamka iyo musliminta uu badbadiyo, yuhuda & inta lasocotona ALLE ha halago AAMIIN

    • @mulkehussein4183
      @mulkehussein4183 หลายเดือนก่อน

      Aamiin🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @QabyaaladdiidCabdixakiim17
    @QabyaaladdiidCabdixakiim17 หลายเดือนก่อน +13

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @CimraanNasrasiin
      @CimraanNasrasiin หลายเดือนก่อน

      𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐭𝐮𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟𝐚 𝐨 𝐰𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚😂😅

  • @FarhanOsman-zb1wi
    @FarhanOsman-zb1wi หลายเดือนก่อน +6

    Allah ku guleyo muqawamada

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks HBN.

  • @LuulAliWehelie
    @LuulAliWehelie หลายเดือนก่อน +1

    Ceesaantii mas iyo good madax shabeel leeftaa malageedibaa galayee kuwada gantaalaha insha allah weynu guuleysan

  • @FarahHasan-x1y
    @FarahHasan-x1y หลายเดือนก่อน +1

    Asc sxbadayada hbn Alxamdulillah illaahay ayaa mahaduu kibirlii maalmaha dhaweyd aflaka dhulka uu ugaliyay

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q หลายเดือนก่อน +1

    Viva hbn❤❤❤

  • @AbdulaahiAli-w1n
    @AbdulaahiAli-w1n หลายเดือนก่อน +3

    Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.minarusuli.bi.idnillaah.aammiin.yaarabbi

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x หลายเดือนก่อน

    Illaahayaw lajir falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 หลายเดือนก่อน +1

    Caawa waahabeen jimco soogaleso Allah waxaan weeydiistay inuuqabto yahuud iyo inta garabsiisa qabashad uu wax qabto teeda ugu kulul Aamiin🤲🏾🤲🏾

  • @Ururhaji
    @Ururhaji หลายเดือนก่อน +1

    Hbn asante sana

  • @AhmedYusuf-o1q
    @AhmedYusuf-o1q หลายเดือนก่อน +1

    Gaaladu waajabaysaa isha alaah

  • @CumarMacalin-k7n
    @CumarMacalin-k7n หลายเดือนก่อน

    Thanks my prother

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilashaan Fiicanaa Caawa✅😅
    Hadalkuna Fiicanaa Caawa👌🏻😅

  • @Deeq_official
    @Deeq_official หลายเดือนก่อน +4

    Xayeeysiinta ayaa saaid ah

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 หลายเดือนก่อน +3

    Yuhuudi shacab ayey beegsadaan lkn rag iskama dhiciso

  • @AbdishakurkadirYousuf
    @AbdishakurkadirYousuf หลายเดือนก่อน +2

    Guul islamka insha allah🎉🎉🎉🎉

  • @AadnXusen
    @AadnXusen หลายเดือนก่อน

    Asc walal qali

  • @noorfalir9585
    @noorfalir9585 หลายเดือนก่อน +2

    Asc m,m cade hbn Ayan kahella wararka suugaan ee gutu ciidan ah imassa ay kakoban tahay

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 หลายเดือนก่อน

    Guuleysta.

  • @AliMuse-y7y
    @AliMuse-y7y หลายเดือนก่อน +5

    Dagaalka kasocda bariga dhexe way halaga sanayaan israa,iil xulufadeeda ilaahay ha ku halaagee mana guulaysan doonaan weligod insha alaah

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p หลายเดือนก่อน +2

    Allah hajabiyo cadawga sahnooniyada allah swc haguuleyo falastin lugnan iraan yamen ciraaq suriya somalia iyo dhamaan umada islamka.allena .hamideyo aqligoda iyo cududooba

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 หลายเดือนก่อน

    Asc mowliid habeen wanaagsan

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 หลายเดือนก่อน

    Thank you for sharing this information ❤🫡

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood หลายเดือนก่อน

    😂❤kkkkkk 😂❤❤Baaskiyaanku waa nin😢🎉😂😂❤

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 หลายเดือนก่อน

    Illaahow waa kubaryaynaa ee yahuud iyo inta lajirta qasaaro aysan abid ku fakarin degdeg ugu keen illaahow kaligaa ayaa awood leh isreal jabi oo halaaji oo dhameeh iyo inta lajirta illaahow guuleeh Palestine huuti hamaas iyo inta k lkn ajirta Aamiin

  • @biljamibrahim868
    @biljamibrahim868 หลายเดือนก่อน

    Dowlada Qadar iyo dowlada sacudiga wa laba dowlad oo udaba dhaqa usa 🇺🇸 Iran 🇮🇷 guleyso insha llh

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye หลายเดือนก่อน

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 หลายเดือนก่อน +1

    ARGIGIHISADA XISBUSHEYDAN IYO HUTIYINTA OO HEHABAYAN WAQTIGODA DHAMMAADAY.

  • @dayibfanaxfanax3800
    @dayibfanaxfanax3800 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 หลายเดือนก่อน

    Scww

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 หลายเดือนก่อน +1

    Wan ay xabaarsan yuhiin culs. AllaIdin cuslee nacdali ku dhacdy

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 หลายเดือนก่อน

    Hadalku Fiicanaa Caawa😅👌🏻✅

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol หลายเดือนก่อน +1

    Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Xuttii haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gureygeeljire2909
    @gureygeeljire2909 หลายเดือนก่อน +1

  • @AbdirahmanShmohamoud
    @AbdirahmanShmohamoud หลายเดือนก่อน +2

    Israa ,iil dhabaha burburka cagta saartay

  • @abdulmo4704
    @abdulmo4704 หลายเดือนก่อน

    Sijiil dhagaxaan cadaab ah oo shimbirihii kutuureen asxaabulfiiiiil

  • @AbdishukurMahdi
    @AbdishukurMahdi หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaqiiq dagaalka hadoo bilawdo yahuuda iyo mareykanka waa udhamatay😂

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 หลายเดือนก่อน

    illaheyoow Rabiyoow Yahuuda ka Dhiig Xoogoda Xuub Caaro Taladooda Tafaruuq Allow Kala Firdhi Rabiyoow
    Lafahooda isku Jabi Allow Meelkasto La 🆔inka Naco oo La 🆔in
    Nacallada Dhiibadana Yahudan

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q หลายเดือนก่อน

    Cadowga wuu jabay

  • @luuljiib977
    @luuljiib977 หลายเดือนก่อน

    Horta magaca israaiil malagu badalo yahuud ilayn israaiil waa magac wanagsan waana magaca nabi yacquub yahuudna israaiil kuma abtirsankaraan abliis ay ku abtirsadaan

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 หลายเดือนก่อน

    Asc Mohamed habeen wanaagsan

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน

    Sck wariye. waxaan ku waydiiyay yuhuda aqli xumada iyo dulinimadooda kufarta waa wax qalbigu madawyahay ina haba yarate waa duli kufarta yuhuda waayo waxay tiri xisbulah ha ka durugto xuduuda ku lahaa markaa ma iyaga leh xuduuda xaga lubnaan maxaase looga durki iyagaaba tabardaran kufarta oo laga adagyahaye maxaa dhul loogu banayn oo sababa waxaanba rajaynaynaa in dhuka ay kufartu haysato ee lubnaan laga qabsado kufarta yuhuda oo la jabiyo yuhuda iyaduna wayba hanjabi islama jogto way warertay yuhuda waa in dukumdakum laga dhigo kufarta insha alaah waxaa la gaaray xiligii ay jabi lahayd baabi lahayd guuldaro halaag iyo burbur khasare ku dhici lahayd kufarta yuhuda iyo maraykan iyo rer galbedka insha alaah. waa xiligii guusha iyo farxada islamka iyo xoraynta gasa iyo masjid alaqsa insha alaah baidmi laah

  • @HamsecaliJamac
    @HamsecaliJamac หลายเดือนก่อน

    Wcs mawliid xaaji allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa faarax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh loon baqi maayo israil waa burbur shiico rag dheh😊😅😮

  • @AhmedYusuf-o1q
    @AhmedYusuf-o1q หลายเดือนก่อน

    Màhigtaayar baydoonayeen hàwlyaraa nimanku ma israa iil baa tidhi nabad baanu waxkudoonaynaa

  • @AbdishukurMahdi
    @AbdishukurMahdi หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน

    sck wariye waxaan iiran uga digaynaa in ay aaminto hadalka maraykanka iyo rer galbedka ee ah yuhud yaysan weerarin iiran iyo waan u digaynaa yuhud taas waa beentii iyo hoosaasintii kufarka maraykan wuu la ogyahay yuhud waxwalbo oo ay samaynayso in iiran la duqeyana waa ay ka goantahay yuhud iyo maraykan iyo rer galbed ee waxay raban in ay is dhigato iiran oo la hoosasiyo hadaba iiran ha diyaar garowdi si aad iyo aad ah haday maqlan rer iiran hadalka kufarka maraykan iyadaa ku dagmi doonta hooy fejignaan dherada rer iiran mida kale ee aan iiran uga digayno waa hoosasinta labaad ee carabta munafaqinta ah ee maraykanku shidaaliyo waa duliyon hoogay kuwaasna yaysan isku halayn sideedaba iiran daneheda isdifacida cid ay kala tashato yaysan jirin ee heegan sare ha gasho waa talo bixintena carabi waa kuwii dubtay ee jabiyay caruurta iyo shacabka rer falastin hooy iiran fejignaan dheerad ah insha alaah guul iiran iyo awlaadeeda

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v หลายเดือนก่อน

    Hisbulah yaaney ka ilduufin mid airports ka in ay ku qaboojiyaan
    Diyaaradaha Israel
    Israel gacan sareynta cirka ay isku halay naysay waxay noqotay riyo
    Waayo diyaaradu Dhulka ayey ka kacdaa airports
    Ninka Dhulka kaga adagi sow airports ka ku weerari maayo oo burburin maayo airports kaba ..

  • @abdullahimohamud6973
    @abdullahimohamud6973 หลายเดือนก่อน

    Mrykn iyo israiil 2,daba shax lugooyo ayeey isku wadaan.

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 หลายเดือนก่อน

    Isreal wa in ka guran dhulka barakaysam wax ka hooseya oo laga aqlayo ma jirto waa sida

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 หลายเดือนก่อน

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v หลายเดือนก่อน

    Dhulka xooga ku haysato dheh
    Srael ha odhanina ha u sharciyeyn Dhulka ay xooga ku haysato

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 หลายเดือนก่อน

    May ugudban xududa o ay daba galan ila iyo talabib nacaladda

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 หลายเดือนก่อน

    Odaga iiraan dhiiguu 100% geeyey.Yaa u soo caqliyeeyey hurdaduu ka kacay😂.

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h หลายเดือนก่อน

    Dhirbaaxadii iraan ku dhufatay iyo tan aay xisbulaal baa isu raacay way dan qaadatay lkn lagama daynayo

  • @AbdirahmanShmohamoud
    @AbdirahmanShmohamoud หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Maxamed-v9u
    @Maxamed-v9u หลายเดือนก่อน

    mareykaku.waa.askari.askarina.waa.amarqaate.oo.yahuudi.u.ahaskarI.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    Iraan guul ayey ka gaadhay wadamada khaliijka haddii ay sheegeen inay dhex-dhexaad ka yihiin dagaalka Iraan vs Israel oon dalalkooda looga soo duulin.

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he หลายเดือนก่อน +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇮🇷🇵🇸🇮🇷🇵🇸🔻🔻♥️

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad หลายเดือนก่อน

    Israel iiraan kuma dhacdo waxaas waa bararaq

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv หลายเดือนก่อน

    Israil ilahay cariiri hagaliyo insha alah

  • @cabdisaleban2568
    @cabdisaleban2568 หลายเดือนก่อน

    Waxa la jooga wakhtigi ilahay subaxanah watacaala balan qaaday in la ciqaabi doono

  • @abdullahimohamud6973
    @abdullahimohamud6973 หลายเดือนก่อน

    Ati heshiis yaah
    Yahuudeey yaa is gaaray
    Dhulka iyo cirka isku mid ma aha yhuud ha ogaato
    Shimbir buubtaaba waa tii dhulka timaadaa
    Balse yhuud wxaa haysto
    Af waakoo may laka aamee.

  • @MaxamadSheekhdayib
    @MaxamadSheekhdayib หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @Cadani-r1h
    @Cadani-r1h หลายเดือนก่อน

    Maandhaw ciyaayirka Igarashi carabiner waa naage mar radii labaray inla iska celinkaro

  • @MohamedAhmedjama-x2v
    @MohamedAhmedjama-x2v หลายเดือนก่อน

    Ascm hbn alla haydin xifdiyo maxamud Cade mujahid morals buuhelay dagalka waadkujirtaan ajirka shuhada ayaa alla idiin qori wad nagafarxiseen sxbayal

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 หลายเดือนก่อน

    Israil joog waa laga waayey

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 หลายเดือนก่อน

    Marykankugu haduu kugul darastay in uu joojiyo waa ku qasab i uu dagaalka ballaadhiyoo

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q หลายเดือนก่อน

    israa,iil aad ayay u dag dagtay,maxayeelay xbllh oonan dhawacii ka biskon ciil qaba ayay dagaalka ku qaaday labnaan

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 หลายเดือนก่อน

    Sida Natenyahu Israel 🇮🇱 camal Russia 🇷🇺 iran 🇮🇷 maaaha 😂

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 หลายเดือนก่อน

    Waa.been.israa.iil.uma.jawaabikarto.iiraan.laakiin.maraykanka.baa.waxuu.wada.inuu.lawareego.bariga.dhexe.wuuna.kugabanaya.israa.iil

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 หลายเดือนก่อน

    Ma

  • @KaledHaJi-s8j
    @KaledHaJi-s8j หลายเดือนก่อน

    ¹¹

  • @SafiaJasan
    @SafiaJasan หลายเดือนก่อน

    Its terrble

  • @user-du9by9sj6j
    @user-du9by9sj6j หลายเดือนก่อน

    Asc