Waa lagama maarmaan in si buuxda loo ixtiraamo xuquuqda muwaadiniinta oo loo ogolaado in ay doortaan cidda ay rabaan. Guul doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Asc a khiyaarta brit TV scl Hall ayaan fikirkayga kusoo koobaya waan kadaaley qabiil, Walaaladayda qurbaha jooga gaar ahaan reergelbeedka wadanka fikir iskumida aan kaqadano dowlada'aangarab istaagno no qabiil
Murursade ha ugaas Markus Hadley shalay waa u cadeeyey in Muqadisho leeyihiin in uu Dan Daarood uusan Katelin taasi Waxay cadaynaysaa in 1990 lagu noqday
Asc mt xaafid ani fikir kula wadaago doorashada jubaland wlhi waxaa xaga sharciga ku taagan ahmed madoobe .waayo dastuurka mamul goboledka ayaa qoraya in doorashiisa uu qabsado. hassan sheekh asagaa dastuurkii heshiiska lagu aha badelay oo raba in nimaadkii federalka la rabo in laga takhaluso . hassan sheekh dalka waxa uu gakinayaa dagaal sokeeye
Shaley cablahi yusuf soo wererey xamar isaga Iyo cali maxad geedi xaq buu ku socda baalalaha OK xasan cali qeyre markuu weerarey gmudug wuu saxnaa kkk manta axmed madoobe hadii la aado qabiil weeye waxa umada qabiil ku kala geeya ee camada cimamado qabiilka u Lula Waa dibi caalin kaa baa aqoonyahen sheganaya ee umada somaaliyeed qabiil ku kala qeybinaya war somaliyey nin ciyalkisi yurub u jogan yuu idin lugon
Axmed madoobe dhimashu kaxigaa waligiis inuu iska joogo ayu rabaa horaa loo wayey waxaa oday waqtigiisa soo qaatay weeye hanasto. Bare hiiraale hala keeno meesha.
@ waryaa Somali waa wadaa Somali nina nin caaraa madheeraa… qofkii somalidaa kalaa sarifayaa ee aqoon moodayaa qabyaaladaa ka hadalkeedaa ee markii su’aal lawaydiiyo reer ka hadlaayaa loomaa baahnaa in wax la weydiiyo gurigiisaa ha la fadhiyo xumaantaa Ahmed madoobe reerkaliyaa hadii uu ku matalo jubaland been buu isku sheegay. Jubaland Somali odhan Bas le. Inta deganaa waxay xaq u leeyihiin in qof doortaan. 4 odey oo Ahmed madoobe xafadiisa ku soo xidhay Umaa doorayaan reer jubaland Ahmed madoobee Dfs xaq waxay uleedahay in ay umadaa ka qabato qofkii xoogayaa xaqaa shacabkaa Adigu hdii difaac u tahay À madoobe orod gurigiisa ugu tag
Waxba qabiil yaan lagu difaacin 2012 ilaa 2024 ayuu is dooranayaa ahmed geeda naar, dhulkuu argagixisada haysatay wali kama uusan safeen dowlad walba oo timaado waxoow ku yahay mucaarad is doorashada oow is doortay 2024 ahmed haduu ka nagaado waligii inta oow ka dhimanaayo wuxuu ahaan doonaa madaxwaynaha jubalnad ee aan dhicin
IKHYAARTA 600K WAX YAR AYAA NOOGA HARSAN BUUNDADA DHINACEEDA KALE AAN ISKU ARAGNO DOWRKIINA SHARIIFKA AH KA QAATA WAA MAHADSANTIHIIN
Cabdi Xafiid maxaa kaa khaldan walal qof ka aad soo invite garaysay ixtiraam hadalka ha ku jarin isagoon hadalka dhamaysnin Taas akhlaaqxumo weeyi.
@@Goohe-zwaa si aad u xiiseysid warka ambassador ka ee xumaan kama aha weriyuhu sidaa ufaham, weriyeyaasha oo dhana weysameeyaan.
Thanks amb/ caalin iyo wariye cabdi xaafid
Waa Salaaman yahay Ambasador Caalin , Weriye Sare Abdihafed fdl Ambasadorka sida uu rabo ha u hadlee ha Cabudhin
Maansha Allah walahi waa Runtiisa
Waa lagama maarmaan in si buuxda loo ixtiraamo xuquuqda muwaadiniinta oo loo ogolaado in ay doortaan cidda ay rabaan. Guul doorasho qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Haguuleysto axmed madoobe insha allaah
CBdi xaafid huray usoco waxad tahay wriyaha kalian eesidhaba uwraysta
Amb ayaamahan lama arag well come back ❤❤
Waxoo dhanba waa maafiyo qowleeysato ah😢 Ahmed madoobe waa itoobiyaan hanoo dhaafo dhulka yaga 🛑Allow naga qabo sharkooda iyo sharkale ba aamiin
Majnuunkaan mesha ka wareesaneesid ma odiga eng ka wareesatid Kan wa qabiiliste Wana laga daremaa
Asc a khiyaarta brit TV scl
Hall ayaan fikirkayga kusoo koobaya waan kadaaley qabiil,
Walaaladayda qurbaha jooga gaar ahaan reergelbeedka wadanka fikir iskumida aan kaqadano dowlada'aangarab istaagno no qabiil
Laakiin waxay yiraahdeen Aahmed madoobe waan soo. Qqabaynaynaa
Murursade ha ugaas Markus Hadley shalay waa u cadeeyey in Muqadisho leeyihiin in uu Dan Daarood uusan Katelin taasi Waxay cadaynaysaa in 1990 lagu noqday
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Axmed Madoobe luuqada ay fahmaayo waa in xukunka qori caaradiis looga qaado.
Welkom 🤗 Abdihafid
Ahmed madobe kama fikirin danta umada jubaland 😢
Laba xaslaanku heshiisay kalatag ayaa udambeeya
Weriye.waxaan markii hore tageri jiray ciidamada Soomaliya,laakiin maanta waxaa laga dhigay Malayshiyo beeleed.
Caaac
Dhulkanga waana difaaca hadaan nahay Daarood. Xamsana waxaa uu kudanbeen HAWIYE DALQALATO
Hawiye waa daad landere waye baqweyn midas ogow baqyaar
Dad ku na wey yar yihiin. Wadan ku na madax weyne badanaa.
Waa run falaqeyntan aad bey u wanaagsan tahey somali inloo kacaa loo baahan yahey umadaan cunteyba la yihiin
Soomaaliya maafiya ayaa ka buuxo
Maaya waa soo Qabanaynaa
1990 baan loonoqan markii Murursade ha ugaaskooda yiri shalay Daarood madagana xamar manalaha xamar eed doorashada qof iyo cod way dhici loonajoojinmaayo qof Daarood ah
Daarood qawilka ogo lito waye somaliya waa dad laa gumesto keynya etobiya gumesto
Ma awoodaan dadkaan somaliyeed
Odaygan bariga dhexe falanqeey dheh oo soomaaliya kadaa wadaadku soomaaliya wuu ku bariiqdaaye
DAROOD WUXUU DHAHA ISAAQ WAA GOONI GOOSAD ISNA MA OGOLA MIDNIMO THAT'S CRAZY 👈👈👈👈😷
DAGAAL SOKEEYE WAABA GELIYEEN DALKA WAAYO WAXAY CIIDAN BEELEED GEEYEEN RASKAMBONI WAANA QASAB IN J.LAND TALAABO AY KA QAADO CIIDANKAAS SABABTOO AH XUDUUDAHA J.LAND WAXAA MASUUL KA AH DAWLAD-GOBOLEEDKAAS CIIDAN AYSAN OGOLEYN MA JOOGI KARAAN DEEGAANKAAS.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaan kabaqaaya in maydkooda laga soo dabulo meesha.ciid usoo gurmanaysana maleh.haddi dagal dhaco
Asc mt xaafid ani fikir kula wadaago doorashada jubaland wlhi waxaa xaga sharciga ku taagan ahmed madoobe .waayo dastuurka mamul goboledka ayaa qoraya in doorashiisa uu qabsado.
hassan sheekh asagaa dastuurkii heshiiska lagu aha badelay oo raba in nimaadkii federalka la rabo in laga takhaluso .
hassan sheekh dalka waxa uu gakinayaa dagaal sokeeye
Hamse waa horgal an caqli laheyn
@@hodannur2268 xamze shaqadiisu qabsanayaa. Somali odhan buu raii’wazaare uyahay. Reer mamatalo
Ee somalinimu ha ku deeqdo
Waryaa ka har ninkaan waa geesi
Soo gaabi
Axmed madoobe tuug waay hala soo qabto.
DAAROOD MDXWEYNE
AYUU SAMEYSANAYAA
2025 taasay noqtey
LSANKARO
BAROORTU ORGiGA KAWEN
XASAN SHKH
Afkiisu kasheegy. 1991
Aaloo noqo haa markaa
35?????????? years Or llllllll
adigu ma dawladbaa ka hadlaysaa mise qabiil aamuskaad ku wacnayd adiga iyo kan ku keenay isma dhaantaan wax la dhaystana ma tihidin
Shaley cablahi yusuf soo wererey xamar isaga Iyo cali maxad geedi xaq buu ku socda baalalaha OK xasan cali qeyre markuu weerarey gmudug wuu saxnaa kkk manta axmed madoobe hadii la aado qabiil weeye waxa umada qabiil ku kala geeya ee camada cimamado qabiilka u Lula Waa dibi caalin kaa baa aqoonyahen sheganaya ee umada somaaliyeed qabiil ku kala qeybinaya war somaliyey nin ciyalkisi yurub u jogan yuu idin lugon
axmad madoobe ma geed kabaxey baa
Axmed madoobe dhimashu kaxigaa waligiis inuu iska joogo ayu rabaa horaa loo wayey waxaa oday waqtigiisa soo qaatay weeye hanasto. Bare hiiraale hala keeno meesha.
ileey bul
Labo caloosha ka jiram
Ninkan caalin la yiraahdo
Waa nin cunsuri ah oo qabiilste ah ..lkn wuxu isaga isu haysta inu yahay falanqeeye..wuxu ka mid yahay dadka somali kala geynteda ku shaqeysta..
Adigan abdi xafiid waxed tahay wariye caan ah
Plz dadka noocan ah wareeysi gooda iska daa
Dad badan oo hada kugu xiran ayad ku weyn donta
Wabilahi towfiq
maxa dagalkena so dawalada xadudaha masulkama ahan so dalka ayaga loma dooran gorme mamulgobol somali masulka noqda sxb ninkaanku ma abuura e nagada kismanyo o kaliya mamulke tah mamul ahayna umadhemeystira waa nimanyero inayi kismanyoleyihin ismooda mana dheceyso
Kismaan debaaleh weyna hestaangeedanaar haduu isku caanoshubo gurguurte shaley nabsibaa hestaan waayo shaley waasagii usacabtumayey farmaajo kuxumee
Abdi xafidow. Miyaa nagaa xishootid oo kani wax falanqaynayaa ee nacab ka qabyaaladeed ka buuxdo miyaa nagaa qabatid
Adaa xumaan kaa buuxdaa oo xaqa dhagaysan la'
@ waryaa Somali waa wadaa Somali nina nin caaraa madheeraa… qofkii somalidaa kalaa sarifayaa ee aqoon moodayaa qabyaaladaa ka hadalkeedaa ee markii su’aal lawaydiiyo reer ka hadlaayaa loomaa baahnaa in wax la weydiiyo gurigiisaa ha la fadhiyo xumaantaa
Ahmed madoobe reerkaliyaa hadii uu ku matalo jubaland been buu isku sheegay. Jubaland Somali odhan Bas le. Inta deganaa waxay xaq u leeyihiin in qof doortaan. 4 odey oo Ahmed madoobe xafadiisa ku soo xidhay Umaa doorayaan reer jubaland
Ahmed madoobee
Dfs xaq waxay uleedahay in ay umadaa ka qabato qofkii xoogayaa xaqaa shacabkaa
Adigu hdii difaac u tahay À madoobe orod gurigiisa ugu tag
Waxba qabiil yaan lagu difaacin 2012 ilaa 2024 ayuu is dooranayaa ahmed geeda naar, dhulkuu argagixisada haysatay wali kama uusan safeen dowlad walba oo timaado waxoow ku yahay mucaarad is doorashada oow is doortay 2024 ahmed haduu ka nagaado waligii inta oow ka dhimanaayo wuxuu ahaan doonaa madaxwaynaha jubalnad ee aan dhicin
dadkan goormaan dawlad noqonqynaa hadaan marwalba dhehno kanaa reer habal ah dalku dawlad buu leeyahay raaca dawladiina