ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

MEYDADKII OO LA KALA AASI LA,YAHAY DADKII UGU BADNAA OO QARAXII MUQDISHO KU DHINTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.ค. 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

ความคิดเห็น • 219

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  หลายเดือนก่อน +9

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut

  • @user-in6jh1mw4j
    @user-in6jh1mw4j หลายเดือนก่อน +7

    Inta dhimatay ilaahey ha u naxariisto
    Inta dhaawacan tahay ilaahey caafiyo
    Amiin

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha unaxariiso dadkii ku dhimatay inta ku dhawacantayna Allow u bogadhay

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    Illaahay ha naxariisto janadiina ha geeyo Amiin yarabi

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +3

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفرلهم وارحمهم برحمتك يا أرحم الراحمين

  • @IlhaanMohamed2024
    @IlhaanMohamed2024 หลายเดือนก่อน

    ilahay ha unaxariisto janadul fardowso Aclaa ilahay ha ugu biishaareeyo indee dhimaate indaa dhabaca ahnah ilahay cafiimaad taam ah hasiiyo 😢😢😢😢😢

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 หลายเดือนก่อน

    Ina lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah unaxariisto umada inta dhaawacana Allah ubooga dhayo Amiin ya Allah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน

    Allah haw Naxariisto dad dulmiga lagu
    Dilay dhaawaca Allah habogsiiyo
    Allah Awoodle haka qabato kuwa
    Meet muqdisho

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 หลายเดือนก่อน +3

    Alaah ha unaxariisto dhaawaca alaah hacaafiyo

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038 หลายเดือนก่อน

    Inalilahi wa ina ileyhi rajicuun alaha unaxariisto intii dhimatey waalidiintoodiina samir iyo iimaan alaha ka siiyo. Aamiin

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha u naxariisto maantood inta dhaawacana ha caafiyo ax ax in yar baaba laga raystay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @fartunmomarhassan3681
    @fartunmomarhassan3681 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha unaxariisto intii dhimatey.ilaahey ehelkoodiina sabar hak siiyo.

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto yaa rabbi inta dhimatay inta dhaawaca Allah ha u bogadhayo
    Allah ha,inoo gargaaro

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 หลายเดือนก่อน +1

    inaalillaahi wa innaa ilyhi rjcn😢😢😢illhey ha unxristo😢dhmntod yrbbii illhow kuwaa adigan kuu sheganay😢😢😢😢

  • @NimcoxasanNimcoxasan-n5w
    @NimcoxasanNimcoxasan-n5w หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahy ha unaxaristo

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs หลายเดือนก่อน

    inta dhimatay Allah ha unaxariisto inta dhawacantay illaahey ha u boogo dhayo 😭

  • @user-io2wv5ir9y
    @user-io2wv5ir9y หลายเดือนก่อน +3

    Amin yarabi

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 หลายเดือนก่อน +1

    Inaalilaahi wainaaileyhi raashucuun allaha unaxariisto inta dhaawaca ahna allaha u boogo dhayo

  • @R-dy9zs
    @R-dy9zs หลายเดือนก่อน +2

    Alaha unaxariisto intii qaraxa kudhimatay😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay intii kudhimatay hau naxariisto kuwii dhaawacmayna allaha u boogadhayo allahuma aamiin

  • @user-bm5lu9je4o
    @user-bm5lu9je4o หลายเดือนก่อน

    ilaahay ha unaxariisto inta dhaawacana ilaahay ha uboogadhayo

  • @user-bs5gk2nl3l
    @user-bs5gk2nl3l หลายเดือนก่อน

    Inaa lillaahi wa Inaa illahey raajicuun allahayow unaxariiso dhamaantood yaa rabi yaa kariim 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fadumoelmi3505
    @fadumoelmi3505 หลายเดือนก่อน

    Inalilahi wa inaa ileeyhi rajicuun
    Ileeyhi ha naxariisto janatu firdowsa Hakawarabiyo

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 หลายเดือนก่อน

    inaa lilaahu waa inaa ilayihi raajucuun Allah ha unaxariisto ameen

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha u naxaristo inti ku dhimatay dhaawacana allaah ha u boogo dhayo

  • @KhaliifMaxameed-ln7fe
    @KhaliifMaxameed-ln7fe หลายเดือนก่อน +1

    Waan ka xunnahay samir iyo iimaan allaah ha naga siiyo waa camalkii soomaali oo cad oon muran lahayn

  • @CabdiNaasir-yr1km
    @CabdiNaasir-yr1km หลายเดือนก่อน +1

    Alaah ha unaxariisto 😢

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 หลายเดือนก่อน

    Ilahay jano fardowsa ha warabiyo ameen ameen ya rabi ❤❤

  • @khalid5318
    @khalid5318 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay ha u naxaristo aaqiro xisaab ayaa jirtaaa .

  • @Faadumocabduqaadir-kp6zm
    @Faadumocabduqaadir-kp6zm หลายเดือนก่อน

    alaha ha unaxariisto inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun

  • @leyliinamahamed7309
    @leyliinamahamed7309 หลายเดือนก่อน +1

    Inta dimatey Allah unaxristo 🤲😭😭

  • @abdillahiabdourahman6829
    @abdillahiabdourahman6829 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto janadiisa hageeyo amiin

  • @user-sv4xr6sb3f
    @user-sv4xr6sb3f หลายเดือนก่อน

    Allow unaxariiso dhamaan tood walàalahayo aamiin aamiin yaa allah

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 หลายเดือนก่อน +1

    Wey fududahay waxa looga bixikaro waa qabiilkoo lagatago iyo gacmaha oo leysqabsado waayo qabyaalad cudurkaxun majiro Rasuulkeenii CSWS ayaa horay noogu sheegay ooyiri DACUUHAA INAHAA MUMTINA oo micneheedu yahay isagataga waawax urayee hadal kawanaagsan oo laysdhihi lahaana majiro ee alahayow dadkeena garansii allahuma aamiin

  • @saedaartan9282
    @saedaartan9282 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha unaxariisto dhalinyarada halkaa kudhimatay. Inaalilahi wainaa ilaahi raajicuun soomali liyey cadowgu wuxuu ogaadey. Iney dhainyaro keliya eygoota joogaan. Kuwa noolow tashada oo itoobiya ayaa cadow ahee iska soo svara.

    • @FarhiaMukhtar
      @FarhiaMukhtar หลายเดือนก่อน

      Alle ha u wada naxariistoo

  • @user-qu8ud6kz2j
    @user-qu8ud6kz2j หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah, Ilahay hawnaxariisto masaakiintaa naftooda ku waayey. Ilahay nabad ha siiyo hooyooyinka ooyayana waa gef in lagu farxo. Idinkuna runtii waad ku faraxdaan marka war xun ka soo dhoco Somaliland. Weligiin noonaydaan ducayn, waadse ku faraxdaan. 💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahi wainaailayhi raajucuun allaha unaxariisto
    War soomaaliyeey umidooba cadawgiina Xasbunallaahi wanacmal wakiil

  • @qadarcaaqil7020
    @qadarcaaqil7020 หลายเดือนก่อน

    Illahow unaxariiso yarabi intii dhawacna allah cafimad tama hasiiyo

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 หลายเดือนก่อน

    Allah is ONE.

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto dhalinyarada meeshaas lagu laayay waa wada shuhado jannatul firdowsa allaha kawada waraabiyo😭😭 danbigoodana allaha dhaafo😭

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto amiiiin yaarabi waan ka naxay walaahi

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน

    INNA LILAAHI WA INNA ILEYHI RAJICUUN.....

  • @Sca311
    @Sca311 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto inta ku dhimatay kuwa ku dhawacmay alle
    Ha u boogadhayo

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow muqdisho u miciin yaa rabi wax badan ayeey dhibaato ku nooshahay, ilaahoow u naxariiso intii dhimatay inta xanuunsana u boogie dhay eheladoodana ilaahow Samir iyo iimaan ka sii. Aamiin yaa rabi, aamiin yaa rabi.

  • @milltryhaji3863
    @milltryhaji3863 หลายเดือนก่อน

    Allah yaa rxma jnda frdwso Allah kwrbiyo dhmntoda allahuma aamiin

  • @husseinmohamed6239
    @husseinmohamed6239 หลายเดือนก่อน

    Intii dhimatay ilahey ha unaxariisto kuwa dhawacan ilahay ha uboogo dhayo amiin

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 หลายเดือนก่อน

    Inaalilah wa inaa ileehi raajucuun waa arin naxdin leh

  • @queensabaNz
    @queensabaNz หลายเดือนก่อน

    Innalillah waina ileyhi raajicuun Ya Allah u naxariiso somali dhiig un baa dalkii qarsha kuwa dadkooda qarxinaya dariinlaawe qalbigooda dhagaxooway qabuurihiina casnshuur soow laga qaadayo

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 หลายเดือนก่อน

    Innalillahi I a inaa ileyhi raajicuun ilaahay ha u naxariisto Subxaanallah

  • @user-jw8qy6rx2l
    @user-jw8qy6rx2l หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto intii kudhimatay samir iyo iimaan alahakasiiyo ehelkooda janatu fardooso alaha ugubishaareeyo kitaabkooda midigta alaha kasiiyo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน

    Yaa rabii shacabka muqudisho ugargaar intii dhimatay ilaahaya hawa naxariisito yaa rabii🤲🤲🤲😭😭😊

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow unaxariiso dhamaan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Inilaa. Waa. I Ilahay. Raajucuun. Ilahoow. Xaariiso. Dhanaantooda. Inata. Xanusanasanasa Caafimaada. Sii. Yaa. Raabi. Amiin. Amiin. Amiin. From. Buraco

  • @munira005
    @munira005 หลายเดือนก่อน +1

    (انا لله وانا اليه راجعون)😢😢😢😢😢😢😢

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilahi wa inaa ilahi raajacuun allaha u naxariisto goormaa dhibaan ka bixi doonaa?😭😭😭

  • @imankhashim9837
    @imankhashim9837 หลายเดือนก่อน

    أنا لله وانا اليه راجعون الله يرحمهم جميعا ويرزقهم الفردوس الأعلى من الجنه

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน +1

    Dhalinyaradii aya qabiil ka hadlayso oo aan wadanba ka fikirayn waxyi maa u soo dagayo Ilaahey ha idin mideeyo dhalinyaroy

  • @farhiashire814
    @farhiashire814 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p หลายเดือนก่อน +2

    Gari Hadu Yahay Sido ku Soo Dhafay Jegbontiyada Tasa Su al Mudan Dadkan weey Isla Shaqeeysan Alle inta laka baqo Masakinta Yaa la dhameeyn 😢😢

  • @khadrocabdiwaaxid6197
    @khadrocabdiwaaxid6197 หลายเดือนก่อน

    ilaaheey ha unaxaristo inti dhimatay inti dhawacan tayna alaha caafiyo

  • @user-zo7uj9je1t
    @user-zo7uj9je1t หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto🎉🎉🎉🎉

  • @user-un5ee6jb9w
    @user-un5ee6jb9w หลายเดือนก่อน

    Inalila waiinalihi rajacun alllah xaunaxaristo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf หลายเดือนก่อน

    Allaha u wada naxariisto intii dhimatay inta dhaawaca ah Allaha Caafimaad siiyo..
    Mujrimiinta Qaraxa dhigey Allaha ciqaabo. Allaha ha soo qabto.

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun ilaahay haw naxariisto 🤲🤲😢😢💔💔

  • @ahmedahmed-pd8uw
    @ahmedahmed-pd8uw หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 หลายเดือนก่อน

    Ascwb INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUn Alahayoow Naxariistaada Nawada sii Alaah aan ka cabsano aakhiraa si aal talas Subxaanaka yaa Raxmaan😊

  • @SaidomohamedAli
    @SaidomohamedAli หลายเดือนก่อน

    Aamiin inta dhawacana AllAh caafiyo

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 หลายเดือนก่อน

    ilahay ha unaxariisto dhaman

  • @CumarCaqiil
    @CumarCaqiil หลายเดือนก่อน

    Amiinalow unaxariiso

  • @zahraibrahim8637
    @zahraibrahim8637 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahu wa inaa ilaahay raajicuun

  • @sofiibrahim77
    @sofiibrahim77 หลายเดือนก่อน

    Inta dhimatay allaha unaxariisto inta dhaawaca ahna ilaahay ha caafiyo

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 หลายเดือนก่อน

    Alaha ubaxariisto

  • @user-pl1ir9lp6q
    @user-pl1ir9lp6q หลายเดือนก่อน +1

    Inallahi wa innaa rajicun

  • @user-mx2uw7hx6d
    @user-mx2uw7hx6d หลายเดือนก่อน

    Allow unaxaristo in tadhimatay inta dhawacway alle acafiyo

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 หลายเดือนก่อน

    ALLAH HA U NAXARIISTO

  • @user-er3qz5ks9y
    @user-er3qz5ks9y หลายเดือนก่อน

    Ilahayow unahariso inta kudimate alaha mesha nawat matalo tatke sithe ugunolyihen

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 หลายเดือนก่อน

    Ina lilaah wa ina lilaah rajucun Allah ha u naxariisto walaal heen amiin dhawaca Allah ha cafiyo amiin samir iyo imaan family gii oo dhan

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow u naxariuso yaa rabbi raxmaan. Ilaahayow qabrigooda waasac ugu dhig

  • @GueldonNaswa
    @GueldonNaswa หลายเดือนก่อน

    Inaalillah wa ina illehi rajouhoun

  • @MuscabSicid-s5w
    @MuscabSicid-s5w หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto dadkii ku dhinte😢.😭😭😭😭😭😭😭

  • @snw9257
    @snw9257 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo dhamaan shacabka Somaliyeed ee cadawgu xasuuqay😢😢😢😢😢😢

    • @Yuge_boy543
      @Yuge_boy543 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @SaidomohamedAli
    @SaidomohamedAli หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto dhamaantot

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +1

    DHALLINYARADA MUQDISHO , ISLA TALIYA, CAYAARAHA QOF KASTO GURIGOODA CAYAARTA IYO IDACADDAHA GURYAHODA HAKU DAAWADAAN, WAAYO MUQDISHO AMAANKEDA WU XUN YAHAY.

  • @xasanjeele1582
    @xasanjeele1582 หลายเดือนก่อน

    Inti dhimatay alaha unaxaristo ayaan lenahay

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi หลายเดือนก่อน

    Intii ku dhimatay allaha unaxariisto intii ku dhaawac matayneh allaha caafiyo amiin yaarabi intiba muslin ah amiin yaarabi

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน

    Amiin yarabi

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 หลายเดือนก่อน

    INAALILAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ALLE HA U NAXARIISTO JANATUL FARDUUS HAGEEYO DHAMAANTOOD

  • @zainab4280
    @zainab4280 หลายเดือนก่อน

    Ellhwyow unaxreso ente qaraxa kudhematay
    Ameeeeeeeeeeeeeen
    😢😢😢😢😢😢

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa หลายเดือนก่อน

    Fashilkii ugu weyna ee xukumad soomaali ee daciifka ah
    Markaa dooni nimayno
    Qaraxeeda

  • @Asha-p9r
    @Asha-p9r หลายเดือนก่อน

    Alah ha u naxarito

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 หลายเดือนก่อน

    Inaallillahi wainaa ileyhi raajicuun

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 หลายเดือนก่อน

    Zaki Allaha ku xafido

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Allaha unaxariisto dhamaan intii ku dhimatay inta dhaawaca Allaha caafiyo 😅

  • @SUHAIBABDI-rx1yj
    @SUHAIBABDI-rx1yj 28 วันที่ผ่านมา

    Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 หลายเดือนก่อน

    Allah Somalia ha xasiliyo..subxanallah..

  • @awm221
    @awm221 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahi wa Inaa ilehi rajicuun

  • @ABDIAZIIZAli-pv9vj
    @ABDIAZIIZAli-pv9vj หลายเดือนก่อน

    iLahy ha unaxaristo

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad หลายเดือนก่อน

    Alaha u naxariisto